Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
My Favourites so far are; Calankeena by Fanaantii Qeylo Dhaan Jooqle cod macaanaa! Guuleyso weligaa! Dalkeena anagaa iska leh by Fanaantii Qeylo Dhaan Dalkeygow by Fadumo Qasim Hilowle. Ilaahayahow u gargaar dadkeena dhibaateysan. by Maryan Mursal by Waayaha Cusub
-
lol... Alhamdulilaah, waad mahadsantahay. Ii waran Duke, maxaa cusub beryahan? Si fiican ma u ciidey? I must admit, adiga ayaa dhaama kuwan kale ee meel fadhiista ku dheh, waxaana filayaa iney dhegeysanaayaan the Supreme Commander General Duke. p.s. Sheekadan mar hore ayay dhamaate, waan ku salaamayey uun.
-
-
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo lacag u soo ururiyay agoonta iyo dadka ku dhibaateysan dalka Soomaaliya Isniin, September 13, 2010 (HOL) − Ururro ay leeyihiin dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku nool waddanka Holland ayaa lacago saddaqo ah u soo ururiyay agoonta iyo dadkii ka barakacay dagaallada ee ku dhibaateysan gudaha dalka Soomaaliya. Ururrada lacagtan soo ururiyay ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Somali Next Generation (SNG) iyo Samowade, waxaana lacagta ay kasoo ururiyeen xarumaha ay Soomaalidu ku leeyihiin dalka Holland, sida dukaamada, masaajidda iyo weliba guryaha la daggan yahay. Saddaqadan oo ururinteeda la bilaabay 21-kii August socotayna illaa 6-dii bishan September, ayaa ahayd mid ciidda looga farxinayay agoonta iyo dadka kale ee ku dhibaateysan Soomaaliya, waxaana la gaarsiiyay xarumaha loogu talogalay. Xarumaha deeqdan lacageed ee saddaqada ah la gaarsiiyay ayaa waxay kala yihiin: iskuul ku yaala Widh-widh, xarun lagu xannaaneeyo caruur agoon ah iyo xero ay ku nool yihiin dadkii ka barakacay dagaallada Muqdisho oo ku yaalla Gaalkacyo iyo laba xero oo mid ay agoon ku nool yihiin oo ku yaalla degmada Afgooye ee gobolka Shabeellada hoose. Ururrada Somali Next Generation (SNG) iyo Samawade ayaa waxay lacagtan ay soo ururiyeen ugu talogaleen inay ku baraarujiyaan Soomaalida ku nool dalalka calaamka inay gacan siiyaan walaalahooda iyo agoonta ku dhibaateysan dalka Soomaaliya oo ay dagaalladu ka holcayaan. Xarunta xannaanada agoonta Al-Nahreyn ee degmada Afgooye ayaa qaar ka mid ah u qaybisay agoon ay ku xannaaneyso xarun ay leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Shabeellda hoose. Haddii aad doonayso inaad taakuleyso caruurta agoonta ah ee ay xannnaaneyso Al-Nahreyn kala xiriir cinwaannadan: Tel:+252-699-989977, +252-61-6726600 ama + 252-699-9714148 iyo Email: alnahreyn@gmail.com, bookoow@hotmail.com.
-
Wrong! that was for NGONGE, WAX FAHAN!
-
Adiga baro inaad caqliga aad is leedahay waad qabtaa isticmaasho intaad u sacbatumeysid maniacs that are killing our people everyday. Maxaad dhaanta HITLER? By the way, before you call someone a name you don't know the meaning of, I suggest you use Wikipedia or atleast Google it. Narcissism is the personality trait of egotism, vanity, conceit, or simple selfishness. Applied to a social group, it is sometimes used to denote elitism or an indifference to the plight of others. Soomaliga inaad ku hadasho aama laguu qaataa, intaad afka shisheeya magaca uga dheeli lahayd.
