Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Kan run waaye. http://www.jowhar.com/?p=11620 Talaabo fiican laga qaadey markey gacan isu qaadeen.
  2. Blah blah! xajka weli ma tegin, soon IA.
  3. You don't have to follow Somalina around SOL. Get a hobby nicca!
  4. Che -Guevara;775127 wrote: "Xamar dadka maanta degan dhan 60% cad cad ayey ahaan lahaayeen ayey cad cad Xamar loogu yimid." That's most ill-informed or willfully ignorant thing to say. Waraa MMA Hodan, Howlwadaag, Wadajir, Kaaraan iyo Yaaqshiid were built couple of centuries ago dee:-) The only ignorant person here is someone who doesn't know where he's not wanted. Don't address me again Nicca! find someone who wants to exchange with your KIND! capisce! Hit the road jack!
  5. :D @USC.... too many keyboard warriors in here. KW1: war waan qabsaney baan ku idhi, iskuul ayaan ka dhisoynaa saacadan, cagaf cagaftii ayaa ciida gedineysa. KW2: war beenta iska dhaaf, qadka telefoonka ayaa iminka ka baxey, waad cararteen, 16 tikniko ayaan idinka qabsaney. KW3: war Garoowe ayaan 3 helicopter iyo navy ka soo dirney, waad arki doontaa KW1 wixii idinku dhaca, sidii USC aan u galney waad xusuusataan, haye war maa yaala KW2: war yaahee KW3, adiga yaa ku yiri aniga ii turjubaan horta? war kuwan helicopter uma baahna, 10 ilma adeeradey ah ayaa ilaa Hargeysa geeyey 1 saac gudahiisa, ee adeer faanka la tag meel kale, rag baa dagaalamaya halkan. KW1: lol. Wax ma ediin sheegaa, waan haysanaa baan ku idhi, mana baxayno, wey duushey baan ku idhi wey duushey, xuduudeena inaan difaacno waa muqadas, kii iswaalana waan naqaan sidaan ku aamusiino dawladii shuuciga ahayd waa inaan sharafnaa wax qabadkeedii . ------ 8 pages of _____________. AUN to the dead.
  6. Sheekadan, kow; shirka Taleex loo hanjabo, labo; HCTV albaabada loo laabey, seddex; weerarka maanta Buhoodle, afar. Caadi ma aha N Korea.
  7. Abwaan;774732 wrote: Waa yaabanahay...Cismaanoow waa su'aale, Cali Khaliif Adiga iyo Faroole miyaad Ka aabbe fiican tihiin, Waxaa aad ku hammineysaan oo ah hoggaan Soomaaliyeed miyuusan xaq u lahayn inuu ku riyoodo, iyadoo wweli a Caqli iyo aqoonba aan aaminsanahay inuu idin dheeryahay? Adiga Horta wiilashii Faroole miyaad miskood tahay sidoodii baad u qarow badan tahaye? Cali wuxuu cuni karo wuu cuney waa hore, 2nd helpings xataa wuu ku dhuftey, Furoolana haddey casheyneysaa.
  8. Cad cad haddey maal geliyeen magaalada oo ay dhiseen ciidan difaaca maxay u maal gelin waayeen? maxay cadawga soo duula isaga difaaci waayeen? Kii loo yimaada ayaa iska difaaca cadawga marwalba, maantana kii loo yimid ayaa maamula sida uu u maamuli jirey waagii hore. Cad cad wey degan yihiin, cidna ma dafireyso xuquuqdooda. Intaasaana uga baxey sheekadan, meel Fuad Shangole soo noqnoqdo waa la firaaqeeyaa. 'Meeshaan yaa leh uma soo gelin' iyo 'waan dhex dabaalaanaa inaan kii leh soo bandhigo' waa lama arrimood oo aan iskeeneynin. Cajiib!
  9. lol@xamar dhisey iyo gudaha ayey deganaayeen....too much quuq not enough qaaq. Cad cad meesha dageen ayey dhiseen welina degan yihiin, book gii la rabo halaga fiiriiyo. Lacag iyo dhisid iyo dhididba haddii la yiraah it's game over for cad cads. Xamar dadka maanta degan dhan 60% cad cad ayey ahaan lahaayeen ayey cad cad Xamar loogu yimid. Wixii la rabo ayaa la iska dhaadhicinaayaa. Xamarweyne iyo Shingaani ayay Mogadisho ka koobneyd, buugaagtana taas ayaa ku qoran? looooooooooool.
