Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Somalina replied to Chocolate and Honey's topic in General
SHIRWEYNAHA XOOLAHA SOOMAALIYEED Kulan ballaaran oo lagu maamuusayay furitaanka shirweynaha 16-aad ee Xoolaha Soomaaliyeed ayaa dhowaan ka furmay Hotel Calaacal oo ku yaala inta u dhaxeysa Tiyaata-rkii Qaranka iyo Baarlamaankii hore ee maga-alada Muqdisho. Munaasabadaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday Xoolaha dab joogta ah, kuwa la dhaqdo iyo kuwa magaalada isaga nool sida Ari Carbeedka, Digaaga, Bisadaha, Eeyaha, Doolliga, Dafada iyo Boolo boolada, kuwaasoo soo ururiyay xadgudubyada ay u geysteen xo-olaha duur joogta ah ee xooga ku soo galay magaalada horaantii sagaashameeyada. Ugu horeyntii waxaa kulankaasi leysku afga-rtay inuu shir guddoomiyo Md.Diiq Qeyla dhe-ere oo ku guuleystay tartan gacan taag ahaa oo dhex maray isaga iyo Md. Eey Lug-tuurte . Md. Diiq Qeyla dheere ayaa munaasabadaasi ka sheegay in shirweynahan oo socon doona ilaa iyo 26-ka Janaayo, taasoo ku beegan san-adguuradii 16-aad ee xoogga lagu qabsaday dab joogta iyo reer magaalka Muqdisho, kuwaasoo ay ka dambeeyeen wax uu ugu yeeray kuwa soo galootiga hubeysan ah. Sidoo kale Md. Doolli Dhega Dheere ayaa halkaa ka akhriyay qoraal loogu talagalay Sax-aafadda oo lagu muujinayay xadgudubyada iyo tirakoobka inta dhibaatada iyo xadguduby-ada ah ee loo geystay dab joogta kaasoo qor-aalka loogu xusay in 378-kiis la ururiyay mud-do sanad gudihiis ah. Afhayeenka shirkaasi Md. Orgi Cali Uraaye oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Sux-ufiyiinta ayaa sheegay inay xoog ku heystaan dab joogta soo galootiga ah sida: Libaaxyada jooga Km4, Dhurwaayada Isgoyska Bakaaraha, Dawacada Howlwadaag, Weerka wadada Aadan Cadde iyo Uuleyda Kaaraan ku sugan, isagoo ugu baaqay Hay’adaha u dooda xuquu-qda Xayawaanka inay wax ka qabtaan xadgu-dubyadaasi lagu hayo ayna diyaar u yihiin inay sameeyaan tanaasul si garabka duur joogta iyo dab joogta ay u yeeshaan wadahadal miis-ka korkiisa ah, isagoo u rajeeyay sanadaan sanadeeda inay ku gaaraan horumar ka duw-an midka ay ku heshiin la’yihiin dadka uu Ila-ahey caqliga tiray . -
Start to Crip walk to the ladies room.
-
Originally posted by Ismalura: @ JB...saamuusba hadad ku suuxurato adaanba wax fahmeynin ee ilaahey ha kuu sahlo. @ Maskiin... aniga 'say walahi' mana aqaano cidna ma laqo. I could if i tried but iskuma diyin wali in aan wa liqo ama wax kaxeysto (again I am that innocent). Si fiican ayaad ugu jawaabtey odeyaashaan, good for you. Iska ilaali the "bullies" always. :cool:
-
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Somalina replied to Chocolate and Honey's topic in General
Indha cadeys hee! It is Hareesa (rhymes with Gaarisa ) yaa Xalwo Laqe. Koley aniga reer Kismayo kama sugeynin thank you iyo hadalo macaan! Aaheeey, hadii kale waxaan lahaa! -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Somalina replied to Chocolate and Honey's topic in General
BOB, thank you xataa majirto eh? The version I posted is way healthier than the one you're used to (clarified butter version). Anywho, I got my ajar so I aint mad at cha. lol@treatmill videos -
Tuujiye, there is a name for what you just did you know! Qofkii adiga advice kaa qaata ayaa kaa daran! maxaase la qeylineysaa?
-
Sawirka Maanta: Goormaa kuugu Danbaysay inaad Adhi Raacdo?
Somalina replied to Land_Soldier's topic in General
IstaqfurAllah! -
Sawirka Maanta: Goormaa kuugu Danbaysay inaad Adhi Raacdo?
Somalina replied to Land_Soldier's topic in General
Ma soomantahay maanta? hortiisa intaas ka dheh, xanta iska jooji. -
Sawirka Maanta: Goormaa kuugu Danbaysay inaad Adhi Raacdo?
Somalina replied to Land_Soldier's topic in General
Sac ayaan hal mar dibka ka jiidey, ari laami aan ka soo afduubneyna waan lisey. Laakiin weligey ari ma raacin, maybe in the future I will who knows. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Somalina replied to Chocolate and Honey's topic in General
MMA, toon waa caafimaad ma ogid! malawaxa lee iska yaree, laabjeex jeclidaa bal toonta badso (raw garlic). Waxaan maqley reer Kismayo ayaa cunaan alaabtaan with subag! -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Somalina replied to Chocolate and Honey's topic in General
Shukulaato iyo Buufisow, alaabtaas waxa loo yaqaan Hareesa! I never had it and never will but BOB grew up on it or so he says. Anyways, he was asking for a Hareesa recipe and I took it upon myself to provide one. Intuu mashquul ku yahay Hareesa, waxaan atleast ka nasaneynaa reer Xamar this reer Xamar that rants. You are welcome (reer X). p.s. check the link I provided or google Hareesa cuz matilmaami karo. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Somalina replied to Chocolate and Honey's topic in General
Hadu wax maqlaayo ka dhaadhici waakaas! BOB, I found a Hareesa recipe for you, enjoy. . MashaAllah reer X are so helpful, Kheyr Allah ha siiyo, aamiin dheh dhaqso. -
How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan
Somalina replied to Chocolate and Honey's topic in General
-
Originally posted by Ismalura: Any one ever take the via rail train in Canada? Candians here, no? Ramadan kareem Saomali Maxamed.... Welcome to SOL Ismalura, and Ramadan Mubarak. If you are heading to Toronto from Ottawa, Greyhound is the most economical option.
-
Popular Contributors