Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
@Showqi ......markuu fridge-ka tour naga siinaayo ayaan ka heley. Igaarkaan gacan ayaa u taagey, weliba sida uu u jiidaayo magaciisa "Adaneeeeeee". looooool Adani walking to school A tour around xaafada
-
sniin, 11 October 2010(HOL): Ururka “Ex-Allievi Somali Accademia Modena” waxaa, xog-uruursi iyo fikrad isdhaafsi muddo dheer socday kadib, lagu asaasay magaalada London 19-kii Oktoobar 2009, markaas oo ay ka soo qaybgaleen ilaa 12 Sarkaal oo ka kala yimid Talyaaniga iyo Ingiriiska. Shirkaas waxaa guddominayay Marxuum Abshir Cisman Xussen – Sii-hayihii Safaradda Soomaaliya ee dalka Talyaaniga. Waxaa halkaas lagu ansixiyay: 1) Dastuurka Ururka oo si cad loogu qeexay Barnaamijka iyo Ujeeddooyinka Ururrka oo ah mid “Samafal”. 2) Guddi fulin ah oo ka kooban shan xubnood oo uu Guddoomiye u yahay Shikh Awes Macow Maxaad. 3) In si ku meel gaar ah, Xarunta Ururku u noqoto magaalada Arezzo ee dalka Talyaaniga inta laga helayo meel uga haboon. 4) In Ururka oo ah nooca ONLUS (Organizazione Non Lucrativa di Utilita’ Sociale laga sharciyeeyo lagana diwaangaliyo dalka Talyaaniga. Shalay oo bisha Oktoobar ahayd 09/10/2010 waxaa qabsoomay kalfadhigii guud ee sanadlaha (Annual General Meeting) oo ay mar kale ka soo qaybgaleen Saraakiil ka kala timid Talyaaniga iyo Ingiriiska, halkaas oo lagu soo bandhigay waxqabadkii Guddiga Fulinta ee sanadkii dhammaaday 2009/2010, waxaana ka mid ahaa qodobadii looga hadlay. 1) Sharciyeeyntii iyo dawaangalintii Ururrka oo si buuxda loo dhammeystiray. 2) Diyaarinta dokumentiga loo isticmaalayo codsiga ku soo biiridda Ururka ee xubnaha cusub. 3) Furidda Xisaabta Bankiga (Bank Account) ee ururka. 4) Tarjumaadda Dastuurka ee afafka Talyaaniga iyo Ingiriiska. 5) Abaabulka Maratoon loogu magac daray “Nabadda Soomaaliya” oo ka soo bilawday dalka Talyaaniga laguna tagay dalka Faransiiska gaar ahaan magaalada Strasbourg ee Caasomadda Barlamaanka Yurub. 6) Deeq macaawino lacageed ah oo loo fidinayo Naafadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Martiini. 7) Macaawino lacageed oo la siiyay Saraakiil ku dhibaateysan dalka gudihiisa xag dhaqale iyo xag caafimaadba. Waxaa kale oo fadhigii shalay looga dooday qorshaha, barnaamijka iyo himillada Ururka ee mustaqbalka iyo sida ugu habboon ee dalka iyo dadka Soomaaliyeed wax loo tari karo. Dhammaan arrimihii laga dooday iyo waxqabadka mustaqbalka oo loo tixay loona kala hormariyay sida ay u kala mudan yihiin waa la isku raacay.
-
@KK, weliyaa? BOB, durbadiba hee? _________ Guryo cusub.
-
Salaan sare adeer BOB, waa u soo noqonaa sheekadaan hadooti. Welcome back.
