Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Xaaji Xunjuf;681565 wrote: Somalina awoow maxaad ugu diidaysa walaalkeen oba hiloowlow inu la qoslo walaalkeen jacaylbaro, ha isla qoslaan eeh u daa looooool! maanta SL iyo PL maba ley maqalsii karo... We koonfurians waa inaan iska kiin difaacnaa, qosol ma jiro maanta. Where my soldiers at?? lol
-
oba hiloowlow;681532 wrote: kaalay sxb ma aniga ayaad ii bareysaa, fake map waaye, dharkeynley ma shabaab ayaa heysto lol, hodan iyo h/wadaag xata waa heystaan, example masjidka isbaheysiga wuxu ku yaal h/wadaag wadada sayidka waxaas dowladda gacanta kuma heysowaa hadii aad xamar taqaantid ee fake mapkaga orod la tag aniga ha ii barin magaaladan ku kuso koray.. tan kale shabaab xataa waa duqeeyaan bakaaraha meeqo jeer ay dhacday axmed diiiriye iyo dalabeey ayaa sheegay, cayaalkii daqaatiirta so bartay ayey isku qarxiyeen,odayashii hiiraan iyo cumar xaashi ay dileen,3000 waxgarad ay dileen, culimadda dhan waa diideen ficilka shabaab marka nac nacda naga yareey yarka.. Oba, Xaji Hanjab wiilkiisa lalama murmo, keligiis ha isla hadlo. Aabahiis ayaa ka roon oo lala doodi karaa sometimes. Dharkanley is AS territory? lol since when? but then again what does a qowdhan know about Xamar or South or Somalia for that matter! kuwaan are really desperate haddey la soo shirtageen gabayadan aan la daabacin.
-
oba hiloowlow;681554 wrote: :D War ha u qoslin qowdhankaan. Maxaa ka galey oo uga shan iyo toban ah? Siilanyo muxuu LA u tegi waayey weydii horta? Oba, I'm very proud of you. Waad shaqeystay maanta. Aabaha wuu ku soo duceeyey too! Ha u qoslin kuwaan ee budhkaada caganta ku hayso mar walba, you never know markey sidi shinidii kuugu soo kor duulaayaan. lol
-
Gheelle.T;681533 wrote: ^Nuurto, sarcasm-kii Cawaale ma si qol qolooc ah uu kuu dhaafay? Line af-Soomaliga ku qoran ee Cawaale bal dib u akhri oo waxa uu ula jeedo fahan! No need to disrespect igaarka Sharif dhaley yaa burcadbadeed. Easy eh! his name is Oba hiloowlow. Haddaad aniga ii soo socoteyna...get in line ayaan ku dhahay! Nuurto kulahaa! war wax iskula har! hiilis lee usoo baxaan like in markab laga hijack-gareye! Shiidh!! War isku xishoo, bax shaah qabow cab oo cusbo ka buuxdo.
-
Aaliyyah;681503 wrote: LOL this aint the music thread I HOPE ur kidding or u need glasses my ayeeyos one comes handy i can pass it to you as of now ...I posted this thread sharing that I quit music and here you are tempting me..sheydaan dhaga wawayn salaam LMAO....waan soo qaldamey dee. Yes! you need to quit music (you r addicted), and I encourage it. Maanan aqrin waxaad qortey, 10 screens ayaan i hortaaley, ee iga raali ahow, the last thing I want is, inaan ku tempt-gareyo. Maanta politics section ayaa jimicsi u aadey, lil exercise is always a must. SL iyo PL ayaan ka hadlaayey, waa markii ugu horeysey ay Koonfur isla weeraraan. I could've used SSC on my side...lol Haddey I got bored oo waa ka dhaqaaqey. It is all about balance you know.
-
My Canadian cousins: KK, Aaliyah, Ismalura, Layzie, MMA, Tuujiye, Showqi, Baluug. Iyo intii Canada degan. Also, Buuxo, Blessed, C&H, Nassir, BOB, Che, Abu-S, Abwaan, Zack (non Jabhad), GD (general section), JB (non qashin), Odeyga carabka, S * S, odeyga SG-ka ka soo jeedo, odeyga Shabaab-ka afhayeenka u ah, awoowe Prom (I enjoy his analytical thinking style, refreshing). I think I'm done. I basically enjoy waxaan qashin ahayn and have no favs.
