Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Woow Aqiyaar. Xaggee joogtaa eedadaan? runta ayee sheegtey, gumeysiga anaga keensanay.
  2. South Asia Mail Thursday, October 07, 2010 Most of the media attention in the municipal election campaign has been devoted to the Toronto mayoral race. But there are also hot races for the 44 seats on Toronto City Council. Incumbents generally win these races, but the Star believes it is time to shake up council by electing new people who have fresh ideas and better reflect the diversity of the city. Closer to election day, the Star will list its choices for city council in all 44 of Toronto’s wards. But today we focus on three potential new faces that merit special attention: Cadigia Ali, Ward 2, Etobicoke North. Mayoral candidate Rob Ford has held this council seat for 10 years and before that his father represented the area at the provincial level. Now Rob’s brother, Doug, is hoping to maintain the Ford dynasty in Ward 2. His main opponent, Cadigia Ali, a Somali-Canadian, is a graduate of medical school in Rome and a committed community leader with years of experience mentoring youth, advancing public health and promoting student excellence. She would be a change for the better. Mohamed Dhanani, Ward 26, Don Valley West. This candidate was just five years old when his parents fled Tanzania and came to Canada. After living in Toronto’s Flemingdon Park area, Dhanani earned a master’s degree in public health from Yale University. He has worked as a skilled government administrator, a successful entrepreneur and an impassioned community leader. He lost by just 214 votes to incumbent John Parker in 2006. There are others on council who reflect Parker’s small-c conservative views. Dhanani would bring a new perspective to council. Neethan Shan, Ward 42, Scarborough-Rouge River. Incumbent Raymond Cho has served on council for 19 years. That’s long enough. Shan is a strong alternative. A Tamil-Canadian, he has left his seat as a school board trustee in Markham for a crack at Toronto council. Now a Toronto resident, Shan has long been a community activist in the city’s difficult Malvern neighbourhood and heads the Council of Agencies Serving South Asians. City council would benefit from his presence. Source: South Asia Mail
  3. Noo sheeg inabti inta ay nafta nagu jirto.
  4. lol@yurub ku nool yihiin.....si daacad ayaa u qosley...shactaroole Gabar ayuu ka jeclaadey Hargeysa ee ka ilaaliya reer miyigaan magaaladiina. loool JB yurubta sawiro naga tus walaalow.
  5. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Mohamed for president (2020). I will be your campaign manager, holla at ya sis ASAP! [big Grin] what a bright young man, masha'Allah Bal Sawirkiisa iska eeg horta ,,,,, Maxaan ku falaa sawirkiisa bal? wiil yar waaye, gabdhaha iga yar ayaan u haaya hadduu doono. waa u qalmaa ma garatey (hadduusan buurneyn).
  6. JB Muqdishu dhan miyaa sawiradaas? lol Too bad you don't have enough pictures to prove your point. War Muqdishu waa la dhisaa, sar burburtey is not the end of my city. Sheekadan mar dhow ayay dhamaaneysaa IA. Kursiga ayaa la isku haystaa 20 sanno, nin walba xukun raadis ayuu ku jiraa. Kursi = money + power. Allah imaan ha na wada siiyo. Aamiin!
  7. Bal muxuu goosanaa uu haystaa? lol Fuley faataa dhug badan! pirates-ka ha iska qabto hadduu wax isku haayo, oh I forgot he is their leader.
  8. Originally posted by Jacaylbaro: quote: uu soo bandhigay Prof Maxamed Yusuf (IQRA) oo bari sare ka ah Jaamacadda Al-Cayn ee dalka UAE Carabo dheg cas iga dheh ,,,, Carab waad shegatan idinkuba see camal. Hawshiisa hadda uun buu bilaabey, ee aan ka war sugno.
  9. KK, iskoolkaaga waa lagu dhisey xataa ka waran. Jisaar ha noqon, soo dhiib boqolka dollar (kii danbe)...
  10. hahaaaa@O'Canada ... waa la soo dhaweynaa taas xataa, Non che problema.
