Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Xaaji Xunjuf;774444 wrote: Carafaat come back home dalabay does not like you at all Bal is qabo wax yar, aduunka waxaa ugu xun odey barooranayaa oo diifka ka da'aaya.
  2. Showqi;774233 wrote: Says who? Taas waxaaba ka daran, oo laga yaabaa in aqriska dhib ku yahay. Waxaa kaloo dhici karta inuu cinwaanka si fiican u aqrin. Your best 3 of all time good luck Showqi.
  3. LOL. Sida JB sheegey, waala waashey wallee. 1 tikniko = ciidan, cajiib
  4. Give credit where credit is due. Ninka wejigiisa banaanka keena ayaa libaax ah. Kuwa lma adeerada ah oo niqaabka isku qariya adigu u sacbi weligaa.
  5. Wasiirada kale maxaad waxqabadkooda u sheegi weysey? Shabaabna Abu Mansur maxaad u buun buunin weysey, libaaxa halganka u wada dhan kooxda? Awoowe, banooniga si fiican u ciyaar, too many offsides ka intaad iska deyso.
  6. Shacfir (mar dhow ayaan soo bartey lol)! Waa la is yaqaan halkan! cimaamadaa ka dhacdey waa hore awoowe. "Amiir had canjeero for dinner", and "Ina Carab brushed his teeth" posts are well documented. kkkkk
  7. Xaaji Xunjuf;773940 wrote: qabil is not important umada wa waxa kala dishay oo ay dadku wada buufis iskaga qaadeen be you're self Carafaat reer hebel is not important at all. Qabil wa magac uun wax kale ma sheegeyso Godane, Ina Carab IWM markaad u sacbineyso xisaabta maku dartey, mise waxaad doonto ayaad rabtaa inaad iskka dhaadhiciso?
  8. XX waad faraxsantahay miyaa? xaafad miyaad maanta u sacbineysaa? Arrimo xasaasi ah ayaa idin horyaala, ha isku maawelin xaafad yar oo gabay laga tiriyey ma garatey.
  9. Friday @ Lido Diasporans chilling out, maxing and relaxing
  10. You would think kids would listen to the elders when they tell them to eff off to mommy's basement.
  11. Miyi ma joogno, magaalo ayaan joognaa marka qaabdaradii laga soo bartey miyiga kama soconeyso magaalada.
  12. Carafaat;773843 wrote: ma aqaan, laakinse waa maqlay. Cusmaano, cudur Somalina la dhaho ayaa ku dhacay. Miskiinka nightmare miyaan ku noqdey toloow.
  13. Oh! makes sense. Haddaad taqaan maad u caqliyesid? banooniga hoos u deji ku dheh.
  14. taas shaki weyn ayaa ku jirta. Sida uu ugu celcelinaaye, "i'm from M" ayaan ka gartey inuu waqooyiga ka yimid maxjairka Burco agtiisa.
  15. 1000s of motorcycle gangs will be celebrating black friday in my town.