-
Aaliyyah;681497 wrote: More like guilty till proven innocent...and what you posted proves your are guilty as charged .. Aniga I posted what I was listening to, aint this thread for music? maxaad igu maagtey walaal? 2dii Landers-ka ayaa igu goobtey maanta, adigiina waakan music thread-ka igu weerartey...I feel like the enemy of the state...
-
:D Why do you say that? I'm innocent until proven guilty...
-
Yey gave South AS n XI. Destruction you say? let us not bring back airstrikes n Ethiopian troops. Close to a million people fleeing their homes in Mogadishu. Sharif came to power after adeerkaa burned the South to the ground. Marka go ahead and try inaad blame gareyso madexweynahayga (lol), it will not change the history books ink-kiga ko qoran. Sharif is the president of Somalia. Go and digest that adeer! The military is coming together, the government is taking shape, and Sharif will come out of this a shining star. All the haters will be eating their words. Continue with your fake region song like that is gonna eliminate abaarta iyo diifka dadka haayo. p.s. FYI because of me, you started "Verification" this and verification that. So yeah, if I'm full of nonsense you wouldn't have changed your tune. eh! eh! get it together. Remember the rubish and lies you used to post on SOL? if you want to see it I will show it to you as a reminder, just ask ok!
-
General Duke;681485 wrote: ^^^Stop being vulgar woman. Mogadishu current situation is a pain to every living Somali. The problem for you is that since 2004, Sharif has played a central role in making the situation worse for the average resident. With his fake Jihad and ludicrous claims to the presidency. lol@vulgar Sharif wadankiisa ku soo laabtey and removed the warlords n isbaarooyiinka. Now, can you or your fake president compete with that? Adeer, Sharif waa nin dadkiisa jecelyihiin and I dont mean kuwa ku abtirsada only. Xaalada ay Soomaliya joogtana qof bini aadam kale waxba muu ka qabteen. Go hijack a ship adeer, n stop wasting my time with your nonsense hadal. Hail to the Chief! I salute you Mr. President!
-
The coast guard is here, the navy is here! miyaa the new song? I got to go, caqliga meeshaan gadaal gadaal ayuu u socdaa... SOL politics dhanba waa PL oo u faaneysa SL n vice versa...day in and day out, "I'm better than you" ayaa lala soo shirtagaa... Walaalayaal ka sii wata halkaan qashinka aadan ka daalin inaad ku jaqjaqleysaan halkan, laakiin ha iloobina in la idin ogyahay inaadan waxba hayn. Dadkiina wax u qabta oo lacag u dira intaad 6 years old children camal iskula hadlaysaan. Konfurian out n over! We got bigger fish to fry than worry about small timers oo calan qabiileed iyo khuraafad la orordaayo. Sharif, the Commander in Chief Ha Noolaado! A truly strong n exceptional leader.
-
General Duke;681478 wrote: ^^^Xamar will be pacified soon/? The question is by whom. Though one doubts Sharif's claims. Remins one of the case of the child who cried wolf. Typical pirate response. As long as Xamar is burning you can hijack more ships, bring pornography n alcohol to the country. Nice one! Xamar will come out of this coma InshaAllah, ee magalooyinkiina lee ka warqaba... Viva South, I meant Viva Somalia!
-
General Duke;681475 wrote: Somalina stop the silly argument adeer. The fact remains the President of "all Somalia" has not visited outside Villa Somalia and the airport.. Faroole has visited, Galkacyu, Bacadwayn, Buurtinle, Garowe, Qardho, Carmo, Bossaso on many an occasion. He has flown into and out of these cities. Now go do some Math and add up the area these cities and towns make up and then lets have a talk. So far Siilanyu has not done the milage Faroole has.. Aniga su'aal ayaan ku weydiiyey, can he visit all the qabiil gobolo uu maamulo? si daacaad ah ugu jawaab, aniga sheekadii reerka ha iila imaan. Faroole iska dhaafe wasiiradiina xataa ma dhaqaaqi karaan meesha ay doonaan. Get off that brainless horse aad saarantahay, oo wax la cabi karo la imoow meeshan, maanta oo dhan waxaad ku celcelinaysaa, Faroole xaafad hebel hebel ayuu tagi karaa, marka ay su'aasha muhiimsan tahay "ma tagi karaa meelwalba oo PL claimgareyso iney maamusho"... Learn inaad su'aalaha ka jawaabto, markaas calaacalkaada sii wado, I dont mind it.