  11. I posted on the wrong section, it was meant for the General section.
  12. Cilmi-baadhis daahfuraysa heerka ay tacliinta Somaliland kaga jirto caalamka iyo gobolka ayaa markii ugu horaysay uu soo bandhigay Prof Maxamed Yusuf (IQRA) oo bari sare ka ah Jaamacadda Al-Cayn ee dalka UAE, haystana shahaadada PHD-da, ka dib markii uu socdaalka xogogaal ururin ah ku yimi dalka Jamhuuriyadda Somaliland, isaga oo kulamo uu ugu kuurgalayay heerka tacliinta la yeeshay wasaaradda waxbarashada iyo jaamacadaha dalka. Webometrics ayaa waxa ay qiimaysay 12000 oo jaamacadood oo caalamka ku yaal sanadkan 2010. Waxay ku soo dartay shan jaamacadood oo Somali maamusho waxayna kala yihiin Muqdisho University, Hargeysa Univesity, Camuud University, Burco University iyo East Africa University ( Boosaso). Jaamacada Muqdisho waxa la aasaasay 1997, Camuud 1998, Boosaaso 1999, Hargeysa 2000, Burcona 2004. Shantaa Jaamacadood waxa ugu saraysay Jaamacada Muqdisho oo gashay kaalinta 6941 . Afarta kale waxay u kala sareeyeen sidan: Boosaaso kaalinta 10086, Burco 10172, Camuud 11483, iyo Hargeysa 11500 . 12000 ee jaamacadood boqolkiiba siddeed iyo kontan ayaa ka sarreeyey jaamacadda Muqdisho, Jaamacada Caamuud oo sannad ka yar ta Muqdisho ahaydna Jaamacadii Somaliland ugu horreysay astaantana u ahayd waxa ka horreeyey boqolkiiba lix iyo sagaashan Jaamacadood. Iyada iyo jaamacada Muqdishna waxaa u dhexeeyey 4542 jaamacadood. Jaamacadda Muqdisho oo saddex iyo toban jir ah ayaa amaan mudan, kana soo dhex baxday shantaa jaamacadood. Kolka la eego boqolka jaamacadood ee u sareeya afrika waxay ahayd ta kaliya ee ku jirtay. Waxay ahayd Jaamacadda 90 naad . Jaamacadaha ka hooseeyey waxa ka mid ahaa jaamacada Kenya ku taal ee Egerton University oo la aasaasay 1939, noqotayna Kulliyad buuxda sannadkii 1955 Jaamacadaha Kenyana kaga jirta kaalinta afraad, jaamacadaha Afrikana kaalinta 97. Guud ahaana Jaamacadaha Kenya oo shan iyo toban ka mid ahi qiimayanta ku jireen kow iyo toban ka mid ah Jaamacadda Muqdisho ayaa ka sarreysay, laba ka mid ahina wax naf leh kamay horeyn waa Kenyata University iyo Moi University. Inkastoo jaamacadaha Somaliland u hooseeyaan jaamacadaha caalamka iyo kuwa gobolkaba, Kolka iyaga la is barbar dhigo, waxa u sarraysa jaamacada Burco oo ahayd tii ugu yarayd oo lix jira. Jaamacada Burco waxay gashay kaalinta 10172, iyadoo Hargeysa iyo Camuud in badan ay ka sarraysay una dheexeeyeen in ka badan 1300 oo jaamacadood, waa arrin kale oo yaab leh!. Qofka xaalka jaamacadahan la socdaa waxa laga yaabaa in uu isku qanciyo habka maamulkeedu u dhisanyahay oo ka duwan labada kale. Gudiga Horumarinta Gobolka Togdheer ayaa Jaamacada ka masuula oo looga dambeeya awood buuxdana u leh in ciday doonaan u dhiibaan, haday garanwaayaana erya madaxa jaamacadda, labada jaamacadood ee kale ma laha gudi soke oo ay ku abtirsadaan awoodaana leh oo jaamacada xukunta kana madax bannaan guddoomiyaha jaamacada. Taasuunbaa u muuqan karta sababta ugu weyn ee keentay in ay dhulka jiido Camuud iyo Hargeysa oo kala galay kaalmaha 11483 iyo 11500 siday u kala horeeyaan.. Jaamacadaha Somaliland in ay fashilmaan maxaa keenay? Tacliinta Sare dhabarjabka ugu weyni waxa uu ka soo gaadhay saddex dhinac oo kala ah dhinaca Xumkuumadda iyo Golayaasha, dhinaca Dadweynaha, iyo dhinaca Qaabdhismoodkoodda. Xukuumadihii kala dambeeyey oo ay ta maantu u