Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Ubaxii Kacaankii hore, xaa jira inboow? Bal wax yar aan kula wadaago, nuxurka inaad dareemto ayaa laga yaabaa markaad dhameysato aqriska. ------------------------------------------------- 1958 kii ayaabaa magaalada Hargeysa waxaa soo booqday nin Ingiriis ah oo la odhan jiray "Duke of Gloucester". Abwaanadii wadanka ayaabaa loo yeedhay oo laga codsaday in ay soo dhaweeyaan sarkaalkaa Ingiriiska ah. Hal abuurka, Maxamed Ismaaciil Baasarce "Balaayo-cas" Ama loo yaqaan "Barkhad cas" , isagoo diidan in nin kaas la soo dhaweeyo, sheegayana xumaanta uu Gumaysigu leeyahay , wuxuu yidhi: Awawgay ninkii adoonsaday ninkii aabahay indhaha tiray ninkii anigana i iibsaday hadaan arkayoonan ka aarsan karayn hadaanan Aadanow unuunka jarayn aan ooyee albaabka ii xidha. Isagoo Iglan joogabuu i diloo ushuu soo fidshaa i iimaysoo waataa aramidii i oofa tirtaye itaal dari aan la eedaadoo aan ooyee albaabka ii xidha. Bal oggow isticmaarku abidkii iriduu marinaayo awr raran irbadbuu ku dayaa ayaamaa horee Ragan aan arkayee u abasaxayow ninowna ha odhan soomaalaan ahee ordoo magacana ka iibsada. Libaaxa anayiyo Abaarso ka ciyay Abu Riin Lo'da joogtabaa urisoo ooday jebisaa intay u dhacdoo amsaxuu ka guraa idiilkeede waakaa isticmaarkii ii daayee Ragan aan arkayee u abasaxayow in shaahiyo keegu waa urugee iimawdee axankaaga weynee. Ugaadha ninkii gatee urursada ka soo arkabaa aduun ka baxshee ninkaa imanaaya awgii waa kaa isticmaarkii ii daayee Ragan aan arkayee u abasaxayow ordoo magacana ka iibsada.
  2. Nice. Do you have more pics and videos Liibaan? Khatumo State wey duushey!
  3. He is doing a great job for the country. MashaAllah. Thank you too Liibaan.
  4. Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya md Sheekh Shariif Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhaweeyd dalka dib ugu soo laabtay ,kadib markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aaden Cadde ee magaaladda muqdisho. Soo dhaweynta madaxweynaha iyowafdigisa ayaa waxaa ka qeeyb qaatay Mas’uuliyiin katirsan labadda Gole ee Dowladda oo ay ka mid ahaayeen wasiirro, Xildhibaano, Saraakiil ciidan iyo Boqollaal dadweyne ah oo ka kala socday 16ka degmo oo uu ka koobanyahay Gobolka Banaadir oo ay horkacayeen Guddoomiyeyaasha 16-ka degmo. Wafdiga Madaxweynaha dawladda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa garoonka deyaradaha si diiran ugu soo dhaweeyay oo uu kaga qaatay salaan sharaf Saraakiil hogaamineysay cutubyo ka tirsan Cidamadda Xoogga Dalka soomaliyeed iyadoo baandada musikada baanbeyda Xoogga dalkana ay u garaacayeen Astaanta qaranka.soomaliyeed. Madaxweynaha dawladda Federaalka soomaliya ayaa waxaa uu mid mid u gacan qaaday dhammaan dadweynihii kusoo sida diiran ugu soo dhaweeyay Garoonka Isagoo shir Jaraa’id ugu qabtay saxaafadda gudaha garoonka ayuu sheegay in guushii ugu weeyneeyd laga soo gaaray shirkii uu marti geliyay R/Wasaaraha xukuumadda Ingriiska Gaar ahaan magaaladda London isagoo ugu hambalyeeyay ciidamada guulaha ay ka gaareen Dhinaca Nabadgalayadda Qaar ka mid ah gobollada dalka.Soomliya. Madaxweynaha ayaa dhanka kale xusay in muhiim ay tahay midnimada iyo wadajirka umadda Soomaaliya islamarkaasna ay wadahadlo la yeelan doonaan maamulka lamagac baxay Soomaaliland ee iyagu moddo 21 sanno ah ku taamayay inay ka madax banaanyihiin soomaliya inteedda kale, balse waxaa uu xusay in qodobka 6aad ee War mutiyeedka Shirkii London ay ku xusantahay in ay wadahadlaan Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland si xal kama dambeysa ah looga gaaro dhibaatooyinka ka jira dalka.soomaliya guud ahaan. Soo dhaweynata madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa dhinaca amanaka si aanan horay loogu arag loo adkeeyay magaalada iyo hareeraha wadooyinka madaaladda muqdisho iyadoo dadweyne aad u farabadan oo isugu jira haween labisan dharka hidaha iyo dhaqanka, Dhallinyaro, iyo odayaal ay buux dhaafiyeen wadada isku xirta garoonka diyaradaha illaa iyo madaxtooyada.Villa Soomaliya ee qaranka soomalaiyeed
  5. Caano_Geel;795286 wrote: Waa caadi sheikh iyo sheikh la'aan ba, waan isku kiin soo dhawnayaa ee soo diyaar garow Labadeena waan meeleysanahay, marka service kaada looma baahna hadda . Alhamdulilaah!