-
Waxba kuma haysaan meesha. Your security is in shambles oo jabhada ay isaga laafyoonaayaan xeebaha aad claimgareysiin inaad xukuntiin, wasiiradiina qaad deyn ayaa lagu leeyahay, madexweynihii la "doortey", ma dhaafi karo the Triangle, waan sii wadi karaa on and on. IGAD baad doonaysaan inaad ka mid noqotaan as a country....lol...maxaa ka danbeeya taasna? in la idinku qoslo...haha... Hadalkaan haddaan soo gabagabeeyo, SLanders waxaan idinkula talin lahaa inaad arrimaha Soomaliya faraha kala baxdaan, mind your biz...tiina ka soo baxa intaad afka u leerinaysaan Villa Soomaliya maxaa lagu qadeeyey maanta? we don't care about you, marka ka socda arimahayaga. Ciao awoowe
-
A lot has changed, the TFG expanded the areas they control by a significant margin within a short period. Ma aha something burcadbadeed uu fahmi karo. Ooops! To all the haters: Xamar will be pacified soon. InshaAllah...marka doonta wax kale oo aad jealous ka noqotaan. The time has come for the South, err I mean Somalia to stand on it is own feet. Somalia Ha Noolaato, haters-kana ha burburaan! aamiin
-
Xaaji Xunjuf;681469 wrote: somalina dhulka hadu xukumo meel kasta u xukumo wu booqan kara , sh dalxiis ma booqan kara jawhar ma booqan kara afgooye suaashu wa maya Sh sharif is the president of the TFG govt oo xukunta xaafado ka mid ah xammar xita sh sharif qabilkisa ma mamuulo loool hadaan sida kugu dhigo lol Ii soo sheeg markuu Siilanyo Triangle-ka baxo. Some visual aid might help too... Inta kalena, iska faatadhugleeyaa, haddaad faanto maradaada kama badnaaneyso koleyba. Waan la soconaa reality-ga aadan cabi karin (Siilaanyo can't visit LA, Buuhoodle, etc) marka don't waste your time trying to convince us otherwise awoowe. Sharif unlike kuwa kale qabiil ma caabudo...Soomaliya qabyaalad ayaa heerkaan geysey n I'm glad inuu qabiilkiisa maamulin. Dadka maskaxda yar ayaa u maleeyaa iney weakness tahay laakiinse waa wax lagu faano. Tiina daryeela, idinka iyo kuwan burcadbadeedka ah. Gurigaaga nadaami, markaas Soomaliya arrimaheeda soo gala ok! thanx
-
Xaaji Xunjuf;681467 wrote: Somalina awoow you can't compare sh dalxiis to President Siilaanyo president Axmed Siilaanyo runs a whole country , the same with Faroole he controls his land to , Sh dalxiis is on life support by Buhuku bahaka if they leave he leaves with them to uganda. That's the sad reality indeed Controls what exactly? Waxaa laga hadlaayaa xagguu tagi karaa awoowe, marka don't veer off the topic-ka laga hadlaayo. Tan labaad, Sharif is the president of Somalia (qabiil walba isugu jiro), while labada kale ay qabiilkooda "maamulaan" (it is in quotation mark maxaa yeeley, dadkoodii ayaaba u diidan iney soo booqdaan)... marka waxaad isbarbar dhigeyso waa habeen iyo maalin. Anigaba qabiilkeyga ayaan madaxweyne u ahay, xaafadeydadana waan booqan karaa. Waad i garatey ayaan u maleynaayaa... Heesaha daciifka ah ayaan ku qoslaa...madexweyne qabiil v mid qaran Soomaliyeed ayey doonaayaan iney compare gareyaan. Allow Alle!
-
Adeer fiiri, Faroole ma tagi karo meeshuu doono in PL. You know that, he knows that n the rest of die hard fake flag followers know that. It really doesn't make a difference how many degmo uu tagi karo, the question is can he visit every district or gobol in PL? the answer is nooh... Less kiyaakare more logic n action adeer Duke... Siilanyo is stuck in the triangle, Faroolena Nugaal ayuu ku dhuuntaa...wax lagu faano ma haysid meeshaan marka isku xishoo xoogaa or bring a credible argument ma garatey.
