Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Sidaad doonto ii cey (shalay ma dhalanin), laakiinse maalin walba markaad soo toosto, ka aqriso halkaan AS waxay yihiin! Maxay yihiin? GAALO, EEYO, LOWEST of the LOW (baqti dhintey), and finally OPIUM addicts.
  2. These men and their Arab handlers actions should be recorded, pictures collected, info on their background, clans, families, spouses bank accounts education and so on. Add the ones that are wiring money to these dogs and facilitating their kufar agendas. :mad:
  3. lol@Ismalura Congratulations! you are officially a nomad! Culimadeenii ayey caynayaan oo gaalo ugu wacayaan. Wax respect ama naxariis aan u haayo eeyahaan ma laha.
  4. Did you just insult me? Respect is earned marka la dhaho been been ma aha. Jaad iyo sigaar maay kaa istaagtey? :mad: AS waa gaalo. How do you like that?
  5. Magacyada tuugada wadankeena burburisey. Maxaad ka taqaanaa Magcyada golaha fulinta ee kooxda Shabaab iyo xilalka ay u hayaan shabaab. Written by Yusuf Sheikh Ciise Tuesday, 07 September 2010 08:14 Waa golaha fulinta qaybta somalida ugu jirta oo ah 42 xubnood guud ahaan waa 85 inta kale waa ajaanib waxaana horjooge u ahaa qaybta soo duulayasha Khalid Al-muhajir Al-musdafaa oo ku geeriyooday dagaalladii ugu dambeeyay Waxa u u dhashay dalka Pakistan, ragaani dagaalada ma galaan, laakiin waxeey abaabulaan dhalinyaro ay ka dhaadhiciyaan dagaaladani inay Jihaad yihiin, iyaguna ma tagaan dagaallada, waxay ku haraan goobaha nabadda ah. Dhegeyso Kooxdaan waxay ku tagri falaan dhaqaalaha soo gala kooxda, waxay wataan gawaarida raaxada. ayagoo sabab u noqday geeridda Boqolaal Caruur ah oo ay aragti qaldan ku soo dagaal galiyeen iyo dhaawacyada boqolaal kale oo caruur ah. Sidoo kale waxay sabab u yihiin geeridda in ka badan 300 qof oo rayid ah maalmo kooban, iyo intaas laba jibaarkeed oo dhaawac ah, barakaca in ka badan 1 Milyan oo shacab ah, iyo dadkii barakacay oo ay dhibaato uga daba geeyeen dalalkii ay u barakaceen sida Uganda, Kenya, Raggaasi Soomaalida ah eek u jira Fulinta Shabaab magcahooda waa sidan:- Axmed Cabdi Godane Horjoogaha shabaab. Ibraahim Xaaji Jaamc ku-xigeenka 1aad, iyo maaliyadda. Abuu Mansuur ku-xigeenka 2aad ee maleeshiyaadka. Fu’aad Shongole madaxa wacyi galinta.(brain washing) Mukhtaar Abuu Muslim Fatwada. Khalif Maxamud Warsame NGO-yada. Mm Karatay Qubuuro faagidda. (is duug aan idhi) Cumar M Jimcaale(matan) Godane's bodyguard. Cali Maxud Raage Afhayeen. C/llaahi Timo Jilic Farsamada qoryaha iyo iibka. Xasan Afgooye Godane's personal assistant C/llaahi Nadir Turjumaanka godane. Sahal Iskudhuuq Afduubka hay’adaha iyo iibintooda. Xuseen Dayniile Gobalada. Xasan Dhere Madaxa hantida ay soo dhacaan. Xasan Afrax U qaybsanaha xiriirka Pirateska Maxamed Cumar Adeega ajaanibta iyo daryeelkooda. Bashiir Qoorgaab Horjoogaha kooxda hoobiyaasha. Axmed Cusuble Horjoogaha xisbada(boliska) guud. Mahad Karatay Tababarada. Axmed Fifle