Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
by S@de There is a woman in somalia Scraping for pearls on the roadside There's a force stronger than nature Keeps her will alive This is how she's dying She's dying to survive Don't know what she's made of I would like to be that brave She cries to the heaven above There is a stone in my heart She lives a life she didn't choose And it hurts like brand-new shoes
-
looool
-
lol@JB... are you kidding me? Ximan iyo Xeeb? naga daa yaaqoo! Waxaan dhihi lahaa reerkaas "gobanimado yeey jabin, dalka yaan laka jarin"... (jawaabteyda)
-
Allah ha u gargaaro shacabkeena dhibaateysan, it is 2010 and still half of our population is homeless. Qaxooti inaan meel walba ku ahaano including our own country maxaa keeney? calooshood u shaqaystayaasha in cajalad loo daaro maalin walba ayaa fiican. They need a reminder of what is at stake; our people! May Allah help us overcome this premeditated invasion. Aamiin. A of what we fought for and the price we paid to free our country. Maantana tuugo ayaa maamulayaa wadankeena. :mad:
-
Askari xaday qori uu lahaa gudoomiyaha Al Shabaab Kismaayo Jowhar.com Kooda gacmahiisa waa dahab oo lama jaraayo hadduu wax xado.
-
^Ma aqaano, waa kuu raadinaa. . I like this song.
-
Inaalilaahi wa inaalilahi rajicuun Xaaji cali botaan dies in Hargeisa
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Allah ha u naxariisto marxuumka. Sabar iyo iiman Allah haka siiyo reerkiisa. -
Nabad Soomaliyeey.
-
Dal Qudha by Saado Cali "Soomaaliya ninkii diida-yaa magaca ha u daayo" ----------- @iskiimoos. Adiga haddii aad dheer tahay, qof walba iskiimoos ayuu kuu yahay. Qarxis much.. waxaan ku dhahay saas, you didn't have to quote me, waa kaa koreeyey....lol...rubac lee kiiladiiba miyaa! Argentina!
-
lol@boolo... waxaan ku keeney YC mataqaan? thread-ka kale ayaad soo hadal qaadey YC iyo XT, sidaa awgeed, waa kugu tuurtey nooh, ileen waa ogaa in adigoo suun wadato soo galeysid...looooool Teeda kale, boolonimo haddey timaato waa la ogaa kii loogu magac darey oo oskar lagu siiyey boolinimo... naga daa yaaqo. Btw, waxaan kedis u soo hadal qaadey difaac XT lee aheed. lol... _______________
-
Allah u raxariisto marxuumka. Sabar iyo iiman Allah haka siiyo reerkiisa.
-
Dastuurka iyo Dareen Gudbin by Axmed Naaji Sacad
-
JB, rijaalkaas wuxuu u eg yahay Speaking of King Khaled, I like Halkan, haye haye!...lol
-
KK, wait a minute! YC ma hada noo faaninee? waa ogtahay dadka ka soo bedeshay YC oo imaadey XT, yaah! Wiilashooda irida XT ayay gabdhaheena ku sugi jireen, maka taqaanaa iney gabdho joogin YC. Too much isku dhadhajis ayaanba ku arkay iskuulkaas ardaydiisa Kediska 1990 between the 2 schools yaa raayey ma xasuusataa? Oh I forget, B aa ka heeseysey.... Che, his name is Lucio Pavone Sartana Nassir, thanks for read. Wuxuu rabo ayuu iska qor qorey runtii, gaalo ayuuba naga dhigey bismillah. Otherwise, a well written piece.
-
Congratulations Juxa on your fine achievement. For you on this special occasion.
-
Yes dear! The best school in Mogadishu at the time!
-
Cairo (Alshahid) -A perceived mounting campaign against Islam in the West is irking liberals and Islamic clerics in Egypt, who are apprehensive that this trend will radicalise Muslims After the terror 9/11 attacks, the world should have rallied from the aftermath,” said Hassan Shukri, an Egyptian liberal writer. “However, the latest remarks and acts in the West expose entrenched bias against Islam and Muslims. This is foreboding,” he told Gulf News. A threat by a US pastor to burn copies of the Quran has angered Muslims in Egypt and reinforced a general perception in this predominantly Muslim country that the West is not tolerant of their faith. “It was also quite lamentable to see German Chancellor Angela Merkel honouring a cartoonist, who lampooned the Prophet Mohammad [PBUH] in his caricatures,” said Shukri, referring to Danish cartoonist Kurt Westergaard whose cartoons of the Prophet infuriated Muslims across the world in 2006. To Safwat Hamad, a prayer leader in a mosque in northern Cairo, the West is “hypocritical” when it claims tolerance and respect of others. “Does killing Muslims in Iraq and Afghanistan show respect to Islam or to humanity?” he told this newspaper. “For no good reason, the West in action continues to link terror to Islam though radicalism is not limited to a certain religion.” In his view, Al- Azhar, the Sunni Islamic world’s prestigious institution should disregard repeated Western calls for inter-faith dialogue. “What is the use of talk while on the ground, the situation is completely different and disappointing? What wrong did Marwa Al Sherbini do in order to be murdered in front of passive [German] police?” Marwa, an Egyptian pharmacist, was fatally stabbed by a perceived German fanatic in a courtroom in Dresden in Germany last year. Though Germany said the murder was an individual act and sentenced the killer to life, Egyptians cited the murder as a sign of anti-Muslim sentiment and eulogised the woman as the martyr of the veil. “This unrestricted attacks on Islam will definitely outrage the Muslims and force them to defend their religion, holy book and prophet,” warned Hamad, the mosque leader. Source: Gulf News
-
Yes yes dear!
