Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
MOGADISHU — Tensions were running high Thursday between Shebab fighters who threatened to attack another Islamist faction in Afgoyw, a town home to hundreds of thousands of displaced, sources said. Residents told AFP they were worried about the growing tension and the arrival of extra fighters, notably Shebab in the Afgoye corridor, a stronghold of the Hezb Al-Islam militia, some 25 kilometres northwest of Mogadishu. "Tension is really high, sporadic shots can be heard and the two groups have beefed up their positions with the arrival of heavily-armed fighters," Ali Abdulahi Hussein, an Afgoye resident told AFP. "We're ready to run if fighting breaks out here. But unfortunately many of the displaced families have nowhere to go," Ahmed Idle, a resident of a nearby village said. The Al-Qaeda-inspired Shebab control the bulk of south and central Somalia and most of the districts of Mogadishu. Hezb Al-Islam, a more political movement that was founded in 2007 and headed by Hassan Dahir Aweys, has its strongholds in the north western outskirts of Mogadishu and in the extreme south of the country. The two fight together in the capital against the forces of the transitional government and their African Union allies, but for the past year they have been engaged in an intense and sometimes violent struggle for influence in the south, notably Kismayo, a big port that the Shebab seized in late 2009. In early December the Shebab attacked the strategic town of Burhakaba, 180 kilometres (110 miles) south east of Mogadishu, wresting control of it from Hezb Al-Islam, who had held it since 2008. On the road linking Mogadishu to Baidoa, the major town in southern Somalia, Burhakaba serves as a gateway to the whole of the south.
-
Adiga wax aan laguu dirsan uun baad ka hadashaa, orodoo do your homework intaad SOL khurafaad ku soo qorqoreysid.
-
Maadey or Shabaabey fiiri, Museveni waa la qaabiley sida loo qaabilo a head of state. Xujeydana waay soo dageen si habaysan oo cariiri ku jirin. Red carpet maa loo dhigi lahaa awal? Bal iiga waran tuugada aad support gareysid, ceelashaha biyaha maa hunguri ka soo galey hadda? not suprised, meesha lacag badan ayaa taalo, xiligii XI in ay ka baadaan their cash cow ayaa la gaarey it seems! Diintii loo dagaalamaayey aawey yaa Maadey? p.s. your hero Mansuur is deciding which psycho to follow now I bet.
-
Mad_Mullah;680825 wrote: Islam says so, and Somali culture. Homosexuality is not between him and Allah but between him, our sword and Allah. You r Ethiopian, whatchu know bout my country's culture son? leave Mo alone or else... Let the young man do his thang (all of it) lol... what a bunch of haterz!
-
AFP NEWS By Mustafa Haji Abdinur (AFP) MOGADISHU — Somalia's embattled president, Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, has vowed to reorganise his administration's security forces and regain control of the capital Mogadishu. "We have spent the last days with the army here and I can tell you that we have already collected sufficient information to improve and reorganise the security forces," he said late Thursday. Sheikh Sharif was speaking at Villa Baidoa in Mogadishu, the main base for the transitional federal government's security forces. He spent three days there and was seen in military uniform, a rare occurrence. "I can assure you that the armed forces will bring about the required changes to the situation across the country and in Mogadishu in particular," he told hundreds of members of the armed forces. "We are in the final stages of fully preparing the national armed forces... With our efforts now, I hope the army's operations will be more effective than they used to be," he said. "The president stayed with us at Villa Baidoa and has not gone back to his palace since Tuesday. He met all the top military officials and discussed the security situation with them," Lieutenant Colonel Mohamed Jama told AFP. "I think he is now committed to engaging a final offensive to eliminate the Al Qaeda-linked militants," he added, referring to the Shebab group, which has waged a fierce insurgency in Mogadishu and controls most of the country. "He is no longer busy with other things now, he is only talking about military and security issues," the military official added. Sheikh Sharif's heralded military push comes weeks after a new government was approved last month and as differences are appearing between the Shebab and their allies in the insurgency Hezb al-Islam. "I believe that the time for talking is over now. The president feels the security threat posed by the Shebab and so do we," Colonel Abukar Abdi, another senior military official, told AFP. "If he is serious about these new efforts, let him pay the army first," he added, referring to recurring payment delays that have accounted for the government's fickle allegiances in the past. Sheikh Sharif and his government have promised a major nationwide offensive to crush the Shebab for months but it is still pending. They control only a few blocks of the capital and a handful of small patches with their allies elsewhere in the country. The government owes its survival in Mogadishu largely to an 8,000-strong African Union force (AMISOM) According to Uganda's army spokesman, the first batch of 1,000 government soldiers trained in Uganda with European support graduated on Wednesday and are ready for deployment. "There has been a security vacuum which we hope these troops and the African Union will fill and help in the stabilisation of Somalia," Felix Kulayigye told AFP on Thursday.
