Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. SYAO doing big things in the big city. Yeah!
  2. What it do and ....what it does peepz! BOB labo sawir ayaan soo helay, ha i weydiinin sidaan ku soo helay, waa nala eegayaa hee! Waa dhir iyo biyo laakin, ooopz! Showqi, iima aadan duceyn sida BOB marka nagu kala wad. lol
  3. Talaado, Feberaayo 28, 2012 (HOL) — Guddiga madaxa-bannaan ee dastuur u sameynta Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah ugu soo guuray Muqdisho, sida ay mas'uuliyiinta ka tirsan dowladda iyo xubnaha guddigan saxaafadda ugu sheegeen maanta oo Talaadah ah garoonka diyaaradaha Muqdisho. Xubnaha guddigan oo dhameystiran horayna ugu shaqeyn jiray dalalka Kenya iyo Jabuuti ayaa kasoo dagay garoonka Muqdisho waxaana kusoo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda KMG Soomaaliya. "Guddigan haddii uu markii hore ku shaqeyn jiray Nairobi iyo Jabuuti, maanta wixii ka dambeeya wuxuu ku shaqeynayaa Muqdisho halkan ayuuna u soo guuray," ayuu yiri wasiir-u-dowladaha wasaaradda dastuurka iyo arrimaha federaalka DKMG ah Xuseen Maxamed Jaamac. Guddoomiyaha guddiga dastuurka, Cabdullaahi Jaamac ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay kusoo dhameystiri doonaan qabyo qoraalka dastuurka ayna ku shaqeynayaan wixii maanta ka dambeeya Muqdisho. "Waxaan halkan (Muqdisho) u nimid sidii aan u dhameystiri lahayn dastuurka qabyo qoraalka ah ee Soomaaliya, si looga dhigi dastuur rasmi ah," ayuu yiri Jaamac mar uu saxaafiyiinta kula hadlay garoonka Muqdisho. Dastuurka la dhameystirayo ayaa lagu wadaa inuu noqdo dstuurka ay ku dhaqmi doonto dowladda joogtada ah ee Soomaaliya, waxaana ansixin doona 1,000 qof oo laga soo xulayo qaybaha bulshada, sida lagu gaaray heshiiskii Garoowe laba. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  4. Qanyare has a better chance at the presidency than aunt Furoola. Carafaat aunt Furoola maxaad u daba socotaa horta?, qiimo ayaad u yeeleysaa markaad ka badbadiso ee qarasta naga yareey bal.
  5. BOB, Kismaayo meel jirta mahan nooh! meel kale maa dooratid yaaqoo, intaad ii abtirineysid. Calaa kuli xaal, waa ku xaal marinaa IA, waxaan sugaa ilaa Kenyatiga shaqadooda gutaan. Reer Ugali diet ka iney badelaan waaye, maraq iyo digir inay cunaan ayaa fiican nooh! Dulqaado xoogaa duqa, jidkaan ku soo jiraa hee.
  6. Yaa is gaarey bal. Sannadka iminkuu bilowdey hana dedejin.
  7. Zenawi doesn't call the shots, he's merely a foot soldier and when his services are no longer required he will be tossed aside like a used condom, no more no less.
  8. Ask the ones you've already met to hook you up Carafaatoow! p.s. Cid gaar miyaad ka hadleysaa mise reeraha halkaa dega oo dhan?, is cadeey bo inboow. lol
  9. A veterinary college was built after independence, during the regime of Siad Barre. It still attracts students from all over the Horn of Africa. MashaAllah The shopkeeper led us through the back and, we assumed, to a café area. It turned out to be her bedroom -- where we finished our sodas and biscuits sitting on her big bed. :D
  10. inboow waxaad ka hadleysid wax og ayaa yar halkaan, meel aad u socoto garan meyno, wax uun baad walaaqeysaa. p.s. Gartey
  11. lol@desperate for our help. You got jokes. We don't need you for anything, we got everything we need down South, macsalaama.