dambaysay qorshe tacliimeedba tirada kumay darsan in uu xilka saaraanyahay. Mayd maxaa u dambeeyey iyo kaa la sii sido, kolkii xafiiska u la wareegay madaxweynahani waxa aanu u sheegnay in uu fursad wanaagsan u haysto hagaajinta tacliinta sare oo aasaas u noqon karta horumarka dhaqaale, caafimaad iyo bulsho guud ahaan laakiin nin meeli u caday meel ka madow. Inkasta oo ninka ah (chief of cabinet) Xirsi uu aad ugu heelanaa wax ka qabashadda waxbarashada oo uu aad nool la shaqeeyey, haddana waxanu la kulanay madaxweyne aanay qorshahaba arrintani ugu jirin, waxa uu ku gaabsaday in uu arrinta aad ula dhacay, dabadeed waxa uu ku wareejeyey madaxweyne ku xigeenka oo meesha fadhiyey, isna sanqadhiisaba waxa noogu dambaysay maalintaa kolkii namberada telephonadayada uu qaatay. Dhinaca golayaasha haddaynu jaleecno, baadiyi ninkii oog in ay ka maqantahay ayaa daydayee, ilama aha in xataa ay garanayaan waxyaabaha ummaddu u igmatahay in waxbarashaddu ka midtahay iyo in kaleba. Haddaad eegto dadweynaha, waxaa ka maqan ku baraarugsanaantii in ay xaq u leeyihiin la xisaabtanka xukuumadda iyo golayaasha. Kaalintaa ay baneeyeen xukumadda, golayaashu iyo dadweynuhu, waxaa ka dhashay dhowr arrimood oo ay u horeyso dalku in aanu yeelan qorshe waxbarashaba (National Education Master Plan), taasoo keentay jiho loo socdaba in la garanwaayo, waxa kale oo ay keentay in wadanku yeelan waayo meeloo lagu kala shaandheeyo dhukuocumentiyadda dalka debada ka soo gelaya oo shahaadaduhu ka mid yihiin (Authentication center) taasoo iyana keentay shahaadado badan oo been abuur ahi in ay dalka soo galaan ardayda jaamacadahana wax loogaga dhigo, xataa waxaa dhacda in cid aan jaamacadba waligeed galini ka soo jeestaan fasalo oo ay ardayda is hor taagaan taasuna waxay keentay tayo xumadda ay tacliinta sare maanta la daalaadhacayso. Arrintu waxay ahayd madaxweynaha iyo golayaashu in ay igmadaan waxgaradka iyo culimadu in ay qeexaan ujeedooyinka waxbarashada dalka, jiheeyaana oo soo dejiyaan (National Education Master Plan). Taasu waxay keeni lahayd in ay saldhig u noqoto waxbarashada dalka iyo rukumada ay ku taagantahayba. Read the full article here
  13. “There is nothing more frightful than ignorance in action .” Johann Wolfgang von Goethe
  14. Dark thoughts rise up Deep in your mind The killing of hope The end has begun The locked psycho-door breaks down The beast breathes freedom and fire Blows bloody thoughts into your mind Demons whisper: "COMMIT SUICIDE!" Weak is your body, Helpless your soul, The beast destroyed your will Left nothing but an empty shell Dark thoughts rise up Deep in your mind The killing of hope The end has begun Self-destruction leads its way Your weapons turn against yourself Cutting through, killing you A downward spiral, the shadowbeast has won The shadowbeast calls A vulture of life Your worst enemy dwells From within Weak is your body, Helpless your soul, The beast destroyed your will Left nothing but an empty shell The shadowbeast calls A vulture of life Your worst enemy dwells From within
  15. ^Waryaa Tuujiye, faqad ayaa tahay, marka reer Toronto hadaad membership ka rabto, ka xishoo gabdhahooda. Haddii kale waa ogtahay all-out weerar in laguu qaadaayo. Aawey jacburiskii aad qortey 8 sanno ka hor oo aad ku faaneysey madax dawacoyaho? lol@caanaha lo'da....edeb darinadaa yaa rijaal bilaa muufo iyo maraq!