-
bilan;680922 wrote: Nina isbitaalka malaga soo horjeedo, laakiin why madaxtooyada ay ugu baahan tahay hospital, haduu xanuunsado banaadir, Digfeer, Madina muu is geeyo. aniga inuu meesha ku curyaamo baan ka baqayaa, wuxuu u baahan yahay dhaqaaq, shaqadii, iyo jiifkii, cibaadadii aa hal meel ahaa, hadana haduu xanuunsado xataa in la dhaqaajiyo ma rabo. lacagta waa inay balaayada madaxa duuban isaga ceshaan wax dhiside ha danbaysee. Xan ayaan ku maqley in Isbitaalkan loogu tala galey ciidamada dawlada. It all comes down to one thing; LOCATION. Madaxtooyada waa la soo weeraraa maalin walba, so why not have a hospital there intii ambulance la sugi lahaa.
-
Gabar iyo Hooyadeed oo uur u yeeshay hal nin Dhacdo argagax iyo layaab leh ayaa waxay ka dhacday Xerada Kaakuma ee dalka Kenya, waxayna u dhaxeysay hooyo Soomaali ah iyo gabar ay dhashay iyo nin u dhashay dalka Turkiga. Ninka u dhashay dalka Turkiga ayaa wuxuu la-shaqeeyaa Hay’ad gargaar ah oo ka hawl-gasha Xerada Qaxootiga ee Kaakuma, wuxuuna haystaa diinta Masiixiga, isla-markaana wuxuu uur u yaallay hooyo iyo gabar ay dhashay oo Soomaali ah. Hooyadaan iyo gabadheeda markii ay ******** in’ay hal nin uur u wada lee-yihiin ayaa waxay tageyn cisbitaal ku yaalla magaaladda Nairobi ee dalka Kenya, si’ay iskaga soo ridaan ilmaha yar ay caloosha ku sidaan, hase ahaatee ninkii ficilkaan sameeyay ayaa wuxuu ogaaday in’ay ubadka iska soo ridi rabaan. Ninkii ayaa durbaba dacwad u gudbiyay saldhigyo ku yaalla dalka Kenya, wuxuuna ku wargeliyay in’aysan marnaba iska soo ridi karin caruurta ay caloosha ku sidaan hooyadaan iyo gabadha ay dhashay, isagoo intaasi ku daray in uu doonaayo in uu arko ubadkiisa yar yar. Wuxuu kaloo uu dacwad ka dhan ah hooyadaan iyo gabadheeda uu u gudbiyay maamulka ay lee-yihiin Soomaalida ku nool Xerada Qaxootiga ee Kaakuma, hase ahaatee waxaa dhacdadaan layaab iyo xanuun ay ku noqotay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Xerada Qaxootiga ee Kaakuma. Hooyadaan iyo gabadha ay dhashay ayaa waxaa lagu wargeliyay in’aysan iska soo xaaqi kareyn caruurta yar yar ay caloosha ku sidaan, isla-markaana waxaa lagu amray in’aysan ku dhali kareyn cisbitaalo ka baxsan kuwa ku yaalla Xerada Kaakuma. Dhacdadaan ayaa waxay noqotay midda ugu hadal-haynta badan ee loogu hadal-haayo Xerada Qaxootiga ee Kaakuma, waxaana aad uga dhiidhiyay Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku nool Kaakuma. Xaliima Axmed “Xaliima Sacdiya” Kaakuma, Kenya
-
Shopping mall coming soon! War haddii isbitaal la furana waxbaa laga sheegaayaa, dadkaanaa!
-
Haddaad rabto inaad Somali sida loo qoro barato, aqriso Sheekoyiinka Soomaliyeed oo ay Nina idin soo gudbiso.
