Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
lol@balaayo uun soo faq. Adigaa ka mas'uul ah. lol
-
Originally posted by Ismahaan: Hadeer oo kale baay hadba gidaar madaxa ku garaacdaa, aniga labo picture baan is bar bar dhigay ‘’dhalin yarada maanta iyo dhalin yaradii hore ee Soomaaliyeed’’, taasna wax khalad ah kuma jiraan, ma aqaan hadaa leedahay SYL ma aheeyn dhalin yaro Soomaaliyeed ama Al-shabab iyo khat chewers ma aha dhalin yaro Soomaaliyeed. Laakiin adigu waxaad caaynaysaa shaqsi magac ku leh bulshada dhexdeeda oo waliba ah qof waayeel ah hadana aan madaxnimo iyo waxba kaa haaysan wakhtigaan la joogo. Aaway dhaqan kii Soomaaliyeed ee lagu yaqaaney hablaha Soomaaliyeed khasataan. Ma waxuu isu badaley in wayeelka garbage lagu sheego kuwa adiga kula caqli ah na kuu qoslaa ihi. Waxaad na leedahay Abdulaahi Yusuf waxaan ku caaynayaa oo uga soo hor jeedaa dad buu xasuuqay oo Ethiopian buu keenay Soomaaliya. Su’aasha meesha taal baa ah maxuu sameeyey shariif , maxuuse hada sameeyaa?? Yaa keenay africanta sanka waa weeyn ee malin kasta shacabka Soomaaliyeed guryahooda hoobiyaha la dhacaya ee ku xasuuqaya muwaadiniinta Soomaaliyeed guryahooda? Mise taasi kuma muuqato oo Shariif waa ceeb ka saliim? Teeda kale waxaad tiri ‘’His body deserves to be dragged on the streets of Mogadishu just like Roye's was dragged through the streets of Monrovia’’. What about shariif isna soo in lagu jiid jiido jidadka muqadisho dhexdeeda ma aha maaydkiisa? Ooh sorry waan ilaawey Shariif qabiil baad ku taageeraysaa marka waa in uu noolado Abdulaahi yusufna la dilo ileen waa danbiilee. Ooh, my bad! Waxaad ka tiraahdaba the SYL thread, waxaan weligey iloobeen, "KANA UGU DAR JB". Yacni, waxaad dooneysaa inaad iga dhaadhiciso nin 40 sanno jiro oo marduuf khat ah afka uga jiro picture-kiisa is somehow related to a thread that was clearly celebrating the great men of our history. You are the last person on SOL to preach about RESPECT or anything that remotely resembles it. Funny, that you expect Sharif to undo all the mistakes of kii ka horeeyey. LAUGHABLE indeed! Waxaad doonto ku dheh halkan, all I know is, the ones cheering for him today because wey ku abtirsadaan couldn't show their faces in the media back then... why? because they were scared sh!tless. Maanta uun bey quuqleynaayaan because he is not in power and they feel safe to talk smack to others. p.s. Haddii maanta Garowe la duqeyn lahaa sida loo duqeeyey Mogadishu I would still say the same thing. Intaas ayaad fahmi la'dahay maxaa yeeley, waxaad ku factahay, "KANA UGU DAR JB"
-
Originally posted by Taliban: The clan president is the worst warlord. Why? Because thanks to his executive order authorizing invasion and occupation, thousands of innocent Somalis have been massacred by Ethiopian occupiers, US gunships and warplanes. And certainly, he's the top war criminal. Finally, a voice for the SOMALI people.
-
Originally posted by Ismahaan: quote:Originally posted by NinaNC: quote: Originally posted by Thierry Henry: Wallahi, it was spine tingling see him in state like that. I have so much joy seeing that former clanist warlord being in such a sad and pathetic state. It mimics his weak and utter failure of a politic career. His timely and patiently await death is near. His death will only usher in new wave of optimism and hope in the Somalia peninsula. Good riddance and the gate of hell awaits him Good riddance indeed. He is a pathetic lunatic, no wonder Barre AUN knew what to do with garbage like him. Please show some respect and try to act like a mature adult. Thank you. ''Hate is too great a burden to bear. It injures the hater more than it injures the hated.” Ps:This thread should be removed from this site immediately and without hesitation. Aren't you the same woman who posted a marqaan picture on the SYL thread, and here you are preaching to me about RESPECT. Save it for the ETHIOPIANS, maybe they will appreciate it, who knows. His death will indeed be celebrated on the streets of Mogadishu and every corner of the world that Somalis reside in. 20,000 Ethiopians raping, maiming, killing, torturing and looting the southerners is not something a hot blooded Somali forgets or will forget in this life-time. His body deserves to be dragged through the streets of Mogadishu. I could care less about his old age or his illness and you can call me any name you wish, as it will not change my stance against this man while he is still breathing. Tiimbooy indeed!
-
Originally posted by Thierry Henry: Wallahi, it was spine tingling see him in state like that. I have so much joy seeing that former clanist warlord being in such a sad and pathetic state. It mimics his weak and utter failure of a politic career. His timely and patiently await death is near. His death will only usher in new wave of optimism and hope in the Somalia peninsula. Good riddance and the gate of hell awaits him Good riddance indeed. He is a pathetic lunatic, no wonder Barre AUN knew what to do with garbage like him.
-
His filthy wrinkly behind got the SMACK DOWN, check the history books.
-
Soomalida waxay dhahaan “Cagtii meel joogi weydaaba mar beey ceeb la kulantaa.” Maanta meeshu joogo ka warama hee! He should put a gun in to his mouth and end his misery already.
