Xaaji Xunjuf;774444 wrote:
Carafaat come back home dalabay does not like you at all
Bal is qabo wax yar, aduunka waxaa ugu xun odey barooranayaa oo diifka ka da'aaya.
Showqi;774233 wrote:
Says who?
Taas waxaaba ka daran, oo laga yaabaa in aqriska dhib ku yahay. Waxaa kaloo dhici karta inuu cinwaanka si fiican u aqrin.
Your
best 3 of all time
good luck Showqi.
Wasiirada kale maxaad waxqabadkooda u sheegi weysey?
Shabaabna Abu Mansur maxaad u buun buunin weysey, libaaxa halganka u wada dhan kooxda?
Awoowe, banooniga si fiican u ciyaar, too many offsides ka intaad iska deyso.
Shacfir (mar dhow ayaan soo bartey lol)!
Waa la is yaqaan halkan! cimaamadaa ka dhacdey waa hore awoowe. "Amiir had canjeero for dinner", and "Ina Carab brushed his teeth" posts are well documented. kkkkk
Xaaji Xunjuf;773940 wrote:
qabil is not important umada wa waxa kala dishay oo ay dadku wada buufis iskaga qaadeen be you're self Carafaat reer hebel is not important at all. Qabil wa magac uun wax kale ma sheegeyso
Godane, Ina Carab IWM markaad u sacbineyso xisaabta maku dartey, mise waxaad doonto ayaad rabtaa inaad iskka dhaadhiciso?