-
Sheeko: Jecel iyo qabiil Sheekadaan waxay dhax martay lamaane soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo C/Kariim iyo Sucdi waxana ii suurta gashay inaan la kulmo C/Kariim oo iiga warama sheekadaan qiirada leh, waxaana inoo soo gudbiyay qoraaga lagu magacaabo Cabdala Salaad Kugeey. Waxaa maalin maalmaha kamid ah taariikhdu waa lama ilaawaan waa malinimo talaado ah bisha marka ay ahayd 6/5/2007 ayaan waxaan nasiib u yeeshay inaan la kulmo Sucdi magalada port elizabeth ee gobolka easten cape wadanka south africa waxana anoo kuso leexday meelaha laga qaato shidaalka indhaheeygu qabteen sucdi oo taagan dhinaca laamiga waayo waxay aheeed meel laga raaci jiray gawarida aado tuulo u dhaweed magalada port elizabeth oo la yiraahdo humansdorp waxaana la dhahay muuqaalka guud aay laheed gabadhas madama aay xiligaas aad ugu yaraayeen hablaha somaliyed wadankas ayaan waxaan u arkay iney ii tahay jaanis inan manta si dhib yar ula kulmo gabadh soomaaliyeed intii gaariga shidaalka laygu shubaayey ayaan u arkay ineyba tahay fursad qaali ah oo u baahan inan ka faaideysto waxana isla markiiba aan kaso dagay gaariga waxana uso dhaqaqay dhankeeda. Waan salamay wayna iga qaaday waxan dhahay haye safar maad aheed? haa walaal ayey iigu jawaabtay xageee ayaad rabtay ayan dhahay waxay igu tidhi waxanrabaa jafresbay oo aheed tuulo u dhaw humansdorp waaw waba magalo an sii mari rabo waxaan dhahay maxaad ka qabtaa hadaan kusii qaado ayadoo aad u faraxsan ayeey igu tiri aad ayaan kugu mahad celin lahaa aboowe macane waayo wadanka waxa ka dhacayey qaboow daran waan soo qaday intaan jidka kuso jiray ayaa waxa na dhaxmaray sheeko ku saab saneed is xog wareeysi inkasto ayada aay u aheed sheeko caadi ah hadana aniga waxay ii aheed jaran jaro aan ku fuulo inaan ogaado waxii jira iyo meshay kaso cawo kacdo iyo hadba waxay ku sugantahay. Waxayna ii qortay telkeeda si aan bal isku sii xod wareeysano waxayna ii sheegtay ineey tahay gabar hor banaan ah oo inta soomaaliya laga soo guursaday markii aay johanesburg cagaha soo dhigtay ninkeedii la dilay aad ayaan uga xumaday dhacdaas xanuunka badan ee ku dhacday gabartaas. Balse waa wax caadi ka ah south africa qalbi jabka ku dhacay umad badan oo nolol u raadsatay wadankaas waxan bilownay xariir ku qotomay isxiiseeyn iyo is qadarin aad moodo in si gaar ah naloogu deeqay south africa wana kulmi jirnay inta badan waayo waxan ahaa nin iska ladan oo dukamada ay uga shaqeeyaan shaqaale jaanisna u leh inuu aado meeshoow rabo waxan mar walbo ugu imaan jiray xafad aay ka daganeed tuulada jafresbay waayo 10km ayaan isku jirnay ana waxan dagana humasdorp. Xiriirkeenii waaa uu sii xoogeeystay waxuuna garay heeer aan aad u dareeno inaan isku bahanahay oon rabno bal inaan nolosha qeeybsano waxayna aheed gabar aan dhahi karo waa qalanjo aan la hilmaami karin malin maalma ka mida ayaan soo waday waxana keenay goobo ganacsi aan ku lahaa tuuladaan daganaa waayna la dhacday madama hablaha Soomaaliyeed ay badana hanti u haqaltaagaan ooysan inta badan jecleeeyn iney la haasaawaan dhalinta gacantoodu marantahay waana waxay ka siman yahiin. soo laabashadeena ayaan imanay xeebta tuulada jafres bay meel aad ugu haboon in lagu sheekeeysto naftana u roon waxana maalinkaas go.aan ii ahaa inaan kaala hadlo inaan isguursano madama aan socno mudo 5 bilood ah aadna isugu xiiso qabnay balse maxaa dhacay waxay igu tiri cabdi kariinoow horta in mudo ah ayaan wada soconaa balse ilaa hada kuma weeydiin qabiilkada marka aboowe horta yaaad ka tahay Soomaali? war inleen wax la aragyeey umadaan qabiilka maxaa daba dhigay anigoo aan naxin wax dareen ahna aan muujin ayaan dhahay sucdi meesha aan joogno mataqaanaa? mase ogtahay in aan nahay Soomaali dhulkoodii kasoo fogaaday kumanan kun oo miles? mase ogtahay waxa maanta labadeena halkaan na kenay iney tahay ficikaan foosha xun aad ku kaceeyso hadeer ? qabiil miyaad guursaneysaa mise aniga ayaa ku guursanaa ? balse wax jixin jix ah kama aan heline waxay ku adkeeysatay inaan u shego qabiilkeyga waxana u sheegay qabiilkeyga inaan ahay kuwa ay fikirka qaladka ah ka aaminsanyahiin ee la dhaho ******* ama *********. Fadhiga ayey ka istagtay iguna tiri “anigu ma guursado *******ka ? yaab badana oo xanuun badana in qof aan kaa Diin badneeyn, kaa aqoon badneeyn iyo kaa sharaf iyo maal badneeeyn lagaa hoos mariyo? Waxan dhahay Sucdi ma hilmaansantahay in Soomaali aysan waxna dheeereyn waxay igu tiri “intaan adiga ku guursan laha waxaa