Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
^^MMA, waan kaa qaadey salaanta, xaggee ka baxdey baryahaan? Waa runtaa, meeshii roobleh, ayey lo'dooda u raraan.
-
04 Dec 2010 (Xogta Media) – Garabkii ururka Xisbul Islaam ee uu hogaaminayay Yuusuf Indhacadde ayaa sheegay inuu ku biiray dowladda KMG. C/qaadir C/llaahi oo sheegay inuu afhayeen u yahay ciidamada ka tirsanaa garabkaasi, wuxuu sheegay laga bilaabo maanta inay si toos ah uga mid noqdeen ciidamada dowladda KMG. Waxaa ay ka dambeysay arrintan ka dib markii saraakiil ka tirsan garabkan ka tirsanaan jiray ururka Xisbul Islaam ay la shireen saraakiil ka tirsan uu hogaaminayo R/wasaaraha xukuumadda KMG. Dhamme C/qaadir C/llaahi waxaa uu sheegay inay diyaar u yihiin inay fuliyaan heshiiska iyo is afgaradka lagu gaaray kulankaasi. "Maalmahan buuq ayaa ku jiray cida aan nahay laakiin maanta ayaan cadeyneynaa," ayuu yiri Dhamme C/qaadir C/llaahi. "Waxaan nahay ciidanka qalabka sida oo doonaya in ay dalka difaacaan," ayuu ku sii daray hadalkiisa, isagoo xaqiijiyay inay ku biireen dowladda KMG. Wuxuu waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inay iyagu ka mid yihiin ururka Xisbul Islaam, wuxuuse hoosta ka xariiqay hada inay yihiin ciidan dowladeed oo doonaya inay soo celiyaan nabadda.
-
^^^I think Aaliyyah made it clear which side she is on, Zack! Thanx Aaliyyah...you are a real trooper! lol@his way of debating. Waa runtaa, a lost battle ayuu rabaa inuu win gareeyo. La hadal bal hadduu wax kaa maqlaayo. lol@KK, xataa inti? naga daay yaaqo.
-
Originally posted by Maaddeey: oba hiloowlow 'Ninac' jaaaw!. Eh! aniga miyaa mise sheeko aan ogahay ayaa lagu kor aliftey magacayga? daandaansi miyaa laga wadaa talow? ----- Oh, I would like to send a quick shout out to our fav person of the year: "Museveni thank you for your visit, please come back now you hear! igu salaan reerka oo dhan, peace". Thanks
-
Aamiin. I agree with KK, donate to SOMCARE folks if you want to help miskiintaan. Illaahow u gargaar dadkeena dhibaateysan. p.s. KK ajar aruuris iyo adiga yaa raayey, waa in laguugu daydaa. . Great job sis!
-
How dare you insinuate that Aaliyyah is on your team madax windows xp-yaho? You lost the argument on page 2, so yeah lets agree to agree to that! lol p.s. see Aaliyyah, I told you so inaan ku dhaho ma rabin laakiinse i have to now. Waan ogaa inuu Zack kugu soo marmarsiyoonaayo, he is so predictable ya know!lol... p.s.s. Zack waa ku daayey, intaan ka badan waaba danbi...cafis iyo masaamax. Happy New Year yo!
-
Mideeda kale, if a woman is gorgeous she has no expiration date. Young and old baa u soo safta. That's what's up! It is true folks, Stella always had her groove on.
-
lol@BOB, you r just mad, cuz I know how to pick them n you don't! Fyi, Canadians are awesome, It is just the Zulus that suck(just like your team). Teeda kale, you must be dreaming if you think ciyaal waamo-daas will win the CC this season! but then again you thought South Africa was gonna make it to the WC semis. Meel ma gaare-haad tahay maxaan dhahaa! :mad:
-
^^^War reer Waamo-yaashaan maxay ugu qalalaan Xamar mar kasto! BOB, how many times we gotta do this? Waa oynee hadoote, marka horena soo joog ma yeeleysid! ee see camal. Maalmahan time ma haayo, laakiin waa kuu soo noqonaa mar aadan filaneyn, si suprise camal. Haddaan SOL ku nacsiin Nina Nasir Cali magaceyga (kan aabahey iyo kan awoowgey-ba ku dar) lama dhaho.
-
lol@you are fired. Wrong, yaa Sayid! you never hired me, so you can't fire me. I was just breaking it down for the brother dee, wuu ku wareerey hadalkaada. p.s. It seems like he doesn't need an ID card to Xamar unlike you n JB. lol...woot!
-
Originally posted by Che -Guevara: So people what would you do if you heard a domestic abuse taking place? If I hear it, then I will call the cops! If I see it, I will call the cops n then I'll throw my cellphone at him (aiming at the nose). On second thought, I will let my dog Baby take care of the abuser. Let see how he enjoys getting eaten alive.
-
^^^Oh look! Suge Knight, finally got released from the maanakobiyo prison! My bff Google hooks me up ee what is it to you ? go get your own friends to hook you up camaskuusyaho ex convict-ka ah. Yur aan ku dhahay, ee slap your face dhaqso (make sure you wash your hands first though) injirloow-yaho bidaarta gashey at age 9! ---- Kismayo. **an afternoon smoothie sounds good right about now nooh!** Ok, then. Lets start with the ingredients: -1 cup cold milk -2 oranges, peeled and segmented -1 banana -1/4 cup sugar -1 pinch salt -1/2 (8 ounce) container vanilla fat-free yogurt -4 cubes ice Directions In a blender, combine milk, oranges, banana, sugar, salt and yogurt. Blend for about 1 minute. Insert ice cubes, and blend until smooth! Baam! it is that easy! Pour into glasses and drink up your banana orange smoothie y'all. Thank me later ok! Peace.
-
this is my december this is my time of the year Linkin Park ---- Happy New Year SOLers. ( @ JB )
-
It sucked only for you Che, only for you! feesto all day halkaan. Ole Ole Ole Ole!
-
^^If Wejibook is wrong, I don't want to ever be right!
-
Originally posted by BOB: Geography Of A Woman. Between 18-22, a woman is like Africa...half discovered, half wild, naturally beautiful with fertile deltas. Between 23-30, a woman is like America...well developed and open to trade especially for high financed investors. Between 31-45, a woman is like India...very relaxed and convinced of her own beauty and brains. Between 46-55, a woman is like France...gently aging but sensual with an appreciation for the finer things in life. Between 56-60, she's like Yugoslavia...lost the war, haunted by past mistakes and in need of massive reconstruction. From 61 on, a woman is like Somalia...everyone knows where it is, but no one wants to go there. Peace, Love & Unity. Somalia faraha qaad Zulu-yaho.
-
H to the no BOB. How dare you say that?
-
^You sure like Sharif eh! good for you! FYI: this aint the picture of the day thread bro. Ciao. -----
-
^^Ismalura, I was talking to Aaliyyah. lol...excuse yaan la siinin odeyaashaan ee nagu soo weeraraan ayaan walaasheen kula talinaayey. 11pages ciyaar ciyaar ma ahan, waqti ayaa nooga baxay meeshan.
-
Aaliyyah, after 11 pages of fighting Zack n company ayaad gabdhahii ka soo horjeesatey. See camal yaaqo.lol Ismalura wey fahansantahay sheekada ee ha noo jebin raggan fadlan. Hoos hoos u sheeg opinionkaada nooh...looooool
-
^do you even know what you are writing? It almost seems like you got thrown out of Konfur for your extreme s**p****y.
-
-
-
Popular Contributors