Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Why history loogu noqonaa wixii 10 sanno ka hor dhacay, markaan u jeedno waxa dhacayaa maanta, iyo dadka IDPs sida loola dhaqmaayo habeen iyo maalin. Marka yaanan been la isku sheegin, waxaad sameysaan cid walba ayaa u jeedo oo marqaati ka ah. Call it simplistic view, or call it qabiiliste, waxaan ogahay inaad cid kale wax u ogoleyn marka ku casheya gurigiina cusub(wixii calankaas aaminsan), sheekadii 'anagaa xaq u leh' way dhamaatey, atleast in the South-ka. Congratulations again to Mudane Farmaajo, great job Mr President. lol@NASSIR -
Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
^^^Southerners were thrown out of Garoowe, or you forgot already? Hadda waxaad ii soo qori, koonfurian wey joogan oo AS baan burineyne bla bla. Atleast, Xamari is someone who is born and bred in Mogadishu, unlike those who claim to represent cities or villages they have never set foot in. p.s. I have noticed how you roll and it is anything but "lay back kinda guy"....lol... ------- @Liiban my comments only apply to folks like GD and Co. Mogadishu is for everyone oo wata calankeena quruxda badan. @Mzanzi, he can try but he run out of words to type. He is still recovering from this morning's shock. looool (kaftan) -
Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Gheelle, take a chill pill, I know today things didn't turn out the way you expected them to. Anyone waving the blue n white is welcome in Mogadishu, that is all I'm saying and you have the right to think otherwise. Viva Somalia! lol@Mzanzi.... ayaga bilaabey dee...plus today is a good day in my book. -
Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
"Waan goosanaynaa haddii aan nala magacaawin" folks ayaan ka hadlaayey. Haka rumeeyaan bal... Indha adkaa. Btw Gheelle, kii calanka baluuga wato oo aan xil ka soo qaban Garoowe, Faroole'na ka soo horjeedo waan la jiraa. Break away states should keep out of Somali affairs. Mzanzi, it is all your fault, adigaa ka danbeeyey. -
Mogadishu: Sharif picks his PM Mohamed Abdullahi[Farmaaje]
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Sharif disappointed certain folks who thought they own Somalia. Hasta luego amigos! -
lol, they do need the support of the southerners 100% now otherwise it is a pointless mission. Also, I agreed with what Che said, nothing wrong with that.
-
Originally posted by Che -Guevara: ^They need all Somali support they can get. You are absolutely right.
-
Insha'Allah Che, wax walba waa hagaagaayaan. The dynamic duo need the support of the southerners uun, intii kale waay soo socotaa.
-
LMAO@South is for Southerners.
-
^^^Indeed, it is time for Xamaris to take over this mad city. I noticed Sharif and him have similar taste in suits.
-
This is on RM. loooool Good luck to Mudane Farmaajo.
-
What about Hammurabi?
-
He is born n bred in Xamar. looooooool
-
Allah ha u naxariisto intee ku dhimatey gacanta AS iyo hubka AMISOM tuurto. Dadku maxayse u dhex taagan yihiin suuqaan maalin walba? waa yaab runtii. Ugandeeskaasna Bajiye la dhaho waa in xilka laga bedelaa maxkamadna la horkeeno.
-
^^^ hooyadey's ankal. Allah u naxiisto aamiin.
-
lol@ the Somali woman trying to lose weight... LMAO!!. She is a hoot! Hamdi is hillarious too, videogeeda(Much Music VJ audition) wuxuu ku jiraa YT.
-
I like the henna tattoos. She is def bringing back the Dhaanto!
-
Somali Waa Dhiig baxday by Salim Sacid Salim
-
Indeed! Sharif is that kind of a man!
-
Allah ha u naxariisto, sabar iyo iiman Allah ha ka siiyo reerkiisa.
-
@ 1st 2 responses. -------- Wasiirka Arimaha dibada Jabuuti: waxaa la gaaray xiligii aan Somaliya tagi laheyn. Jabuuti: (Sh. M. Network) Wasaarada arimaha dibada ee Jabuuti ayaa mar kale shaaca ka qaaday in la gaaray waqtigii dowladda Jabuuti ciidamadeeda ay u soo diri laheyd gudaha wadanka Soomaaliya si ay uga mid noqdaan ciidamada howlgalada ka wada Muqdisho. Isagoo warbaahinta kula hadlayay Magaalada Jabuuti ee xarunta wadankaasi Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf oo ah wasiirka arimaha dibada ee Jabuuti ayaa waxaa uu sheegay in xiligaan la gaaray waqtigii ciidamada ka socda Jabuuti ay u diri lahaayeen gudaha wadanka Soomaaliya si ay u caawiyaan ciidamada midowga Afrika iyo dowladda KMG Soomaaliya. Waxaa uu sheegay wasiirku in talaabadaani oo ay horay u balan qaadeen ay haatan ka dhabeynayaan maadaama sida uu sheegay codsi arinkaasi ku aadan ay u soo jeedisay dowladda KMG Soomaaliya. Maxamuud Cali Yuusuf Waxaa uu intaasi ku daray in Jabuuti ay qeyb ka tahay wadamada xalka u raadinaya shacabka Soomaaliyeed ee mudada dagaalada ku jiray, waxaana uu sidaasi darteed tilmaamay inay ka qeyb qaadanayaan wax kasta oo nabad loogu soo celin karo Soomaaliya. Dowladda Jabuuti ma aysan cadeyn xiliga ciidamadaasi ay u soo direyso Soomaaliya hase ahaatee Wasiirka arimaha dibada ee Jabuuti ayaa sheegay in marka hore Maalmaha soo aadan Muqdisho ay soo gaari doonaan qubaro dhinaca militariga ah oo ka socda Jabuuti kadibna ay ciidankaasi ku soo xigi doonaan.
-
Popular Contributors