Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
^Zack thanks walaal for the suggestions n the info(QuickPull sounds good). I'm into the productivity apps not games, btw I'm familiar with both Pandora n Slacker. p.s. I think you are wrong about that 2nd thought.
-
^Macalin waa inaad wax soo qortaa markaad ka jawaabto su'aasha, duh. La qabso sharciga casriyeysan beeralaynimada badan naga daaf. Next word:theorist
-
November 11, 2010 Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii u horeysey soo saartey joornaal ku hadla afka dawladda, Joornaalka ayaa u qaabeysan qaababka joornaalada casriga ah waxaana uu wax ka qoraa dhinacyo badan sida Siyaasadda, Caafimaaka, Ganacsiga, Dhalinyarada, Waxbarashada iyo Isboortiga. Dawlada ayaa sanadkii hore ku guulaysatey in ay dib u yagleelto oo hawada geliso Radio Muqdisho, waxaana muddo yar kadib loo sameeyey website lagu daabaco wararka raadiyaha. Siihayaha Wasiirka Warfaafinta Cabdiraxmaan Yariisow ayaa sidoo kale sheegay in dhawaan ay jecelyihiin in dib loo furo Telefishankii Qaranka Soomaaliya. Check it out
-
Al Shabaab ayaa shalay gowrac ku dilay meel fagaare ah, mid ka mid ah odayaal dhaqameedyada aadka looga yaqaanno gobolka hiiraan. Dilka oo shalay galab ka dhacay tuulada Jiiqeey oo 21 Km waqooyi galbeed kaga began degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa yimid markii ay goor hore oo galabnimadii ah Al Shabaab soo qabteen wiil uu dhalay odayga la dilay, waxayna ku khasbeen inuu u geeyo aabihiis, oo ay isna gacanta ku soo dhigeen. Al shabaab oo odayga wata ayaa degdeg ugu wargeliyey in dadka deegaanka ay isugu soo baxaan meel fagaare ah, halkaasoo ay dhigta dhiigga ugu dareen nabadoon Maxamed Daangaab oo ahaa oday dhaqameed aad looga yaqaanno deegaannada gobolka Hiiraan, da’diisuna ahayd 76 jir. Gawracaas oo lama filaan ahaa ayey dadkii isu soo baxay argagax ka qaadeen, ka dibna waxaa si khasab dadka kula hadlay mid ka mid ah ragii watay maleeshiyada Al Shabaab oo u sheegay inay tahay farriin ay u gudbinayaan dadka deegaanka Jiiqley, halkaasoo hadda ka hor weerar loogu gaystay Al Shabaab, loogana dilay in ka badan 10 nin oo maleeshiyadooda ka tirsan mar ay halkaa marayeen. Ninkaas Al Shabaab ka tirsan wuxuu dadkii dhagaysanayey ugu hanjabay haddii mar kale weerar lagu qaado ama dadka deegaanku ka hor yimaadaan Al Shabaab in dilal kale oo gawrac ah ay u gaysan doonaan dadka la yaqaanno ee bulshada magaca iyo sumcadda ku dhex leh. Waa markii ugu horraysay taariikhda Al Shabaab iyo tan soomaaliyaba ee maamul deegaanno soomaaliyeed ka taliya uu si foolxun fagaare ugu dilo shaqsi bulshada qiimo ku dhex leh, oo welibana dadweynahana loo sheego in ruuxaas uusan dambi gaysan, laakin loo gawracay si inta kale ay farriin ugu noqoto. Source: Bar-kulan
-
Guddoomiyaha gobolka Toghdeer ee maamulka Somali-land, Yaasiin Max’ed Cabdi, ayaa shaaca ka qaaday in deegaanada gobolka ay ka taagan tahay abaar saameysay dadka iyo duunyada ku nool gobolka. Yaasiin Max’ed Cabdi, ayaa xusay in kormeer ay ku soo mareen degmooyinka gobolka ay ku ******** in biyo iyo baad yari ay saameysay nolosho xoola dhaqatada gobolka. Gudoomiyaha gobolka Togdheer, ayaa ugu baaqay xukuumadda Soomaali-land in ay si degdeg ah wax uga qabato xaaladaha ka taagan deegaanada gobolka, ka hor inta aysan xaaladda gaarin meel aan wax laga qaban Karin.
-
LoL@this thread. Jalalaqsi is a booming town (economically), I heard marka shukaansiga waqtigiisa 2 saac kale ha loogu daro the hardworking dhallinyaro, waa maxay xaasidnimidan, 7 ku lahaa. Naga daaya yaaqo. Waa in lala shiraa AS about this pronto!
