Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
lol@siibadoo iska furan... mini subax xataa wax ma reebaneysid...acuudu bilaah......
-
Cagaarsho miyaa dharaaroow, I doubt KK iney taqaano. Adiga marwalba dadkale maxaad iigu tilmaantaa iney waxaad tiri fasiraan? Kaale indho gaduudka dadka ku dhici jirey maxaa soomali lagu dhahaa? ii jawaab aan ku iri...
-
Ciyaal suuq haddii aad ku heesi jirtey ereyadan 'she tell me seh she handle man like a bomerang' 'me tell me seh me a de hooligan' Waala halaabey...dadkaana! summer in lagu jiro saan aa lagu ogaadaa...lol KK ilaahey haku soo hunuuniyo adiga iyo odeyaashaan meesha isa soo dhigey. lol@JB edeb daranidaa....balaayo haku afuufto...typhoon camal
-
President silanyo sends his condolences to the people of Uganda
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
I cancelled my cable because of this crazy dude. -
Adiga kaama wadin maraxyaho liiqliiqanaayo, Cowke reminds me of Dale. Dharaarowna muxuu ahaa? ii jilce
-
KK heerkey mareyso magaarin weli. Tuujiye Mr Lova waxaa heesey Shaggy not Shaba. Waa raadinaa laakiin heestaan, Muridi camal aan YT ugu dhex baxaa maanta.
-
Waxaan iri "You can pay for school but you can't buy class".
-
Don't tease me nooh! Is it worse than nacnac leefow? ii sheeg, haddii kale ma seexanaayo caawa. Btw Cowke weli ma la burin, marka ha welwelin.
-
Originally posted by Tuujiye: Cowke saaxiib sunta aad bilbileysid maad SOL ka deysid? lol@sunta aad bilbileysid, you say the darnest things... He reminds me of Dale from King of the Hill
-
Waxaan ka waday ala rockstar camal nooh!
-
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Inyoow, ma galaayi Mudug. Mudug gal kulahaa. Haddaa diido inaa galana maxaa dhacaayo? iska gal halmar no! indhaha isku qabo ee isku tuur. @JB, ciyaal suuq kabiir, home alone dhibaato ween ee leedahay ileen. ...odeyaal badan aa cadeyste sheekadooda maanta. 8 days kulahaa! macquul maba ahan taas ee cudu bileysta...
-
Would this be considered another is qarxis! ?
-
Originally posted by Jacaylbaro: Yaa isla hadlaya ?? Oh my! weligey uma qoslin sidan u qosley maanta, qofkani maxaa ka qaldan! Ilaahayahow caafimaad na sii!
-
31 and midlife crisis! loads of bs. Yeah women go through it earlier than men but 31yrs old, c'mon! About your friend losing her faith in Islam, there is nothing I can say that will change her mind, so I wish her the best in finding herself!
-
Somaliland: President Siilaanyo Meets with Mayors
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
What do AS have to offer for Somalis and Somalia? Absolutely NOTHING! they don't have plan A, B, C, D, E walaa Z on how to run a country period! those Pakistanis will be dealt with accordinly soon IA! Tick tock...tick tock, their time is up! -
What is your point? Arsenal are losers axmaqyaashaas! Scums more like it ... ha oynin ok! thats what you get for bad mouthing Uruguay... ka xaaxaabi hee!
-
lol...hadaan fahmey Sayid Soomal maa dhahdid. Aniga boqortooyadooda maan wax ka sheegey? Swaziland aan ka hadleeya iyo nacaska head of state ka u ah. Qardho ha noolato! KK ha dhageyseyn Tuujiye, isku diro loo wadaa. Barre family maxaa kaloo ay qabtaan oo kale...
-
Waraa Tuujiye, KK shaqo kuma laha Sayidka marka maxaa kale?
-
MMA, I'm guessing they live on a 2 or 3 bedroom house. Correct me if I'm wrong, but I have a family there myself and even $1000/month is not enough for them sometimes. It really depends on how many ppl you are supporting at the end!
-
That is an excuse MMA. His little kingdom is on the front pages when it comes to HIV and AIDS. Marka inuu lacagta dadkaas loogu talagalay oo shopping kula aado his 13 wives is right?. Atleast kuwa kale do it on the down low, kani wuu ka daray ma is tiri once? He doesn't deserve his title, and I feel for his people because they have to put up with him. Xishood iyo raxmadii aa ka tagtey. Afrikaan iyo greediness maxaa laga sugaa anyways! You have a point there I must admit. Oh well! C'est la vie! lol@Tuujiye, KK waxey boqortooyo ka ogtahay malaha, xamar ayey ku dhashatey kuna kortey! I say bring it on!
-
Hahahaaaaaaa! ilaahayow KK enemy ha iga dhigin. Labadiina kore (BaiGaduud iyo KK) business fiican ayaad sameysateen (mid aan aniga bilaabe oo aan ugu macagdaray Jeeb Qoyan mind you). War labadaan qofood arka waxay sameynaayaan! Maxaa tiri? marka hore igaarkaan shukaansi iyo sida loo hadlo maba yaqaano, and the only thing he knows is how to say "kir" and "wacko". Marka qof kale oo ii qalma igu soo hagaajiya. Waryaa Haatu aniga ma maanta igu wacde clannist? do you have prove to backup your allegations? Aniga I know inaad friends laheen waayo meelba(thread) waad isku qorqortaa adigoo lagu casumin. Maantana hadii aad calankaada badalatey waan ku faraxsanahay inaad dadkaada soo dhex gashey. Bravo lil boy! Btw goormaad diidey my ice cream invitation? lacag la'aan aad sheegatey bas, anigana waxaan kuu sheegey inaan aniga bixi naayo, since I make more money than you. Ceeb ma ahan haddii aad lacag heysan oo aad welfare qaadatid! Oh yeah! I'm the best thing that happened to SOL and Somalia : :cool: deal with it! p.s. KK this is easy enough nooh! waan naxariis badanahay sidaad igu ogeyd! lol
-
Shaqo fiican ayaad qabatey JB finally.
-
MMA, Afrikaan boqor laga dhigey oo dadkiisa dhimanaayaan at an alarming rate wax lagu qoslo oo lagu baashaalo ma ahan. Lacagta dadka jiran loogu talagaley oo ku baashaalaaya, not his own trust fund mind you. AS oo u baahanyahay big time. This country will cease to exist soon if he keeps this up.
-
Popular Contributors