ii dhaanto geel jiraha ********iya inaan guursado, Yaabka yaabkisa tana ma ii dambeysay waxan dhahay wayahay haday saas tahay waan ku eegayaa halkaa aad jaan iyo cirib dhigto waana uun hadalo aan kaa qoray hadaan isla nool nahayna waa iska diin oo waxan dhahay aan kugu caawiyo meeshaan kaso qaaday balse waxay iigu jawaabtay war intii aan kula socday oon gaarigaan raacay ayaan iska jarayaa cimrigeeygana kuma darayaa soco i hor dhaaf. Cajiib badanaa waan iska tagay inleen wax lasameeyo lama yaqaano’e, anigoo isku buuqdsan ayaan aaday goobteeyda ganacsiga waxana fikir ku jiray laba todobaad, waxaana go’aansaday inaan guursado gabar aan qabiil igu naceeyn oo cideeyda ah. Waayo waxan ahaa nin maal haysto naagna aan u jixin jaxin waxana guursaday mudo bil gudaheed ah waxana guursaday ina adeertey waxayna ii dhashay wiil iyo gabar sucdi waa la guursaday kumana daahin oo ninkii guursaday mar labaad ayaa la toogtay in muda ah markay kaso wareegtay, Anigoo iska dhaqan ayey ii timid iguna tiri “Cabdi Kariinow i cafi waxan galay qalad weyn marka waxad ku qanacdo ayan kuu sameeynaya aniga xataa hadaad rabto i guurso hada ayaan diyaar kuu ahay” hase ahaatee go’aan maan siin wali oo waanba ka dhaqaaqay markay arkay inuu nafsigii soo ritay. Hadaba akhristayaasha sharafta leh waxaan idinka codsanayaa in’aad tallo wanaagsan i soo siisaan, maadaama ay arintu weli taagan tahay. W/Q/ Cabdala Salaad Kugeey Addis Ababa, Ethiopia cabdalasalaad@hotmail.com
-
Waayahay, gartey...bal tan soo socota aqrista bal... Sheeko: Qiyaano Qisadaan ayaa waxey dhex martay lamaane soomaaliyeed oo aad isu jecel oo lagu kala magacaabo Keyse iyo Maariyo. keyse ayaa wuxuu kubilaabayaa sidatan. waxaan kudhashay magaalada muqdisho gaar ahaan degmada yaaqshiid sanadku markuu ahaa 1986. maalin maalmaha kamid ah ayaan soo aaday goob internet caffe ah oo kutaala agagaarka laba dhagax deetana gudaha ayaan u soo galay waxaana halkaasi ku arkay caasho oo aan aad isu naqaanay waxaana lafadhisay gabar runtii aad ii soo jiidatay halkaas oo aan cabaar kuwada kaftannay, kadibna caasho ayaan kacodsaday iney ibarto gabadhan nasiib wanaag halkaas ayaan isku wada barannay aniga iyo gacalisadeyda qalbiga dhex degtay ee aan aadka ujeclahay ee maariyo waxaana nadhexmaray xiriir aad u fiican kadibna telofoono ayaan kala qoronay xilli kasta waan isa soowici jirnay oo maalinba maalinta kadambeysa waxaa sii xoogeysanayay hilowga iyo xiisaha aan isu qabno. aniga iyo maariyo waxaan isla garanay inaan wada kulano oo aan gurigooda oo kuyaala xamarjadiid kukulano waxey aheyd xilli habeen ah amaankuna aad ufiicnaa oo waxey aheyd waagii maxaakiimtii islaamiga ay ka arimin jireen caasimada soomaalya ee muqdisho waxaana kukulanay xaafada maariyo habeenkaas waxey ii aheyd habeenada iigu farxada badnaa mid kamid ah maadaama aan gudbisan rabay jaceylkeygii layaabka lahaa, isla markiiba hadal iyo kaftan kadib sideg deg ah ayaan ugu sheegtay cishqiga xargaha goostay ee i haleelay waxaana siiyay fursad ay uga soo baaraan dagto jaceylkeyga, maariyo isla subixii ayay sms iisoo dirtay deetana iishegtay inay aad ugu faraxday jacylka aan usoo bandhigtay isla mar ahaantaasina aay aad usoo dhaweeysay dhinaceeda waxeyna iga balan qaaday inay dhankeeda kadaadihin doonto waxaad yara moodaa iney qudheeda la,aamusneyd jaceylka aan uqabay mid lamid ah. intaa wixii kadanbeeyay waxaanu kuwada xiriiri jirnay qadka tellephone-ka waxaana markale kubalanay inaan is aragno nasiib darose ma aanay dhicin oo wadanka waxaa soogalay ciidamadii itoobiyaanka dagaalo qaraar iyo barakac xoogleh kadib waxaan go,aansaday inaa usafro kenya oo ah mid kamid ah dowladaha dariska la,ah soomaaliya , maariyo fursad uma aanan helin aan ugu sheego inaan baxaayo balse si deg deg ah ayaan kubaxay sinabad ah ayaana ku imid nairobi Kenya. waxaana isla markiiba wacay numbarkii maariyo balse ma aanan helin si kasta oo aan uraadiyay kuma anan guuleysan helitaanka maariyo, maalin maalmaha kamid ah ayaan kulanay yar anu saaxiibo nahay isla markaasina qaraabo dhaw la,ah gacalisadeyda maariyo wareysi dheer kadib waxaan weydiiyay bal inuu yaqaan maariyo meel ay kudambeysay nasiib wanaag wuxuu iisheegay in walaasheed ay nairobi joogto balse aanu garaneyn maariyo meel ay joogto sifarxad leh ayaan u waydiiyay meel aan ugu hagaago maariyo walaasheed deetana wuxuu iisheegay xafada ay dagan tahay, saynab waa maariyo walaasheede wuxuuna iiraaciyay numbarkeeda waana wacay isbarasho kadib waxan