Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Safiirka Soomaaliya ee Nairobi oo dhawaan ku dhawacmay Shil ka dhacay Kenya oo xalay Saq-dhexe loo qaaday Dalka Talyaaniga. Safiirka Soomaaliya ee Dalka Kenya oo dhawaan ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay Magaalada Nairobi ee Dalkaasi Kenya ayaa xalay saqdii dhexe loo qaaday Dalka Talyaaniga. Markii Danjire Maxamed Cali Nuur Ameriko uu ka dhaawacmay qeybta hoose ee jirkiisa gaar ahaan lugata midig oo uu jab ka soo gaaray kadib shil uu ku galay Nairobi ayaa xalay howlo caafimaad loogu qaaday Dalka Talyaaniga. C/sataar Xasan Cali oo ka mid ah howlwadeennada Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Kenya ayaa Idaacadda Risaala ee Magaalada Muqdisho waxa uu sharaxaad naga siiyey ujeedada Dalka Dalyaaniga loogu qaaday Ambassador Maxamed Cali Nuur Ameriko, waxa uuna xusay in safiirka aan loo qaadin in mar kale lagu soo daweeyo Talyaaniga balse arrinta loo qaaday ay tahay in halkaas lagu soo hubiyo in uu kaban yahay iyo in kale. “Safiirka looma qaadin in halkaas lagu soo qalo mar kale, basle waxaa loogu qaaday Talyaaniga in lagu soo hubiyo qaliinkii Nairobi, maadaama halkaan ay afrika tahay, waxaa kale oo si doo kale la hubin doonaa haddii uu kambo ma dhuutin doonaa mise caadi ayuu noqon doonaa” ayuu yiri sarkaal ka tirsan safaarada Somalida ay ku leedahay wadanka Kenya. Waxa uu intaa ku daray sarkaalkaasi in Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ay qaaday Dowladda Dalka Talyaaniga, waxaana dhanka kale uu sheegay in xaaladda Safiirka ay tahay mid hagaagsan, dibna uu ugu soo laaban doono howlaha uu bulshada Soomaaliyeed u hayo.
  2. Chimera;791687 wrote: I know plenty of gorgeous sisters who consider me a genuine male friend, but there is something in a human body and a fully developed psyche called self-restraint, loyalty and the neutrality factor that one would for example feel for a good-looking sibling(i.e you would never see your own brother or sister in a sexual light), similarly as gorgeous as the aforementioned sisters are, something really dramatic would have to happen for me to cheat with any of them ( like an omen or a prophecy lol). If your single then there is a high chance you will naturally gravitate towards your other-gender friend, because you already love them and enjoy being around them which can result in the neutrality barrier breaking down, but if you are already in a relationship then its much easier to maintain friends with women, (in a healthy relationship the man and woman are supposed to be best friends in the first place) , unless ofcourse you have weak will-power in which case you will most likely cheat, but not all men have pathetic will-power, nor do all men cheat (those who do usually do it with strangers).
  3. Xaji Xunjuf wuu yaqaan sida loo hadlo, kan Kulmiye waa mid lagu qasaarey, waa JB oo suit loo xirey oo la yiri noo hadal.
  4. Xaji Xunjuf siyaasada Soomaaliya si fiican ayuu ula socdaa, Universaltv inaan ku arko asagoo lagu casumo waan jeclaan lahaa hal mar. Kulmiye kan Ingiriiska u fadhiya 100 jeer ayuu dhaamaa. Noolow awoowe.
  5. Ra-isul wasaarahii hore ee Somalia Mudane farmaajo iyo Farshaxaniistaha weyn AAMIN CAMIR ayaa la soo sheegayaa in beryahanba uu xaalkoodu ahaa mid hadii ayb wada joogi lahayeen uusan ka marnaan laheyn gacan qaad. Aamin Camir iyo Farmaajo oo wada galay heshiis ku saabsanaa in uu Amin Camir ka shaqeeyo sidii shacabka iyo Dowladda isugu xumeyn lahaa oo Kartoomo Dowoladda lagu been abuuraayo u sameyn lahaa ilaa laga gaaro Agoosto, iyadoo uu farmaajana intaas halgan adag u geli doono sidii uu ugu fariisan lahaa kursiga madaxaweynanimo ee Soomaliya, ayaa heshiiskaasi shaqeyn waayey kan dib markuu Amin waayey DHALIILO UU dowladda ka qoro, isagoona dareemay in ay shacabku arintaasi wada fahmeen. Amin Caamir ayaa sidaah horay u shaacinayba loo balan qaaday lacag gaareeysaa 100'000 Dolar iyadoo hor marisna loo siiyay 10'000 Dolar, iyadoo haatana uu khilaafka ugu xoogan dhaliyay inuu Amin Camir yareeyey Kartoomadii uu soo saari jiray ee xagga Dowladda lagu been abuuraayey, taasoo ka careeysiisay FARMAAJO oo rabay in maalin walba hal Kartoon Dowladda lagu Dhaliilo, taasoo AMIN u suuroobi weysay. ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo ku dhaw dhaw Amin Camir ayaa sheegaya inuu ku andacoonaayo inuusan heshiisku aheyn in maalin walba hal Kartoon la soo saaro ee uu ahaa in ilaa agoosto Dowladda ladhaliilo oo keliya Farmaajana la taageero oo la buun buuniyo. Farmaajo iyo qaar kale oo la wada Ololaha hada ku dhaw inuu iskaba dhicisoobo, ayaa aad uga careysan gaabiska Amin Camir, iyadoo uu awalba culeys ka heystay dhanka aftahanim la'aanta ee FARMAAJO oo soo isagu soo jiidan la' dadka goobaha uu tago loo soo baryo buuxiyo
  6. Will check it tomorrow. It has been a long day.
  7. Cusmaano have a good night.
  8. You troll on my threads constantly and I'm the one obsessed?
  9. Cusmaano oo check up lagu sameynaayo. lol
  10. Somalia;791213 wrote: But I am not Cusmaano and the O has the female ring to it, obviously makes sense why you keep using it on me. But ok then, I will call you AK-47. Go ahead Cusmaano.