Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Jacaylbaro;683970 wrote: loooooooooooooooooooooooooooooooooool ,,, so Alshabab are now siding with the Ethiopians ,,,, hahahahahaha looooool.... Don't be so suprised... aniga news uun baa soo dhejiyey dee... AS waxay u jeedaan dawlada keliya...
  2. Sh. Xasan Daahir oo Wareysi siiyay VOA Sh. Xasan Daahir ayaa ka hadlay ku-biirintaanka Shabaab, isagoo beeniyay in ururkiisu is-dhiibay kaddib markii laga itaal-roonaaday. Sheekh Xasan Daahir Aweys, hoggaamiyihii hore ee Xisbul-Islaam ayaa soo dhaweeyay midowga uu ururkiisu la midoobay kooxda Al-Shabaab. Xasan Daahir oo wareysi khaas ah siiyay VOA ayaa sheegay in in muddo ahba ay wadeen sidii loo mideyn lahaa labadan urur oo uu sheegay inay isku hadaf yihiin. Sh. Xasan Daahir Aweys, wuxuu iska fogeeyay in ururkiisa laga itaal-roonaaday oo ay isku dhiibeen kooxda Al-shabaab. Sheekh Xasan Daahir, wuxuu kaloo sheegay inuu taageersan yahay qorshaha ay Shabaabku ku doonayaan inay kula midoobaan waxay ugu yeedheen mujaahdiinta ka dagaallamaysa dalalka Afghanistan iyo Pakistan. Sheekh Xasan Daahir, wuxuu sheegay in dagaalka ay ka wadaan Soomaaliya uu yahay mid ay ku qasban yihiin oo ay ku doonayaa inay isaga xoreynayaan wuxuu ugu yeedhay cadow dibedda ah oo doonaya inuu Somalia gumeysto, wuxuuna ugu danbeyn hoosta ka xariiqay inay dagaalka sii wadayaan tan iyo inta ay cadowgaasi ka guuleysanayaan. http://www.voanews.com/somali/news/Sh-xasan-daahir-oo-wareysi-siiyay-voa-112606569.html
  3. Good question JB... War ma dhamaado wallee... ------------------------ Dowladda iyo Shabaab oo iska horimaad ku dhexmaray Hiiraan. Baladweyne : (Sh. M. Network) Iska horimaad qasaaro gaystay ayaa xalay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan waxaa uu ku dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Xarakada Al Shabaab, iyadoo Taliska dowladda ee gobolkaasi uu guulo ka sheegtay dagaalkaasi. Axmed Cismaan Cabdulle Axmed Inji Taliyaha ciidamada dowladda KMG ee gobolka Hiiraan oo la hadlayay Idaacadda Shabelle ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab weerar ay ku qaadeen fariisimo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degaanka Kalaberyka iyo Ceel-gaal oo ka tirsan gobolka Hiiraan. Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay in ciidamada dowladda ay fashiliyeen weeraro isniidaamin ah oo ay soo qaadeen ciidamo ka tirsan Al Shabaab oo tiro ahaan gaarayay 7-ruux, wuxuuna Taliyaha intaasi uu ku daray in qaarkood ay toogteen qaarna ay dhaawaceen, kuwa kalana ay gacanta ku hayaan sida uu hadalka u dhigay. Axmed Inji Taliyaha ciidamada dowladda KMG ee gobolka Hiiraan waxaa uu tilmaamay in ciidamii ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab ee weerarka ku qaaday ay soo qaateen Dareeska ciidamada dowladda hase’ahaatee ay ka hortageen weerarkaasi. Axmed Inji waxaa uu beeniyaya warar sheegaya in maalintii shalay degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan uu dagaal ku dhexmaray ciidamada dowladda KMG ee gobolkaasi iyo ciidamada Ethiopian-ah ayaa waxaa uu tibaaxay inaysan jirin wax iska horimaad oo u dhaxeeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Ethiopia hase’haatee dagaal uu dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Al Shabaab.