-
Adani displaying his mad cooking skills in the kitchen. Oral hygiene is important to Adani. lol@it matches my outfit Adani's version of MTV Cribs! LoL
-
Wasiirka Arr. Dibedda ee Djibouti ayaa mar kale ku celiyay sida ay Djibouti u doonayso inay ciidamo u dirto dalka Somalia. Wasiirka arrimaha Dibedda ee Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa sheegay in dowladda Djibouti ay doonayso inay ciidamo u dirto Somalia. Wasiirku wuxuu sheegay in ciidamadaasi aysan noqon doonin kuwa ka qeybgala dagaalka, balse ay noqon doonaan kuwa gacan ka geystay sidii loo tababari lahaa ciidamada dowladdda Somalia. Wasiirka oo wareysi siiyay VOA kaddib markii uu ka soo noqday shirkii Jaamacadda Carabta iyo Africa ee dalka Liibiya, ayaa wuxuu sidoo kale sheegay in waddamada Carabtu ay haatan fahmayaan khatarka ka iman karta dalka Somalia haddii aan wax loo qaban, gaar ahaa dhibaatooyinka burcad-badeedda oo saameyn weyn ku yaalan karta waddamada carabta. Wareysiga wasiirka qeybta hoose ee qoraalkan ka dhagayso. Dhageyso ______________________ Walaalaheena Allah nagama qaado.
-
Abdiqasim or Nur Cadde were not Warlords. Most of the hot blooded Somalis know their history.
-
I can't speak for pychopaths like Aweys, AS did good deeds in pacifying the South from the Ethiopian invasion, that is the undeniable truth. Maanta mowqifkooda wuu is badalay, oo wuxuu noqdey iney ka amar qaataan Ossama. Aniga waxaan eegaayey objective-ka uu group walba leeyahay. Marka Aweys iyo Eyrow sheekadooda maanta ma taal halkan. Waxaa yaala, yaa ogolaadey iney Ethiopian nagu soo duulaan ayagoo weliba on national tv oranayo "we are declaring war on Somalia". Awoowgeey AUN died while fighting to free Soomaali Galbeed, and Yey brought 20,000 Ethiopians to kill, torture, maim, rape and loot Southerners. Marka qofkii intaa ka danqanaya ha la arko me say. Maanta, hadduusan Yey keenin Ethiopians, we would singing a different song. Somalida weligeed ayey is cuni jireen oo dagaalami jireen, laakiin Ethiopians markey kugu soo haadaan Soomalida wey isku tagi jirtey oo hal wadan ayey noqon jireen. Intaas ma fahamsan tihiin mise waan ku soo celceliyaa. Jacpher, let me worry about myself, it is absolutely none of your God darn BIZNIZ, you get that! or waa kuugu soo celiyaa. Shaqo yeelo, hadal beenaadka aad abuureysid iska jooji and ixtiraamka dhowr.
-
Dee cashar buu ka qaatey. looool
-
We wouldn't have AS if it wasn't for Yey. That sxby is in the history books. All I know is Somalis everywhere in the world will celebrate Yey's death. Dalabeey or Garaad Cali are not the ones to blame, it is the 4.5. I think we can atleast agree on that. The new generation of Somalis shouldn't follow their foot steps me thinks. Time to follow Che's advice.
-
Originally posted by Jacpher: ^Adiga armaad ka hor martaa? After you laga yaabo inaan ka hor maro
-
No matter KK, thank you abaayo anyways. GD, if he is the father of PL why is he in Yemen? I will tell you why he is in Yemen, because he denied the freedom of his opponents in PL by killing, jailing and sacking of those who disagreed with him. If you disagree, just look at where he is hiding of all the places to hide in the world. His meeting with Faroole was announced when? Lets get real my inadeer!
-
I agree with you KK. Garaad Cali said a specif laf should be named or else. Marka maxaan ku murmeynaa saaxiibey, odeyaashan waa waxa gubey wadankeena, I mean the way ay u fikiraan. Qashin walba waad maqleysaa, qof walba ku leh "this is my neighbourhood". Aniga lama yaabo kuwaas, waxaan la yaabaa kuwa qurbada joogo oo sidooda u fikiro. Soomaliya burburkeeda qabiil walba ayaa ka qeyb qaatey ilaa iyo maantana ku dhex jira, marka intii aan iskaasha laheyn oo aan cadowgeena ogaan laheen anagii baa isku maqan, oo nalaga faa'iideysanaaya. Dhiiga markaas ayuu kacaayaa, dee waa sidaas walaaley. To the poster above me, A/Y should end his misery, ileen habeen walba hurdo la'aan ayaan ku dhacda dhiiga Soomalida uu cabey daraadiis.