  10. Xamar dadka native ah wey degan yihiin maanta, weyna maamulaan. Cid Somali ka xigta caasimada ma leh laakiin taariikhda dadka loogu yimidna wey qorantahay, cadaw walba oo qabsadey dadkii ka saarey wey degan yihiin weli, dhiig iyo maal haddii la yiraahdana geliyey, ilaa maantana ku wada. Dadka loogu yimid yaan la xaqirin sida Raamsade yiri. Case closed.
  11. Awoowe cad cadka xeebta ay ag degeen markey soo degteen, Mogadishu sida Ibnu Batuta sheegey waxay ahayd magaalo aad u weyn, Maantana weli meeshii ay soo dageen ayay weli degan yihiin. Cid ku dhibta ma leh. Ninka gooni isku magacaabey iyo kuwa asaga la socdoba, muran halkaan ma yaalo, Turkish ma laha Zaylac, cad cadna ma laha Mogadisho, waxaadan waxba ka ogeyna ha ku soo ordina. Aflagaado ayey meel walba la taagan yihiin, war dhulkiina ka hadla haddaad aqoon u leedihiin, tani uma baahna ra'yigaaga cadiifada ku saleysan.
  12. Raamsade;773108 wrote: Aa xoogaa ku saxo. Xamar wee ka weyntahay afarta xaafadood aad soo tirisey. Xamar maanta waa 16 Degmood, magaaladana sannadba sannadka ka dambeeya wee sii ballaarataa. Oo waxaaba suuraggal ah in mardhaw Afgooye iyo Xamar isku xirmaan gaar-ahaan kaddib goortii Ceelasha Biyaha furmeen. Dhulkaas ee magaalada goorwalbe ku sii fidsaneyso waa dhul qolooyin leedahay. Marka, Xamar kama koobna afar ama saddex xaafadood mana aha/eheen geyi cidleysnaa ee dadkii loo imaadey aa leh. Taas ha u fahmin in aa la jiro kan leh Xamarta 2012 cid killi aa leh. Xamar waa magaalamadaxda Somalia taasna waxee khasbee in Somalida gabigeed u sinnaanto. Balse, isla markaasna ma habboona in la xaqiro dadka dhulkaas degnaa oo loo imaadey. Midna doon ayaa ku yimid asagoo carabi ku daldalmaayaa, midna Somaali ayuu kula hadlaayey geelihiisa markii loo yimid. Cadcad wey yimideen, dadkey u yimideena wey la dagan yihiin weli.
  13. Si fiican u dhaq oo indhaha weyneysaa. LOL Saas lee u danbeysa.
  14. Somaliland Shuts Down Private TV Channel HARGEISA — Somaliland’s government ordered the shut down of the country’s oldest and most popular private television network on Saturday, in a bold violation of its pledges to respect freedom of expression during election campaigns. Reliable sources told Somalilandpress by telephone that police armed with AK-47 assault rifles stormed the marketing and broadcasting offices of Horn Cable TV (HCTV) in the capital around 6:30 P.M. on Saturday. They subsequently ordered the on-duty operators to vacate and immediately took them away– they remain in custody until now. They further declared that the police also apprehended the director of HCTV Mohamed Abdi Sheekh (also known as “Ilig”) and is said to be behind bars now. The closure came after the president blasted the network in his joint session of Parliament address on Saturday in which he accused the TV of spreading false information and propaganda. He said the network was taking the country into a vortex of violence by spreading incitement, hostility and feuds between opposing tribal units. Somalilandpress has learned that Abdullahi Mohamed Dahir, Presidential Spokesman, and Hirsi Ali haji Hasan, Minister for Presidency, jointly ordered the closure of the network. Recently the government launched a massive crackdown against private media outlets in the country — arresting as many as seven in the past week, with three still believed to be in custody without being charged. The New York-based, The Committee to Protect Journalists (CPJ), said it was alarmed by the sweeping arrests and attacks on journalists in the country. “The spate of arrests sends a chilling message to the Somaliland press and demonstrates the government’s intolerance of independent and critical reporting,” said CPJ East Africa Consultant Tom Rhodes. He urged the government to end its brutal crackdown against the press. “Arrest and detention should not be the knee-jerk response of the authorities to reporting. The journalists should be charged or released immediately.” Founded in 2003 in the capital, Hargeisa, HCTV is partly owned by the new disputed candidate leader of the opposition party of United Democratic People’s Party (UDUB), Jamal Ali Hussein. The government mainly targets HCTV and Waaheen newspaper, two private media who have close working relations with the opposition UDUB party. The current crackdown against media is seen as a contradicting move by a government which declared its “commitment to freedom of the press” during election campaigns in mid-2010. It was one the reason Somalilanders cast their vote for President Silanyo’s Kulmiye party. However after a just over a year in the helm, it appears the honeymoon between Kulmiye and private media is over. During UDUB rule the media was targeted less even though private radios were banned — Somaliland became a safe heaven for journalists fleeing Somalia’s conflict and other regions. Somalilandpress