  4. We are living in a contemporary world, of progress and innovation, where the keys to success lie with the ability to create new knowledge and discover new ideas. Everything we know about today's economy, technology, engineering, global competitiveness, health and social well-being tells us that investment in our human capital, particularly in the higher education of our citizens, is one of the best and most prudent investments any society can make. A university education provides students with more than just a body of knowledge or an area of expertise. It provides the tools for a life of continuous learning, the skills of creativity, problem-solving and leadership. Never has a university education been more important or valuable than its today. We began five years ago as a university of Somalia, to serve the educational needs of students living in Somalia. As we grew in size, the 2006 TNG v Islamists clashes had destroyed the university compound and driven many students out of educational circles. Nevertheless, the University of Somalia has now fortunately reestablished its credibility and reputation through hardships and regained strength to achieve its mission like any other university in a war torn country. . Our commitment to our students is unrelenting. Over the last 10 months we have invested heavily in enhancing the student experience, including a step that no other university has ever taken. We have set up a well functioning computer lab and clinical laboratory. The University of Somalia represents a new generation of universities. It draws from the past and designs the future. But it lives and breathes in the present. Through the University of Somalia, students become vitally connected to the world they inhabit - a world of ideas of challenges and possibilities. The University will create a new model for higher education and will produce the minds that would shape the modern industrial world. I invite you to become part of our mission and build for yourself a bright future with promise and potential. Dr.Yahye Ali Ibrahim the President of UNISO
  5. Be thankful to Allah everyday for blessing you with food and shelter. Abaar badan ayaa ka dhacdey Somalia this year oo ay dad badani ku dhinteen, tiradana ma haayo iminka. Al muhiim, dadkeena wax ay cunaan ma haystaan annagana halkan ayaan isugu faan faaneynaa sidii in dad wax isku haya. Walaalayaal indhaha fura (kuwaan furin weli) oo dadkiina wax u qabta. Ilaah baa kuu laba jibaaraayo ajarkaas oo aad ku caawisey qof miskiin ah oo gaajeysan. Dadkan baahan waxay ka soo jeedaan qabiil walba oo Soomaliyeed. Marnaba ha is dhihin "it is not my people"...
  6. Welcome to SOL. lol@every loyal lover... I guess you haven't been to the politics section. Enjoy your membership. Salaam.
  7. AbdiCasiis Maaxay badan ayaan u baahanahay. What a great human being!
  8. Aamiin. Roob iyo koronto la'aan oo aad shaqo aadeyn miyaa ka cabaneysiin? you are lucky meel baraf badan inaadan joogin maanta. Wadankeyga yaa ii tarxiila right now...heck, even BC joined the barafley provinces n territories. Meel lagu dhuunto malaha wadankaan anymore.
  9. 2011 = big year, big things, new adventures...
  10. Interesting. Is this legal? Somalia ayaa u baahan SSP, laakiin yaa rabo inuu caawiyo Soomaliya.
  11. Sakiin marwalba oo codeyn laga rabo baarlamaanka dibada wadanka ha loo diro :D:D Baarlamaanka Federaalka oo Ansixiyey Miisaaniyada 2011-ka December 30, 2010 Baarlamaanka Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ansixiyey miisaaniyada sanadka 2011-ka kadib kulan ay maanta ku yeesheen xarunta golaha Shacabka. Kulanka maanta ayaa waxaa shir gudoominaayay Kusimaha Gudoomiyaha ahna Gudoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabdiweli Sheikh Ibraahim Muudeey,waxaana kasoo qaybgalay mudaneyaal tiradooda lagu sheegay 286-mudane. Xildhibaanada Baarlamaanka oo maalmo kahor loo qaybiyey qoraalka ay soo gudbisay Xukuumada oo ku aadan miisaaniyada 2011-ka ayaa guda galay codbixinta. Codbixinta kadib ayaa lagu dhawaaqay natiijada,waxaana 281-Xildhibaan ansixiyeen miisaaniyada,4-kamid ah waa ay diideen halka hal mudane uu ka aamusay. Gudoonka Baarlamaanka ayaa soo xirey Kalfadhiga,waxaana ay sheegeen in sidaas lagu ansixiyey Miisaaniyada Dawladda ee sanadka 2011-ka. Wasiirka Maaliyada ee Xukuumada Farmaajo Mudane Xussein Cabdi Xalane ayaa maalmahaan horyimid Baarlamaanka iyadoo uu sharaxaad ka bixiyey miisaaniyada oo kudhow $100-milyan doolarka maraykanka. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa ku tilmaamay in ay tahay markii u horeysay Baarlamaanka la horkeeno miisaaniyad. Horseed Media
  12. lol@whoever deleted the above posts...you couldn't even come up with a reason xataa as to why you've deleted those posts Trigger happy aren't we! now that's what I call power _____... keep up the great work! lol (of course there is a hint of sarcasm) Yaa East Londoner, yaa Mr Potato, what is it you want to gain from this exchange? vaporizer-kaaga iska shido...and turn that Marley song up... Now that the pleasantaries are out of the way. I think the following Somali is a brave man who made me proud to be a Somali. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=GRQ6ZrTdaGo#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  13. War kuwan meel laga keeney lama yaqaano. Meeshan dhan koley waan ka dhaqaaqey. Nina says farewell. Launching my own website soon and no time for idiyoots anymore.... Peace out y'all. p.s. lol I might say hi once in a blue moon. Arrivederci amici.
