Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
General Ilkajir: Puntland Is Prepared To Hold Somalia Peace Talks 2011
Somalina replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
Ilka Jir for president! kii suulka la'aa oo nacaska ahaa ayuu dhaamaa habeen iyo maalin! Halkaas ka sii wada shaqada fiican. -
Sh dalxiis and mr cheese what happened to the boat
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
lol@the desperate people halkan kooytada ku ah.... Go get recognition, afka ha uleerinina the TFG. -
Wax funny ah ma jiro halkan. Meeshan aad joogto waa meel Soomaliyeed, marwalbana waa inaad xasuusataa ileen wadamada aanu "jaarka nahay" sida Djibouti, Kenya iyo Ethiopia naguma soo xad gudbaan halkan forumka oo arrimaheena faraha kulama jiraan har iyo habeen. Wey respectgareeyaan iney guests yihiin. That is why aan loo maqal loona arag ma garatey. Markaad is dhiibeysana magac Soomaliyeed ayaad isu dhiibtey. Imagine haddii laguugu soo celin lahaa Soomaliya? Sacuudigana, waan u cilmi kordhin jirney oo waxbaan bari jirney. Maantana gaalada ayaa ka naxariis badan oo na soo dhaweeyaa oo na caawiya on our lowest moment. Soomalidana qaxooti uguma horeysa ugumana danbeyn doonto, civil warna meelba oo aduunka ayuu ka dhacey/dhacaa oo ay ka mid tahay wadanka aduunka ugu xooga badan (USA), marka ma aha wax anaga nagu kooban. Kuwana arrimaheena faraha ayey kula jiraan marwalba dadkeenii xaasidnimo awgeed ayey u soo tarxiilaayaan. Waagii hore dawlad baa jirtey, laakiin maanta iney dadkii ka soo cararay dagaalada iney ku celiyaan kuligood Xamar waa qalad, bini aadanimadana ka baxsan. Dadkaasoo dhana Xamar kameysan imaan. Marka xooga wax iskula har awoowe. Sometimes, borderkiina ayaad soo dhaaftaan si sharci daro ah. Anigu hadalkaada ayaan kugu celinooya ee ogow. Haddaad jaar tihiin, u dhaqma sidaa. Fahamtu?
-
Dawladda oo Ka Hadashay Heshiiska Saracen Dawladda Somalia ayaa shaaca ka qaadday faahfahin dheeraad ah oo ku saabsan heshiis ay la gashay shirkada gaarka ah ee Saracen. Shirkaddan oo xaruunteedu tahay magaalada Beirut ee dalka Lubnan ayaa kala shaqayn doonta DKMG, tababrka Booliska iyo ciidamada nabad sugidda. Waraysi gaar ah oo uu wasiirka maaliyadda ee DKMG, Xuseen Cabdi Xalane uu siiyay laanta af Soomaaliga ee VOA, ayuu ku sheegay in heshiiskan la saxeexay dabayaaqadiibishii October ee sannadkan, iyada oo uu qalinka ku duugay Madaxweyne Sh Shariif Sh Axmed. sida u VOAda u xaqiijiyay wasiirka maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane Dhinaca shirkadda Saracen International, waxa heshiiskan u saxeexay Sarkaalka u qaabilsan hawlgalinta, Lafras Luitingh. Sida heshiisku dhigayo, waxa ay shirkaddan gaarka ahi ka caawin doontaa DKMG la dagaalanka argagxisada, tababarka ciidanka booliska. Sidoo kale, waxa ay Saracen kala shaqayn doonta dawladda Somalia, Ilaalada madaxda sare, iyo sugidda ammaanka goobaha lagu dhigayo munaasabadaha kala duwan. Faahfaahin dheeraad ah oo sheekdan la xiriirta ka dhegayso qaybta hoose ee boggan. http://www.voanews.com/somali/news/Dawladda-oo-Ka-Hadashay-Heshiiska-Saracen-112351524.html
-
Thursday, December 23rd, 2010 at 10:05 pm An anarchist group is reported claiming responsibility for Thursday's mail bombs at the Swiss and Chilean embassies in Rome, which wounded two people. The Italian news agency ANSA reports police found the claim in a note at one of the blast sites. ANSA identifies the group as the Informal Anarchic Federation. The note says it has decided to make its voice heard with words and actions. Italian authorities have not yet commented on the report. Interior Minister Roberto Maroni said previously that the bombings are probably linked to what he calls “very violent” anarchist groups that also present in Spain and Greece and are closely tied. Italian Foreign Minister Franco Frattini condemned the bombings. Thursday's blasts in Rome are similar to a wave of parcel bombs in Greece last month targeted Western leaders and embassies. One person was wounded in those attacks. Thursday's blasts came during increased concerns in Europe about possible holiday season attacks, after a recent suicide bombing in Stockholm and this week's arrests of 12 terror suspects in Britain.