-
Somalia president Sh Sharif says my army needs to stop chewing qaad
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;681461 wrote: Sh sharif manu nin ahayn wamaxay ha noolato waxad tidha sh sharif ha noolado lol Xaaji waa typo dee...wax kale maad weysey aad qabsato. Aniga I'm multitasking oo 2 sec window ayaan wax ku type gareynooyaa ok... Sharif Ha Noolaado! waakaas...soo ok ma ahan hadda... -
Still Farole wuu ogyahay the no fly zones despite faankiina iyo faatadhugtiina. Waakaase ha ka soo dhaqaaqo villa Garowe dhinaca waqooyi... The point is (which you clearly missed), madexweyne maanta Soomaaliya jooga (Sharif, Faroole, Siilaanyo, kan Galmudug jooja ku dar xitaa) oo meeshu rabo ku fiyaateyn karo saacadan ma jiro, ee naga yareeya kiyaakarehiina waqti dhumiska ah. There are more important issues to discuss, like Aweys oo xabsi loo taxaabey n what will happen to him aight!
-
Somalia president Sh Sharif says my army needs to stop chewing qaad
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sheik Sharif ha noolaado! -
Worry about the places Farole hasn't visited in PL first.
-
Munaasabadda ciidanka booliiska Dhageyso - http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/12/101220_shariif_booliis.shtml" frameborder="0" allowfullscreen> Xaflad maanta lagu qabtay dugsiga sare ee booliska ayaa waxa ka qeybgalay madaxweynaha Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed wasiiro iyo saraakiil ciidan. Taliyaha booliska Dowladda KMG General Cali Xasan Looyaan oo ka warbxinayay taariiqdii booliska ayaa xusay in ciidan boolis ah ka badan 3kun oo askari oo ay ku jiraan in sanadkan ay tababaro ku soo qaateen dalalka deriska iyo dugsiyo tababar oo ku yaalla gudaha dalka. Taliyaha booliska ayaa sheegay in boolisku ay ka howlgalaan gobolo ka baxsan caasimadda oo si toos ah iyo si dadbanba ay howshooda ku hirgaliyaan. Madaxweynaha Soomaaliya shariif Shiikh Axmed oo khudabad dheer u jeediyay ka soo qeybgalayaashii xafladda ayaa sheegay in ahmiyad weyn ay siinayaan dhismaha booliska waxana uu ku booriyay booliska in sare u qaadaan aqoonta iyo anshaxa ciidanka si ay ugu guuleystaan waajibaadkooda. Madaxweyne Shariif ayaa ugu baaqay in ciidanka ay joojiyaan isticmaalka waxyaabaha maanka dooriya isaga oo si gaar ah farta ugu fiiqay qaadka. Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Cabdishakuur Shiikh Xasan Faarax oo isaguna hadal kooban ka jeediyay munaasabada ayaa ammaanay kaalinta booliska isaga oo sheegay in boolisku yahay horseedaha nabadda hadii aan boolis jirinna ay ka dhigan tahay in aanu nidaam iyo kala danbeyn jirin. Waxa uu ugu baaqay booliska in ay dardargaliyaan howlaha horyaalla oo ay aminga gudaha ee dalka si wanaagsan wax ugu qabtaan.
-
Faahfaahin buuxda:-Xassan Daahir Aweys oo isu dhiibey Al-shabaab iyo xisbul Islaam oo hub kadhigis lagusameeyey Posted by admin on December 19th, 2010 Dad ku xeel dheer siyaasada Soomaaliya ee xiligaan waxey sheegeen in Xasan Daahir Aweys magaciisa ay hada u dambeyso in la maqlo, Waxaana halkaas kusoo afjarmeysa magaciisa in saxaafada laga maqlo ama laga dhex arko siyaasada iyo dagaalada Soomaaliya .Wuxuu marayaa wadadii ay Al-shabaab marsiiyeen Xasan Turki, Ciidanka Xisbu Islaamna waxey noqonayaan kuwa shacab noqda iyo kuwo u dhuunta dhinaca Dowlada sababtoo ah Al-shabaab ma aamineyso Maleeshiyaadkii Xasan Daahir aweys,Sababtoo ah Al-shabaab waxey Aaminsanyihiin in Ciidanka Xisbul Islaam ay qabiil kusaleysan yhiin oo aysan daacad ka aheyn mabdo’ooda Puntlandi.com
-
Popular Contributors