  6. Carafaat, maxaa tiri? Ubaxa Kacaankaan ka mid ahaay miyaad noola timid? Heesihii aad heesi jirteen bal nagu tuf inyar. Wax nooga sheeg experience kaaga, routine kiinii iyo meelihii aad tagi jirteen. Weligey inaan la sheekeysto member of Ubaxa waan rabi jirey. Tafadal yaa akhii caziiz.
  7. Caano_Geel;795281 wrote: Waanu isku kiin dari dee haddii laga fursan waayo. LOL... sheikh maa noqotey durbadiiba?
  8. Xaaji Xunjuf;795273 wrote: ^^ Indeed:D Runtii, waa qatar rijaalkaan, waan la dhacay aniga koleyba yacni qaab u wax u wado. Guul ayaan u rajeynaaya, shaqada uu hayo aad ayey u adagtahay.
  9. Garaashka dayactirka baabuurta ee General Da'ud Masaajidka Cali Mahdi Hotel Bin Cali Jiira Garoob Isgoyska Sanca
  10. Wadada ka baxda Isgoyska Howlwadaag ee Aadda dhanka Isgoyska Bakaaraha Daarta Shaneemo Buujimo oo dib u dayactir uu ku socdo Masaajida Sheekh Macallin Miyamaaloow ee ku dhow isgoyska Howlwadaag Isgoysa Black Sea
  11. Xaaji Xunjuf;794899 wrote: caalin or sharif they are both in the picture:D lol...
  12. Transcript: Somalia's Sharif Sheikh Ahmed To Curb Corruption You Have to Have the Proper Mechanisms Sharif Sheikh Ahmed, president of the Transitional Federal Government of Somalia, spoke with reporters including The Wall Street Journal's Solomon Moore on Wednesday at Villa Somalia, the transitional government's administrative headquarters. A transcript of the news conference is below. The questions are edited for brevity and clarity. Mr. Sharif's answers appear as they were translated by his aide. What are you hoping will come out of the Somalia conference? We're hoping that the London conference will support the progress that we have achieved in terms of politics and security in Somalia. The international community has been critical of Somalia in terms of corruption. What can you do to weed out corruption? To curb corruption you have to have the proper mechanisms, and that's what we put in place and that's what we hope to strengthen. But a lot of times when we get reports from the international community, they get their reports from elsewhere—organizations that are not on the ground and individuals that don't have the facts. The resources that we get are very limited, and we're quite happy to be open and transparent about it any time. Somaliland is a reluctant participant in the London conference. Can you see why they would be amazed to be part of the transition when they already have peace in their own territory? Of course we're happy for Somaliland to participate in this conference. We congratulate them for the peace and the system they have put in place in terms of democracy. But as you know, you're aware of how the two sides united in the first place and we hope to build on that in this conference. Why suddenly has the international community gotten interested in Somalia? I'm not the best person to be asked that question, and we hope to get answers before this conference is finished. Is this the last chance for Somalia? For every conference it has been said it's the last chance for Somalia. But the Somali people are strong, they're courageous, they've gone through a lot of problems. But the international community should not always put the blame on Somalia. They should look for what they have contributed and what they have done for Somalia. But in the end it will be up to Somalia to solve its own problems. You talk of international blame, but for 20 years haven't the problems of Somalia been caused by Somalis? That's not an easy question to answer. Of course the Somali people have to have ownership of their own issues, but if you look at any country where there has been a failure in the system the international community has come to their aid. Look at other examples in other countries. The Somali people are the same as any other people in the world. They want to live in peace in peace and prosperity and of course when there's a lot of problems it needs sometimes the help from the international community, but the end result is that the Somali people must take ownership. Somalis have revolted against other foreign armies that have tried to enter the country. Will there be a violent reaction against Amisom as it expands? It will be very different in a sense that the African Union is working alongside the Somali forces who are here to bring about what the Somali people aspire to, which is peace, unity and governance, and that's what Somali people want and what they see these troops contributing to this cause. Can you offer some concrete ideas what are you hoping for in this London conference? We want this conference to support the Road Map process [a comprehensive U.N.