Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Gobolka mudug gudoomiye ma qabo, gudoomiyaha gobolka mudug qeybta yar ee PL haka hadlo maleeshiyada ina adeeradiisa ee la dagaalamayaa maleeshiyaadka kale ee magaalada dagan. Midna awliyo ma ahan, marka runta haka hadlo hadduu mas'uulnimo sheeganaayo. Sida wax loo xaliyo ha soo barto, kii sijuuga ahaa ee meesha laga eryay sannadkii hore telefoon ha u diro in Xamar si uu ugu caqliyeeyo. Ilaahay hakala qaboojiyo reer baadiyahan is xabadeynaaya.
  2. I wasn't asking you to check out the view, I should've made that clear I guess.
  3. Hay'adda CCD oo markii u horeysay Dood cilmiyeed ugu qabatay qeybaha bulshada Magaalada B/weyn Hay'adda Wadahadalka Bulshada ee CCD ayaa markii u horeysay Magaalada B/weyn ugu qabatay qeybaha bulshada dood cilmiyeed ku saabsan Nabada iyo is dhex galka bulshada. Dood cilmiyeedkan ayaa waxaa ka qeyb galay Odayaasha, waxgaradka, Ugaasyada, Culumaa'udiinka, ganacsato, aqoonyahano, dhalinyaro iyo Ururada haweenka, iyadoo dood cilmiyeedkan lagaga dooday qodobo muhiim ah. Ugu horeyn ayaa waxaa dood cilmiyeedka furay Ugaas Cali Ugaas Xasan Ugaas Raage oo ahaa Ugaaska Beesha zzzzz, kana wakiil ahaa Ugaasyada Gobolka Hiiraan, isagoo ka hadlay muhiimada dood cilmiyeedkan ee ku aadan dhinaca nabada iyo sidii Maamul loo dhan yahay looga dhisi lahaa Gobolka Hiiraan. "Bulshada waxaa muhiim u ah nabada, iyo soo celinta dhaqankii Soomaaliyed, waxaana saldhig u noqon kara horumarinta adeegyada kala duwan ee bulshada, waxaana aas aas u ah Maamul ku dhisan cadaalad iyo sinaan oo la helo"ayuu yiri Ugaas Cali Ugaas Xasan Ugaas Raage. Afhayeenka Golaha Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan Nabadoon Xuseen Cilmi Dhaqane ayaa sheegay in bulshada ku dhaqan Gobolka Hiiraan looga baahan yahay inay isu tanaasulaan, isla markaana ammaanka laga shaqeeyo, si loo helo degenaan iyo nabad ka hana qaada Gobolka Hiiraan. Sidoo kale Culumaa'udiinkii ka qeyb galay dood cilmiyeedkan ayaa soo jeediyay in bulshada Gobolka ay is cafiyaan, isla markaana wax walba Alle looga towbad keeno, waxaana ka qeyb galayaasha ay soo jeediyeen in la helo Maamul ku dhisan shareecada Islaamka, dhaqanka Suuban ee Soomaaliyed, iyadoo aan laga been sheegin Diinta Islaamka, dano gaar ahna looga faa'ideysan. Xaaji Cumar Cabdulle Cismaan ayaa sheegay in mar walba dhaqanku yahay kan ka turjuma horumarka ay bulshada leedahay, isla markaana laga tashado soo celinta nabada Gobolka Hiiraan. Haweenkii ka qeyb galay dood cilmiyeed oo hadalo ka jeediyay ayaa waxaa u hadashay Xaliimo Xaaji Cismaan ayaa xustay baahida loo qabo soo celinta nabad-galyada, dhismaha maamul cadaalad ku saleysan iyo waliba hormarinta adeegyada kala duwan ee bulshada, waxaana ay carabka ku dhuftay in haweenku door wanaagsan ku leeyihiin ka qeyb-qaadashada dib u soo nooleynta nabada. Ka qeyb galayaashii dood cilmiyeedka ayaa isku raacay in sida lagama maarmaanka ah ee nabada loo adkeyn karo tahay isku xirnaanshaha qeybaha bulshada, in la sameeyo deriseyn iyo in xaafadaha magaalada B/weyn laga hirgeliyo Gudiyo ka shaqeeya arrimaha nabadgelyada iyo horumarinta Bulshada. Dood cilmiyeedkan ayaa noqonaya kii u horeeyay ee noociisa ee Hay'adda CCD ku qabato Magaalada B/weyn ee Gobolka Hiiraan, tan iyo markii 31-kii bishii December sanadkii 2011 laga xoreeyay Magaalada Al-Shabaab, iyadoo uu bilow u yahay is dhex galka bulshada iyo in fursad u noqdo sidii Bulshada reer B/weyn nabad iyo xasilooni ugu soo dabaali lahaayeen, isla markaana suura geliya in la helo maamul ku dhisan Cadaalad, isla xisaabtan kuna shaqeeya habka Dowlad wanaaga.
  4. ^no he is NOT. Check out the view.
  5. Sawir xasuus ah, 1973 isboortibada sida loo buuoa arag, JB lugo dheeraa. lol
  6. Horseed Media wrote Dhaq dhaqaaq ciidan iyo xiisad colaadeed ayaa maanta laga dareemayaa magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug halkaasi oo ay isku urursanayaan maleeshiyo beeleedyo ka soo jeeda maamulada Puntland Iyo Galmudug Try again Cusmaano.
