Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
NASSIR;785410 wrote: Somalia, Maakhir has many enemies we know that. But it's not sure inactive movement. Khaatumo State will actually revive it become a viable federal state or facilitate the two to merge and to become a strong one. Do you actually believe that they will merge?
-
Carafaat;786050 wrote: Somalina, we can share Inter-govermental institutions. but you can keep the Embassies. We aint sharing zilch. Do you, and amma do me. Ya dig!
-
Wuu ka jiraa, waana lala dagaalamooyaa.
-
Taleexi ha soo wadin, file-kiisa nabadsugida ayaan dhigey along with the thread starter.
-
Munnaasabad lagu soo bandhigayay Buug cusub oo loogu magac daray Xisaabta Maaliyadda oo uu qoray Admiral faarax Axmed Cumar, Taliyaha ciidanka badda Soomaaliya ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
-
Bacadlihii X/Weyne oo la wareejiyey.
-
Xaaji Xunjuf;786033 wrote: You cannot move the capital of one country to another country. Sax.
-
Inboow inaad mar hore ogolaatey in lagaa raayey ayaan u maleynaayey.
-
I don't need a website waxay soo qorto. hahaaa Ceelayasha ayaa lagu naadiyaa, "waan jebiney, Villa Soomaliya ayaa 5km u jirnaa" lol.... Sawir soo dheji haddaad wax haysaan. Haddii kale beenta isku maawliya.
-
Xaaji Xunjuf;785992 wrote: Somalina waxankalo la yaabay markay is leedahay shabaabtu kheyr sheeg , waxay tidha dagaal ba halka ka bilawday dagaal ba halka ka bilawday, Qofka ma fiicna inu khiyaali ku noolado waxbay maskaxdisa u dhimaysa marka dambe qofku khiyaaligisa wu iska rumeysta wa dhibaato marka dunida caadiga marka laa jaan qaadi kari meysid:D Shabaab Xamar waxa ugu danbeysey maalinti suuqaa bakaraha laga qabsaday maalinta wixi ka dambeysey meel aay jaan iyo cidhib dhigeen lama hayo. Walaalkeen maaday wa inaynu runta u sheegno oo indhahno war adeer meesha ka toos shabaab meesha walaga cadheyiye warar la qora nimanku ku so noqon mayaan eeh wa just words on a screen. lol@Hiiraannet.... How about straight from Mogadishu? a quick phone call will do the job. XX.... sidaan baa ka run ah qofkaan. Ciil iyo niyad jab ayaa meel xun geysey sidaad aragto. Waan ku qosli doonaa koley.
-
Booto badanidaa oo bacaac badanidaa. Natiijada ayaan sugeynaa IA.
-
Waa fiicantahay haddii 2 wheelchair laba curyan la siiyey. Waan fiicantahay arrintaas.
-
lol...waa in lagu qoslaa marwalba. Heer waxaa la gaarey in been la qoro si niyada laysugu dhiso. Been ayaa la xalaalaystey iminka, sidaa awgeedna waana in lagu qoslaa. Car waakaasee sawir hasoo dhejiyaan. lol....wax kale la imaadaa, tani wey duushey.
-
LOL
-
Carafaat do yourself a favor and put a lid on it. Open goals badan ayaa meesha ka arkey, it will be wrong to take advantage right now.
-
lol.... mi piace.
-
Cambuulo iyo bun;783376 wrote: shimee aan xamar booqahaaya oo aa xeebtii liido kuso dabaalahaaya kedib neh baar Fiat Qaxwo ku cabaayaa kedib neh uu sii gudbaaya beeraha afgooye ar yaa iga jawaawi karo!! ax ya allah maxaan uu xiise minikeega Beeraha Afgoye waa MashaAllah, la'aantood yaa noolaan lahaa. Weli sidii u shidan yihiin.
-
Caano, keep them pics coming inboow.
-
Popular Contributors