-
Acting Somali PM Laments over Dismal Revenue from the Port The acting PM, Abdiwahid Elmi Goonjeeh, who carried out a supervisory visit to the Mogadishu port, has expressed concern over the minimal revenue from the port. He said the revenue is mismanaged and embezzled and does not reach the treasury. Mr. Goonjeeh said the other ports smaller than Mogadishu port brings in more revenue. He pledged that probing into this issue is inevitable. The minister for finance said the income of the treasury in the last three months doesn’t exceed $12million. Goonjeeh said if the revenue from Mogadishu port is managed and supervised, it would have been sufficient and would have catered for the salary of the MPS and the soldiers. Gonjeex got my vote! and the reason should be obvious. He is not afraid to pinpoint the musuqmaasuq dawlada sameyneyso, and the corrupt ministers should watch their backs from now on ...nin la xisaabtamaayo ayaa sugaaya ileen
-
Gudiga Xuquuqul Insaanka Barlamanka oo ka hadlay dhibatada Qaxootiga Somalida. September 30, 2010 Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudiga Xuquuqul Insaanka barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay iin wadama ay ku barakaceen dadka Soomaaliyeed dhibaatooyinka kala duwan loogu gaysanayo taasi uu ku sababeeyeen dagaalada ka soconaya Magaalada Muqdisho. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ah gudoomiyaha gudiga Xuquuqul Insaanka barlamanka KMG ee Soomaaliya, ayaa waxa uu ka hadlay dadka jooga dalka dibadiisa ee uu tilmaamay in dhibaatooyin kala duwan oo ay ka mid yihiin jirdil , handadaad joogto ah iyo waliba in xabsiyada wadama Caalamka qaarkood lagu iloobay. Xildhibaan Cawada Axmed Cashara waxaa kale ee uu sheegay in dhalinyarada Soomaaliyeed 100%85 ay ku jiraan xabsiyada wadamada Caalamka isagoo 81-wadan oo ka mid ah wadamada Caalmaka in Qaxootiga Soomaalida lagu dhibaateeyo, waxaana uu tibaaxay in ay ka mid yihiin, wadanka Suudan ee uu tilmamay in Qaxooti farabadan ay ku jiraa dalkaasi waxaana uu carabka ku adkeeyay in wax laga qabto amniga islamarkaana la iska ilaabo nin jecleysiga iyo Qabyaaladda si dadkaasi Soomaaliyed ee lagu dhibaataynayo wadamada Shisheeye ay ugu samato baxaan dhibatooyinkasi. Xildhibaan Cawad Axmed Cashara oo ah gudoomiyaha gudiga Xuquuqul Insaanka barlamanka KMG ee Soomaaliya ayaa sidoo kale sheegay in ay muuqato ina aysan Soomaaliya gacanta dadkeeda aysan ku jirin, isgoo tibaaxay in gacmaha kula jiraan dad shisheeye ee uu sheegay in uu dalka ka dagi la’yahay, waxaana uu ugu baaqay Madaxweynaha dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed in uu si deg deg ah u soo magacaabo Ra’iisul wasaare soo dhisa Xukuumad tayo leh oo waxa ka qabta marxaladaha adag ee dalka ka jira. Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa marba marka kale si xowli ah ugu ambabaxaya gudaha Muqdisho iyo gobolada dadka Soomaaliyeed haba ugu badnaateee dhalinyarada, kuwaasi oo aadaya wadama shisheeye oo umuuqanaysa in dadkii horey ugu tagay dalka Soomaaliya ay dhibaatooyinka kala duwan ay ku heystaan.
-
Iskuus mii! YT xataa wey ku jirtaa ayadoo medal siineyso cayaartoy kubada gacanta...sawirada internetka ay ku jiraan nothing special...teeda kale i hardly doubt she can dunk on me, sidii Mutombo oo ku dhahay Robinson camal "not in my neighbourhood" ee noqonee sheekada... betaa beliidaat! lol She is good peeps.
-
Edit:
-
Popular Contributors