Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Zack, thanks walaal. You made my decision easy. IPhone 4G it is then since I am an Apple geek. p.s. Thanks Oz...it looks good don't it! hmm...I already got the faceplate that will protect it....knarly!
-
Press Conference: Mr. Abdulkareem Jama, on the situation in Somalia http://www.unmultimedia.org/tv/webcast/2010/12/press-conference-mr-abdulkareem-jama-on-the-situation-in-somalia.html H.E. Mr. Abdulkareem Jama, Somali Minister of Information, Post and Telecommunications on the situation in Somalia
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dowladdu ay dib u dhis ku sameynayso kaabayaasha Bulshada Sabti, 18 December, 2010 (HOL) − Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa sheegay in dowladdu ay dib u dhisayso isbitaallada, dugsiyada waxbarashada iyo jidadka magaalada Muqdisho, kuwaasoo aan dayactir helin intii uu burburku jiray. "Waxaa naga go'an, inaan dib u dhis ku sameyno kaabayaasha bulshada, gaar ahaan waddooyinka, iskuullada iyo isbitaallada... maadaama ay burbursanaayeen muddo 20-sano ku dhow," ayuu Sheekh Shariif ka sheegay xaflad uu xarigga kaga jaray shalay gallinkii dambe isbitaal laga sameeyay gudaha madaxtooyada. Isbitaalkan, ayaa lagu daweyn doonaa ciidammada, shaqaalaha dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee ay waxyeellooyinka kasoo gaaraan dagaallada ka socda dalka, gaar ahaan Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuu codsaday in 20-kii sano ee wax la burburinayay lagu badalo dib u dhis, isagoo sheegay in isbitaalladii dadka lagu daweyn lahaa, sidoo kalena ay burbursan yihiin wadooyinka iyo iskuullada dalka oo dhan. Waa markii ugu horreysay, oo gudaha madaxtooyada Soomaaliya oo ay ku shaqeyso dowladda laga furo isbtiaal, lagu daweynayo dadka shacabka ah, askarta iyo shaqaalaha kale ee dowladda, wuxuuna Sheekh Shariif ku sheegay tallaabadaas guul. Hadalka madaxweynaha, ayaa imaanaya iyadoo dhawaan uu sheegay in ciidammada dowladdu ay diyaar u yihiin inay dib u soo celiso ammaanka guud ee dalka, gaar ahaan Muqdisho, oo ay inteeda badan gacanta ku hayaan xoogagga hubeysan. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
wyre;681158 wrote: Wallee inaan reer waamo aheyn, taa run kuma aadan sheegin nina Adiga Soomaliga ma fahamtid miyaa? Waan ognahay uun baan iri, I never said inaad Waamada ururkooda member ka tahay. JB maba noqon karo a Waamo. Dhibka iyo isku dirka jooji Weershe Kenyati-yaho!
-
Waa runtaa, dad is fahmo lee isla kaftami karo. I'm thinking a lot about which phone to get in January InshaAllah. IPhone 4G, Torch or your fav cellphone aad ku dhaaratey. What to do ayey mareysaa sheekada hadda. Which 2 will you recommend out of what is out there right now?
-
The Zack;681152 wrote: AGGAH soo inagii heshiinay dee. Adiga markaad isoo weerartey ayaad heshiis dooneysaa kadib ee see camal? Waayahay waan heshiiney bal. Have you seen the new BlackBerry flip? Canada inoo soo gaarey ma ogi weli, but it looks nice n I so want to get it.
-
Aaliyyah;681080 wrote: Shiekh Sharif is a president of Somalia. I agree with Somalina, no one can dispute that. It is a fact, whether he is doing his job the proper way or not is another story. Besides, its not really his fault somalia is in a very sorry state now..not much he can do about it. So we should just stay positive.. Somalina did I misunderstood you? or did you say farmaajo is reer hamar? I thought he was ma-reexan unless you mean he was raised in hamar.. salaam Aaliyyah, Farmaajo is born n bred in Xamar marka he is 100% reer Xamar. Ma fahamtey mise waan kuu sii jilciyaa?...ok then, one more time. Aniga, KK, MMA, Tuujiye n the rest of SOLers oo ku dhashay Xamar are all reer Xamar. Ma sii wadaa, mise waad garatey? Ok walaaley, Zack iyo walaalkiis aan iska celinaayaa now, wey i gardareysteene. lol
-
Wikipedia ku qoro hadaad doonto. Do I sound like I give a hoot. lol...dadkaanaa! Kamaavi, buuga madow (ma xasuusataa horta?) leen kaa dhex arkey shaley, wax kale ma yaalaan meeshan. Go see Yogi Bear in 3D to calm your nerves. lol.... it helps a lot.