kubalanay inaan xaafadeeda ugu tago si dhaqso leh ayaana u aaday saynab oo bananka igu sugeysay ayaan halkaas isku salaanay soo dhawayn kadib waxaan war uga bilaabay maariyo meel ku sheeg qosol ayay kudhufatay kadibna iiwaydiisay waxa inaga dhexeeya si aan gambasho lahayn ayaan ugu sheegay inaan aad u jeclahay waxey iisheegtay in ay wadada kusoo jirto una soo socoto nairobi aad ayaana ugu farxay deetana xaafadydi ayaan kusoo laabtay waxaana maalin kadib isoo wacay saynab iina sheegtay inay timid gacalisadii qalbiga degtay xaafada ayaan ugu imid maariyo isku soobood iyo is marxabeyn kadib waxaan soo kala tagnay xili danbe waloow aan islahaa waa fiid hore, aqristoow maalmo kadib maariyo waxey u wareegtay cid aay qaraabo ahaayeen, waxaana xusid mudan in maariyo aysan labadeeda waalid joogin kenya marka laga reebo walaasheed saynab oo iyada xitaa qoys qaraabo ahaayeen lanooleeyd, mudo kadib waxaa guuray cidii ay maariyo lanooleeyd durbadiiba waxaa maariyo lasoo daristay xaalad adag waloow ay iga qarisay lakin waxaan shakiyay markaan arkay ayadoo maalin joogto gurigii an joogay iridkiisa lana sheekeysanaysay gabdho aanu qaraabo ahayn, maariyo ayaan meel gees ah ula baxay kadibna waydiiyay sida xaalku yahay waxayna iisheegtay xaalada dhabta ah ee jirta iyo in aysan haysan meel ay sitoos ah ujoogto ama udagantahay waxaana codsi udiray walaashay oo aan gurigeeda katirsanaa inkastoo aan shaqeeyo hadana waxaan istusay inaanan *****li karin baahideyda iyo tan maariyo waloow aan mar mar u soogadi jiray wixii shopin ah ee aan awoodo nasiib wanaagse way iga aqbashay walaashay in maariyo guriga kusoo biirto waxayna ii ahayd fursad qaali ah waana ku guulaysaty, aqristoow waxaa isoo galay safarkale waxaana ukicitimay dhankaas iyo sudan gaar ahaan magaalada jubba waxaana bilaabay inaan shaqooyin ka abuurno anagoo dhalin yaro badan ah wayna igu adkaatay jawigoo kulul iyo anoo laqabsan waayay meesha xaaladeeda iyadoo amankeeduna xumaa xiligaas waxaan joogay muddo 8bil ah, markale ayaan go,aan ku gaaray inaan kenya ku soo laabto waxaana dib iskula jaanqaadnay gacalisadeyda muddo sanad iyo bar ah markaan joogay ayaa waxaa isoo wacay asxaabtii reer jubba ayagoo iisheegay in xaalku isbadalay iminkana wax walba kawanaagsan yihiin sidii hore waxaana durbadiiba ku laabtay jubba waana laqabsaday waxaase isoogaray wax ay dhagaheygu dhibsadeen xili galab ah ayaa yar saaxiibkay ah iso wacay asagoo iisheegay in maariyo hogaankeedi lala wareegay mardhawna ay noqondoonto marwo!!!! yaab amakaag cajaa,ib baaritaan dheer kadib waxaan wacay maariyo waxeyna iisheegtay in sheekada wax kajiraan laakiin aan guur wali dhicin warkii hore war soodhaaf markale ayaan kuceliyay maariyo siffiican u hubi hadalkaaga waa keyse qofka kula hadlaayo waxayna si kor ah iigu tiri walaal waan ogahay balse aniga xitaa sida wax udhaceen ma ogi aad ayaan uga xumaaday. sikasta waan isugu dayay inaan ogaado waxa kudhaliyay in maariyo arintan ku dhaqaaqdo mar hadii aaynu aheyn laba qof oo aad isu jeclaa kudhawaad afar sano hadana ma iisuurto galin inaan ogaado waxaase la iisheegay in yar aanu isla shaqeyno hadana saaxiibo nahay in uu aaday nairobi deetana qofta jaceyl ku abuuray si xirfadeysanna uga dhaadhiciyay inaan jaceylkeeda iska ilaaway ayaduna ay sidaas jaceylkeeni kujartay waxaana labadooda kadhex bilowday jaceyl cusub kaasoo gaaray ilaa heer guur waloow dhowr jeer baaqday arooska oo waxaa khilaaf soo kala dhex galay qoysaska aay kadhasheen maariyo iyo jaceylkeeda cusub balse waxaas oo dhan mar danbaa ogaaday maadaama aan wadan kale joogo lkn internet-ka ayaan kuwada sheekeysanjirnay mararka qaarna by phon ayaan ku wada xiriiri jirnay. Laakiin gaba-gabadii ayaan ogaaday mana joogin meel waxka qabasho leh arooskana sidaas ayuu kudhacay inkaastoo aan shaashada kala socday hadana waxaan jari la'ahay oo qalbigayga ka go'i la' jaceylkii maariyo, mar mar waxaan is iraahdaa shaqada dhan ma isaga taktaa ileen waxaan wax u tabcaayay inaa guul kagaaro jaceylkeygee hadana wali go'aan cad oo lataabankaro ma qaadan. ABDULKADIR GEDI HAJI MOMBASA, KENYA
-
General Duke;680855 wrote: Result: Middle Shabelle 4:3 Bakool. Your picked loser teams yaa Duke. Mudug with the crowd and the city behind them couldn't defeat the 9 lions of Somalia aka Banadir dream killers. Bakool played well but couldn't come out with a victory. You still have time to change teams you know. lol My second team is Shabelle now. Just cuz they beat Bakool. Seen!