-
Xaji, waan ku sheegey mar hore, afaaraha Somalia ka fogoow, oo tiina ka adkaada. SOL ayaad joogtaa, always remember that! haddii aan opinionkeyga dhibtana, hawl oo qowdhan u taala ma aha ma garatey. I'm not on SLonline. Dadka la soo eryayana qowdhans wey ku jiraan haddaad u maleysey waa wada reer Koonfur. Waxyaabo aan lagu hadlin ayaad la soo shir tagtaa. Maxay galabsadeen dadkaa? don't they have the right to safety and security like you and me? Ma wadankaada ayaad joogta maanta, markaad ku daacdacaneysid halkan? Mind your biz. Waa talo!
-
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Mr M, asagaba iyo kuwa la midka ah ku dar. Wax is dhaama ma jiraan, geesina iima ahan, I can't stand the man. Soomalida oo dhan ayaa danbi laga galay, qabiil aan dhibaato loo geysana ma jiro like GD said. Sheekadan meel aan la isaga xiro. -
Kuwa Soomali nala sheeganaayo haddana tarxiilaya dadkooda soo carabtan khamiiska waaweyn oo qashinka ah kama darna! Effin Kingdom! may they choke on their basal. :mad:
-
The New York based Human Rights Watch has strongly called the government of Saudi Arabia to stop the deportation of the Somalis to war torn Capital of Somalia, Mogadishu. “The authority of Saudi Arabia should immediately stop deporting Somalis to war-torn Mogadishu, Human Rights Watch said on Wednesday. “Deporting anyone to a war zone like Mogadishu is inhumane, but returning children is beyond comprehension,” said Rona Peligal, Africa director at Human Rights Watch. ” The Somalis deported on December 17 told Somalia media that they had been arrested by the Saudi police during sweep operations searching for illegal migrants in Jeddah”. The organization encourages Saudi Arabia to confirm the safety of the Somalis in particularly those living in its country. Saudi Arabia had deported an estimated 2,000 Somalis to Mogadishu in June and July, according to the United Nations refugee agency. By Mohamed Odowa Horseed-Media
-
Miisaaniyada 2011-ka Oo Loo Qaybiyey Baarlamaanka Federaalka December 23, 2010 Mudaneyaasha Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta golaha shacabka ee magaalada Muqdisho. Kulanka maanta ayaa waxaa shir gudoominaayay Shariif Xassan Sheikh Aadan,waxaana kasoo qaybgalay Xildhibaano badan iyadoo kulanka uu soo dhamaaday duhurnimadii maanta. Xildhibaanada ayaa loo qaybiyey qoraalo ku saabsan miisaaniyada sanadka 2011-ka oo ay dhowaan soo gudbisay Xukuumada Raysalwasaare Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xassan ayaa kulanka kadib saxaafada u sheegay in Xildhibaanada loo qaybiyey waraaqaha miisaaniyada ayna soo akhrisan doonaan. Waxaana