  14. December 21, 2010 At the side lines of the long-awaited regional soccer tourney currently taking place in the Puntland State, Somali Football Federation on Tuesday opened a week-long administrative course for football authorities from different regions across the lawless country. Regional football association presidents, vice presidents and secretariat from all over the country are taking part in the course which will last until Monday next week, according to Somali Football Federation secretary General Abdi Qani Said Arab who is teaching at the course. “As you see we are holding various courses here, such as the coaching course, the refereeing and this administrative course which is beginning today and why we are organizing these courses is only to spread a real football through entire the country and develop your skills in football” President Said Mahmoud Nur of Somali Football Federation told the opening ceremony of the course Tuesday. "Football developed in this sophisticated world so despite difficulties in Somalia, we are committed to promoting developed football activities in Somalia and we are asking the regional authorities to play their role in spreading football through the country” SFF president stated during his opening address. Somali Football Federation deputy president for regional affairs Abdullahi Awow Hussein for his part said that his department will remain nothing to upgrade knowledge and spread football activities in Somali regions. “We are very grateful to Somali Football Federation for its efforts toward progressing football in regions and for our part we will show our commitment to promoting football in our areas” Galgadud regional football association president Abdirashid Aden Roble (Shigshigow) said on behalf of his colleagues at the course. Somalia hasn’t had a functioning central government for the past two decades during which the country’s infrastructures were completely destroyed, but Football has been Somalia’s flag carrier and succeeded to raise the Somali flag over the international football gatherings. The course being taught by Somali Football Federation secretary General Abdi Qani Said Arab is meant to enhance the administrative skills of regional football authorities.
  15. NOV 18, 2010 More than 30 Somali football referees of different categories on Thursday morning sat for a four-day training seminar at Mogadishu’ Sahafi International hotel where they will be taking theory lesson for the next three days, while the practice will take place at the Somali Police academy in the afternoons. High profile dignitaries from Somali Football Federation addressed at the opening ceremony of the four-day training workshop which is intended to enhance the knowledge of Somali soccer referees. Somali Football Federation Secretary General Abdi Qani Said Arab who first addressed at the opening ceremony said that the main point of holding this workshop is to develop the referees’ education. “We have three main important objectives from this workshop, the 1st one is to build up the referees’ experience, the 2nd is to distinguish those who are committed to this kind of job from the others and the 3rd is to evaluate the level of each referee” the Somali Football Federation Secretary General Mr. Abdi Qani Said Arab told the opening ceremony Thursday. “Somali Football needs to be fully developed so from now on we have come to decision to increase the refereeing, coaching and the sports medicine seminars and we will spend more than 80% of our capacity and time on this sector” Mr. Abdi Qani said in his opening remarks. He added that each referee will be valued with how hard he works directing his speech to the participants of the workshop. The secretary General said that his federation is responsible for the referees’ healthy care, to find them suitable fields to fulfill their duties, to enhance their education, to give them enough equipment and to create jobs for them adding that any one who fails to accomplish his duty will be deleted from the list of Somali soccer referees. Finally, Somali Football Federation acting president Abdullahi Awow Hussein who addressed at the opening ceremony told the referees that his federation will as much as it can try to enhance their knowledge adding that in return the referees are wanted to have advantage from such hard effort being spent on them. “The referees are a base for the justice so we urge you to make justice when ever you are mediating any game” the acting president said announcing that the workshop is open. Former Somali International football referees and current instructors Hassan Mohamed Mahmoud, Ali Mohamed Ahmed, Hassan Sheylilah Adde and Aweys Ahmed Jimaale are teaching at the four-day workshop which will end on Sunday.