Qaybta maaliyadda. Xasan Turki Odayga raskanbonigi Shabab Maxamed Dulyadeyn Isku xirka raas ganbooni iyo Shabaab. Farxaan Maxaed Kaahiye Xafiiska guud ee gaashaandhigga. C/llaahi Xiirane Horjoogaha gobalka Sh/hoose. Daahir Gacaney Qaaliga guud ee Shabaab. Cali Muuse Qasnajiga. Cali Maxamed Xuseen Horjoogaha gobalka Banaadir. C/llaahi Xaaji( daa’uud) Horjoogaha amniyaadka(dilalka). Cumar Faaruuq Horjoogaha booliska gobalka Banaadir. Maxed Balli Barabagaanka (qabiil dhan ayuu u yeerey gaalo) Aadan Coonbe Arimaha bulshada. Faarx Cali Xusen Dacwada gobalka sh/dhexe. Yuusuf Kaba Kudukade Horjoogaha galgaduud. Kaba Jaceel ku-xigeenka goballka sh hoose. C/raxiim Cali Muudey Madaxa canshuuraha dhuxusha. Xasan Qoodax Horjoogaha maleeshiyaadka gedo. Xusen Daqare Horjoogaha gobalka gedo. Cali Rooti Grave digger (the kids) Bukhaari Horjoogaha sh/dhexe. Yuusuf Macalin C/Qaadir Horjooge ku xigeen. Ismaan Macalin Maxamud Horjooge maleeshiyo. Waxa aan soo gudbin doonaa taariikhda gacan ku dhiiglayaashaan qof qof, waxaana sidoo kale sheegi doonaan meelaha ay wax ku soo barteen qaarkood sida Axmed godane oo jaamacad ku soo dhameeyay dalka Pakistaan, iyo Ibraahim Xaaji Jaamac oo waxbarashhadiisa ku soo qaatay dalka Mareykanka, sidoo kale waxaan idiin soo gudbin doonaa horjoogayasha caanka ku ahaa dagaaladi qabiilka iyo isbaarooyinkii lagu yaqiinay gudaha magaalada Muqdisho iyo gobalada kale. Waxaa kale oo aan soo gudbin doonaa Sawiro horjoogayaal muhiim u ah Maleeshiyaadka koxoda Shabaab ee dhibaatda ka wadda Dalkeena Somaliya. radiomuqdisho.net
  6. Mr. Jangali waxaa uu sheegay in xubnaha kulanka isugu yimid aysan dhammaantood ahayn kuwo ku fikir ah ra’iisal wasaaraha, hase yeeshee ay ku jiraan kuwo mowqifkoodu yahay dhex dhexaadnimo oo aan cidna u janjeerin.
  7. Madaxweyne Shiikh Shariif oo Safar Deg-Deg Ah Ugu Baxay Dalka Uganda September 17, 2010 Wararka aan ka helayno magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dawladda Federaalka Shiikh Shariif uu safar aan horey loo sii shaacin ugu baxay dalka Uganda, kaas oo ahaa mid deg-deg ah, Safarka Madaxweynaha ayaa waxa xaqiijiyey waaxda warfaafinta ee xafiiska Madaxweynaha. Safarka Madaxweynaha ayaa ku soo beegmaya, xili uu khilaafka u dhexeeya isaga iyo Raysalwasaare Sharmarke gaarey heerkii ugu xumaa, Sidoo kale Madaxweynaha ayaa laga sugaayey in uu safar ugu baxo dalka Maraykanka halkaas oo uu ka dhacaayo shirka Qaramada Midoobey ee loo dhan yahay, Shirka loo dhan yahay ayaa ka dhacaaya magaalada New York 20 – 22 September, waxaana ka dhiman muddo laba maalmood ah. Safarka ayaa la aaminsan yahay in uu salka ku hayo sida loo xalin lahaa khilaafka hareeyey Dawladda kumeelgaaka ah, waxaana saakey goor hore u timid Madaxweynaha diyaarad laga soo direy dalka Uganda. Dhanka kale Raysalwasaare Sharmarke ayaa isu diyaarinaaya in maalinta berri ah uu hortago Baarlamaanka si uu uga jawaabo mooshin ka dhan ah oo lagu eedeeyay isaga, waxaana dhici karta in kulankaasi baaqdo, marka le’eego waan-waanta socota. Horseed Media