kulanka xiga uu dhici doona maalinimada sabtida ee soo socota oo ku beegan 27.12.2010,waxaana maalintaas cod loo qaadi doona miisaaniyada. Gudoomiyaha ayaa sheegay in miisaaniyada iyo amniga ay isugu xiranyihin isagoo rajo ka muujiyey in la ansixiyo miisaaniyada. Baarlamaanka Soomaaliya ayaa wax kulan ah yeelan tan iyo wixii ka dambeeyey ansixinta Xukuumada Farmaajo,waxaana dhowaan ay ahayd markii loogu baaqay Xildhibaanada ku maqan dalka dibadiisa in ay dalka kusoo laabtan. Horseed Media
-
Guddi la wareega gobolka Sh/hoose oo Muqdisho laga magacaabay. December 23, 2010 Muqdisho: (Sh. M. Network) Xildhibaano, ganacsato iyo Odayaal kasoo jeeda gobolka Sh/hoose ayaa maanta waxaa ay kulan looga hadlayay sidii ay ula wareegi lahayeen gobolka Sh/hoose waxaa ay magaalada Muqdisho kula qaatay Maamulkii dowladda KMG ee gobolkaasi Kulankaani oo maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho ayaa waxaa isugu yimid Xildhibaano kasoo jeeda gobolka Sh/hoose, Maamulka gobolka Sh/hoose ee dowladda KMG Soomaaliya, Odayaal iyo ganacsato ka socotay gobolkaasi, iyadoo kulankaasi looga hadlayay sidii gobolkasi loogu soo celinlahaa gacanta dowladda. Kulanka intii uu socday ayaa waxaa lagu doortay 6-xubnood oo wax ka qaban doona xaaladaha amniga, samafalka, dhaqanka, dhaqaalaha iyo Siyaasadda, waxaana halkaasi goob joog ka ahaa wasiiru dowlaha wasaaradda caafimadka ee dowladda KMG Soomaaliya Dr. Max’uud Sheekh Xasan, Xildhibaan C/kaafi Macalin Xasan, Xildhibaan Cabdi Xasan iyo gudoomiyaha Maamulka gobolka Sh/hoose Cabduqaadir Max’ed Nuur Waxaa kulankaasi ka hadlay Xildhibaan C/kaafi Macalin Xasan waxaana uu sheegay in goordhow ay dowladda KMG la wareegi doonto gacan ku haynta gobolka Sh/hoose halkaasi oo ay iminka ka taliyaan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab, waxaana u xusay in ay dagaalka u diyaar garoobeen dhalinyaro kor u dhaafaysa kun askari kuwaasi oo uu sheegay in ay kasoo jeedaan gobolka Sh/hoose islamarkaana dhawaan tababar ugu soo dhamaaday magaalada Siyeeloow ee dalka Kenya. Sidoo kale kulankaasi ayaa waxaa ka hadlay gudoomiyaha gobolka Sh/hoose ee Maamulka dowladda KMG Soomaaliya C/qaadir Max’ed Nuur, waxaana uu tilmamay in Xarakada Al Shabaab ay ka jilcanyihiin sidii hore, waxaana uu carabka ku adkeeyay in goor dhow ay gacanta ku dhigi doonaan gacan ku haynta gobolka Sh/hoose. Kulankaani maanta ka dhacay magaalada Muqdisho islamarkaana looga hadlayay sidii dowladda KMG ay ula wareegi laheyd guud ahaan gobolka Sh/hoose ayaa waxaa uu imaanayaa xili Xarakada Al Shabaab ay maalmo ka hor si buuxda ay ula wareegeen dhamaan gobolka Sh/hoose.