  7. PRESS RELEASE (For immediate release) AMISOM to implement $4.5M projects in Mogadishu Mogadishu-February 9th,2012; The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has announced that it will be spending over $4.5 million on a series of projects meant to improve security and the lives of ordinary Somalis in Mogadishu. According to Deputy Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (DSRCC) for Somalia, Honourable Wafula Wamunyinyi, over $1 million from international donors will be spent on the construction of a school in Wadajir district; supply of generators for the Banadir Hospital; equipment and supplies for police stations; installation of water treatment facilities to provide clean drinking water to nearly 1.3 million people in 4 of the capital’s districts; and the rehabilitation of the Parliament and the Ministry of Labour buildings. This is in addition to the $3.5 million AMISOM is already spending to upgrade facilities for the Somali National Army at their military base in Al-Jazeera. “These projects demonstrate AMISOM’s continuing commitment to help the people of Somalia as they strive to find a lasting solution to decades of conflict in the country,” said Deputy AU Special Representative, Honourable Wafula Wamunyinyi. At a press conference this morning, he also sent his condolences to the victims of yesterday’s terrorist attack which killed at least eleven people and left scores injured. He noted that AMISOM was working hard to help Somali security agencies improve security and to build on the success of forcing the terrorists out of the city. Since then, security in the capital has markedly improved and, despite yesterday’s atrocity, the security forces have been successful in disrupting up to 70% of planned terror attacks in the city.
  8. Xaaji Xunjuf;787094 wrote: Somaliya and somaliland laba dal oo jaar ah oo wax walba qeybsan kara. Mustaqbalku wa sidaas. Waa sidaas!
  9. Somalicentric;787189 wrote: LOL & you got an edible name he doesn't even eat cambuulo iyo bun. Weird eh!
  10. http://latimesblogs.latimes.com/world_now/2012/02/somali-militants-reportedly-join-forces-with-al-qaeda-video.html
  11. From correspondents in Nairobi From: AP February 10, 2012 6:21AM THE Somali militant group al-Shabab has formally joined al-Qaeda, according to a video translation of a message from al-Qaida's leader. Ayman al-Zawahri gave "glad tidings" that al-Shabab had joined al-Qaeda, according to the translation of the 15-minute video by the Site Intelligence group. "Today, I have glad tidings for the Muslim Ummah that will please the believers and disturb the disbelievers, which is the joining of the Shabaab al-Mujahideen Movement in Somalia to Qaedat al-Jihad, to support the jihadi unity against the Zio-Crusader campaign and their assistants amongst the treacherous agent rulers," he said. Al-Shabab leaders have pledged allegiance to al-Qaeda in the past, releasing a video in 2009 called, At Your Service Osama! The same year, former al-Qaeda leader Osama bin Laden released a video in which he made encouraging comments about the Somali insurgency. But the new al-Zawahri video - which was posted on an Islamic internet forum overnight - is the first formal welcoming of al-Shabab by the new al-Qaeda leader. The new video also featured al-Shabab chairman Mukhtar Abu Zubeyr, also known as Godane, pledging allegiance to al-Zawahri. Somalia's al-Shabab militia is a mix of conscripts, paid fighters, clan militias and ideologues. It counts a few hundred foreign fighters among its ranks. Most are drawn from other East African nations, but a few have travelled from as far afield as Pakistan and Chechnya. The foreigners brought cash and tactical and bomb-making knowledge to al-Shabab, but the extent of al-Shabab's formal links to al-Qaeda have often been unclear. Clan allegiances are still an important part of the 21-year-old Somali civil war, which currently pits al-Shabab against the weak UN-backed government. The government is supported by some 10,000 African Union troops and allied militias. Last November al-Zawahri released a video about his memories of bin Laden. The longtime bin Laden deputy became al-Qaeda's head after US Navy SEALS killed bin Laden in May. Information in his compound at the time of his death suggested bin Laden was "giving strategic direction" to al-Qaeda affiliates in Somalia and Yemen. Western intelligence officials say al-Qaeda officials have found sanctuary with al-Shabab for years. Last month, a US drone strike killed Bilal al-Berjawi, a close associate of late al-Qaeda operative Fazul Abdullah Mohammed, who directed the 1998 bombings of the US embassies in Kenya and Tanzania that killed more than 200 people. Fazul was killed in Somalia last year.
  12. Agence France-Presse Feb 9, 2012 – 12:28 PM ET | Last Updated: Feb 9, 2012 12:44 PM ET DUBAI — Somalia’s extremist Shabab fighters have joined ranks with al-Qaeda, the terror network’s chief Ayman al-Zawahiri announced in a video message posted on jihadist forums on Thursday. “I will break the good news to our Islamic nation, which will… annoy the crusaders, and it is that the Shabab movement in Somalia has joined al-Qaeda,” Zawahiri said. In the first part of the video, Shabab’s leader Ahmed Abdi Godane, also known as Mukhtar Abu Zubair, addressed Zawahiri, saying: “We will move along with you as faithful soldiers.” “In the name of my mujahideen brothers, leaders and soldiers… I pledge obedience,” Zubair said. “Lead us on the road of jihad and martyrdom, in the footsteps that our martyr Osama bin Laden had drawn for us,” he added, referring to al-Qaeda’s former leader who was killed last year in a covert U.S. raid on his hide-out in Pakistan. The Shabab group proclaimed its allegiance to bin Laden in a video documentary distributed in 2009. The hardline Somali Islamists are fighting to overthrow a fragile western-backed transitional government in the war-torn Horn of Africa country.