  8. Barakacayaasha ku nool inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye oo ka cabanaya kooxo burcadbadeed ah Jimco, September 17, 2010 (HOL) − Qoysaska barakacayaasha ah ee ku nool inta u dhexeysa Muqdisho iyo Afgooye ayaa ka cabanaya kooxo burcadbadeed ah oo ay sheegeen inay iibsanayaan goofaf ay barkaca ahaan u daganaayeen sannadihii lasoo dhaafay, kuwaasoo ku qasbay inay mar kale barakacaan. "Boqolaal qoys ayaa dib looga barakiciyay kaamamkii ay ku noolaayeen sannadihii lasoo dhaafay, kaddib markii la iibsaday," ayay Caasho Shaacuur Ugaas oo ka tirsan bulshada rayidka ah u sheegay wakaaladda wararka Qarammad Midoobay ee IRIN. Caasho Shaacuur, waxay intaas ku dartay: "Dadka lacag haysta ayaa ka iibsanaya milkiilayaasha iska leh goofafka u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye, taasoo khasab ka dhigtay in barakacyaashii ku noolaa ay mar kale barakacaan, mana jirto cid ka hadlaysa arrintaas." Wariye magciisa qariyay, ayaa sidoo kale u sheegay IRIN: "Kuwa dhulka iibsanaya waa kooxo burcadbadeed ah ama xiriir wanaagsan la leh." isagoo ku tilmaamay arirntaas mid si doqonnimo ah sare ugu qaaday qiimihii dhulka lagu kala iibsan jiray. Dhulka ku dhow waddada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo Afgooye ayaa ah kuwo ay dadkii ku noolaa banneeyeen, kaddib markii la iibsaday, waxaana la sheegay in dib loo iibinayo si ay kooxihii horay u iibsaday uga sameeyaan lacag. Shaacuur, waxay sheegtay in dadka barakacayaasha ee ku noolaa dhulka hadda la iibsanayo ay muddo saddex illaa afar sano ah ay halkaas ku noolaayeen, kaddib markii ay kasoo carareen dagaallada aan dhamaadka lahayn ee Muqdisho ka socda. Milkiilayaasha iska leh goofafkii ay barakacayaashu ku noolaayeen ayaa la sheegay inay tallaabadan qaateen, kaddib markii ay waayeen dhaqaale badan oo kasoo geli jiray hay'adaha gargaarka, kuwaasoo howlahoodii laga joojiyay deegaannadaas. "Hay'adihii gargaarka markii ay joojiyeen gargaarkii ay siin jireen dadka ku nool kaamaka u dhexeeya Muqdisho iyo Afgooye waa la burburiyay wax walba oo ay dhiseen," ayuu yiri mid ka mid ah dadka barakacayaasha ah. Faadumo Xaaji, oo ah hooyo haysata saddex caruur ah, ayaa sheegtay in si khasab ah looga barakiciyay kaamkii ay daganayd oo lagu magacaabi jiray Israac, kaasoo ku yaallay deegaanka Carbiska, lana barakiciyay iyagoo gaaraya 450-qoys. "Haddii aadan ka guurin kaamka, waa la burburinayaa cooshka kuu dhisan, waa arrin xaasid-nimo ah, ma jirto cid ku tixgelinaysa," ayay tiri Faadumo oo sheegtay in qoysaskii ay isla barakaceen ay dhammaantood ahaayeen kuwo aad u liita. Qoysaskan ayaa ku tilmaamay kuwa dhulka iibsanaya iyo kuwa xabbada kaga soo saaray Muqdisho inay isku mid u yihiin, ayna u arkaan cadow kasoo horjeeda noloshooda, waxaana iibsiga dhulalka uu si xowli ah uga socdaan deegaannadaas. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  9. Maleeshiyaadka Al-Shabab oo boob u geystay xafiisyo hay’ado samafal ay ku lahaayeen dagmada Buula Barde ee Gobalka Hiiraan. Friday, 17 September 2010 13:06 Maleeshiyaad hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-shabab ayaa shalay galinkii dambe si qasab ah ku galay Xafiis ay hay’daha Atra iyo Mirs oo ka howl gala gobolkaasi ku lahaayeen magaalada Buulo Burde ee gobalka Hiiraan halkaas oo ay ka qaateen computers, qalab xafiiseed iyo gawaari ay hayadaasi laheyd. Dad goob joogayaal ah ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ay arkayeen maleeshiyaad hubeysan oo gaadiidka dagaalka ku raranaya qaar ka mid ah qalabkii hay’adda ay ku shaqeyneysay. Warka ayaa intaa ku daraya in maleeshiyaadkaasi ay jirdil u geysteen qaar kamid ah shaqaalaha xaruntaasi ayadoo aysan jirin wax digniin ah oo horay loogu soo gudbiyay shaqalaha xaruntaasi. Al shabab ayaa horay sidaan oo kale boob ugu geystay xarumo hay’ad samafal ah oo ku yaalay magaalada Beledweyne ee gobalka Hiiraan kuwaas oo qar kamid ah qalabkii ay ku shaqeynayeen ay haatan adeegsanayaan horjoogayaal ka tirsan kooxda Al-shabab. Boobka xafiiska hay’adaha Atra iyo Mirs ayaa ku soo beegmaya maalmo kaddib markii maleeshiyada Al Shabab deegaannada ay ku sugan yihiin ka mamnuuceen in ay howlgalaan sadex hay’adood oo katirsan Qaramada midoobay.
  10. Culimada Soomaaliyeed oo wax diinta ka fog ku tilmaamay Hadalkii uu Axmed Godane ku aflagaadeeyay Umadda Soomaaliyeed Monday, 13 September 2010 05:22 Culumada Soomaaliyeed ayaa wax diinta ka fog ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray Godane ee ahaa iyo culimada Soomaaliyed iyo dadka aan diinta heysan ay isku mid yihiin. Dhegeyso Sheikh Cumar Faaruuq Cabdi Suldaan oo xalay wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa sheegay in hadalka horjoogahaasi uu yahay wax lala yaabo isagoo soo daliishaday aayado quraan oo sheegaya in aysan sinneyn Qof Alle rumeeyay iyo mid aan diinba heysan. Sheekha ayaa xalka Soomaaliya ku sheegay mid ku imaan kara wada hadal iyo wax wadaag balse uusan ahayn mid in diinta dadka laga saaro ku imaan karya, wuxuuna sheekhu intaa raaciyay in in nabadda la qaato ay ka mid tahay Diinta Islaamka oo nabad ku saleysan. Sheikh Cumar Faaruuq oo aan weydinay eed ah in Culimadu ay taageeraan Madaxda dalka oo uu ku eedeyay Godane ayuu sheegay in diinta Islaamku ay qabto in la adeeco madaxda haddii ay qaldan tahayna la toosiyo, wuxuuna ku baaqay in diinta Islaamka loo qaato sida ay tahay ee laga daayo waxyaabaha lagu barxayo ee rabitaanka shaqsiga ku saleysan. Horjoogaha Shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa Warbaahinta ka faafiyay War uu ku aflagaadeeyay Qeybaha kala duwan ee bulshada isagoo waliba si gaar ah u caayay Culimada Soomaaliyeed, Imaamyada Masaajidda iyo dhallinyarada Umadda Soomaaliyeed oo uu ku tilmaamay kuwa aan tarbiyo helin oo Jaahiliin ah. Gaal ayaa qof muslim ah gaal ugu wacaayo!
