Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Xaaji Xunjuf;769106 wrote: Carafaat its Qadhaadh you need some dhaqan celis boi back to the homeland. No, it's qaraar from where Carafaat is from --> Hawl Wadaag, Muqdisho. Marka qaraarka badan ka yareey inanka awoowe.
  2. Mogadishu 2011 is a wrap Mogadishu 2012 coming soon at a thread near you. Buon 2012 a tutti voi! e tutta la felicità del mondo vi sia compagna.
  3. Mogadishu person of the year runner up Isse Ahmed Omar
  4. He took legal action against an Italian journalist who was running around with the same allegations you brought to this thread and without a shadow of a doubt he was forced to pay Ali Mahdi. FYI: every post on this thread is real and it took place this year. p.s. He aint my adeer, nice try though.
  5. Jacpher;769019 wrote: ^TFG's future leaders?? The irony of a man enjoying the sea he once poisoned. There's no proof of that. He sued for defamation incase you didn't know.
  6. Mogadishu person of the year goes to
  7. Talaado, November 01, 2011 (HOL) — Dowladda Turkiga ayaa ka hirgelisay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya iskuul dugsi sare ah oo ay wax ku baranayaan arday Soomaaliyeed, kaasoo la furay maalintii Isniinta ahayd ee lasoo dhaafay. Wasaaradda waxbarashada ee Soomaaliya ayaa soo dhaweysay furitaanka iskuulka iyadoo dowladda Turkiga ay sheegtay iskuulkan uu hordhac u yahay qorshayaal ay ku doonayso inay uga hirgeliso Soomaaliya iskuullo waxbarasho oo kala duwan. "Tani waa wax la yaab leh... ardayda iyo waalidiintu waa kuwo ku faraxsan inay helaan waxbarasho tayo leh," ayuu yiri wasiirka waxbarashada ee Soomaaliya Axmed Caydiid Ibraahim oo wareysi gaar ah siiyay wargeys kasoo baxa dalka Turkiga. Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka baranaya iskuulkaas ayaa Isniintii xaadiray fasallada iskuulka iyadoo ay u billaabatay waxbarashada dugsiga sare, waxaana hirgeliyay iskuulkan hay'adda Nile Organization oo xarunteedu tahay dalka Turkiga. Hay'adda Nile ayaa sheegtay inay codsiyo ka heleen arday fara badan oo Soomaali ah kuwaasoo doonaya inay wax ka bartaan iskuulkan, waxayna xuseen in qorshaha iskuuulka uu yahay inay wax ku bartaan 250-arday oo keliya. Maamulka iskuulkan cusub Bülent Ergüneş ayaa sheegay in luuqadda wax lagu baranayo ay tahay Ingiriis, laakiin la barayo ardayda sidoo kale luuqadda dalka Turkiga, wuxuuna ku daray in ardayda ay sannadka hore ay qaadan doonaan waxbarasho deg-deg ah. "Xisaab, bay'oloji, kambiyuutar, kimistiri iyo fiisigis ayaa ka mid ah casharrada ay qaadanayaan ardayda, iyadoo casharradan ay noqon doonaan kuwo si xowli ah ku socon doona afarta bilood ee uug horreeya," ayuu yiri maamulka iskuulka. Iskuuulkan ayaa wuxuu qayb ka yahay qorshaha ay dowladda Turkiga ku doonayso inay kaga caawiso shacabka Soomaaliyeed dhinaca waxbarashada iyadoo boqolaal arday Soomaaliyeed ah u qaaday dalka Turkiga si ay waxbarasho jaamacadeed oo tayo leh u helaan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya