Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Bulo Burde Dugsiga Shiikh Maxmed Balcad
  2. Caano_Geel;769794 wrote: ^^^^ Walal maxaad tidhi? Ma anaad ila hadlaysaa iminka mise qof kale????? Maya, ragga beenta isku maaweelinaayo ayaan la hadlaayey.
  3. http://www.hiiraan.com/news2/2011/sept/wararka_maanta17-15024.htm
  4. This thread was inspired by http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60823-Modern-Day-Slavery-in-Puntland-and-Somaliland/page2 LOL@ the lies the Shufto middle aged men are running around in here. N.i.g.g.a.z Puh lease! wax isku fala and find something useful to occupy yourselves with. Thank you to Dr_Osman for the inspiration. Much appreciated, ku dayo PL ku dayo Dr_Osman indeed.
  5. Ururka SYL II oo ka mid ah ururrada dhalinyaro ee sida baaxada weyn ugu shaqeeya arimaha horumarinta dhalinyarada iyo Iskaashiga Bulshada ayaa maanta magaalada Muqdisho uga bilaabay Imtixaanaadka kama dambeysta ah arday tiradoodu gaareyso ilaa 500 oo arday. Ardaydan maanta imtixaanaadka kama dambeysta ah u fariisatay ayaa ka mid ah ardayda xirfadaha kala duwan uu baro ururka SYL II waxaana imtixaankan kama dambeysta ah ee ay maanta Muqdisho ugu fariisteen uu socon doonaa mudo Todobaad ah. Mudane Cumar Meyre Macow oo xubin ka ah ururkan SYL II oo saxaafada uga warbixiyey Imtixaankan ay maanta Ardaydan u fariisteen ayaa tilmaamay in mudo dhowr bilood ah ay ardaydani qaateen tababar lagu barayey xirfado kala duwan kuwaasi oo ay ka mid yihiin Saxaafadda, Xoghaynta, makaanikada, kambiyuutarka iyo Neeriska. Cumar Meyre Macow ayaa ugu dambeyntii waxa uu tilmaamay in ardaydan bedelkooda ay fursado waxbarasho siin doonaan dhalinyaro kale oo Soomaaliyeed si iyana ay u helaan Tababar ay noloshooda ku maareeyaan.
  6. As promised in the Mogadishu 2011 thread http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58916-Mogadishu-2011/page9 here it comes.
  7. Carafaat, you are not a stalker. Kaaley canbe qaado.