  11. I believe you just called me a donkey! Daacuun hakugu dhaco, dabna carabka hakaaga gubto. Madax sac yaho!
  12. Friday, 17 September 2010 09:43 Barnaamijka kulaka Jimcaha waxaa todobaadkaan looga hadlay meel ka dhac uu culimada Soomaaliyeed iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada u geystay mar uu saxaafadda war u qeybiyay maalmo ka hor. Waxaa barnaamijka ka qeyb galaya Culimo magac ku leh dalka Soomaaliya, Odayaal dhaqameedyo iyo marti kale, waxaana barnaamijka ku soo qaadan doonaa warbixino dhaxal gal ah. Culimada ka qeyb galaya barnaamijka waxaa ka mid ah Sh. Cumar Faaruuq Cabdi Sutaal, Sh Bashiir Axmed Salaad, Sh Axmed Cabdi Dhicisoow iyo Sh Ismaan Macallin. Sidoo kale waxaa marti ku ah barnaamijka Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha ******, Nabadoon Max’ed Xasan Xaad oo ka jawaabaya hadal ka soo yeeray Godane oo sheegay in ay gaalada ka ammar qaataan. Qeybta Labaad ee barnaamijkaan la soco berri hadduu Alle Idmo. DhEGEYSO Ninkaan ma fiyow yahay? :eek:
  13. Xasuuso xasuuqii Hotel Shaamow 12-03-2009 :mad: AUN intii ku geeriyootey AS isqarxiskooda.
  14. lol@I'm going to Berbera very soon. It looks like they're on vacation. JB weydii if he can hook you up next time around.
  15. Xukuumadda oo Sabtida Loo Qabtey iyo Jawaabta Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid September 16, 2010 Xildhibaanada baarlamaanka Federaalka ayaa Maanta fadhi isugu yimid inkasta oo fadhiga dib u dhac badan uu ku yimid kadib markii Kooramku buuxsami waayey isla markaana uu aad uga soo daahay Guddoomiye kuxigeenka kowaad oo isagu ku mashquulsanaa soo dhaweynta Shariif Xassan Shiikh Adan afhayeenka baarlamaanka oo maanta soo gaarey magaalada Muqdisho. Fadhigii maanta ayaa xildhibaanada waxaa laga hor akhriyey warqad uu baarlamaanka u soo direy raysalwasaare Cumar Cabdirashiid Sharmarke taas oo uu kaga jawaabayey mooshinka, laga keenay xukuumadiisa, waxaana akhriyey Prof.Cabdiraxmaan Xaaji Aadan (IBBI) Wasiirka Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda, ahna Raysalwasaare ku xigeen. Sidoo kale waxaa laga hor akhriyey fadhigii baarlamaanka Mooshin ka dhan ah xukuumadda Sharmarke, taas oo ay ku saxiixnaayeen 110 xildhibaan, waxaana akhriyey Xildhibaan Sheegow oo kamid ahaa mudanayaashii soo saxiixay. Qaar kamid ah xildhibaanada ayaa goobta ka akhriyey dooda ay qabaan wax yar kadib waxaa shirguddoonku uu gashey arinta in cod loo qaado in xukuumaddu soo weydiisato Baarlamaanka codka kalsoonida, waxaa la sheegay in ay isku raaceen 296 xildhibaan, saddex xildhibaan ayaa ka soo horjeestey hal midna waa ka aamusay, waxaana fadhiyey kulanka 300 oo xildhibaan. Shir guddoonka ayaa ku dhawaaqey in xukuumaddu codka kalsoonida ku soo weydiisato baarlamaanka muddo saddex maalmood gudahood ah taas oo ka bilaabanaysa maanta, waxaana fadhiga baarlamaanka loo bamalay maalinta Sabtida ah. Jawaabta Raysalwasaare Cumar Cabdirashiid Raysalwasaaraha ayaa isla maanta ka hadley wixii ka dhacay baarlamaanka, waxaana uu ku tilmaamey wax sharci darro ah taas oo ay wateen Raysalwasaare kuxigeenada xukuumadda kuwaas oo kala ah Ibbi iyo Adan Madoobe, waxaan u direy guddoomiye kuxigeenka warqad aan u sheegayo in aan maalinta Sabtida ah hor imaanayo Baarlamaanka isla markaana uu ka jawaabayo eedaymaha ku qoran Mooshinka. Dhegeyso Cumar jawaabtiisa
  16. A young woman examined a militia member's ammunition belt in Wisil, Somalia. By JEFFREY GETTLEMAN Thursday, September 16, 2010 WISIL, Somalia — The wind howls here, lifting off the desert, roaring into town, gathering force as it squeezes between the metal shacks along Wisil’s main drag and blasts into people’s faces. Spectral figures tramp by, their faces wrapped in checkered scarves to keep the sand out of their eyes and prevent it from burning the backs of their throats. Lashed by the wind, donkeys bow their heads. Against this tableau appears Mohamed Gelle. He is hard to miss. His eyes are pried open with little white straws wedged between his cheek and his eyebrow because, he says, he never wants to sleep. Wisil’s children laugh mercilessly at him as he hunches under a tree and wolfs down a melon, mumbling to himself as the