Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Meel dheer lee wax ka faagtaa. Goorma midkooda u talin doona wadanka? dhiiga ku jira I wish inuu ku jiro kuwa aan waxba u ogoleyn oo wadankeena burburiyey. Xaasidsanaa nimanka qaarkood oo kursi ku dhegnaan jecelaa. Nooga fuqa kursiga calool weynayaasha tihiin maxaan dhahaa!
  2. ^^^Koley Godane kama talinaayo the Villa weligiis, taas in la ogaadana wey iska fiicantahay marwalba. lol@MMA
  3. Zack, intaad dhoolo cadeyneysid wuxuu PA soo qorey, maad weydiisid sababta uu generaalka u qaban waayey oo "najis" ugu yeeriwaayey markuu Mudane Siilaanyo ku caayey (__y) si qosol beenaad ah oo weliba picture ku soo dhejiyey halkaan? Mid kooda ah markuu caytamo oo uu gaf weyn geeysto, wey aamusaan, hadduu qofkale yahayna waa sheeko kale.
  4. AUN caruurtii dhimatey. Qurba joogtii depression ayaa dilooyo, dhul joogtana AK47 iyo RPG ayaa dilooyo. Allah ummadeena u gargaar.
  5. Waan ugu tuurey soo ma aadan arag. Sayid waa in lala xisaabtaama oo la weydiiyaa wuxuu soo qorey iney ka dhabtahay iyo in kale. Specially Wixii soo hara iyo waxay rabbaan baa - should be given the alliance of the minority clans. Dadka rafaadsan maanta Soomaliya waa the "minority clans" hadana Sayidka(sxb) waxba uma ogola. Soo yaab mahan walaalkiis? Adiga maxay kula tahay oo aad ku kordhin kartaa fikrad ahaan?
  6. Where is P these days? Qofkii cusub mindi ayaa lala daba taaganyahay, waxna laguma haayo meeshan. Kugu nacay af xumada yaa Karooto Pisil!
  7. A friend of mine, suggested that reer Mudug should not be allowed to hold any political leadership position in Somalia for atleast 10 years (walaa Police Chief, walaa Madaxweyne or Ra'iisul Wasaare). Let the women lead the country! my 2 cents.
  8. lol@Sayid... karbaash kuwad. Wax walba qosol qosol ayey u maleyaan ka waran bal. Congrats to reer Qardho!
  9. lol@Sayid... karbaash kuwad. Wax walba qosol qosol ayey u maleyaan ka waran bal. Congrats to reer Qardho!
  10. looooooooool@Showqi Sheekada waa qarxisey see camal?
  11. Finnishka dagaal miyey kula jiraan Soomaliya? Wax walba waxay leeyihiin xumaan iyo fiicnaan. Dhallinyarada wadankaas joogtaa dhibaatooyin badan ayaa haysta oo ay ka mid yihiin gangistarnimo iyo darbi istaag badan. As long as they don't kill their own people and don't turn out like Ina Eidiid, I'm cool with it. What is your take? ma Pirates with skills ayaad ka welweleysaa?
  12. Adiga qarxis miiran ayaad tahay! Hawsha noo wada
  13. lol@MMA Classic thread. Thanks Aqiyaar! Adiga iyo JB, wax lee faagfaagtiin marwalba, anigana waxaad iga sheegeysiin, see camal?.
  14. Shaqo weyn weliba! Busy ayaa laga dhigaaya dhallinyarada, skills ay wax ku qabsan karaan wey baranaayaan. Marka ma xuma dadaalkan ay wadaan Finishka. Dadkooda uun yeysan laayiin!