-
Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by Daandurreey: quote: Originally posted by Kool_Kat: Dalabey history la'ogyahay (calanka meeshuu ka yimid, siduu ku yimid, qofkii sameeyay, iwm) buu rabaa inuu inaga indho tiro, whereas, Garaadka uu fikradiisa uun dhiibtay! Hade ilaah baan idinku dhaarshee 'been sheegid' iyo 'fikrad dhiibasho' ma laba wax isku dhowbaa ama la'is barbar dhigo? Ka gudub taa... AfricaAwr, stop crying over Riyaale. Work with Siilaanyo, he is your new master. Respect aan ku dhaheey intaa Riyaale sheekadiisa iska dhaato. Oohin ma loo baahno. ka kac. Stop catching feelings, so what if the old ******* in Yemen is looking like a Zombie the Flesh Eater. How is this effecting you? c'mon man. Man up. Ps. Siilanyo when is all said and done will leave as a legend. Siilanyo spoke against the Ethiopian invasion, a true leader oo aan qof bini aadam ah ka cabsanayn weeye, bless his soul. Qof dhiig Soomali ku jira waala la garan karaa habeen iyo maalin. Historiga Soomaliya post '91 ha la barto si fiican Soomaliyeey. Faan ma yaalo maanta, ceeb meel walba ayay taalaa. Adeer P. aniga waan ku difaaci jirey, qabiilkaagana maan garaneyn, that should tell you something. Waxaa cadaatey inaad reer South ka soo horjeedid, ma shareecada ayaa ku dhibeysa? I thought you were a muslim. Anywho, easy on the name calling.
-
And you are? look deeply and you shall find my adeer P. "The camel cannot see the crookedness of its own neck" comes to mind. Crudeness eh! no wonder no one pays attention to you anymore. Get real adeer and save us your cold blooded nonsense. @KK, you have only read the soft version of what the Garaad said. Wuxuu yiri you can Google it.
-
GD, you finally came around, what happened to you before? don't tell me shaati kale ayaad xirneyd, I would be disappointed. looooool We shall see how many Somalis celebrate his death, enough said.
-
Thank you KK! waan ku abaal marin as usual looooool! Allah ya cizak ya xabiibtii! my best arabic!
-
Your traditional leader is no different from quuqle Dalabey habeen iyo maalin. Marka ha is dhihin beel ayaa beel ka roon in Soomaliya. Cudurka waa la wada wadaaga, laakiinse intaas la idin kama helo. Dalabey wuxuu yiri iyo adeerkaa wuxuu yiri waxba isma dhaamaan, marka haddaad ku qosleyso wuxuu Dalabey yiri ku qosol wuxuu Garaadkiina yiri. It is FAIR soo ma ahan. Qof Soomali ah oo wax uu ku faano haysto maanta ma laha, marka yaanan la eedeynin hal beel sidii in laga fiican yahay camal. Wax is dhaama ma jirto, taasina waa waxa uu maanta aan qurbo joog u noqoney. Kii calanka sawirey iyo kii madaxweyne ugu horeeyey is not the issue here. Nimankaas qabiil meysan ku qaraabonin, wadaninimo ayey ku qaraabteen. Ninkan Yey la dhahona waa shaqsi, fikradeyda ayaan ka dhiibtey, laakiin in aflagaado iyo goobasho layla imaado waa sheeko kale. Bal ha la arko qofkii cyper world wax looga qaado haddii ay faaiido leedahay.
-
You are the funny one, the pretender, the "KANA UGU DAR JB". It really doesn't take a 4 yr to know waxaad tahay kor iyo hoos, so I guess IT IS YOU who needs to look in the mirror and see for yourself what you truly are; a ______. I guess you can fill in the blanks. Wax isku fal aniga ha igu soo barooranin, magacaaga A/Y lama dhaho, haddii la dhahona waan kuu sheegey waxaan ka iri. Soomali iyo waxay yihiinba waxaad ka ogtahay ayaaba iska yar, marka nacnacdaada meelaha looga baahan yahay la tag ha igu soo qarwin aniga.
