Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. SHIRWEYNAHA XOOLAHA SOOMAALIYEED Kulan ballaaran oo lagu maamuusayay furitaanka shirweynaha 16-aad ee Xoolaha Soomaaliyeed ayaa dhowaan ka furmay Hotel Calaacal oo ku yaala inta u dhaxeysa Tiyaata-rkii Qaranka iyo Baarlamaankii hore ee maga-alada Muqdisho. Munaasabadaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday Xoolaha dab joogta ah, kuwa la dhaqdo iyo kuwa magaalada isaga nool sida Ari Carbeedka, Digaaga, Bisadaha, Eeyaha, Doolliga, Dafada iyo Boolo boolada, kuwaasoo soo ururiyay xadgudubyada ay u geysteen xo-olaha duur joogta ah ee xooga ku soo galay magaalada horaantii sagaashameeyada. Ugu horeyntii waxaa kulankaasi leysku afga-rtay inuu shir guddoomiyo Md.Diiq Qeyla dhe-ere oo ku guuleystay tartan gacan taag ahaa oo dhex maray isaga iyo Md. Eey Lug-tuurte . Md. Diiq Qeyla dheere ayaa munaasabadaasi ka sheegay in shirweynahan oo socon doona ilaa iyo 26-ka Janaayo, taasoo ku beegan san-adguuradii 16-aad ee xoogga lagu qabsaday dab joogta iyo reer magaalka Muqdisho, kuwaasoo ay ka dambeeyeen wax uu ugu yeeray kuwa soo galootiga hubeysan ah. Sidoo kale Md. Doolli Dhega Dheere ayaa halkaa ka akhriyay qoraal loogu talagalay Sax-aafadda oo lagu muujinayay xadgudubyada iyo tirakoobka inta dhibaatada iyo xadguduby-ada ah ee loo geystay dab joogta kaasoo qor-aalka loogu xusay in 378-kiis la ururiyay mud-do sanad gudihiis ah. Afhayeenka shirkaasi Md. Orgi Cali Uraaye oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Sux-ufiyiinta ayaa sheegay inay xoog ku heystaan dab joogta soo galootiga ah sida: Libaaxyada jooga Km4, Dhurwaayada Isgoyska Bakaaraha, Dawacada Howlwadaag, Weerka wadada Aadan Cadde iyo Uuleyda Kaaraan ku sugan, isagoo ugu baaqay Hay’adaha u dooda xuquu-qda Xayawaanka inay wax ka qabtaan xadgu-dubyadaasi lagu hayo ayna diyaar u yihiin inay sameeyaan tanaasul si garabka duur joogta iyo dab joogta ay u yeeshaan wadahadal miis-ka korkiisa ah, isagoo u rajeeyay sanadaan sanadeeda inay ku gaaraan horumar ka duw-an midka ay ku heshiin la’yihiin dadka uu Ila-ahey caqliga tiray .
  2. Start to Crip walk to the ladies room.
  3. Somalina

    Canadians

    Originally posted by Ismalura: @ JB...saamuusba hadad ku suuxurato adaanba wax fahmeynin ee ilaahey ha kuu sahlo. @ Maskiin... aniga 'say walahi' mana aqaano cidna ma laqo. I could if i tried but iskuma diyin wali in aan wa liqo ama wax kaxeysto (again I am that innocent). Si fiican ayaad ugu jawaabtey odeyaashaan, good for you. Iska ilaali the "bullies" always. :cool:
  4. Indha cadeys hee! It is Hareesa (rhymes with Gaarisa ) yaa Xalwo Laqe. Koley aniga reer Kismayo kama sugeynin thank you iyo hadalo macaan! Aaheeey, hadii kale waxaan lahaa!
  5. BOB, thank you xataa majirto eh? The version I posted is way healthier than the one you're used to (clarified butter version). Anywho, I got my ajar so I aint mad at cha. lol@treatmill videos
  6. Somalina

    Canadians

    Tuujiye, there is a name for what you just did you know! Qofkii adiga advice kaa qaata ayaa kaa daran! maxaase la qeylineysaa?
  7. Ma soomantahay maanta? hortiisa intaas ka dheh, xanta iska jooji.
  8. Sac ayaan hal mar dibka ka jiidey, ari laami aan ka soo afduubneyna waan lisey. Laakiin weligey ari ma raacin, maybe in the future I will who knows.
  9. MMA, toon waa caafimaad ma ogid! malawaxa lee iska yaree, laabjeex jeclidaa bal toonta badso (raw garlic). Waxaan maqley reer Kismayo ayaa cunaan alaabtaan with subag!
  10. Shukulaato iyo Buufisow, alaabtaas waxa loo yaqaan Hareesa! I never had it and never will but BOB grew up on it or so he says. Anyways, he was asking for a Hareesa recipe and I took it upon myself to provide one. Intuu mashquul ku yahay Hareesa, waxaan atleast ka nasaneynaa reer Xamar this reer Xamar that rants. You are welcome (reer X). p.s. check the link I provided or google Hareesa cuz matilmaami karo.
  11. Hadu wax maqlaayo ka dhaadhici waakaas! BOB, I found a Hareesa recipe for you, enjoy. . MashaAllah reer X are so helpful, Kheyr Allah ha siiyo, aamiin dheh dhaqso.
  12. Somalina

    Canadians

    Originally posted by Ismalura: Any one ever take the via rail train in Canada? Candians here, no? Ramadan kareem Saomali Maxamed.... Welcome to SOL Ismalura, and Ramadan Mubarak. If you are heading to Toronto from Ottawa, Greyhound is the most economical option.
  13. Originally posted by Jacaylbaro: Duqa ma waxaad u qarinaysaa inuu yahay "ruubaa raqaa" ?? What is that even mean?
  14. lol@GD... PIS aan ka cabsanaa iney i dhahaan GalMudug tabakaayadaada la tag. Hadii aan u baahneyn ID sidaad sheegtey, waaba music to my ears. p.s. I'm not looking, marka lets not go there.
  15. JB, Jeneraalka faraha ka qaad dee. ID card baan ka sugaayaa, si aan tabakaayo ugu furto Garoowe.
  16. Garowe waa layga soo tarxiiley mar hore, adigaaba war haya walee. GD lol@IDP..
  17. JB, didn't mean to hijack your thread. Cafis iyo masaamax! GD, lol@clutching on to straws. I changed my screen saver picture to the PL flag. and I wrote down "PL always and forever so help me God" on piece of paper and framed it(all true). Now, where is that ID card you've promised me?
  18. You know whom I'm addressing! Indha adeegaagaa aa cajiib ah, laakiin wax cusub oo soo kordhey ma ahan! GD, if you want folks to respect the PL flag, you have got to respect the SL flag, sorry bro, but it goes together.
  19. Old school, New school it don't matter when it comes to Somali politics adeer! and you know it as well as me indeed! Lets not play musical chairs adeer! reality is that the UN is relocating to a Somali soil! and that is all I care for. What do you fancy inadeer?
  20. Mogadisho is the key that opens all the "federal" doors adeer. You can have offices in such and such cities but what really matters at the end is MOGADISHO nooh!
  21. Deal with the rebellion Adeer! Until there is unity among Somalis there wont be peace but more bloodshed. Why you (GD) care where the HQ will be? why is that relevant? Why does leadership come into a factor in your qabiil decision making case?