  15. Ugaadhsiga saxaafada oo ka sii darey degaanada Somaliland iyo Tv ga Horn Cable oo xaruntiisa albaabada loo xirey http://www.boramanews.com/index.php?option=com_content&view=article&id=1430&catid=66&Itemid=117
  16. Ciidamada Booliska Somaliland oo Gacantooda Ku Bakhtiiyeen Telefeshinka HORN CABLE TV iyo Shaqaalihii oo laga soo dareeriyey Xaruntii Hargeysa (Waaheen) Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa caawa Sacadu markii ay ahayd 8:15 Daqiiqo Sacada Geeska Afrika ayaa waxay gacatooda ku Bakhtiyeebn Telefeshinkii oo si toos ah Looga dawan jiran Daafaha Dunida, Waxayna wariayal Goobjoogayaal ahi sheegen in Ciidamau Xoog ku galeen Qolkii baahinta iyada oo uu Warkii Habeenimo uu si toos ah u socdo.Go’aankan ay Xukumadu ku xidhay Telefeshinka Horn Cable aayaa Noqonysa mid Lagu cabudhinayo Saxaafada Somaliland.
  17. Committee to Protect Journalists Press Release Saturday, January 14, 2012 New York — The Committee to Protect Journalists is alarmed by the recent spate of arrests of independent reporters in the semi-autonomous republic of Somaliland. At least seven journalists have been arrested since last week, with three still in custody without being charged, local journalists said. According to Somaliland's constitution, a judge can authorize police to hold a suspect without charge for up to 21 days for further investigations. "The spate of arrests sends a chilling message to the Somaliland press and demonstrates the government's intolerance of independent and critical reporting," said CPJ East Africa Consultant Tom Rhodes. "Arrest and detention should not be the knee-jerk response of the authorities to reporting. The journalists should be charged or released immediately." Somaliland authorities have detained Royal Television reporter Yusuf Ali (also known as "Indho Quru") without charge in the northwestern town of Borama since Sunday based on a complaint filed against him by the Africa Youth Development Association (AYODA), a local NGO, news reports said. The journalist had reported on the group's alleged misuse of funds, local journalists said. On Tuesday, a magistrate approved a police petition to extend Ali's detention for an additional 45-day period pending investigations, Royal TV reporter Mohamed Abdi Kahin, also known as "Bosh," told CPJ. He also said the court session lasted only minutes and that no witnesses were present. On Wednesday, authorities in Borama detained Ali Ismail Aare, a journalist with the independent weekly Waheen, the Somaliland Journalists Association (SJA) reported. Aare was arrested after he took photographs of a gas station and building belonging to Somaliland Vice President Abdirahman Abdilahi, which residents complained was built incorrectly and encroached upon roads in the town, leaving no room for traffic or pedestrians, according to local journalists. Barkhad Mohamoud, SJA's executive member, said taking photographs of an edifice owned by a public official is not a criminal offense under Somaliland law, according to local journalists. The journalist has not been charged yet, news reports said, but he is expected in court on Saturday. On Monday, Somaliland police arrested Abdiqani Hassan Farah ("Gadari"), a reporter for Universal TV in the Las Anod district of Sool region, news reports said. Local journalists said Farah had reported on a clan dispute. Four other journalists were also arrested in Somaliland in the past week, but detained for only a short time. On Wednesday, Borama police's Criminal Investigation Department detained for questioning Mohamed Omar Sheikh, a reporter with the independent weekly Sahafi, Omar later told CPJ. The arrest was based on a complaint filed by members of the public regarding interviews published in Sahafi by Omar of members of the Somali diaspora calling for the Awdal region to separate from Somaliland. Police released Omar on bail on Thursday morning, he told CPJ. Last week, Somaliland police arrested three journalists from private broadcasters Horn Cable TV, Somaliland TV, and Universal TV in the disputed Las Anod region of Somaliland for allegedly supporting youth groups who pose a threat to security in the region, according to local reports. Police released all three journalists the following day, local journalists said. Source: CPJ
  18. Carafaat adigu maadan dhalin, xor buu u yahay inuu meeshu doono ka dhaco.