-
At the bottom, banooniga midigta xiga ay gacanta u saarantahay. Adeerkey islaantiisa ayey la dhalatey. Aad ayaan uga danbeyn jirey, she was very confident and no nonsense woman. Markaad yartahay wax walba cool cool ayaad moodaa. Some hairdos oo ay my older siblings and relatives ay ku sawiran yihiin marka arko hadda waan qoslaa, "what were they thinking" camal. lol... My mother's generation was more Jackie O compared to kuwii ka danbeeyey. They had superb taste in fashion (Somali style). I think their diet was better too. No heavy ladies oo aan socon karin mala arki jirin caadi ahaan. I would've loved to be born then, wadankeyga ayaan ku raaxeysan lahaa like there is no tomorrow. lol
-
A day to remember: 26th anniversary of the ugly genocide in burco
Somalina replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Intii under Barre, Eideed, iyo Yey ku dhimatey Allah u naxariisto. Inta under AS ku dhimatey, Allah ha u naxariisto. Dad nool ha lagu murmo, maxaa yeeley kuwii tagey wey tageen, oo ilaah ha loo daayo. JB's thread shouldn't be disrespected like that. It is uncalled for runtii. Waa dad dhintey, only AUN is appropriate. -
Illaahow na cafi kuligeen! My eedo looks good.
-
Our B-ball stars! Looking good!
-
Congrats to Banadir and Mudug. Banaadir!
-
SHEEKO: LABA WALLALO AH OO IS AQOON OO ISGUURSATAY Waa nin darawal ahaan jiray, sida aan ogsoo nahay darawaliintii hore way naago guursi badnaayeen sanadkii 1984 ayaa nin la dhaho Xassan Raabi oo darawal ahaa yaa wuxuu tagay Hargeeysa wuxuu guursaday Gabadh lagu magacaabo Caasho guuleed mudo ayuu qabay waxeeyna isfureen iyadoo caasho guuleed uur u leh . Xassan Raabi wuxuu isga noqday koonfur oo markii hore ka yimid waxaana wadanka kadhacay dagaaladii Somaliya oo dhan aafeeyey dadkana kala kaxeeyey .sidaan ogsoo nahay 1992 intii ka danbeeysay waxaa wadanka looga baxay si aan caadi aheen. Dadku intii diyaarada ku bixi kartay waa ku baxeen intii yaman u tahriibi kartay waa u tahriibeen . Xasan Raabi wuxuu dhalay 2 wiil wuxuuna kala diray USA wiilka wayna oo ladhahay Maxed Xasan iyo wiilka yar oo ladhaho C/raxmaan oo kunoolaa UK Cariga ingiriis . waxaa dhacday in Maxamed Xassan Raabi ay Gabadh is jeclaadeen kula nooleed USA khaasatan Gobalka Michigan oo la nooled Abtigeed . Maxamed xasan markay mudo wada socden waxay Go'an sadeen inay isguursadaan .. Maxamed Xasan Raabi abtigeed u soo Doontay Gabadhii ay is jacelaayeen oo lagu magacaabo Yaasmiin,Wuxuu doontay Yaasmiin abtigeed na wax shuruud ah kumuu xidhan meesha ayaa la isku siiyaay maherkooduna ku dhacay Yaasmiin waxay jeclaysatay ineey ku aqal galaan hargeeysa . waxaa ku nooleed hooyadeed Maxamed Xasan wuu ka yeelay waayo wuxuu ahaa yar wadaad iska ah oo Jaamacad meesha uga baxay oo aad u diyarsan dhaqaalana aan ka maqneen. Waxaaney go'aan sadeen inay baxaan is ay ugu aqal galaan hargeeysa wiilka iyo gabadha waa dad wax bartay waxaana isa soo jiidatay dabeecadooda iyo aqoontooda Maan shaa alaah. Waxay Talo sii gur guurataba waxaa ka dhaceen Hargeeysa ,Aroos wayn ayaay ku dhigteen Hotelka wayn ee Ambasator waxaa meesha ka dhacday Xaflad lacag fiican lagu qarash gareeyay Waxaa soo