-
Wasiiru dowlaha Xafiiska Raysalwasaaraha Soomaaliya ayaa rajo wanaagsan ka muujisay qorshaha 100-maalmood ay soo gudbisay Xukuumada kaas oo wax looga qabanaayo xaaladda ka taagan dalka. Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar oo wareysi khaas ah siisay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegtay in ay socdaan dadaalo badan lagu hirgelinaayo qorshahaas isla markaana ay rajaynayso in ay wax badan ka qabsoomaan. ”…Rajo wanaagsan ayaan aad uga qabnaa,ilaa hadda meesha ay inoo marayso inta aan maleynaynay inka badan ayay maraysa.dadaalkuna ma yaraa…”,ayay tiri. Dhegayso Wareysiga aan la yeelanay Sahro Maxamed Cali Samatar http://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2010/12/Wasiiru-dowlaha-Xafiiska-Raysalwasaaraha-Soomaaliya-Sahro-Maxamed-Cali-Samatar.mp3 Waxaa ay sheegtay in Wasiirada Xukuumada cusub lagu soo xushay aqoontooda isla markaana Wasaarad weliba ay ku dadaali doonto sidii ay kasoo bixi lahayd waajibaadka saaran ama horyaala. Wasiiru dowlaha Xafiiska Raysalwasaaraha Dawladda Federaalka Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa tilmaamtay in shacabka Soomaaliya ay sugayaan waxqabadka ay la imaan doonto xukuumada cusub. Dhanka kale waxaa ay ka warantay Safarada Raysalwasaare Farmaajo uu ku tegay wadamada Jabuuti iyo Itoobiya,iyadoo ay sheegtay in safaradaas ay ahaayeen mid muhiim ah isla markana inta badan taabanayso isbarasho. Xukuumada Raysalwasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa soo gudbisay qorshe ku saabsan 100-ka maalmood ee u horeeya waxyaabaha ay qaban doonto,waxaana qodobka ugu weyn ah wax ka qabashada xaaladda amni ee dalka. Horseed Media
-
December 17, 2010 Muqdisho Sh. M. Network) Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo uu wehliyo Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xariga ka jiray Isbitaal la dayactiray oo kuyaala gudaha Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Muqdisho. Kadib Xaflad gaaban oo kadib salaadihii Jimcaha lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ayaa madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed waxaa uu halkaasi xariga uga jiray isbitaal lagu magacaabo Medical Health Center kaasi oo horay ugu yaalay xarunta Madaxtooyada balse mudooyinkii u dambeeyay dib loo dayactirayay. Goobata dib loogu howlgalinayay Isbitaalka ayaa waxaa sidoo kale ku sugnaa Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo, Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga Xukuumada KMG C/xakiin Max’uud Xaaji Fiqi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya. Isbitaalka Madaxweynaha uu maanta xariga ka jaray ayaa waxaa uu ka koobanyahay dhowr qoybood oo isugu jira Gargaarka deg deg ah,Shaybaarka, Farmashiye iyo qeybka bukaanka la jiifoyo. Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed oo halkaasi hadal ka jeediyay ayaa sheegay in dib u dhiska isbitaalka ay qeyb ka tahay qorshe dowladda KMG Soomaaliya ay dib u dayactir ugu sameyneyso goobaha muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed. Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha Xukuumada KMG iyo ku xigeenkiisa ayaa iyana soo dhaweeyay talaabada dib loogu howlgaliyay isbitaalka ku dhexyaala xarunta Madxatooyada ee Villa Soomaaliya iyagoo si weyn ugu mahad celiyay dadkii ka qeyb qaatay dib u dhiska isbitaalka. Inkastoo aysan fududeyn in bukaano dad rayid ah oo ku waxyeeloobay la jiiyo isbitaalkaan cusub maadaama uu ku dhexyaalo xarunta Madaxtooyada oo amaankeeda ay si weyn u sugayaan ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ayaa hadana qaar ka mid ah saraakiisha dowladda KMG Soomaaliya waxaa ay si hoose Shabelle ugu sheegeen in isbitaalka lagu dabiibi doono Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ee ku waxyeelooba dagaalada ka dhaca Magaalada Muqdisho.