juice dribbles off his chin into the tangle of rags that make up his clothes. “That man,” said a passer-by, with a sad shake of the head, “used to be the richest man in town. He had five taxis in Mogadishu.” What happened? “The war.” Not far away, trudging along in oversize flip-flops, is Mahamoud Ahmed Dini, who unlike Mr. Gelle moves unnoticed, looking completely normal — until you see the left side of his head. His left ear has been sheared off, leaving a spongy stump and a sand-encrusted hole. “It was a 37-millimeter shell. A zook !” Mr. Dini says, almost proudly. “1991.” One man loses his ear, another seems to have lost his mind. A single mother with five children says goodbye to her home during a barrage of mortar rounds in Mogadishu, the capital, and arrives here broke, embarking on a life of squatter-hood. Though Wisil is just another windswept town in central Somalia, barely a tiny dot on the most detailed maps, it seems to embody something bigger, something true for the entire nation: an enduring sense of loss. Somalia has been missing a functioning central government for nearly 20 years, a record in modern times. The government imploded in 1991 and nobody — not the warlords, clan elders, religious sheiks or United Nations-backed technocrats — has been able to rebuild it. The problems that stem from this are scattered far and wide. The lawlessness, the lack of resources, the isolation and the desperation extend outward in various degrees of intensity from the bullet-scarred streets of Mogadishu to remote, impoverished, uneventful villages like Wisil, which are essentially left on their own to deal with the wreckage of a never-ending war. With cloudy eyes and trembling lips, Mahamoud Nur Ali, the oldest man in Wisil, remembers when the Italians invaded Hobyo, a nearby coastal town (and now a pirate den) in 1925. He was 8 and his traditional world of camels and deserts, blood feuds and swords, was about to change. But he says he does not begrudge the Italian colonizers. “Actually,” he said, sitting on a thin reed mat in a house made from flattened oil drums, “those were the best days we had. At that time, there was some law and order.” Today, what law and order there is left in places like Wisil comes from the intricate clan system. Somalia may be one of the most homogenous countries on the planet, with nearly 100 percent of its people speaking the same language, adhering to the same religion (Sunni Islam) and belonging to the same ethnic group. But this nation is split into a dizzying number of clans, sub-clans, sub-sub-clans and so on, and just about everyone in Wisil hails from the same sub-sub-clan, the Sa’ad. After the government collapsed, many men here fought fiercely for the Sa’ad’s leader, Mohamed Farah Aideed, a notorious warlord. Mr. Aideed humiliated American troops in 1993 in the Black Hawk Down battle but was killed a few years later, leaving Wisil’s people without a champion. The village today has a few thousand residents, no running water, no electricity, no TVs. Its sandy main street is littered with camel vertebrae, red-and-white Sportsman cigarette packs and donkey dung. A portrait of isolation, Wisil is eight hours’ drive from the nearest town with electricity, down a road so bumpy that travelers get calluses on their hands from holding on so tightly as they are jostled over it. The young men here say that if there was a government, maybe there would be better roads. And wells. And schools. And hospitals. Many children here have dime-size scars on their foreheads, the mark of traditional medicine, typically a burning stick touched to a child’s face in the hope of ridding the young body of malaria and other diseases. “What do we do for fun?” said Bashir Ahmed, a young farmer, sitting with friends outside a bare shop. “We sit here on the stoop and watch the road. That’s our fun.” Wisil’s people are herders and farmers, scraping a living from the thorny landscape. At this time of year, the sun beats down and the wind picks up, stirring so much dust that the bottoms of the clouds turn pink, the color of the desert. That same wind froths up the seas. Wisil is not far