-
The Zack;681067 wrote: ^apparently, a man turning to a woman is demoting himself and somehow that is good for ur gender in your book but I am telling that's not the case and there is nothing in it for u ee don't get too excited about any/potential homo. Again, what can u do about my comments about him now? Are u going to bite me? Acuudu bilaah@bite me.. Down kooytoyaho, down ayaan ku dhahay!
-
Zack, only my abtiyo ayaad sheegtey, you forgot the other half, Somali Galbeed waa idinla degnaa, Jubada Hoose waa degnaa, Jubada dhexe waa degnaa, Shabellada dhexe unukaa leh, South Central unukaa leh... Marka la isku daro both sides of my fam, we own the whole SOUTH. Xataa Jigjiga my grandma ayaa joogta weli...meel aad leedihiin malaha ka waran. Waa kula leeyahay kaaga, keygana anigaa leh...lol Deal with that disturbing fact aight! Hadda heshiis waa diidey, marka it is gonna be an all out war. This aint Zeylac beaches, marka intee ku dhuudhuumanaysiin bal, kooyto yaho? Bring it on I say! Btw, Farmaajo is my adeer, so yeah, he is family! Xamar asaga iyo aniga leh...lmao
-
The Zack;681043 wrote: LOOOOL@afkaada leexi, why get upset? If there is nothing I can do about this then what is it that you can do about my SOL comments on him? Take ur own advice.. Waa ogtahay by now what I can do with my SOL comments son! Adiga gabdhaha afka ku taagtaagayo ayaa u baahan inaad advice-kaada qaadatid. Wax walba turns into "gabdhaha this n that", yaa ilaahay yaqaano meeshan, bal wiilkaan Kooytada Somalia ku ah eega. Yur aan ku dhahay. Mo is handsome, and that eye shadow brings out his beautiful brown/ hazel eyes...looooooool
-
The Zack;681049 wrote: Madaxweynaha haddii la dhaleeceeyo madaxweyna kuuma aha maa dadka lagu dhahayaa, aggah! Yes Zack! Waa in ay jirtaa kala danbeyn iyo ixtiraam for madaxweynaha wadankeena. Marka dhaho "my president", waxaan ka wado wey iska cadahay adigu uun baa cuqdad kugu jirtaa. I haven't seen Ferguson ama GD oo complain gareynaayo, cuz they know where I'm coming from. Naga daay yaaqe! hadalkaan meel kale ayaaba geysey see camal. Aniga iyo adiga heshiis ayaan ahayn, maxaa waaye weerarkaan...
-
oba hiloowlow;681052 wrote: the zack bro Gabartan waxey diidan tahay waxaa waaye kaagana kula lihi keygana anaa leh. Sharif wiilkiisa xataa wuu fahmey sheekada. Aniga qabiiliste iigu wacaysaa, is that gonna make me one bal? lol Let me turn on my qabiiliste radio on bal. D iyo F iyo whateva word aad sheegato, adigey kuu taalaa, Soomalia maba sheegan kartaan idinka, Ethiopia iska jooga. South belongs to moi, from Hobyo to Ras kamboni. You are always Kooyto in the South, and dont you ever forget that son! PL wey idin soo tuurtey, they dont even consider you as one of their own, and neither our brothers in Gedo or Jubada Hoose. Xoog iyo faatudhug uun baad isugu qorqoreyseen. Go and free your villages horta and respect magalooying la idinku soo dhaweeyey. Ha sheeganin waxaadan lahayn, unukaa leh... Somalia unukaa leh! :D
-
The Zack;681037 wrote: Now don't try change cards dee. You were playing spades, no need to switch to poker to cover up dee. Regardless of what game you try to swtich you will lose. If you say Sharif is president for all Somalis in all Somalia then why tell Duke who is from Puntland, Somalia and Kamavi who is from Badhaadhe, Jubbooyinka that sharif is "your" president? If you say he is the president in certain areas then Farmajo is the pm for his kinsmen, too. P.s. I like how u hide behind the nationalism card and yet take cheap clanish shots at some people. Oh look! Zack is trying to up his game to score points. Fiiri, if he is their president then ma aflagaadeeyeen. I dont see GD oo Faroole afka ku taagtaaye, or Sir Alex oo Jabhadiisa wax ka sheegaaye, waayo kuma abtirsandaan ma garatey. Aniga i tell it like it is son, waxba ma dhuudhuunto. That much is evident by now, unless you are blind or cant read. Ferguson waan is garaneynaa, oo sheekadeena meysan bilaabmin hadda, laakiin adiga oo hiilis u imaade qabiil daraadiis oo haddana aniga farta igu fiiqfiiqaaya ayaa wax lagu qoslo ah. Banaadir is my hometown and I will not apologize when I say it is mine. Everyone here magaalo ayuu sheegtaa, mind you badankood waa magaaloyiin ama tuulooyin aysan weligood arag. Marka yaa Jabhad supporter, aniga ha ii digrinin halkaan. Muqdisho is my hometown, Banadir is my gobol, Sharif is my president, and Farmajo is my PM. There is nothing you can say or do about that, marka go to Dhagaxbur and isbaaro dhigta adiga iyo Badhaadhaha Haddaadan supportgareyn madaxweynahaada then it is obvious he aint your president, how hard is for you to understand that? wah! Wax qabiil ah ma jiraan halkan. It is simple mathematics, get on with it!
