Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Forget the 4.5 will Farmaajo get rid of these men?
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
MMA, waa is jeceshay aad iyo aadee? bidaarta qar qariska iiga waran? indha adkaa rijaalka...lol -
Meel walba adeer. Waxyaabo badan ayaa isku kaa dhex yaacey, aadna isku dhex wadaa. Bal isku noqo, ee aflagaadada ku ilaali xeebaha jabhada SG isaga soo degayaan idinkoona ogeyn bilaa canshuur. Tiina uun ka adkaada, calan aadan shaqo ku laheena afka ha ku taagina. lol
-
Halkan waa halkee? cyperworld? Calankaas haku qarwin, haddii goboladiina laga diidey inuu ka taagnato, Soomalida dhulkooda ayuu ka taaganyahay and there is nothing you can do about it. Marka iska riyoo inuu dhaco, maybe movie ahaan ayaad u daawan doonta 30 sanno ka dibna xataa, a movie made by secessionist who knows eh!
-
Wax 2 KM la dhaho mar hore ayay dhamaatey ee maxaa kaloo haysaan? calankaaga ku seexo hadaad doonto laakiin faraha ka qaad calanka aadan shaqo ku laheen. Ma ceeb baa taa. Wax kale aad ku qaraabato yeelo JB. It is sad really.
-
Calamada signature kugu dhegan, kee baa laga yaqaan world wide? Aha, I thought so! afkaada ka leexi marka. Dadka Soomaliyeedna calankooda u daaya hadey ka taagteen dhulkooda. Xoog miyaa in calankiina la qaato? Allahu Akbar!
-
Mouse-ka waa tuug dhuudhuumado. looooool reminded me of AS waa tuugo... Mzanzi bas ka dheh bismillah. Elton ha la iska daayo.
-
^^^Yaanyuur lol@Tarzan mode... I blame YT!
-
Mahadsanid! "Farmaajo's 100 days in office" thread maa furatid? . p.s. sheekada Tom & Jerry, adiga jiir ma taahay mise yaanyuurta?
-
Originally posted by General Duke: Correction, I have been here far longer than five years, and nothing wrong with age love [though I am younger than you]. I agree with MZanzi, Sabriye n Che. Warqada laga soo saarey xafiiskiisana aqriso mar labaad. Haddalkiisa ula jeedadeeda si fiican ayuu sharaxay. Nothing news worthy halkan.
-
Originally posted by General Duke: quote:Originally posted by NinaNC: ^^^Odey D ayaan kuugu yeeri doonaa hadda kadib maxaa yeeley, waxaad qoreysey 5 sanno p.s. Nina is just fine thank you. Correction, I have been here far longer than five years, and nothing wrong with age love [though I am younger than you]. Maybe an old lady needs an semi/old man.. Imagine chasing each other like Tom and Jerry as Malika suggested.. I think you misunderstood my comment, waxaan ka hadlaayey the content of your posts, not how long you were a member. Haddii aad happy ku noqoneyso inaan ka weynaha, waa soo dhaweynaayaa laakiin xasuuso inaad wiil yar tahay marwalba oo meelaha old folks-ka ku hadlaayaan aad buug iyo qalin la timaato si aad wax u barato, uguna faaiideysato adigoo aamusan. lol
-
Originally posted by Jacaylbaro: Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ??? ,,, come on Calankaa dhac baan maqli jiray ,,, calankaasi wuu dhacaye iska daaya ,,, Waxaad isla rabtaan ummada dhulka la idinla wadaagana u ogolaada. Wixii shaley Barre AUN aad ku eedeyneyseen baa maanta la idinku eedeynooya. Another thing, calankaas riyadaada uun buu ku dhacaayaa, si kale maya. SSC halganka noo wada.
-
^^^Odey D ayaan kuugu yeeri doonaa hadda kadib maxaa yeeley, waxaad qoreysey 5 sanno ka hor ayaa weli qoreysaa maanta, maxaa isbedeley? inaa odey tahay saas ayaa lagu fahmaa. loool@Malika.. p.s. Nina is just fine thank you.
-
^^^adigan die hard fan of Spice Girls ayaa iga yar, let me guess... January 1, is your birthday? I think Sabriye ayaa kuu jawaabey.