-
Sister Malika, I'm not sure where you are going with your first paragraph. I can't change the way the old man talks, but why the educated folks here not understand the gist of his message (we are burning and we have to do something). Ridiculing him and lying about Sharif is not going to stop the war is it? The old man is burying dead bodies everyday, and he has every right to voice his frustration with the TFG (minus the qabiil rabble rabble, blame the 4.5). I'm not trying to convert anyone, just pointing out the truth and what is wrong with us Somalis. Qof walba meeshu is dhigo ayaa lagu jiidaa. Hadduu qofka qaldan yahay waa in la yiraah "YAC". Ma fahamte? p.s. I happen to know how to communicate with skinnies everywhere.
-
Originally posted by Mr. Somalia: ^ Hey, back off Nina, you know I speak the truth. Me no speak English. Calanka aad wadatid waxyaabaha aad u geysatey kama hadli karo, waxaana fiicnaan lahayd inaad kuwa nasabka aad ku tilmaamtey la wadaagto calankooda kana aad wadatidna qashinka ku tuurto. A great idea soo ma ahan?
-
marka hala yaabin ragaan nasabka ah oo malin walba hal meel uga wada soo jeesta wixii lidi ku ah midnimada iyo hormaka Somaliya. looooooooooool@sheer hypocricy. Nasabka iyo midninmada ayaa qalad laga fahmey ma is tiraahdeen. qabiilkeyga ayaan u shaqeynayaa, oo saro ayaan dhisanaayo while dhiiga Somalida u daadanaayo, miyaa midnimida iyo horumarka Somaaliya aad ka hadlaysaan? Dadka walaalaheen ee Somaalida oo dhibaateysan ayaan ka eryaayaa gobolkeyga waayo iguma abtirsadaan miyaa the definition of midnimada iyo horumarka Soomaliyeed? Kan is qarxinaaya iyo kan dadkiisa(Soomalida) iska ag fogeynaayo maxay is dhaamaan? waxba Dadka dhimanaya maalin walba dhiigooda qiimo agtiina kama laha, marka maxaad ku faaneysiin oo aad haysataan maanta? Qofkii Soomali sheegta oo dibada jooga qaxootinimo daradeed inuu musuqmaasuqa u sacba tumo ma xaq baa? Ma ilowdey waxaad qaxooti ku noqotey? naxariista xagey idinka martey? Muslim baan ahay oo Quraanka kariimka ayaan xifdiyey oo diinteyda kor iyo hoos ayaan ka aqaana haddana dhiiga muslim ka qiimo iguma fadhiyo agteyda maad u taqaaniin jihaadka? Mutacalim baan ahay, waxaan ka qalin jebiyey Harvard oo waxaan haystaa 3x Ph.D oo English baan ku hadlaa ayaa la isugu faanayaa, iyadoo dadkeena ay baaba'aayaan oo wadankeena holcaayo har iyo habeen. Ama sida reer WG banaanka soo istaaga ee dhaha Soomaliya shaqo kuma lihin, oo dadka gubanaya oo dhimanaya maalin walba iska indha tira, ama dadka Soomaliyeed wax u qabta kana shaqeeya inaad la dagaalantaan musuqmaasuqa lagu haayo wadankiina(or so you say). Qof u maqan dadka dhimaanaayo maalin walba ma jiro. Wax lagu faano meeshan ma yaalaan. Odeygan la daacayadaynaayona, Soomaliya ayuu jooga, maalin walba dhiiga daadanaayo wuu hor taagan yahay, so why wouldn't he be frustrated ma is weydiiseen intaad hadalkiisa gadgadineysaan? More than 230 people have so far been killed in Mogadishu (Ramadan month), for what I ask? who is speaking for them? who? Hadaad midnimo ama horumar rabto, dhiiga dadka daadanaayo qiimo ayuu kula lahaan lahaa, habeen walba markaad seexanayso waad ka fikiri lahayd, markaad subaxdii soo kacdid waad ka fikiri lahayd oo waxbaad u qaban lahayd wadankaaga. Wake up from your coma, and do something for your people(no matter what clan they belong to) and stop xaasidnimada. I leave you with "war WAX ISKU FALA oo hurdada ka kaca" if you are a Somali. Haddii kale arrimaha Soomaliya faraha ka qaada oo ka dhex baxa and go on your merry ways (ku dayo SL ama Afghanistan u guura oo dalkeena ka dhaqaaqa). Say no to injustice, say no to genocide, say no to jaahilnimo. Support what is just and fair. p.s. waxyaabaha yuhuuda iyo kirishtaanka ku dhaqmin ayaan ku dhaqanaa haddii aan Muslim nahay, Somaalina ka sii nahay, after 20 years I think it is time to say "NO MORE"!! GET UP AND FIGHT for your country and for your people. Hadii kale SHut your YAP.