  16. September 7, 2010 The Somali National U-20 football squad had spent some two historical weeks in the Eritrean capital Asmara in August 2010 during the CECAFA U-20 tourney for friendship and development held in Asmara August 14-28 2010. The stay in Asmara by the Somali footballers and its high level delegation was described “a historical moment” because it was the first time in Somalia’s football history that a Somali national team plays in Eritrea. Eritrea its self was the first time that it hosted such major football event which was organized by the council of East and Central African football Associations known as CECAFA. It was early on Thursday morning about 5:00 AM when the plane carrying the Somali national team landed at Asmara International airport, where the team was frankly received by high level Eritrean football dignitaries lead by football federation President Mr. Tesfaye Gebreyesus. “It is a great day for me to welcome my Somali brothers here in Asmara, I wish you a very lovely stay, feel Eritrea as your second homeland” Eritrean football federation President Tesfaye Gebreyesus told the Somali delegation at Asmara International airport upon arrival. Local journalists were also happy to meet the Somali team in Asmara, according to the boss of Eritrean media Suleyman Osman who was the first journalist to meet the Somali team at Asmara Airport. The atmosphere in Asmara was very cold—it was raining every afternoon and some times it was raining ice. The Somali team was based at a very good hotel {the Savana Hotel} in the city center, where the hospitality, accommodation, the meals and everything were the best. During the opening ceremony of the tourney on August 14, tens of thousands of spectators at the Asmara Stadium all stood and announced (Somalis wake up wake up and unite,always helping week ones among you) . This is the song of Somali national Anthem. To me it was unbelievable matter, because I have never thought that thousands of Eritreans can sing the Somali national anthem , but it really happened. Some high level CECAFA dignitaries were jubilant at how hugely the Eritrean people were supporting the Somali team more than any other national team in the tournament. “The spectators at the stadium could not remain at their seats—every one stood up announcing the name of Somalia, as soon as the Somali team members were entering the field, this was happening every day that the Somali team had a game and that really made me very happy” CECAFA secretary General, a Kenyan national Nicholas Musonye told the Eritrean TV. Musonye also praised Eritrea’s preparations to host the big regional football event which was the first time for this small east African country to host such soccer tournament. Amir Abdi Hassan, the Somali team leader and CECAFA finance committee member for his part said that the Friendship tournament in Asmara was bigger than any other regional competition he witnessed in the past in terms of preparations, hospitality and the beautiful opening ceremony. “What we saw in Asmara was unprecedented” Amir Abdi Hassan told journalists on 20th of August, during a visit to the city of Masawa, a good tourist site in Eritrea. Since Somalia has no international flight connections the team transited for three days in Nairobi, where the Somali football family members in Kenya held a very huge dinner ceremony to see off the team, a night before heading to the volatile Mogadishu. The dinner ceremony was co-organized by the Somali football community in Kenya, the administrators of the football clubs of Banadir Telecom, Midnimo FC and the East Leigh stars—a soccer club owned by Somalis living in Nairobi. He East Leigh stars became the first Somali-owned football club to participate in the Kenyan soccer league. “Somalia is at war and football is developing in Somalia, I could not believe that such hard work can be done in a war-weary country like Somalia, but it really happened” the chairman of Football Kenya Limited (FKL) in the Nairobi province Mr. Dennis Shilibwa, told the dinner ceremony. Mr. Dennis Shilibwa, a close friend of the Somali football family members living in Kenya was honored to address at the dinner ceremony. By Shafi’i Mohyaddin Abokar Somali Football Media Department