-
Since we are laughing at Dalabey and the new generation, we might as well laugh at this old fart and one more time please. loool Let the finger pointing begin. Hoo bariiska miyaa sheekadaan. loooool
-
Originally posted by Ismahaan: Well, you are definitely entitled to your opinion but your argument makes no sense to me at all sis.You’re babbling nonsense, and it’s just a sign that your sight is blurred. First and foremost, SYL founders were Soomali youth who were nationalists/patriots unlike you oo qabiil ku taageeraya Shariif so you’re neither a nationalist nor a patriot. Ma aqaan waxa aad uga gubanaysi hadii la is bar bar dhigay labo pictures oo dhalin yarada manta ka turjumaya iyo kuwii hore , adoo waliba tageeraya xasuuqa aay ugandas ku ku hayaan shacabka Soomaaliyeed ee muqadisho. Secondly, you didn’t answer my question’’ maxaad ku kala jaceyshahay Abdulaahi Yusuf iyo shariif? Soo inta aad leedahay waan ku naceyabahay Abdulaahi Yusuf shariif ma sameen iyo in ka sii daran? Unlike you I don’t support any Somali politicians or tribe. None of them will take me to heaven. There are major differences between constructive criticism and insults. Some criticism is acceptable but calling someone bad words such as ‘’ garbage ‘’ because you disagree with their political stance is absolutely unacceptable. Anyhow I am sorry if i offended you in any way but all I am saying is give the old man a break and don’t insult him. Haddii aad taqaano the difference between constructive criticism and insults micnaheeda, you wouldn't have defaced and disrespected a thread that was celebrating great Somali heroes. Marka adigoo kale inaan u jawaabo ma istaahishid ma garatey. Bal aan kugu soo celiyo mar labaad si aad ii fahamtid, Abdullahi Yusuf is a pathetic loser, a pychopath tribalist and his death will be celebrated on every corner of the world map by hot blooded Somalis, seen! Save your digri for someone who doesn't know you. I could care less about what you think of me, so perhaps you should save your digri for someone who CARES about it.
-
Originally posted by Daandurreey: Why was my thread deleted? Why was Naxar_Nugaaleed thread deleted also? What is going on here? Nina oo dadka ceeneeso aa meesha ka buuxdo. Nina, “waali iyo khafiif” hal reer lagu waasho forumka uguma horeeyn adi. Adiga lee soo degaayo. Mingiskaan waa la yaqaan, wuu iska dhamaadaa, markii lagaa neefin waayo dhoowr bilood madaxana lagaa garaaco dhoor jeer. Soon you will be ignored by everyone. lool@Garoowe hadii la duqeen lahaa kulahaa. Siyaad Barre oo dhinteyna meesha ma soo gelisay. Ceeb iyo nus. Ala Soomalino aa ba’daybo. Xoolo kasta waxaan ahay “nationalist” uu ku leeyahay, hal reerna waa caynooyaa maalin walbo. Dadka horta caqli maleh miyaa?. Reerka la ceenaayo maha miyaa Somali iyaga? Nina, this is adeer Cabdulahi Yusuf’s Story. Dhagooleyaashiina kale idinkana listen and pay attention. Looool. 1. adeer cabdulahi was elected by the TFG (the same looser oo adeerkaa Madoobe doortay ). 2. adeer cabdulaahi meelihiisa baadiye (jowhar, baydhabo, ) uu wareegaayey isagoo is leh waxbaa hagaagaayo. 3. then adeer Shareef and abti Xasan Daahir sent a suicide bomber to Baydhabo and killed his guards including his own brother. 4. adeer cabdulaahi forgave the men in moqdisho who sent the suicide bomber and moved on. when he was asked about the death of his own brother, his reply was: "walaalkeey kama duwana soomaalida maalin walbo dhimaneeso ee wuxuushta xamar joogta leenayso. ilaahay ha u wada naxariisto" 5. adeer Shareef iyo adeer Aweys got really ambitious and said, no no ... we need to attack yeey in Baidoa. 6. adeer yeey waited for their arrival. 