from the Somali coast, and many Somali pirates pass through here, especially during the de facto pirate summer vacation because of the rough ocean. The other day, a pirate convoy thundered through town, the tires of the four-by-four trucks churning up a mini-sandstorm as the trucks flew past. “We don’t get anything from them,” scowled Mr. Dini, the man with the missing ear. “They use their money to drink wine and sleep with prostitutes.” Several pirates in Wisil admitted as much. One pirate named Mohamed, who claimed that he made $250,000 in 2009 for hijacking the Faina, a Ukrainian freighter packed with arms, said he spent all his money on cars, qat (a leaf Somalis chew for a high) and women. “If I knew how to save like a normal person,” he joked, “do you think I’d still be doing this?” A small, clan-based local government, the Galmudug State administration, is trying to establish a foothold in this area, and clan leaders want money from the United Nations to help create fisheries, livestock projects and other jobs to give young men an alternative to piracy. But the basic human needs here are staggering. On the outskirts of Wisil stand dozens of deserted gumdrop-shaped hovels made from scraps of plastic. These used to be homes of displaced people fleeing Mogadishu’s fighting. “Where did they go? I’m not sure,” said Abdi Aziz Hassan, a volunteer policeman. “Maybe they left because of the wind.” Boys waited outside the village mosque before sunset prayer last month. Wisil's people are herders and farmers, scraping a living from the thorny landscape. On the outskirts of Wisil stand dozens of deserted gumdrop-shaped hovels made from scraps of plastic. These used to be homes of displaced people fleeing Mogadishu's fighting.
  17. Thursday, September 16, 2010 MOGADISHU (Xinhua) - At least 12 people were killed and almost 45 others were wounded on Thursday in heavy shelling exchanges after Islamist fighters launched a mortars attack on Somali lawmakers meeting in Mogadishu, medical sources said. "We have so far taken 45 injured civilians to the hospitals and our ambulance staff has spotted the bodies of 12 dead people that were killed as a result of the shelling," Ali Muse, head of the local Mogadishu emergency service told Xinhua. The Somali lawmakers were holding a debate over a confidence vote on the Somali government led by Prime Minister Omar Abdurashid Sharmarkeh at the National Assembly House overlooking the insurgent held area south of Mogadishu. At least one lawmaker was slightly injured after a mortar shell landed outside the parliament building as Islamist fighters fired several rounds at the compound igniting intense barrage of artillery fire from African Union (AU) peacekeeping forces protecting the parliamentarians meeting. Residents say most of the shells landed in and around the main Bakara market in the Islamist controlled section of the Somali capital where thousands come to trade and shop every day. Somali lawmakers have overwhelmingly agreed to call on the government to seek the confidence of the parliament as difference between Somalia's top leaders resurfaced with the government of Premier Sharmarkeh accused of failing to carry out its responsibilities, a charge vehemently denied by the government. Somali Premier has been reluctant to ask parliament for a vote of confidence and in a letter to the legislature on Wednesday he reiterated that his government does not need to ask for the vote and that the time was not right for such a move. The end of the term of the current government is drawing ever closer with almost a year left here is a sense of urgency within the transitional government to do something as Islamist rebels keep their deadly three year long insurgency against the fragile but UN-backed government which now controls only a few section of Mogadishu.
  18. Originally posted by Xidigo*: Ax yaa wadni Aaliya walaashiis nin Soomaali wadini waxba kama yaqaane ha isku daalin. Halkay Soomalia maanta taagan tahay eeg. Nin Soomali sanka xadhig in ta laga galiyo oo sare loogu hinjiyo ayuu istaahillaa walee Haddii kale waxaan lahaa! aaheey! Waxabaa isugu soo haray mahaaaaan!