-
The Zack;680966 wrote: A lot of gabdho are coming from left and right to tell us that it aint their business if the dude in question is qajac or not. Well, girls, even though y'all don't seem to care, it is our business and it does bother us to see a fellow Farax turning that way. Not sure why the poster posted this or how he even ended up getting the link. God forbid but I am almost about to question Jaceylbaro's main intentions of searching the disgusting string. Fiiri, gabdhaha afkaada ka leexi marka hore, sheekadan is about who knows Mo aight! second, ilaahay iyo isaga ayey ka dhaxeysaa wuxuu sameeyo. How do you even know he is gay? naga daaya cantarabarashkaan... there is nothing you can do about it marka maxaad isku waal waaleysaa... JB waa lagu yaqaan inuu soo uruuriyo qashin, not suprised. Shock value ayuu naga doonaayey, raggii uun buu ka heley laakiinse.
-
Somaliland and puntland’s cooperation to be strenghened.
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Great development indeed!. Viva Somalia! -
The Zack;681034 wrote: Hiilis miyaa haddii lagu saxo LOL. U repeatedly claim that Shariif is your president and Banadir is yours. I am only agreeing to your claims and since those claims are obviously based on clanism, I am just telling you Farmaajo is ours and so are Jubooyinka, Gedo and Puntland. And yes you are correct, villa Somalia is all yours lol... Well Sharif is the president of Somalia, ina adeerkaa jabhada kuugula jirana wuu afxumeeyaa marwalba taking cheap shots, marka waa inaan difaacaa madaxweynahayaga. Ma qalad baa sidaas? haddii uu madaxweyne u yahay ha show gareyo nooh. Correction: Farmaajo is reer Xamar, I'm reer Xamar, marka that means Xamar unukaa leh. Adiga iyo jabhada are kooyto to the South and you can't claim it. Jigjiga iyo Dhagaxbuur meelahaas yes. Kooyto is Kooyto, marka sorry Jabhadaha need visitor cards to roam in the south. PL dad baa leh, you need to take your geel aan bounce son.
-
wyre;680993 wrote: Nina ar adina yaab aad leedahay sheekada wejibook iyadoo cusbo iyo sokor leh sidi cambuulo saliid aan ka naxay iney dadka ku socon weyso markaan meeshan ku qoraayee ka warran iyo sideedii cusbo la'aan ah oo weliba guban sideed ugu maleysay iney ku soconeyso? Somaligaada waa ku wareerey. Sheekadaan adiga ayaa iga horeysey mana lagaa aqrisan miyaad leedahay? lol Blessed, you r welcome. Waxan ugu soo dhejiyey sheekoyiinkaan (cantarabarash) in aad ila aragtaan how ridiculous wax loo qoro beryahaan. Sheekoyiinkaan aan dhadhan lahayn ayaa la isaga camiranaayaa. Lack of creativity is evident in the above stories no doubt. I enjoy reading Somali sheeko, laakiin markaan aqriyey kuwaan madax xanuun ayaa igu dhacay with boredom.
-
Fiiri, adigoo dad isku diraaye uun baan ku arkey ee maad joogtid rijaalyaho Kenyatiga ah! CX uma daahaayaan waamooyiin maqaar rafaadsan oo aan is difaaci karin. Adiga waan ognahay meeshaad ka soo jeedid, marka on behalf of CX you have been warned. Soo jiif ayaa lagaa heli doonaa ogow, sida BOB iyo Haatu.
-
The Zack;680963 wrote: ^LOOL@Madaxweynahayaga.. Maybe Kamavi should let you cheer for "your" president and he should cheer for "their" prime minister? Saacadii hiiliska tolka maa la gaarey? he should cheer for jabhadiisa only, and not my president or pm. Waayo, Sir Alex needs to sort out his ID card first, Somalia looma ogola weli cuz his application is pending...lol... adigana is ilaali, intaad hiilis la soo shirtagtid yaanan ID card lagaa qaadin. Waamooyiinka iyo jabhadaha waa in aan la arag lana maqal marka VIP-da ay kormeerayaan Villa Somalia iyo Afgooye. Aaliyyah, isbitaalka ma aha wax cusub oo hadda la dhisey, waa la dayactirey uun. Sidaana uma weyna, askarta dhaawacanta ayaa loogu tala galey. Dadkaana ha iska heesheesaan, wax kale oo faaido leh ma haayeen ileen.