af jarantay xafladii waxaan la isaga tagay Maxamed iyo Yaasmiin,maxaa dhici doona, xaabal iyo ninka loo wado lama kala qariyo waxaa isku soo haray Maxemed iyo Yasmin .goobta ayaa waxaa ka dhacay arin muc jiso ah toloow maxay tahay mucjisada meeysha ka dhacday waa arin afku soo qaban wayaay waa Maxamed Xasan iyo Yaasmiin wax noqdeen laba qof aad ukala xishoonaaya. jaceelkii hore meesha mayaal waxaa daaha soo rogtay xishood waxaa dhumay dareenkii iyo hamigii ay isu qabeen Maxamed Xasan dareen dhan waa iska wayaay Yaasmiina waxaa hadheeyey xishood waxaay guteen waajibka saarnaa. Subaxii markii waagu barayay ayaa Maxamed Xasan Raabi arinkii uga sheekeeyay wiil adeerkii dhalay wuxuu Maxamed Xasan Raabi ku soo gooyay talo inuu san mardanbe isaga iyo yaasmiin kulmin Huteel ayuu iska dagay .. waxaa la soo raadshay ...Maxamed Xasan waxaanu Yaasmin cideeda hordhigay sheekada dhacaday ee ay Macaantiisa xaaskiisa xaalasha ah ay markhaati ka tahay .iyo siday sheekadu u dhacaday ........ waxaana faraha ka baxaday sheekadii..... Yaasimiin iyo Maxamed Xasan meesha laga haysto waa fahim waayeen. Maxamed ma arki karo Yaasmina sidoo kale ...waxay talo sii gurguurataba aakhirkii sheekada waxay dhaafi waysay in culamad la hor dhigo arrinta labadan qof isguur satay ee xalaasha isku Nikaax saday . ma ahan laba qof oo la isku daray .sidan soo shegnay waa laba qof jaceel isku helay .waa laba qof dadka iska doortay...hadaba Akhristoow sheekadu markay mudo 4 bilood ah socotay.intaana baadhitaana lagu sameeynayay ayaa waxaa waxaa dib loo raacay taariikhda yaasimin iyo Maxamed Xasan waxay noqdeen walaalo sheekadu waxaa mucjiso noqotay Yaasmiin waxay leedahay uur 2 bil iyo bar ah u fiirso sheekada kana fiirso. Abdinasir Ahmed Kheyre (Abtiga) koyla571@hotmail.com
-
Waa JB wiilkiisa dee! lol@JB, really?
-
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji su'aal valid ah ayaa lagu weydiiye ee ka jawaab, waa maxay sidaa? -
Abwaan;444845 wrote: It is unfortunate that some people always want chaos. Ilaah hakaa abaal mariyo Sh Sharif for ordering not to retaliate. What a wonderful leader and for those who were comparing him with Yey this is the proof that he is different. Sh Sharif is a man of peace. I hope in Ilaah soo hanuuniyo kuwa isku deyaya inay wax mucaaradaan iyagoon haysan wax qiil ah aan ka ahayn wax baan mucaaradi karaa. Ummaddaani way ka daashey dagaal danna uguma jirto in lagu kor dagaallamo. :D Indeed!
-
Paragon;444848 wrote: ^Abu, yes because this time a national icon is there . And to prove that he is indeed an icon, not a shot was fired back at those qaran-diid militias. Sharif showed he cannot and would not have a single one of his subjects be harmed by exchanged fire, and took as president, the most appropriate decision. Surely that decision is a tactical and moral victory for the Sharif. Smart man. :D:D Indeed!
-
Halkan ka daawo video-yaha gabadha "basbaaska wejiga looga shubay". http://www.camaloow.com/news.php?readmore=1128" frameborder="0" allowfullscreen> Waxaan la yaabey, baabuurkeeda ay ku jirtaa why did she open her window, waaba haddey furtey. Sheekadaan baaritaan ayey u baahantahay.