  19. by Cabdulqaadir Xirsi "Yam-Yam"(AUN) by Axmed Cali Cigal
  20. By: Xafiiska Wararka Qaranimo Online - Muqdisho, Soomaaliya - info@qaranimo.com August 27, 2010 - QOL - Date: August 26, 2010 For Immediate Release Toronto, 26 August 2010 -The ongoing conflict between the Transitional Federal Government (TFG) forces and the Al-Shabab group has prompted heavy casualties and the displacement of thousands of civilians mainly women, children and the elderly people. Somali Cause condemns and denounces in the strongest terms the ongoing assault against the people of Mogadishu being carried out by extremists Al-Shabab, particularly the Monday August 23, 2010 attack against innocent people in Muna hotel in Mogadishu The death toll from the latest bout of violence on Monday August 23, 2010 rose to at least 80 with scores wounded, according to local and international media. Somali Causes sends its condolences to the families of the victims of Al- Shabab onslaught in Muna Hotel in Mogadishu and to the Somali people who are suffering throughout the country as a result of their barbaric attack against civilians. This assault against lawmakers and innocent bystanders during the Holy month of Ramadan, demonstrates a complete disregard for human life and Somali culture. Somali Cause calls for the perpetrators of this evil action to be brought to justice. Abdirizak Mohamed Somali Cause Chair Somali Cause is an umbrella of seven Somali organizations in the USA and Canada that united to: (a) Educate the world about the plight of the Somali people, (b) Provide humanitarian assistance to the suffering people of Somalia, ©Provide an alternative to the clan and regional based politics, and (e) Safeguard the sovereignty and territorial integrity of Somalia. Member organizations include: 1. Alliance for Peace and Development (AFPD), Columbus, OH 2. Baltimore Somali Community, Baltimore, MD 3. Greater Boston Somali Community, Boston, MA 4. Somali Advocacy Council, Washington DC 5. Somali Canadian Diaspora Alliance (SCDA), Toronto, Canada 6. Somali Diaspora Network (SDN), Fairfax, VA 7. Somali Institute for Peace and Justice (SIPJ), Minneapolis, MN
  21. Somali elders in Diaspora denounce Alshabab Posted by Wilfred Mulliro on September 2, 2010 in Featured, News, Somalia, World News Minnisota (Alshahid) – A group of elders in the Minneapolis Somali community on Wednesday publicly denounced Somali rebels Alshabab, making it clear that they do not support the terror group they say is responsible for “sinister” acts of recruiting young Americans to fight in Somalia. The elders made the statement shortly before a closed-door meeting with a representative from the local office of the FBI. The goal of the meeting was to keep an open dialogue with law enforcement — to allow elders to ask questions and air concerns, and give the FBI a chance to educate the group. Abdirizak Bihi, a community activist who helped get the group together, said the elders are highly respected in the Somali community. To have them come out against al-Shabab is a big step, he said, “because if the elders validate our points of contention, it will be a very important issue for the community to get involved completely.” Supervisory Special Agent E.K. Wilson said during a dinner break that he listened to the elders’ concerns about al-Shabab, gangs and other issues affecting Somali youth, and explained that the FBI is there to protect their children. “We’re really dependent on them to carry that message forward to the community at large. These guys are who the community looks up to, and respects, and will listen to,” Wilson said. The FBI has increased its outreach efforts in the Somali community since roughly 20 young Somalis left Minneapolis in recent years to fight with Alshabab, a violent group that seeks to establish an administration based on extremely convoluted interpretation of the holy Quran in Somalia. The U.S. has declared al-Shabab a terrorist group, which the Somalia government has termed a branch of al-Qaida in the Horn of Africa country. Bihi’s nephew, Burhan Hassan, was just 17 when he left Minneapolis to go fight in Somalia. His family said he was killed in the Horn of Africa country. Source: Associated Press
  22. Call 911 kan oo kale hadaad ku araagtaan agagaarkiina.
  23. Waa la helaa qof noo turjibaano for free, aawey JB? Jacayl Raagey, maan daawan weli, ileen jacayl ima hayo sidii kale. Ma jacayl baa ku haayo(kan videoga ku jira ma adigaa)? meeshan waxaa laga hadlaayaa heeso wadani, not jiljileec ma garatey.
  24. Aniga iyo adiga waxaan u baahan nahay a translator. p.s. Waan eegi doonaa IA