-
Publication Date: December 17, 2010 - 6:59pm Updated: December 17, 2010 - 6:59pm News Section:Editorial A 10-man Somali delegation from the Somalia Transitional Federal Government met with President Ellen Sirleaf on Monday seeking help from the Liberian Government to support the capacity building program of personnel of the Transitional Government in Somalia. The Liberian Leader assured the group of Liberia's willingness to share with the Somalia Transitional Government, Liberia's Post-war experience in reconstruction. The group has spent two weeks interacting with Liberian professionals picking up gems of wisdom while here in order to return home and lay the foundation for a sound program. Liberia has always shown a willingness to help its sisterly republics in capacity-building¸ security-wise, and in public institutions. . There was a time when the Ministry of Foreign Affairs was well frequented by personnel from newly independent African countries who were sent here for training in the conduct of protocol and official ethics. At that time, Ambassador Jim Morgan was the Doyen in the exercise of conducting protocol at the Foreign Ministry. Liberia has always cherished warm ties with the people of Somalia and we have long looked forward to the period when their protracted nightmare shall be over and the people of Somalia will take their rightful place among the comity of nations. This should not cue to simply pat ourselves on the back, because of how far we've come or how much we have accomplished. We should rather see it as an opportunity to “pay forward” the goodwill that was done to us, which got us where we are today. Moreover, it is an opportunity to reflect on our own journey toward peace so far, highlighting any mistakes to correct as well as successes to repeat. As political fires rage across our continent, the onus is on us to be more diligent and vigilant in making our story a tremendous success worth emulating. Our neighbors --- our brothers --- both in our own backyard and across the continent are looking to us for proof that peace in Africa can actually work. Let us own our lessons with constant, diligent practice so that the lasting peace we seek can work, not simply because of the things we say, but because it has become part of our nature.
-
Muranka iyo dagaalka dhexmara labada waalid wuxuu dhibaato badan u gaystaa Ubadkooda ama caruurtooda yar-yar waayo ilmaha marka gurigooda Mashaakil ka taagan yahay waxa ku dhaca niyad jab, Naxariis la,aan iyo waliba iyada oo aanu fahmin duruusta loogu dhigayo iskuulada. Carruurta gurgooda mashaakil ka jiro la mid maaha caruuta kale sida ay waxa soo gaara maskaxdiisa dhaawac.dhaawacaas oo aan ka harin ilaa marka uu waynaado. Sidoo kale waxay ku tilmaamaan dhakhaatiirta cilmi Nafsigu dadka had iyo jeer geysta dilalka iyo ficilada kale ee xun-xun in 80% ay yihiin kuwo markii ay yaraayeen waalidkood isku xumaa oo arki jiray iyaga oo markasta is dilaya ama isku qaylinaya Waxa kale oo isna dhibaatada noocana la qaba ilmaha ay kala tagaan walidkii Tarbiyada caruurtu kama maaranto labada dhinac Aabaha iyo Hooyada dhinac kaliyina kama soo bixi karo masuuliyada waayo waxa lumaya kalsoonidii iyo kalgacalkii ka dhaxayn lahaa ilmaha iyo waalidka. Maxaa yeelay waxa yaraada Jacaylkii uu u baahnaa marka ay kala maqan yihii labada waalid waxa la ogyahay in dumarka intooda badani ay u arkaan in ubadkan ama caruurta tarbiyadooda ay kaligood ku filan yahay kagana wanagsan yihiin raga laakin taasi maaha mid saxa waayo Illaahay SWT ayaa isu dheeli tiray bani aadamka kana dhigay Aabo iyo Hooyo. Hadaba waxa aan shaki ku jirin inaad Aabo iyo Hooyo diyaar u tihiin farxada u badkiina ee bal hadaba si ay taasi idiinku suurto gasho is waydiiya shantan Suaalood : 1: Ma tihiin laba qof oo ku wanaagsan cibaadada Alle S W T fahamsana Diinteena Suuban waayo hadii aanay marka hore caqiidadeenu dhisnayn ma buuxin karno shuuradaha laynooga bahan yahay 2: Ma is ixtiraamtaan labadiinu? 3: Sidoo kale ma qadarisan oo maka xishootaan ubadkiina mana u diidaan in dhagahoodu ay maqlaan ama aad iyaga ku tiraahdaan wax yaabaha xu-xun? 4: Kolay laba qof oo meel wada joogaa khilaaf wuu soo dhexgalayaa laakin maka ilaalisaan in ay idin maqalaan caruurtu marka aad wada hadlaysaan 5: Marka khilaaf idin dhexmaro maku dhamaystaan dhexdiina idinka oo aan u baahan cid kale ? Hadii ay jawaabtu tahay Haa waxa hubaala in aad tihiin Qoys wanaagsan ubad fiican oo if iyo Aakhiraba anfacana soo saaara.