  17. Nov 1, 2010 The 6th championship for Somalia’s 3rd division soccer clubs has officially opened at the open ground of Somali police academy in the lawless capital Mogadishu on Monday. Nine teams are taking part in this championship as the teams of Gasco and Geeska Afrika have clashed in the opening match which ended in 2-2 draw. Gasco’s striker and former shoe shiner Suleyman Mohamed Sheik Ali has scored the two goals for his team and he also became the first goal scorer of the championship. Somali Football Federation vice president Abdullahi Abow Hussein who opened the competition urged the players to exhibit fair play and show politeness during his opening remarks before kick off. This competition is different from the former matches held by Somali Football Federation and that is because the players representing the participating teams include: school boys, former child soldiers and street boys who were rehabilitated in football for peace programs formerly implemented by Somali Football Federation. Earlier on the day Secretary General Abdi Qani Said Arab said in a press statement that the main importance of the competition is to produce talented young footballers who will represent Somalia in international matches. “Young boys of 15-16 years of age are participating in this competition and that is part of our special programs intended to create young and skilled players who will stand for defending Somalia’s name in international matches” Somali Football Federation secretary General Abdi Qani Said Arab said in his Monday’s press statement. “We have taught the young boys how to play a ball and we guided them from their former life of using drugs and taking up arms, so the Somali Football Federation will request the local and international educational organizations to give them a chance to learn” the secretary General’s statement added. Launched three years ago, the Somali Football for peace project “Put down the gun and the ball project” has yielded very positive results as most of the young boys taking part in the 3rd division championship were rehabilitated in this football for peace project which was the first of its kind ever carried out in war-torn Somalia.
  18. Showqi, our national team ha guuleystaan. The above match was long ago (typo on the date before), nonetheless, xusid uun bey mudnayd. ------------- December 8, 2010 The Somali military team (Horseed) has won the two week-long Futsal for peace competition which was concluded at the Hamar Jajab district stadium on Wednesday afternoon. Eight 1st division teams took part in the competition, and the Somali military team (Horseed) defeated its Olympic Fitness Centre rivals by 2 goals to nothing during Wednesday’s final match. Among the high profile sports dignitaries who were watching the final match include: Somali Football Federation president Said Mahmoud Nur, Somali NOC executive committee member Hajji Mohamed Ahmed Olow, Futsal committee chairman Bashir Mahmoud Gesey, Somali Women’s association secretary for sports affairs Deqo Abdullahi Mahmoud and Somali Football Federation member Ali Abdi Mohamed. Somali Football Federation President Said Mahmoud Nur who delivered a short speech at the cup presentation ceremony held at the stadium after the end of the match congratulated the Somali military team on the success it approached during the tournament. I wish you a developed sport and victory in your future games” Hajji Mohamed Ahmed Olow told the Horseed team members as he was presenting the cup to its captain. “On behalf of Somali Women, I am very much happy with the sports development activities on going in the country and I tell you with a loud voice that we will take our role in developing the country’s sports” the Somali women’s association representative told the gathering. “Women are the first teachers of every human being and taking advantage from our influence in the community we are encouraging the youths to be very vigilant from taking up arms or falling into other kinds of crimes and instead be sports addicts” Deqo Abdullahi Mahmoud told a gathering most of them youths after the end of the country’s Futsal for peace tournament.