  16. lol...walaasha miskiin waaye, aniga dariishada ayaan iska tuuri lahaa. Ceel gaab weligey bus kama raacin, waa nagula cabsiin jirey haddii aan is waalwaalno in ceelgaab nala dhex dhigaayo yacni lion's den camal nooh. You would think in dharbaaxadaas aan cashar ka bartey. Nairobi sidoo kale, ciyaal koolo ayaa dheg dahab ah iga dafey, guess what, again hooyadey ayaan isla soconey. Maxaa iga sugeysey hee, waa kadaba ordey, baabuur ayaaba i jiiri gaarey. Hooyadey habaar lee ka bixi weysey this time though, qaylideeda daraadiis ayaan kaga haray, ilaah aa og waxaan ku sameyn lahaa cunugaas sheemaha ah. Waxaa kaaga daran, maalin walba anigoo my cousins wata ayaan downtown-ka raadin jirney cunugaas iyo groupkiisa. Markii danbe waaba ka soo tagney wadankas. Welina ciilkiisa ayaa i haayo lol... I hate tuugo
  17. Waa lagu yaqaan injirloow aflagaadada, laakiin wuu soo noqdaa marwalba. Waa odey niyad fiican, oo dhib badan ee iskaga dulqaado Ismalura. Bajaq markuu dhaho wuxuu ka wadaa Abaayo Macaan. lol Reer Canada waa dad nool wallee, toloow xagey ka baxeen dadkaas maanta?
  18. Isla jidkaas pics? maya ma haayo kuwo kale hadda. Anigaba hooyadey boorsadeeda mid tuug ah kaga dafey via Roma agteeda. Boorsada waxaa ku jirey dahab oo islaamaha xaafada dhan ka dhexeeyey. Kii darawalka noo ahaa ayaa dukaanka loo direy inuu wax ka soo gado, I think it was batteries, anyway aniga banaanka ayaa taagnaa oo dhinaca front passengerka, hooyadey boorsadiina waxay dhigtey darawalka kursigiisa, markaasa waxaaba ii muuqdo mid dafaaya boorsada oo cagaha waxa ka dayey. Waa xasuustaa, waa ka daba ordey, markaas ayuu tuugii luuq ku leexday, and Allah amarkiis laba odey oo luuqa dhexdiisa taagnaa ayaa mid ka mid ah baankoortiisa jalaafo u qaadey tuuga by accident. Markuu dhulka ku dhacay ayuu boorsada tuurey oo ordey. Ala fiine, anigoo boorsadii wada ayaa gaariga ku soo noqdey, hooyadeyna dharbaaxo ayey iigu dartey for scarring her.
  19. Nassir is right MMA! Don't give up the fight as long as you're breathing! Hope is all we got. Somalia shall rise again! IA
  20. Macallin Aqiyaar, ma taqaanaa jidkaan?