Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Que sera, sera.
-
Ciidamo ka tirsan ururka Al-Shabaab oo tiradoodu ka badan tahay 150-Dagaalyahan ayaa laba jiho ka soo galay saldhigyo ciidamada Dowladda KMG ah ay ku leeyihiin degmada Kaaraan iyo degaanka Kax Shiiqaal ee dhinaca bari magaalada Muqdisho kana tirsan Degmada Dharkeenley. Saraakiil ka tirsan ciidamada Dowladda KMG ah iyo Taliyeyaasha ciidamada labada saldhig ayaa sheegay inay isku soo dhiibeen ciidamo wata gaadiidka dagaalka watana hub fara badan, kuwaasi oo si rasmi ah ugu soo wareegay dhinaca Dowladda KMG ahi ka taliso. Waxay sheegeen saraakiisha ciidamada Dowladda KMG ah in ciidamada ka soo goostay ururka Al-Shabaab ay ka mid yihiin laba horjooge oo ururka Al-Shabaab u qaabilsan dagaal gelinta iyo arrimaha ciidamada, kuwaasi oo markii ay soo gaareen saldhigyada ciidamada Dowladda hubkii ay wateen laga dhigay isla markaana lagu xareeyay xarunta Warshadda Nacnaca. Ciidamada ka soo goosatay ururka Al-Shabaab ee lagu xareeyay Warshadda Nacnaca ayaa waxaa xalay soo weeraray ciidamo kale oo Shabaab ka tirsan, kuwaasi oo howlgalkoodu ku wajahnaa inay hubka ka dhigtaan ciidamada u wareegay dhinaca Dowladda. Weerarka lagu soo qaaday ciidamada Shabaab ka soo goostay oo dhammaantood ka wada tirsan, ayaa kuwii weerarka soo qaaday waxay halkaasi kala kulmeen jab iyo in iyagii qalqal la geliyo oo hal haaday iyo hal heybshay laga dhigay isla goobtaasi ay isaga baxsadeen intoodii badneyd. Dhinaca kale wararku waxay intaasi raacinayaan in ciidamada ka soo goostay Shabaab ay ka dambeeyeen Xildhibaano ka tirsan Dowladda KMG ah iyo saraakiisha ciidamada kaddib wadahadallo dhex maray guddi ka socda Dowladda iyo dhallinyarada ka soo goostay ururka Al-Shabaab.
-
6 rotating presidents?
-
Egal emigrated from Somalia in 1988 amid armed insurrections that would burst into full-blown civil war in 1991. He spent the next 20 years in America, building a string of businesses—convenience stores, pizza parlors, fried-chicken shops, check-cashing services—before he paid a visit to his hometown last August and found a new world of opportunity. Residents say Mogadishu’s downtown feels more secure these days than it has since the fighting began. “That gave me the hope that this is the beginning of something,” says the 42-year-old Egal. “In business, you have to pick up on trends early enough to take advantage of them.” Like the shopkeepers who have finally begun repainting their battered storefronts, like the local businessman who’s building a hotel, Egal is gambling that the city’s newfound security will last. And yet Liban Egal remains optimistic. “I believe if the trend continues, investment will come,” he says. “Then politics becomes less important, because it won’t change your life.” His pilot venture, the First Somali Bank, is scheduled to open in February, and his wife, Hibo, plans to be there for the opening ceremony. It will be the first time she’s been back to Somalia since she left as a teenager in 1991. Liban Egal admits he’s never run a bank before, but he has hired a team of specialists, including a Frenchman who has spent 25 years in investment banking and a former employee of Kenya’s national bank. “Nothing’s 100 percent,” he says. “If security gets worse, this project will never work.” But he’s betting things won’t fall apart again. “And if it takes time to get better, I’m willing to wait it out.” Millions of war-weary Somalis are waiting with him. Source: Newsweek. "Is Al-Shabab on the Way Out in Somalia?"
-
'Liibaan';782427 wrote: Walaal Somalina, cutubyada soo goostey waxaa lacag siinaya shacabka SSC/Khaatumo, lacag ayaa laga uruurinayaa dadka jooga gudaha Somalia side Laascaanood, iyo Buuhoodle, iyo dadka miyiga jooga ayaa bixinaya xoolahoodii. Shacabka SSC lacagyooda iyo dhigooda ayee ku difaacayaan dhulkooda. Dadka ku nool dabada ama qurbaha ayana lacag fara badan oo millions ah ayee uruurinayaan. I agree with you, waa runtaa. we will welcome them as low ranking soldiers, there will be no leadership position for a former traitor, we will pay them if they want to kill their former masters. Khaatumo State will lure SL Militia men to defect, it is good military strategy to welcome and offer money and other incentives to the soldiers of the enemy. If we can get more soldiers from the other side , it will help us. Maanta dhibaatu ayaa somalia ka jirta, ciyaalkii ayaa askar laga dhiganayaa, oo lagu oranayaa lacagna lagu dadkiinii soo dila, somaliland iyo shabaab ka waxba kuma kala duwana. AS waa inamo da'yar laakiinse nimankan 40kii ayey ku jiraan, rag brainwash lagu sameyn karo da'daas ilama eka, ayaga go'aan gaarey iney la dagaalamaan walaalahood. Waad mahadsantahay, Ilaahey kheyr haka dhigo.
-
Buundada Waaberi 21 October St, Afisiyoone
-
Wadada Maka Al Mukarama ee Waaberi
-
Xarunta Wasaarada Gaashaandhiga
-
Thanks Caano_Geel, here are the pics.
-
Xaaji Xunjuf;782017 wrote: As i said before keep it in the museum That's where we are putting the Kaddare script.
-
UNPOS moving to Mogadishu from Nairobi shocks the Secessionist, why?
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Carafaat, Mogadishu cid walba ayaa joogta maanta; ka shaqeysata, ka beec mushtarta, ku nool, muslim iyo gaal, Somali iyo shisheeye. Everyone is welcome my friend. -
Af Somaligii ayaa meel loo waayey.
-
What about Somali women? Xisbiga Haweenka Soomaaliyeed ka hadal odeyashaan naga daa.
-
Somaliland Will Not Attend The London Conference.
Somalina replied to The Hermet's topic in Politics
Waan arki doonaa sidey noqoto. -
Daawo Video Markii Gaalkacyo la keeney Dhaawicii laga kenay Buuhoodle
Somalina replied to kingofkings's topic in Politics
Ilaahay ha caafiyo. IA kheyr.
-
Popular Contributors