-
Original video
-
History of the Somali flag In 1949 the General Assembly of the United Nations (UN) decided that Somalia would be under the former colonial power (Italy) as a trusteeship territory for ten years. There were three other governments who were members of the UN Commission that were sent to Somalia as an advisory council of the trusteeship administration of Somalia. They were Egypt, the Philippines and Columbia. In April, 1950 the Italian trusteeship administration took control of Somalia and the British military administration withdrew. During the early months of 1954, a legislative council had been formed by the Italian trusteeship administration and the advisory council of the UN. The members of the legislative council were composed Somalis, Italians, Arabs and Indians. They had to prepare all laws and legislation concerning the country for the ten years of trusteeship under the United Nations. The members were not elected, but each political party, foreign community or any other recognized organizations were asked to select members. Mr. Mohammed Awale Liban had been selected by the Somali labour trade union. Then members suggested the the Somalia national flag must be adopted by the legislative council in order that the Somali people could get to know their National Flag before independence. When the legislative council agenda reached the discussion on the Somali National Flag, Mr. Liban proposed that only the Somali members should discuss the issue. According to the legislative council's constitution each new proposal had to be voted on by all the council members. Mr Liban proposal was adopted and the Somali members of the council chose Mr. Sheik Omar to be Chairman. The temporary new chairman said that the issue of the national flag would be debated the next day, following which Mr. Liban went home and started to design the Flag. He chose the blue colour to represent peace and the UN and placed a white 5-pointed star in the centre. Each point of the white star was to represent the five Somali regions which had been divided by the colonial powers. The next morning the council session started around 10:30. However, once the chairman had opened the session Mr. Liban requested a chance to speak, which was granted by the chairman. He stood up in front of legislative council members and stretched out on his chest the blue flag with a white star in the centre. As he kept on stretching the flag across his chest, the Somali members applauded and cheered while clapping for five minutes. The temporary chairman made a short speech in which he acknowledged the ability of Mr. Liban whose talent had produced such a beautiful flag less then 24 hours. Mr. Mohammed Awale Liban said the blue color stands the United Nations who help us to reach our dream of independence; white means peace and prosperity; and the star is the five regions of the Somali people. Faisal H. Jama, 08 Mar 2000 AUN Halyey Liban, one of my fav Somali heroes. I dedicate this in his memory. Calanyahow waligaa saarnoow rabi saxarka kaa qaad
-
Hubka dawlada laga soo xadey maa lagu faanaa. Gubta ilaa cimaamadiina muuqanin. :mad: :mad:
-
Originally posted by Thierry Henry: I am criticizing AY more than others because this thread is about him. If it was about Aideed or others I would do the same. Many people did celebrate Aideed’s death. The same thing will happen for Ay regardless I am perplexed at the notion people from the Somali Diaspora see SNM/USC/SSDF leaders and fighters as warriors. They are the same people that made them refugees Intaas haddii la garan waaye laguna faanaayo waa aakhiro samaan runtii. They forgot where they came from. Raise your fake flags and lets see how far you can go by yourself. Caqli xumo fooqal caqli xumo.
-
Originally posted by Jacaylbaro: quote: waxaana la sheegay in bukaannadii dawooyinka ka qaadan jiray xarumahaasi ku yaala Baydhabo la amray in mar qura la siiyo dawooyinkooda. :mad: :mad: :mad: .... Wax kasta farahay la galeen Nacallaa ku yaalle. Wejigooda iyo wujuuhdooda weliba. :mad: :mad:
-
Eid Mubarak to you too bro. Beautiful black and white photos of Somalia (random pre '90s). p.s. 0:24 maamada ayaa ku jirta, garta which one? So proud of her. Mashallah.
-
Popular Contributors