-
Iiga waran your exams? I hope in D- lagu siiyo yaa Sir Alex! Maxaad Sharif ugu qalashaa marwalba, jabhada ayaa u baahan attention aad siineysid Madaxweynahayaga..,get your own president to build you a hospital...
-
imco, December 17, 2010(HOL): Maamulka xarakada Shababul mujaahidiin ee gobollada Jubooyinka ayaa maanta maamul cusub u magacaabay deegaanka Kamsuuma, iyada oo uu maamulkani badalayo maamulkii hore uga dhisnaa deegaankaasi. Gudoomiyaha gobollada Jubooyinka Sheekh Abuukar Cali Aadan ayaa sheegay in ay badalaad ku sameeyeen xubnaha ugu sareeya ee maamulka deegaanka Kamsuuma, waxaana uu sheegay in Gudoomiyaha cusub ee deegaanka Kamsuuma loo magacaabay Xasan C/laahi Max'ed (Caanonuug), Xafiiska Dacwada maamulkana waxa uu sheegay in loo magacaabay Khaalid Cabaas Cali. Sheekh Abuukar ayaa ugu baaqay shacabka ku dhaqan deegaanka Kamsuuma in ay la shaqeeyaan maamulka cusub, waxaana uu sidoo kale kula dardaarmay xubnaha cusub ee la magacaabay in ay waajibkooda u gutaan si waafaqsan shareecada Islaamka. Maamulka cusub ee maanta loo magacaabay deegaanka kamsuuma ayaa kusoo beegmaya xilli wafdi uu horkacayo gudoomiyaha gobollada jubooyinka ay mudooyinka danbe kormeerro kala duwan ku marayeen deegaana iyo degmooyinka gobollada Jubooyinka. Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya
-
Dr. Hawa Abdi Honored by the City of Irving, Texas, USA Mayor Herbert Gears of Irving, Texas (left) presents Dr. Hawa Abdi Day proclamation to Dr. Hawa December 16, 2010 (Dallas, Texas)- Dr. Hawa Abdi of Somalia was honored by the City of Irving, Texas with a proclamation declaring December 16 Dr. Hawa Abdi Day in honor of her humanitarian work. At a reception held in her honor at the Irving-Las Colinas Chamber of Commerce on Thursday, December 16, 2010, Mayor Herbert Gears of Irving presented her the proclamation certificate. Mayor Gears commended Dr. Hawa for her humanitarian work in her homeland of Somalia. The reception was sponsored by Amoud Foundation of Irving, Texas, and was attended by Somali Americans from the Dallas-Fort Worth area, City of Irving council members, members and leaders from the Muslim community, and other dignitaries. In her brief remarks, Dr. Hawa thanked the City of Irving for the honor. She thanked the City of Irving and its people for the hospitality they extended to the Somali immigrants who settled in their city. She urged the Somali residents to appreciate the peace and its benefits they enjoy here, and to always remember the brothers and sisters left behind in their homeland, and to do everything in their power to contribute to the search for peace for their homeland. Dr. Hawa Abdi was born in Mogadishu, Somalia. She studied medicine in Kiev, Ukraine, in the 1960s and became one of the first female Somali gynecologists. In 1983, she opened her own private clinic at Afgoi near Mogadishu. In 1991, when Somalia’s government collapsed, and the country descended into a brutal civil war, she opened the doors to her hospital to Internally Displaced People (IDPs) fleeing the violence in Mogadishu, Somalia’s capital. By 1993, tens of thousands of IDPs were living at her hospital and the surrounding grounds. Dr. Hawa continues to care for tens of thousands of Somali IDPs at her clinic camp grounds to this day through her Dr. Hawa Abdi Foundation, www.drhawaabdifoundation.org Dr. Hawa and her two daughters, Dr. Amina and Dr. Deqo, were the winners of the 2010 Glamour Magazine “Women of the Year” award. Dr. Hawa was the winner of the Amoud Foundation of Irving’s 2008 Awdal Achievement Award Dr. Hawa is visiting the Dallas-Fort Worth area December 16-18, 2010.
-
wyre;185848 wrote: iska dhici reer xamarka saas baa lagaa rabaa Adiga yaa joog ku dhaha. JB iyo co intaad ku dayo is leedahay god dheer oo miino ku qarsantahay ha ku dhicin lee. Xamarna afkaada ka leexi haddaad dagaal rabin... CX are on vacation now, laakiin marnaba ha is dhihin waa dul marin kartaa heesahaga bilaa dheecanka leh. You have been warned Kenyati-yaho. Car keena magaalo ka qurux badan magaladeena... and while aad raadineysiin biya kulul oo bleach ku jira qurquriya dhaqso.
-
Popular Contributors