  15. Crew on the minelayer Pohjanmaa. Wednesday, September 22, 2010 The Finnish Defence Forces plans to recruit Somali men and women living in Finland to serve as interpreters in the Atalanta crisis management operation in Somalia. In addition to language skills, the recruits must have military training and be able to handle weapons. The operation will rely on local interpreters as well as interpreters trained in Finland. The Defence Forces say the interpreters are central to the mission. ”Interpreters’ roles are extremely important. A large number of conflicts and problems arise from misunderstandings due to language. An interpreter will be able to overcome language barriers and improve the group’s safety,” says Joni Lindeman of the Defence Forces. The Somali League says it is certain the job will attract applicants. This year around 100 Somalis living in Finland have taken part in military training. The Finnish minelayer Pohjanmaa is to take part in an EU operation to repel pirate attacks on UN ships delivering food aid to Somalia. Source: YLE
  16. Shaqaalihii Idaacada iyo Telefashinka GBC oo maanta kala dareeray. September 22, 2010 Muqdisho: (Sh. M. Network) Waxaa maanta kala dareeray Shaqaalihii Idaacada iyo TV-ga GBC ee Magaalada Muqdisho kadib markii ay u cuntami waayeen amaro uu dul dhigay Hogaamiyaha Xisbul Islaam oo ku aadan arey bixinta ay adeegsanayaan taasi oo ay mid tahay Kalmadda (Murtad). Waxaa fashil uu ku dhamaaday kulan ay maanta ku yeesheen Xarunta Idaacada iyo Telefashinka GBC ee Magaalada Muqdisho, dhamaan Shaqaalihii ka howlgalayay Idaacada iyo Telefashinka iyo hogaamiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ay wehlinayeen saraakiil ka tirsan Xisbul Islaam. Kulanka oo ay qaban qaabadiisa lahaayeen islamarkaana shaqaalaha ay isugu yeereen Ururka Xisbul Islaam ayaa hogaamiyaha Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys waxaa uu shaqaalaha Idaacada GBC u soo jeediyay arey bixinta ay adeegsanayaan xiliyada ay aqrinayaan wararka iyo barnaamijyada Idaacada. Xasan Daahir iyo saraakiil kale oo ka tirsan Xisbul Islaam ayaa u soo jeediyay Shaqaalaha Idaacada inay dowladda KMG Soomaaliya magaceeda u siticmaalaan dowladda Ridada, islamarkaana inta badan aysan buun buunin wararkeeda. Sidoo kale waxaa shaqaalaha la faray inay buun buuniyaan oo wararka Idaacada ay u badiyaan wararka ku saabsan Xisbul Islaam iyo Shabaab, maadaama labaduba ay isku arkaan Ururo Islaami ah oo la dagaalamaya dowlada aan islaam aheeyn. Intaasi kadib ayaa waxaa hal hal u hadlay oo fikradahooda goobta ka dhiibtay qaar ka mid ah shaqaalihii Idaacada iyo TVG-ga GBC waxaana ay sheegeen in aysan ku shaqeyn Karin erey bixanada ay soo bandhigeen Xisbul Islaam. Shaqaalaha Idaacada oo ka koobnaa 20 qof oo 2 ka mid ah ay haween ahaayeen ayaa marka laga soo tago kuwa fikradooda goobta ka dhibtey ee ku dhiiraday inaysan qaadan erey bixinta Xisbul Islaam waxaa jiray shaqaale kale oo cabsi darteed u aamusay hase ahaatee ku fikir ahaa shaqaalaha ka soo horjeestay amarka Xisbul Islaam. Markii uu kulanka soo gaba gaboobay ayaa waxaa Idaacada isaga kala dareeray dhamaan shaqaalihii Idaacada, waxaana xarunta Idaacada ku soo haray oo kaliya Ciidamo ka tirsan Xisbul Islaam iyo dhowr qof oo kale, iyadoo durbadiina Xisbul Islaam Idaacada ay ku xireen Aayado Qur’aan ah. Qaar ka mid ah shaqaalaha Idaacada oo Shabelle ay la hadashay ayaa Sheegay inay u cuntami waayeen amarada cusub ee ay u soo bandhigeen Xisbul Islaam, oo maalmo ka hor markii ay la wareegayeen Idaacadaasi sheegay in Idaacadu ay u shaqeyn doonto sidii ay horay uga shaqeynayeen. Lama oga sida xaalku uu ku noqon doono Xisbul Islaam maadaama Idaacadii ugu horeysay ee dhawaan ay la wareegeen ay ka kala dareereen Shaqaalihii ka shaqeynayay, hase ahaatee Su’aasha meesha taala oo is weydiinta mudan waxaa ay tahay Xisbul Islaam ma waxay wariyayaal ka dhigi doonaan Ciidamadooda mise waxaa ay Idaacada ka howlgali doonaan dad isku sheega saxafiyiin hase ahaatee aaminsan fikradaha Shabaab iyo Xisbul Islaam. Horta labada xisbi weli magac daraadiis mey isku qilafsan yihiin mise wax kalaa jira? magacase miyuu ka qiimo badan yahay diinta loo dagaalamaayo oo caruurteeniina ay isku qarxinaayaan marwalba? Ummada tartiib ayey u soo toosoysaa wallee!
  17. Originally posted by Timur: I really hoped that Faroole would dismantle the group, we do not need it in Puntland. It is specifically because of PIS that the security situation has become rotten. Puntland's security can only be guaranteed by safeguarding the peoples' freedoms (including freedom from the state) and their well-being. The second we start to setup a police state in a volatile part of the world we will crumble. The only hope we have is a return of Abdullahi Yusuf or a forced disarmament of PIS. Kuwaan oo kale in la fahmo waxa qalbigooda ku jira waa fududahay oo 2 daqiiqo ayaa lagu ogaan karaa ayadoo wejigooda la arag! Meeshaan dadkii laga faaiideysan jirey badankooda wey ka tageen, kuwan oo kale daradood! all-out cyper war in lagu qaado ayay istaahilaan!
  18. the H*#!e clan prepared and unified all their forces against us and what is happening is like the 1991 and Mogadishu will belong to the clan which is the strongest. Legend xaal qaado!
  19. Alaabtaas waan ka helaa. Aganist da ruul miyaa?
  20. U.S. Launches Airstrikes in Southern Somalia ---------------------- Sud per i Sudisti!