Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Role kiisa waa inuu warkeyga maqlaa, hadalna igu soo celin. :D
  2. Asagaa soo gudbinaaya sawirada Huriwaa iyo S Xoolaha mar dhow IA. Degmo walba ayuu warbixin ka dhiibi doonaa, ee iska sug. Mid qancisa ma weynaayo.
  3. Maaddeey;776470 wrote: Seeing he's two different shirts, he may be from the website staff, contact the site. LOOOOOOL. Kan mal nutrition ka hayso waxbo kama rabo ee meeshiisa ha joogo, sawiro dhiigaaga kiciya ha soo dhejiyo, intaas ayaa igu filan.
  4. Maaddeey;776466 wrote: ^Ma sasaad uga heshay yarka!, numberkiisa ma kuu soo raadiyaa?. Inuu kaa aqoon yaryahaa laga yaabaa, lakin waa qurxanyahay, amarkana waa qaadanaa! LOOOOOOOOL! Women section ayaa ka qaraabaneysey waa u jeedaa. Well played sir!
  5. BOB;776465 wrote: ^^^now now how come there's no picture from Kismayo? You could be accused of being a bias, you know? I thought we've settled that argument in 2009. lol Kuwii aad ogeed ayaa isbaaro u taalaa magaaladaas.
  6. Maaddeey;776457 wrote: Lol, Nin Jallaato cunaayo maxaan ka raadinaa Inbaay? baskuu raaco soo ogoow haddaba. Ciilaa u qabtaa wiilka waa iska cadahay.
  7. BOB, webka ayey ku jiraan.
  8. Maadeey, ninka raadineyso waakan, kuwa amniyaadka email u diir.
  9. Isgoyska Afarta Jardiino
  10. BOB;776440 wrote: Really? by who? Ciyaalka xaafada.
  11. Wasaaradii Boostada iyo Isgaarsiinta.
  12. BOB;776436 wrote: Abaayo waan iska mashquulay, you know nolol cusub, waddan cusub and saaxiibo cusub but I'm doing great alhamdulillah and I'm glad that you're doing great yourself. Peace, Love & Unity. MashaAllah! You have been missed!
  13. :D Adiga inaad thank you tiraahdo ayey aheyd, Wardhiigley waa lagu soo noqdey waad aragtaa, ka nax oo nafta waa. FG: Somalida sidey u qoraan ayey u qoran tahay btw.
  14. Dervish;776423 wrote: Lol proved me wrong I guess they're already there. LOL! I didn't even read your previous post.
  15. Maaddeey;776418 wrote: ^Qaranimo.com dawladda maa leh? Ps. Ex-Fiera waaye!. :D Jawaab: "Dhulka soow anigu malihi, Dalka soow aniga malihi, gumeeystaha dhacaayaa geeridu dhibeeysaa, waqtigii dhamaayoo kudhaqaaqi doonaa"