-
Somali immigrants in America have followed European patterns of integration, and not the ideal of the melting pot. By Michael Scott Moore Wednesday, December 22, 2010 The FBI last month caught a Somali-American, Mohamed Osman Mohamud, in a sting operation doing something most U.S. Muslims have tended to avoid: trying to blow up other Americans. When he (allegedly) tried to detonate a fake bomb at a tree-lighting ceremony in Portland, Ore., the story contradicted a main theme of this column — that American-raised Muslims tend to be better integrated, and more peaceful, than Muslim immigrants to Europe. My fairly unoriginal thesis goes like this: Muslim populations in Europe look at the West as a place to earn money, not a home to adopt. But North America lies so far from Islamic parts of the world that immigrants to Canada and the U.S. have tended to move for professional or political reasons, like the Iranians who fled the Khomeini revolution. They make more money and mix more easily with North Americans than Turkish workers from rural Anatolia mix, say, with Germans. But a right-wing blog, Jihad Watch, waxed sarcastic about this brand of thinking in November. “The drumbeat from the lovers of the religion of peace is that America does not have the problems that Europe has because our Muslims integrate so well. Muslims come here and are so overwhelmed by the wonders of America that they … get swept up into the melting pot and become as American as apple pie.” Then it went on to describe a sex-slave ring run by Muslim immigrants in Minneapolis. What the blog failed to mention was that the criminal gangs in Minneapolis, like Mohamed Osman Mohamud, were Somali. There’s a recognizable integration problem in American Somali communities that has alarmed even the FBI. A handful of Somali teenagers not only join urban gangs but also turn radical enough on the streets of Minneapolis to move back to Somalia, to wage jihad against Somalia’s provisional government and other allies of the United States. Why? “I don’t know what’s going on with the community,” a Somali woman named Rahma Warfa, who lost her brother in an attempted robbery that killed three East Africans, told Minnesota Public Radio earlier this year. “It’s sad that we left a civil war to live in a peaceful country, and then we come to a peaceful country and still kill ourselves.” The first big wave of Somali immigrants came to the U.S. after the Mogadishu government collapsed in 1991, fleeing what became the most chaotic nation on Earth. You’d expect their children would be — on the whole — relieved to live in a stable Western country where even the president is black. But the Somalis who settled in Minneapolis and other selected corners of the U.S. were war refugees, with little money and not many job skills. A recent U.S. census study said Somali immigrants, statistically, were among the “youngest and poorest” newcomers to the U.S., with 82 percent of the community in Minneapolis living below the poverty line. Somalis have followed, in other words, the pattern of Muslim immigrants to Europe. And not really on purpose. “Many of them are just settling for whatever jobs they could get, part-time, odd jobs,” Abdi Mohamoud told KPBS in September. “You tend to see some customer service at hotels … maybe some janitorial, housekeeping, security guards.” Mohamoud directs the Horn of Africa community center in San Diego, another neighborhood where Somalis have settled. For class reasons, Somalis don’t mix easily with other Muslims in the U.S., and for cultural reasons, they don’t automatically get along with African Americans. The New York Times described the trouble Shirwa Ahmed found at home in Minneapolis before he moved to Somalia in 2008 and became — as far as anyone knows — the world’s first American suicide bomber. Ahmed played basketball and listened to Ice Cube; he adopted tough lingo and clothes. “Much as he tried, he failed to fit in,” the Times reported. “You’re not black, his peers taunted. Go back to Africa.” These experiences are understandable and even normal for a poor immigrant group to the United States. Immigrants face pecking orders, which may be irritating but natural. Coming to America in the ’90s, though, was particularly bad timing for a Muslim group. “They show up,” said education professor Dan Detzner said to Minnesota Public Radio last January, “and a few years later, Muslims attack the United States. They get looped in with the xenophobia. When you get attacked or criticized from outside of your own population, then the tendency is to turn inward.” Still, delinquents and terrorists are an overwhelmingly small fraction of the Somali diaspora, and they can’t define Somali-Americans as a whole. They just indicate what the refugees and their children have faced over the last 20 years. The point is that integration has less to do with religion, and more to do with culture and income, than today’s Islamophobes would care to admit. “A lot of what we are seeing with the Somali community,” Cawo Abdi, a sociology professor at the University of Minnesota, said to MPR, “is very much what we have seen for other refugees and migrants in the history of migration to the U.S.”
-
Good luck in finding a partner to share your life with in this crazy world. I recommend that you read: The Choice Effect:Love and Commitment in an Age of Too Many Options by Amelia Mc Gibbon, Lara Vogel and Claire A. Williams. It may not help you get a guy but it is a nice read (during the holidays). :D
-
Popular Contributors