-brokered plan that would lead to a constitution and elections by August], the Mogadishu and Garowe agreements and we want this conference to have concrete steps in supporting vital institutions in the government whether security and other institutions. We also want agreements on reconstruction and infrastructure in the country and also the humanitarian issue—that's still an issue we have to deal with. Britain called this a brief window of opportunity. Does it feel like that to you? I see it as a window of opportunity and I think the international community finally understands where the problems lie and I think we'll get a comprehensive solution. What are the problems? For the international community to take the line they previously took—that we can leave this situation as it is—I think they found that to be an irresponsible solution. Why is now different? Why the sense of hope? This has come about, as the British government has said, as a result of the progress we've made and this is simply to build on that progress. But it's also at a moment when the international community and the Somali people understand the importance of getting this right. But that's exactly what we were saying 12 years ago. Of course it's always good to have meetings and conferences in order to find solutions but the situation is different in that we've made progress that can be built upon. When is Somalia going to be able to rely on its own troops? When corruption going to end? When will you hand over power? We're not where we were a year ago in terms of Somali security. It's much better now; the numbers are greater, we're building on that steadily and we're taking over security bit by bit through out the country. And in terms of other issues of corruption, as I said before we've put in place a mechanism to deal with that. Our income is very limited and it can easily be verified and we're transparent about it. And the last issue, as you know the transition period will come to an end and we have the Road Map process that would obviously lead to elections. Could you see a time when there is western intervention in Somalia? I think the African Union mission will succeed because of the purpose it has and the support it has from the people. Will it need military hardware from the West? Of course the military weapons they have are from the West. Do you think the United Nations arms embargo should be lifted on Somalia? Of course, I think this is absolutely the time for the arms embargo to be lifted because of the enemy we face, but we also feel that our forces are being professional and trained and they're ready to take over responsibility. How intertwined are al Shabaab and pirates on a financial level? There's no doubt that there's a link between the two. We shouldn't say al Shabaab now because they've formally announced that they're part of al Qaeda, so we say al Qaeda in East Africa, and there is a link in how they share resources. When the Kenyans entered Somalia your office opposed the incursion. Then you changed your mind after African Union made gains in Mogadishu. The parliament is split down the middle—do politicians have the ability to step into the breach? With regard to Kenya, in the beginning we always worked together; we had a good relationship, but of course we didn't want troops just coming in without agreement. In the beginning the troops just came and we had to speak out. After that and we agreed that we had to work together, cooperate at every level in all military operations and the Transitional Federal Government must take the lead role. Of course we're happy to welcome anyone who's helping us fight al Qaeda but it has to be a Somali-led process and we have to lead that process. We have asked Kenya to be part of Amisom [the African Union Mission in Somalia] and they have agreed to that so that's a good achievement on that front. There's been positive strides politically. There's been there Garowe agreement the Road Map process, which clearly highlights the way we're going to move forward from the transition. The new parliament and also election. There's not only security improvement but a political improvement whereby we've had signatories from all the entities of Somalia working on the process which will finish the transition. What mechanisms have been put in place to deal with corruption, especially regarding food aid? We have a mechanism from the finance ministry. We have a financial management team, which deals specifically with this issue, with the central bank. Everything's done in a manner that is transparent in its implementation. As you know, a lot of money that's donated to Somalia goes to NGOs, but they don't directly deal with us. We set up an emergency disaster committee, which is made up of ministers, and we've asked all organizations, NGOs and governments to deal with those in terms of channeling humanitarian assistance. Some countries work well with us. One example is Turkey and everything is accountable. But some of them don't deal directly with the government so we can't account for what they have wasted. TheWallStreetJournal