-
Originally posted by Xaji_Xunjuf: NinaNewyork cityey Cabdulahi yusuf anigu waxan odhan laha halooga yeedho Maxkamada aduunka eeh ku taala holland for crimes against The people of Mogadisho, Amiin ilahay ha u naxaristo dadki gacanta amxaarada iyo kuwii ay wateen ku dhintay Hawshaas waa la wadaa as we speak awoowe.
-
The Ethiopian invasion of Somalia, launched in late 2006 with massive air, naval and logistical support from the Americans, has resulted in the displacement of 3.5 million people, 700,000 from the capital city of Mogadishu, alone. More than two-and-a-half million Somalis face starvation – a figure that could rise to three-and-a-half million by the end of this year. A recent Amnesty International report on human rights violations in Somalia, said Ethiopian soldiers have begun “slaughtering Somalis like goats” – meaning, killing them by cutting their throats. Amnesty International’s Deputy Africa Director put it this way: “'The people of Somalia are being killed, raped, tortured; looting is widespread and entire neighborhoods are being destroyed.” Glen Ford Allah u naxariisto intii ku dhimatey gacanta Tigreyga iyo Xabashis. lol@respect the eldery man.....NOT IN THIS LIFE TIME!
-
Shaqo fiican ayey qabteen. AUN intii ku dhimatey gacanta nabad diidka.
-
Hadda intee joogtaa? Nairobi? Tuna iyo ukun isku meel kuma cunaayo unless the two are cooked separately. Tuna and tomato sauce gartey, ukun iyo tomato sauce gartey, well waa iska taqaanaa gabagebada hadalkeyga.
-
Hadda intee joogtaa? Nairobi? Tuna iyo ukun isku meel kuma cunaayo unless the two are cooked separately. Tuna and tomato sauce gartey, ukun iyo tomato sauce gartey, well waa iska taqaanaa gabagebada hadalkeyga.
-
Ugh! I pass. Video ka soo duub adigoo prepare gareynaayo oo laqaayo ka dib. Markaas ayaan tijaabin doona haddaan ka arko wejigaada inaad ka heshey
-
Ugh! I pass. Video ka soo duub adigoo prepare gareynaayo oo laqaayo ka dib. Markaas ayaan tijaabin doona haddaan ka arko wejigaada inaad ka heshey
-
Originally posted by Abwaan: ]Ilaah maa laga cabsado. Are Cali Mahdi, Cali-Dheere (AL-Shabaab, Afhayeenkooda) Muuse Suudi, Qanyare, Maxamed dheere, Xuseen Bood iyo Ka-Dare (AUN labadaba) iyo weliba qaar kale oo badan reer Mudug iyo Kismaayo? loool, abti kuwan ayaan waxaan u sheegayaayey in sheekada South-ka aysan ahayn hal beel. Infact since the fall of Barre AUN, every clan in Somalia played an integral role in the destruction of the South. Intaas ayay diidan yihiin, oo waxay la soo shir tageen the # block is destroying each other. South-ka qabiil walba ayaa jooga oo ka qayb qaatey burburin teeda, intaasna lagama helo kuwan. The Morgans, the Hiirales, dekada Kismaayo qasnadeeda kuwa haayo,the Roobows and the Godanes are all non # block, car intaas ha gartaan. Hal qabiil calan uma taagna South-ka, sida PL ama SL. Warlord yada aad soo tiriseyna qof diidan ma laha btw, laakiin kuwan ayaan u jawaabayey markey dhaheen "xamariga ayaaga is dilaya" hence the big grin...like Che said qabiil sheekadiisa wey dhamaatey mar hore. GD, if you want me to debate with you at least have the courtesy of quoting me properly. You dont have to stoop that low picking and choosing what I wrote in order to prove your weak point (it is not the first time).
-
@KK, JB is always looking for loop holes to score points. Maba oga inaan ardeygiisa ahaa oo hadda, you finish the ________ . Btw, iskoolkaga ma aragtey sida loo dhisey? check p9 and scroll down.
-
No it doesn't count, naga daay JB. You guys waa ka darooysiin maalmahan, saan u soconay Israel my dear maan gaarney?
-
What is a fact horta? when Ethiopia declared war on Somalia, what did your uncle do? I guess the Ethiopian prison does wonders for maniacs. Your uncle is a dead man walking. That is a fact. And guess what, it is not only the **** block that want his head, but every block except for the Garoowe block that was cheerleading for the Ethiopian occupation. Mr. S open up a thread adeer, as I have to come back to you to finish this once and for all. I gotta run now. By the way, my people gobol ayay dhisteen (adeero) oo calan ayaaba u taagan. Marka ku noqo Haatu, Raaskambooni clique iyo kuwa neefka iyo lacaga u uruurinaayo in Muqdishu la gubo ayaan ka hadlaayaa. Dhulkooda mey dhistaan intey xaasidnimada Muqdisho ku wadaan. Naga daaye dee. [ October 09, 2010, 01:50 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Adeer it is my city, my great great grandfathers were born in it and built the roads your uncle bombed. You said in that Sharif thread that your buddy Sakhar started "charity starts at home", if that is the case maxaa ilaa yaabtey markaan iri "my city"? Your uncle can't show his face in downtown Sana, let alone Somalia. That is a fact that you can't digest. Mr Somalia, facts are facts, and my people are not the only ones dying in Mogadishu. Check yourself please.
-
Will Somalia President Sharif’s PM choice antagonize Puntland?
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
GO shariif dalxiis! grab your AK 47 and start spraying Ali Dheere and Co. GD how is it few months? check your calendar again, it is faster if you Google the current calendar.
-
Popular Contributors