  12. dad aan garanaayo ayaan u jeedaa. Sabti, February 25, 2012(HOL): Dhawaan ayuu abwaan Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ku yimid booqasho rasmi ah dalka Qatar kaddib markuu ka helay casuumaad URURKA ARDAYDA SOOMAALIYEED EE QATAR. Safarkan waxaa fududeeyey Safaarada Somaaliyeed ee Qatar. Abwaanka waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Qatar iyadoo si isku duubni ah ay u soo wada dhaweeyeen dhamaan dadka ku hadla afka soomaliga ee ku u dhaqan wadankan. Abwaanka oo weli ku sugan Qatar ayaa markii ugu horreysay taariikh ay dawladda Qatar ogolaatay Tiyaatarka qaranka ee Qatar in Soomaalidu ku qabsato bandhig. Abwaan Hadraawi ayaa noqday qofkii helay sharaftan. Arrinkan taariikhiga aha waxaa fududeeyey oo qeyb lixaad ka qaatay Safaarada Soomalida ee Qatar. Waxaa habeenkaas ka soo qeyb galay munaasabadda dadwayne aad u tiro badan kuwaasi oo kala ah , aqoonyahano, ganacsato Culima udiin iyo dadwayne aad u tiro badan. Dadweynihii ka soo qeyb aglay waxaa farxad wayn u ahayd inay helaan habeen gaar ah oo ay dhaqankooda xusaan sida jaaliyadaha kale ee waddankan Qatar ku nool. Munaasabaddan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay looguna faaideystay in dhaqanka somaliyeed lagu bilo lana odhan karo wuxu ahaa habeen dhaqaneed ( Cultural event) . Igu horeyntii waxaa hadalo kooban oo soo dhaweyn ah kasoo jeediyey Safiirka Soomaaliya ee dalka Qatar Mudane Cumar Idris, isagoo sikooban uga hadlay qiimaha uu abwaan hadraawi u leeyay umada somaliyeed. Mudane Cumar idiriis wuxuu ku tilmaamay abwaanku inaanu ahayn oo kaliya hal abuur balse uu yahay Mufakir( philosopher ). Waxaa xigatay masrixiyad kooban (Small Play), oo ardadu soo diyaariyeen. Kagadaal waxaa madasha lagu soo dhaweeyey mid ka mid ah abwaanada da’ada yar Abwaan Fartaag ee ku nool waddanka Qatar oo isna goobtaas kasoo jeediyay gabayo ay dadku aad ula dhaceen. Intaa kaddib waxaa madasha la wareegay oo daadihinay barnaamijka qeytiisa dambe Prof. Afyare Abdi Cilmi oo ah aqoonyahan cilmiga siyaasadda ( political science) ka dhiga jaamacadda Qatar. Professor-ka ayaa si cilmiyeysan uga hadlay abwaan Hadraawi sida uu saamayn gaar ugu leeyahay Afka Somaaliga iyo guud ahaan kaalinta abwaan Hadraawi ku leeyahay sugaanka soomaaliyeed ka dibna si rasmi ah ugu soo dhaweeyey Abwaan Hadraawi inuu bulsahdiisa usoo bandhigo wuxuu u talagay. Dadweynihii ka soo qeyb galay ayaa sacab daqiidado badan socday kusoo dhaweeyey iyagoo gedi sara kacay Abwaanka iyo Halabuurka Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi susoo dhaweeyey. Abwaanka oo qiireysan ayaa ka codsady dadweynah inay fadhiistaan kana mahad celiyey siday shacbiyadiisu u darajeysay. Ugu dambeyntiina Abwaan Hadraawi oo sidii looga bartay canshar sugaameed mug weyn ka arqiyey kagana haqab-tiray bulshadiisa u oommaneyd afkooda hooyo iyo sugaantooda. Abwaanka ayaa qaadaa dhigay maansadiisa intii ugu caansaneyd oo weliba ugu daray waxay codsadeen dadweynaha. Abwaanka oo weli ku sugan Qatar ayaa la leh kulamo goono goono ah bulshaweynta Soomaliyeed ee ku dhaqan Qatar.
  13. Carafaat ma adigaa Mr Xornimo? waxbaa ka socda meeshan, wax meel ay u socdaan la garaneynin ayaa internet bartey. Balaayo.
  14. Somalida sharafta leh oo xaflada soo dhaweynta madaxweynahooda ka qeyb galey.
  15. Freedom;795398 wrote: I see the. It's are out in force, was born in the U.S saw never was taught ok, and for haters attacking I laugh cause I got to you lool You kidding right!