Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Wisil oo 18 iyo tobansano kadib Laga dhisay iskuul ay wax ku baran karaan arday gaarayso 500 oo qofood.
  2. Iskuulka Dhexe ee degmada Ceel-Guula
  3. The school can accommodate up to 1000 students. In the 2011/2012 school year, more than 800 students attend the school, broken up in two shifts a day and two evening Adult Continued Education classes. The school is comprised of 12 classes, cafeteria, library, auditorium, an office, and a teacher’s room.
  4. Talaado, March 06, 2012(HOL) - Tartankan oo ahaa mid xiiso badan ayaa SYAO waxa ay u qabatay dhalinyarada gobolka Hiiraan gaar ahaan kuwa Baladweyne waxa uuna u jeedkiisa ahaa Nabada iyo isdhexgalka dhalinyarada Gobolka Hiiraan. Tartankan ayaa bilowday maalinnimadii jimcaha waxaana ku tartamayay ilaa iyo 16 kooxood kuwaasi oo ka kala socday deegaanada uu gobolka hiiraan ka kooban yahay ee dhawaan laga xoreeyay xarakada Alshabaab. Ciyaaraha ayaa ku bilowday qaabka knackout-ka oo ay kooxuhu hal mar is arkayeen, kooxdii laga badiyo halmar ay ka hareysay tartanka. Intii uu tartanka socday ayaa waxaa laga dareemayay dhalinyaradii ka qeybgalayay iyo kuwii usoo daawasho tagayay farxad iyo sida ay ugu faraxsanyihiin cayaaraha oo dib uga furma Baladweyne. Galabwaliba waxaa garoonka uu koobka nabada iyo isdhexgalka dhalinyarada goloka hiiraan ka soconayay u soo daawasho tagi jiray bulshada qeybaheeda kala duwan haba ugu badnaadaan dhalinyarada, kuwaasi oo uga mahadcelinayay SYAO sida ay ugu qabatay tartanka. Waxaa ku sharaxnaa garoonka uu tartanka ka soconayay hal ku dhigyo katurjimayay nabada iyo is dhexgalka dhalinyarada taasi oo ay howlwadeenada SYAO ugu tala galeen in dhalinyarada lagu wacyi galiyo. Gabogabadii tartanka ayaa waxaa isugu soobaxay isbartiibo united iyo isbartiibo city waxaana dhexmaray ciyaar aad u adkeyd,taasi oo sababtay in la isla gaaro gool kulaad kadib markii ay 1-1 isla dhaafi waayeen mudadii loogu talagalay ayna guushu ku raacday kooxdii kucayaareysay magaca isbartiibo city. Waa tartankii ugu horeeyay ee noocaan ah oo lagu qabto gobolka Hiiraan tan iyo laga saaray magaalada Baladweyne xarakada Alshabaab oo gacanta ku haysay.
  5. Carafaat;799544 wrote: Abaayo, where can i book the ticket's. I wanna be early for my june Somali tour. Couldnt find Moqadishu on Turkish website. Waa iska hadleysaa miyaa?
  6. Wasiirku wuxu u ambabaxey Garbahaarey. http://www.jowhar.com/?p=1198