-
Madaxweyne Shariif oo Booqday Xarunta Taliska Ciidanka, Wuxuuna ka hadlay Dagaalka Shabaab iyo xizbiga. SAWIRRO Madaxweynaha Soomaaliya Sh. Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta booqday Xarunta Ciidamada ee Villa Baydhabo ee magaalada Muqdish. Madaxweyne Sh. Sheekh Shariif oo uu wehliyo ku simaha Taliyaha ciidamada xoogga ahna Abaanduuliyaha S/Guuto C/kariin Yuusuf Dhega badan iyo saraakiil kale ayaa soo kormeeray Afar xarumood oo ciidamadu jiiftaan ayna ciidamada Xooggu si iskaa wax u qabso ah uga hirgeliyeen xarunta ciidamada ee Villa Baydhabo. Madaxweyne Sh. Shariif oo halkaasi saxaafada kula hadlay ayaa tilmaamay in abaabulka, isku dubaridka iyo tirakoobka ciidamadu uu meel wanaagsan marayo sidaasi darteedna uu rajeeynayo in marka la tayeeyo ciidamada ay dib u soo celin doonaan sharafta iyo karaamada dalka iyo dadka Soomaaliyeed, Dowladuna ay ku dadaali doonto sidii howlaha ciidamada loo dhameystiri lahaa. Madaxweyne Sheekh Shariif ayaa soo hadalqaaday dagaalada u dhaxeeya Maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbiga ee ka oogan deegaanno ka mid ah Gobolka Shabeelada hoose, wuxuuna Madaxweynuhu cambaareeyay dagaaladaasi, isagoo ku baaqay in shacabka ka barakacay Muqdisho aan lagu dul dagaalamin, isla markaana loo naxo shacabka Soomaaliyeed ee dhibaatadu ka soo gaaratay dagaalada ay kooxahaasi ka wadaan gudaha dalka. Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu Madaxynuhu intaa ku daray in Maleeshiyaadkaasi ay markii hore isku baheeysteen gaaleeysiinta shacabka, iyagoo sidoo kale bilaabay dagaallo sababay dhiasho, dhaawac, burbur iyo barakac loo geystay shacabka. Madaxweyne Sh. Shariif ayaa ugu baaqay maleeshiyaadkaasi in ay shacabka ka daayaan dhibaatada isla markaana ay ku soo biiraan Dowlada KMG ah, maadaama ay Dowladu wakiil ka tahay, Diinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed, isagoo xusay in Dowladu ay soo dhaweeyneeyso hadii ay ku soo biiraan Booqashada Madaxweynaha ayaa qeyb ka ah dadaalada ay Dowladda KMG ah ku dooneyso in ay dib ugu tayeeyso ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed, iyadoo Madaxweyne Sh. Shariif uu dhawaan xarunta Villa Baydhabo ka furay taliska ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed. S: RM
-
Garowe today is the very heart of the Somaliworld
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Odeygan heart attack yuusan ku dhicin! it is obvious that he is out of shape. -
A complete Banadir Team Grazie boyz! Mudug with the crowd behind them couldn't defeat Banadir. Banadir 4 Life!
-
Kool_Kat;680608 wrote: Somalina, alxamdulilaah dheh inaadan i hor joogin...Maanta wajigaan kaa fiiqi lahaa hadaad meel ii dhow taagantahay for wasting MY time reading mooradaan lo'da!!!!!! :Mad: Having said that, marka ugu horeyso Cabdiraxmaan Macalin Xuseen wuxuu ubaahan yahay inuu afSoomaaliga sida saxda looqoro barto...Tan xigta, sheekada waa iney noqotaa mid, at the very least, afar jir lagu socodsiin karo! Tan kale, there is so much more aan rabo inaan dhoho laakiin shib aan iska dhahaa, anigaa ilaah ku haraayo...Filin hindi xataa tan malaga fiirsado, maclaa caruur Europe ku koray ineey saan u dhaqmi lahaayeen...Sheemo dheh! Isgarasiyaato eh wilibo... Somalina, soo sheeg hee adigana waxaa sheekadaan ka qabto sxb... eh! see camal sxby? aniga waa keeney sheekada... bal yara cuudu bilayso oo sheydaanka iska naar walaalay. Maxaan ka qabaa you ask? Well, macquul ma ila ahan in laba qof ay isku qaawiyaan in front of camera-da ayagoona wejiga iska arag marka hore. Laakiin mararka qaarkood waxaa dhaco sheekooyiin aan macquul aheyn dee oo aan hore loo maqal loona arag. Soo lama dhahin, aduunkaan waxyaabo mucjiso ah waad arkee ama maqlee intaad ku nooshahay, marka aniga I'm not suprised haddey sheekadaan laba Soomali ah ku dhacdey, specially "calooshadaa sidee u taalaa i tus please, wejigaada ha i tusin haddad rabtid" part.
-
It is official miyaa hadda, South=Somalia?
-
Popular Contributors