Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
We will be there, count on it.
-
War tuugo meel aysan joogin malaha, lol...waxba ha iska waalina... welcome to Africa.
-
Arbaco, Feberaayo 15, 2012 (HOL) − Shirkadda diyaaradaha Turkiga ee Turkish Airlines ayaa billaabaysa duulimaadyo ay ku imaanayso Muqdisho todobaadkii laba jeer, waxaana duulimaadyadani ay billaabanayaan 06-March-2012, sida lagu yiri warsaxaafadeed maanta kasoo baxay shirkadda Turkish Airways. Diyaaradaha ayaa waxay kasoo duulayaan garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Ataturk International Airport oo ku yaalla magaalada Istanbuul, waxayna kasoo duulayaan maalmaha Talaalada iyo Khamiista, iyagoo Muqdisho ka laabanaya maalmaha Arbacada iyo Jimcaha. Warsaxaafadeed ay shirkaddu soo saartay ayaa lagu sheegay in duulimaadyadan ay noqonayaa kuwii ugu horreeyay oo Turkiga ay ka billaabaan Soomaaliya tan iyo markii ay billaabeen howlaha samofalka ah ee ay ku caawinayaan shacabka Soomaaliyeed bishii Ogoosto ee sannadkii hore. Shirkadda diyaaradaha Turkiga waxay sheegtay in Soomaaliya ay ka mid noqonayso 150 dal iyo 41 magaalo oo ay ku tagto duulimaadyo caalami ah toddobaad walba. Diyaaradaha Turkiga ayaa waxay ku dagaan 187 garoon diyaaradeed oo ku kala yaalla, Yurub, Aasiya, Afrika iyo Ameerika sida lagu sheegay warsaxaafadeedka. Iyadoo Turkiga ay horay u billaabay dayactirka garoonka diyaaradaha Muqdisho. Ma jiraan duulimaadyo caalami ah oo Soomaaliya yimaada, waxaana Turkish Airlines ay noqonaysaa diyaaraddii ugu horreysay ee billowda inay duulimaad caalami ah ku timaaddo Soomaaliya tan iyo markii ay burburtay dowladdii dhexe sannadkii 1991-kii. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Caano_Geel mahadsanid walaal. Hadiyada way iga farxisey.
-
Never mind. Ciao.
-
ElPunto;789798 wrote: Why are you asking for 'ballpark figures' if you want certainty and 'bank statement'? Cajeeb. Waxaa rabtid faseex ka dhig. Waxaan ku weydiiyey, waxaad tiri wuu ka maal badan yahay wasiirada dhan marka la isku daro, haddaba wasiirada waxa ay haystaan ma ogtahay? waa maya, wuxuu Sakin haysto ma ogtahay? waa maya, haddaba sidee ku ogaatey inuu ka maal badan yahay ayagoo dhan marka la isku daro?, su'aashaas ayaa meesha taalo. Sababta aan kuu dhahay waxaadan ogeyn haka hadlina waa taas. Wax kale ma ahan yaah. I hope inaad fahamtey. Mahadsanid.
-
How do you know how much they are worth? Waxaad ogtahay ka hadal, millions inuu haysto see ku ogaatey? bank statement kiisa maa furtaa bil walba? cajiib.
-
How much is he worth horta? ball park figure?
-
lots of Oromos will be coming out that day.
-
AUN marxuumka.
-
NASSIR, beeraheena ayaa isku meel ku yaala, maba is dagaali karno.
-
Nassir, I would like to see the documents, well if it's not too much of an inconvenience.
-
Taleexi;789659 wrote: 1- Having someone's flag in a town doesn't legitimize that they are their rightful owners. 2- With regards to the Somali flag in Erigavo; it isn't a secret thing however, I don't have any pics now but I'm sure other nomads can post. Maxaad isu yeelyeeshaa you know well in Erigavo is a contested and shared city. Taleexi, sidee isku yeelyeeley? shared city iney tahay waa la ogyahay muran kuma jiro. SNM ayaa maamuleysey Ceerigaabo 22 sanno, taasi ma beenbaa? mise runta lagama hadli karo. Ilka Jir ayaa tagi lahaa waa hore the Eastern side hadduu calankii baluuga ka taagnaan lahaa. Aniga cadaw ma ahi, ee banooniga deji. Aqoon is weydaarsi waxaan ahayn kama socoto halkan.
-
Taleexi;789644 wrote: Go to south of Erigavo and see what flag flies there. Both Somali and "SL" flags are there in Erigavo. Recall what happened there 2 months ago when SL lost 16 men and Khatumo lost 14 ....Siilaanyo ordered that Khatumo militia be disarmed the local elders interfered by knowing well the consequences. In the case of LA, it is a failure of Khatumo community to watch their city being abused for such a long time. Somalina, are u promoting/supporting the occupation of LA? What? how am I "promoting/supporting occupation of LA" ? Do you have pics of Somalia's flag flying in Eastern Erigavo?.
-
If that's the case, there should be three administrations in Erigavo nooh. The SL flag flies high in that town just like it flies in LA.
-
Xaaraan is Xaaraan anyway you look at it yaa Taleexi.
-
Wasn't Erigavo the first town the SNM captured from the MSB's regime?
-
Juxa;781519 wrote: Someone tell me when Turkish airline start flying to Mogadishu and I promise to contribute to keydka somalina by taking pictures of every luuq,hook and corner insha Allah Juxa, as promised. March 6th, 2012. http://www.turkishairlines.com/tr-tr/kurumsal/basin-odasi/basin-bultenleri/9494/turk-hava-yollarinin-mogadisu-somali-ucuslari-6-martta-basliyor.aspx Waan ku sugaa yaah, haka bixin balantaada.
-
Xaaji Xunjuf;789572 wrote: Gawaadhidi garowe yaalay oo dhan ba sh sharif lugu so dhaweyey well done reer garowe:D you know I never told you this awoowe, but you're so funny, you should be a comedian. lol
-
Northerners sure like xxx videos a lot.
-
Mr. "I'm 19 yrs old, my name is Cusmaano and I live in my mom's basement", get a job first, you seem to have alot time on your hands. Get some real friends too while you're looking for job.
-
Cusmaano, I like typing "Cusmaano".
-
@Abwaan.... Cusmaano hurda la'aan ayaa haysa, hala yaabin.
-
Popular Contributors