-
@ Liibaan. Meel walba in laga maqlo ayey doonaayaan bilaa invitation kawaran! maalin walba waa in loogu celceliyo take your triangle n bounce! haddii kale isbaaro ayay la soo ordaayaan meel walba
-
No Xaaji, dibada means OUTSIDE, dibada wadanka = outside of the country. Soomaligii ayaa idinka lumey xataa. Waa mucjiso aduun. p.s. SL lagama hadlinba, this is a Somali affair, kindly keep out.
-
British forces mark Remembrance Day in Somaliland
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^kan maxuu cunaa horta? lol@Che...wax waalan. Faraha ka qaad the low key partiiiii aan ku idhi! -
Waxay ku sugan yihiin Muqdishu before safarka dibadana waa la yidhi ma garatey.
-
Muqdisho ayey ku sugan yihiin miyaad fahmi la' dahay?Waa khafiifdey miyaa? Nairobi, Adis, Jabuuti iyo Doxa waayey safarada dibada laga hadlaayo. Even a 4 year (Somali ah from LA) can understand that.
-
@ how the artist is out to hijabize advertising.
-
Sign up here.
-
Calanka odeyga indho yarta gadaashiisa suran si fiican u eeg awoowe. UN-ta calankaas bas bey yaqaanaan oo wakiil u sameeyeen xataa. Wax UN rep for SL la dhaho ma jiraan ee sheekooyinka aan jirin oo aad alifeyso iska daaf. UN xafiis Hargeysa keliya kama fureyso sida aad la socoto, marka good luck with faanka maalaa yacniga ah.
-
-
Allah ha u naxariisto marxuumka.
-
Masha Allah. Ilaahow noo badi dadkaan oo kale kana badbaadi tuugada soo weerarta. Aamiin. I call Dr. Hawa "Mama Somalia". They are Women of the Year because: “They are fearless. Their life’s purpose is to be of service to Somali refugees, and their unwavering fortitude in the face of insurmountable obstacles is a testament to the warrior spirit of women. —Iman, cosmetics executive, model and 2006 Woman of the Year, born in Somalia
-
Friday, November 05, 2010 A Family Affair: From left: Dr. Amina Mohamed, Dr. Hawa Abdi and Dr. Deqo Mohamed, photographed during a business trip to Geneva, Switzerland, on September 18, 2010. On a still, hot morning last May, hundreds of Islamist militants invaded the massive displaced-persons camp that Dr. Hawa Abdi runs near Mogadishu, Somalia. They surrounded the 63-year-old ob-gyn’s office, holding her hostage and taking control of the camp. “Women can’t do things like this,” they threatened. Dr. Abdi, who is equal parts Mother Teresa and Rambo, was unfazed. Every day in Somalia brings new violence as bands of rebels rove ungoverned. Today Somalia remains what the U.N. calls one of the worst humanitarian crises in the world. On that morning in May, Dr. Abdi challenged her captors: “What have you done for society?” . The thugs stayed a week, leaving only after the U.N. and others advocated on her behalf. Dr. Abdi then, of course, got back to work. Her lifesaving efforts started in 1983, when she opened a one-room clinic on her family farm. As the government collapsed, refugees flocked to her, seeking food and care. Today she runs a camp housing approximately 90,000 people, mostly women and children because, as she says, “the men are dead, fighting, or have left Somalia to find work.” While Dr. Abdi has gotten some help, many charities refuse to enter Somalia. “It’s the most dangerous country,” says Kati Marton, a board member of Human Rights Watch. “Dr. Abdi is just about the only one doing anything.” Her greatest support: two of her daughters, Deqo, 35, and Amina, 30, also doctors, who often work with her. Despite the bleak conditions, Dr. Abdi sees a glimmer of hope. “Women can build stability,” she says. “We can make peace.” Source: Glamour
-
Originally posted by Che -Guevara: ^I don't think the world have cared if it did in the Africa. There's no political advantage to making Africa look bad but this was a Muslim kid-it would have been different story. Horta why aa ugu celcelinoysaa 'haddii sheekadan muslim wadan ka dhici lahayd? Stick to the story nooh, labo caruur ayaa caruur isku dhaley, familkiina way ku faraxsanyihiin so what are your thoughts on that? We are talking about gypsies here folks. At least I think they're gypsies, and nothing they do should suprise anyone.
-
LOL... Nooh! qarxis cruel ah waaye! I know about that app but never acquired it, and guess what, that was the first thought that came to my mind when I realized my phone was stolen, the second thought waan ka toowba keeney. lol Any apps you recommend for the Blackberry? p.s. I changed network providers and I got the new phone for free...
-
^If you can afford it and want it then why not go for it! you are providing an opportunity for someone to earn a living and feed themselves and/or their families. Waxaa la dhahaa supply and demand (economics 101). Good luck. p.s. $50 is a fair bargain.
-
Popular Contributors