Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Abwaan, alaabaa soo socota ee ha welwelin. lol Big wigs Dubai fadhiyaan ayaa markii ay sawirada Liido arkeen hunguri ka soo galey. Meesha waa la camiraa mardhow IA.
-
Xisbiga Nabadd iyo Dimoqraadiyadda Soomaaliya ayaa maanta xaflad ballaaran oo khadosharaf ah islamrkaasna lagu soo dhaweynayo wafdiga awdalstate u gu sameeyay Hoteelka naasahablood 1 ee Muqdisho. Munaasabadda oo si heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeybgalay Madaxweynaha Awdal State rashiid aw Nuur,Wasiirka arrimaha dibadda awdalstate Col.Xasan Riiraash,Guddoomiyaha xisbiga nabadda iyo Dimoqradaiyadda Cabdulahi Sh xasan,Odayaasha dhaqanka golaha guurtida Berelaha ****** iyo martisharaf kale. Kulanka ayaa waxaa ka hadlay ugu horeyntii Guddoomiyaha xisbiga nabadda iyo dimoqradaiyadda cabdullahai sh xasan oo tilmamaay inuu si aad ah ugu soo dhoweynayo magaalada caasimadda ah Wafdiga Awdalstate ee Somaliya. Guddoomiyaha ayaa ballan qaaday inay si wanaagasan ula shaqeyn doonaan maamulgoboleedka awdalstae isagoo si kulul u cambaareeyay duqeyntii dadka rayidka loogu geystay degmada jilib maalintii shalay. Madaxweynaha Awdalstate garyaqaan Rashiid Aw nuur oo khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay xafladii lagu soo dhoweynayay ayaa waxa uu ugu hambalyeeyay maamulka SSC maamulgoboleedka cusub ee Khaatuma State oo ay uga dhawaaqeen Magaalada taleex,waxa uu madaxweynuhu digniin culus u jeediyay Madaxweynaha SNM Siilaanyo uu ku eedeeyay inuu ciidamo dhibaateeyo dadka awdalstate u diray Gobollada Selel,Awdal iyo Gibiley. Madaxweynaha aaya augu baaqay madaxda dowladda soomaaliya inay tagaeeraan xisbiyada nabadda iyo Maamulgoboleedyada u taagan midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliyeed. Sidoo kale wasiirka arrimaha dibadad awdalstate oo hadal ka jeediyay Munaasabaddaa ayaa si kulul u cambaareeyay xiritaanka weriyeyaasha ku sugnaa magaalada hargeysa,iyo xadhiggii Telefishinka HornCable TV. Wasiirka arrimaha dibadada Awdalstate ayaa ballan qaaday inay difaacayaan Xuquuqda hadalka iyo saxaafadda Soomaalida maadaama ay muhiim u yihiin shacbiga Soomaaliyeed.
-
Wax dagaal ay AS soo qaadey majiro. Wixii AS laga qoro oo xun waa been, wararka been abuurka ayaa AS soo gudbiyaan waa run. Tuug la qabtey tallo maleh.
-
IA.
-
Hello! C/kariim miyaa hogaamiyaha?
-
Waxaan Xamar ka xasuustaba waa wknd trips to its beaches. Markaan xeebta arkoba waan soo xasuustaa.
-
Dagaal jeclidaa.
-
Xaaji Xunjuf;775225 wrote: Yeah that's wrong carafaat people date through the internet break up while sending a text message they cheat through the MSN they will marry through bluetooth and soon they will make babies using a usb stick, this is getting out of hand Carafaat. Soon they will get a divorce through wifi:D. This world is getting stranger and stranger.
-
Jacaylbaro;775920 wrote: ..... Xataa beenta ma sheegi yaqaanaan
-
LOL! Wafdi ka socda UN ka oo Beledweyne gaarey sannado kadib http://www.jowhar.com/?p=11696
-
Washington is the 13th most populated state in the country, but the 8th highest receiver of refugees. Refugees come to Washington from all over the world, but the largest groups are from Burma, Iraq, Bhutan and Somalia. Today we kick off a four–part series called "Refugees In Puget Sound." Our series will explore the lives of local refugees and the challenges that they face as they settle in to their new community. King County is home to one of the country's largest populations of Somalis. They've been fleeing Somalia since the central government collapsed in 1991. Reporter Jessica Partnow recently visited a Somali community concentrated around the Tukwila light–rail station. It is in a neighborhood known by many as Little Mogadishu. http://kuow.org/program.php?id=25628
-
AUN to the dead.
-
Ali duusaaye is diyaari.
-
Ethiopian troops arrest president of Dooxada shabeele.
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
XX, ma ogi wixii laguu sheegey, iska hor imaad wuu dhacay, ninkan dooxada wata ayaana ka danbeeya. Maamul ayaa loo magacabi doona mardhow kadib wadatashida socda markii ay dhamaadaan, ninka raba inuu isbaaro u dhigto gobolkana tilaabo cad ayaa laga qaadayaa.