  19. December 24, 2008 Somali national football squad has defeated Djibouti’s national soccer team 3-2 in a friendly football match held In Djibouti late on Tuesday. Somali football federation Deputy President Ahmed Nur Hassan Abdulle and general Secretary Abdi Qani Said Arab were among those who watched The very hotly contested and interesting game later on Tuesday. The first half of the game ended 1-0 with Somalia leading as finally the game ended in 3-2 with Somali national team having the upper hand. Somalia’s three goals were scored by Isse Midnimo, Ali Baashi and Ismail Yusuf who have been in Europe for the past few years. The Somali National team has been training in Djbouti for the last three months because of lack of a suitable training center in the capital where the nation’s largest football site Stadium Mogadishu is being used as a military base by hundreds of Ethiopian soldiers while Stadium Banadir is under reconstruction. Somali Football press Department
  20. Kebabi and supporters I suggest that you look for a place to hide. Iran or the TFG waxba kama qaadeysiin, maanta or berri or saad danbe. DEAL with that REALITY. p.s. Awoowe, kuwan argagixisada xayawaanada caloosha waaweyn sidey wasslad isugu daldalaayeen (oo ay ka boobeen reer miyiga xoolo dhaqatada ah) aad u sacba tumto soo "gaalo" uguma wacaan cid walba oo muslim ah oo ka fikir duwan. Dee maxaa isbedelay?
  21. http://www.somsoccer.com/english/index.php
  22. The Somali Football Federation and the northeastern semiautonomous region of Puntland on Sunday announced the date to hold the country’s regional football tourney during a meeting between SFF leaders and officials from the region. At the end of consecutive meetings for the past several days the Somali Football Federation president Said Mahmoud Nur and the regional sports minister Mohamed Nur Hersi jointly announced at a press conference in Garowe late on Sunday that the regional football tournament for peace and development will kick off on 15th of December 2010. The regional tournament will be hosted at the Mire Aware football stadium in the region’s provincial capital of Garowe with the Somali Football Federation president Said Mahmoud Nur describing the move of holding this regional tournament as “tangible and historic”. “The main importance is to develop football in Somali regions and create public integration among the peoples who were disunited in the past twenty years of civil wars in Somalia” the SFF president said in the press conference late on Sunday. On behalf of Somali Football Federation I am very grateful to the president of Puntland, his cabinet members and the people in the region for their acceptance to host this big football event in Somalia” the president stated adding that 15 regions will take part in the tourney. For his part Puntland’s sports minister Mohamed Nur Hersi who held a joint press conference with the SFF president said that Somali Football Federation and his regional administration are cooperating on the implementation of this regional soccer tournament. “The Puntland government will be responsible for the reservation and meals of the players and the delegates from regions, healthy care and the security, while the Somali Football Federation will pay for the air fair of players and the delegates fromregions, all football equipments, the precious trophy and rewards” the minister said. He stated that Somali Football Federation will also rebuild the Mire Aware stadium in Garowe where the tournament will be held. “The construction will commence as soon as possible” he added. This year’s soccer regional tournament in Somalia was named after {2010 Regional Football tourney for peace and development} which intended to reunite the peoples who left from each other during years of civil strife in Somalia. Somali Football Media Department +25250 930226 Office Telephone +2526 99 969815 Cell phone +2521 600601 Fax Email:somalifootballmedia@gmail.com
  23. "Hadal yar iyo hawl badan" ayay shiinaha shuuciga yiraahdeen. Marka adiga iyo inadeerkaa dharka dumarka jecel inuu xirto oo wejigiisa qarqariya, waxaan idin leeyahay
  24. Afghanistan iyo Pakistan waa foreigners. Uganda waa walaalaheen from Africa, just like Ethiopia are your brothers. Argagaxiso diin ma laha, kii supportgareyana meeshuu ku danbeeyo waa la ogyahay, marka is ilaali leen ku iri. Intaad South is leedahay ha sii gubato yaanan adiga lagu gubin (big brother is always watching). Teeda kale, banaanka ula soo bax support-kaaga, soona qaado boorarkaada ay ku qoran yihiin "I love you Godane, keep burning Xamar" haddaad karti leedahay, halkan ha ku dhuudhumanin.
  25. Xaji I hope you passed your grade 5 math. lol AS is a foreign product with foreign agenda. You dont see non Somali TFG ministers or do you? get real. Intaad Godane u sacba tumeysid yaanan xabsi lagu geyn, these days dad badan ayaa la daawadaa, I wouldn't get comfortable if I were you. Maadeey aawey? Che aawey? loooooool....think awoowe, think...loooool Istaqfurallah.