-
take a vacation GD! relax your mind until you pass the bar exam. lol
-
Child's play maxaa keeney? R/W waa bini aadam u dagaalama xuquuqta biniaadamka mar walba as his track record indicates. Hadalkiisa waxaad ka fahmi kartey inuu message u diraayey nimanka Soomaliyeed. Message-kana sidaan u fahmey waa "hurdada, isqabqabsiga, calool u shaqeysiga kuwa ku ka dhigtey nolol maalmeed, iyo kuwa kale ee qaranimada diidey iney ka fiirsadaan falkooda oo ka soo laabtaan or else dumarka ayaa la wareegaya kuraastaan" lol...waa baraarujin technique... R/W'ha, waa nin Soomaliyeed oo tusay dumarka Soomaliyeed inuu garab istaagi doono, xushmad u haya, aqoonsana in kaalin weyn ka qaadan karan the decision making process. Marka, let the man do his job, goodness sake!
-
Nassir, waa lagu kor camirtaa JB... Laga yaabo inaad adeero beerahooda deris la ahaydeen in Janaale. In regards to your point about self sufficiency, I would like to add; 'wixii goosanaayo ha sii socdaan, intii soo harteyna ha midoobaan, aragaane dhulkii laga maarmi karo afterwards'. p.s. BBC-da waa kaftan. Dumar badan wey joogaan, chance hala siiyo markaas ayaa la arki doonaa.
-
lol@NASSIR, maxaad u soo quftey thread-kan? Soomaliya Ha Noolato!
-
Codka Ugandeeska maa maqashey?
-
Bananas cay ma aha, bal check this taariikh out yo yo! Bananas provide the second major source of foreign exchange for Somalia accounting in 1972 for 25% of exports estimated at Som. Sh. 85 Million. Janaale, jilib iyo jamaame, whatchu know bout dat homeboy. lol. Yur!
-
J waaye. Sax? Weli waa la habeyn karaa wax dhib ah ma leh jidadka iyo sarahaas dudumey ee nabad ayuunba loo baahan yahay.
-
Nassir, BBC radio ayaan ku soo korey. lol@MMA, allahey ka alla jago raadis ma ahi. R/W'ha Inuu SOL aqriyo ma ogeen. lol Allamagan, adiga mudan.
-
War Duqa magaalada faraha nooga qaad, magalaada ayuu soo nuurin doonaa. looooool Markuu khudbeynaayo qosol ayaa i qabta, nin ka indha adag asaga since Yey ma arag. I like his energy though and determination, not to mention the AS threats he constantly dishes out in the media. Laakiinse, ha iloobin inuu wadankiisa u laabtey uu qaraxaas dhex joogo adiguna xagee ayaad _______? . Lets wish for peace walaal ee iska naso. EDIT
-
Marwo Khadija iyo Xildhibaan Asha are an inspiration to Somali women everywhere. Nimanka ku daacdaacdo behind the computerka ma oga mana fahmi karaan micnaha taas ay u leedahay the young Somali women oo waxay ku facyihiin in qof dumar ah aflagaadeeyaan. GD, this is not about the 2 men you mentioned. Let the R/W have his moment for goodness sake.
-
Originally posted by Qandali: ^Lol, Nina maya aniga ducayda waa qabaa, hortiisa kheer, gadaashiisa kheer geesihiisa kheer! Balse walaal ninkaan sheekada meeshuu kibilaabay waa nin wax faduul kubilaaba doonayo, waxaan is iri ninkaan dufayskiisu sii qotay oo nin dagaal kusoo tagalay ama sheekadaan Somalia kasocota ayaaba kucusub oo xiiso ayuu uhayaa. Naagaha wax halasiiyo kulahaa, Alshabaab baa kafaa'iidaysanaya oo hada oranaya wakaasaa haday keeneen mid ay gaalo maskaxdiisa software kusoo shubteen. Horta marka hore waa DUMAR or HAWEEN and not NAAGAHA. Tan labaadna, waxyaabaha uu rabo inuu bedelo ayuu ka hadley, ileen ummada Soomaliyeed ayaa sugeysey inuu mowqifkiisa soo bandhigo as a new R/W. Marka hadal fiican ayuu ku hadlay, waxa harey waa action ama dhaqdhaqaaq uu hadalkiisa kaga rumeynaayo. Aragaane waaye sheekada markaas, laakiin so far so good. Muqdishu xooga waa la nastey barbaarta duulankeedii maalmahan. Waxaan u rajeynayaa Kheyr IA. GD, iska naso 8 bilood oo vacation qaado, you deserve it. lol
-
Popular Contributors