7. Baidoa capture attempt failed and Cabdulahi Yeey and his friend meles zenawi (shareef's new best friend) pushed back and defeated indhocadde/shareef's boys in baadiye. they were chased all the way. 8. adeer cabdulaahi got ambitious and said I am going all the way and capture Mogadishu, with the advice of adeer Gheedi and maxamed dheere. 9. adeer cabdulaahi captures mogadishu without any sort of fight. Not a single soul died and Alshabaab melted away into the population as confusion mounted. No fight? What? Everybody thought Xamar would be a battle zone. 10. adeer cabdulahi thought this war is over and he started to get government going. 11. al-shabaab were laughing at him. 12. al-shabaab started their campaign. ku-dhufo-ka-dhaqaaq and Bakara Market missiles. 13. adeer cabdulahi fought back, but dhallinyarada (the same one you call now "enemy from within" ) kept fighting door to door, house to house. Alshabaab never gave up. 14. adeer cabdulaahi started having problems with International donors. Al-shabaab was not easy to defeat. adeer cabdulahi quit politics. he wanted result and things were not working his way. 16. adeer shareef got really ambitious 17. adeer shareef made a deal with the ethopians and US that he wants adeer cabdulahi's job 18. adeer shareef got elected by the same parliament that put yeey in power 19. adeer shareef came back to Mogadishu and said "I am the new President. Please respect me" 20. al-shabaab said ... "taas waa laga wada hadli doonaaye, bal marka hore ciidamada AMISOM hanaga baxeen". 21. sheeq shareef said "no I want them to stay, because they help the government". 22. Alshabaab said "no we want them out. we fought so hard to kick the ethiopians out, we want their friends out as well. to us, they are the same. We can worry about government stuff later.” 23. sheeq shareef said "habartiin uurkeed. You are the enemy of Somalia. ". 24. alshabab said "what? Adi ma waalan tahey? Gaaladaan hanaga baxeen maa cadow naga dhigtey hado? waa yahey. hakaa saarto maclinka". 25. sheeq shareef asked Ethiopia to help. ” nimankaa waa cadowga wadanada deriska” He begged senawi. Ogoow alshabaab saxiibadiis waaye uu la shaqeenaayey oo maalin walbo dowladda ceeynaayey bilo ka hor. 26. Ethiopia said this is not our battle anymore. deal with it madoobe. We are not going to send 1 single soldier to Mogadishu again. 27. shareef said, ok ... he fought back, but dhallinyarada (the same one you call now "enemy from within" ) kept fighting door to door, house to house. Alshabaab even expanded and spread to all over the country. People are killed everyday and Bakara is almost deserted know because of Alshabaab and AMISOM exchanges. worst disaster ever occured. 28. somalis turned against sheeq shariif. he is incompetent and killer they chanted 29. Nina got frustrated and started digging old topics about yeey just to distract what is happening. loool. 30. people turned against her on somaliaonline even those who never supported yeey. "isku xishood, leave the elderly they chanted". 31. Nina, feeling ashamed started lashing out even more hoping her uncle incometent sheeq shareef will be rehabilitated by her empty talk. END. End of Story. Waxaad soo qortey about your hero maanan aqrin mana aqrinaayo, laakiin waxaan kuu sheegaaya for the last time inaadan macageyga ku qorin halkan SOL la dhaho. Haddii aflagaado iyo cay halkan lagu soo qorey aad si daacad ah uga hadleyso, waxaad adiga iyo kuwa kula midka ah soo qorteen inaad hal qof ku goobataan aqriso 1000 jeer.
-
Profile of the Chief tribalist. Great article that sums up his political existence. My favourite part is Once seen as the strongman Somalia needed, correspondents say Mr Yusuf ended up being perceived as part of the problem and his exit was received with apparent relief by the United Nations , the main broker in ongoing peace talks. Xataa UN-ka baa arkey wuxuu yahay. LOOOOOOOL
-
Popular Contributors