Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Awoowe, maxaad Koonfur afka u soo marisaa every chance aan wax isweydaarsano? Oo hadda Garoowe maad u socotiin si nabad ah? loooool
  2. General Duke;684264 wrote: The National Peace Conference, in Somalia should be held in Puntland. Then things will change for the better.. Keep updating us brother. Mayee, It should be held in Buhodle. Do you actually think a conference held in Garowe or Zeylac is going to stop these terrorists from killing their brothers n sisters? Get real awoowe Duke. "Garowe this, Garowe that" aint gonna stop Godane, Mansur, n Shangole from issuing fatwas and their random bomb attacks on innocent civilians. Haddii run aad sheegeyso bring your army ee weerar ku qaad AS. Waa haddii aad rabtaan nabad...Haddii kale keep up the "Garowe this Garowe that" song...
  3. The case of him selling Somali assets and him n Sakiin's shady deals... do you remember when fat boy went to London and was denying the selling of the sea shelf "bad la geday ma jirto"? now that it is a shame... How about you stick to the topic horta...Sharif and his fake Armani suits ku waalatey. Dhar la'aan ma ku hayso waa yaabee? lacag ma laguu aruurinaa for a suit? loooooool
  4. Good. Degaan ay nabadi ka jirto dagaal uma baahna saacadan. Waa kheyr. Thnx for the prompt response.
  5. Here Duke, a fun trivia about pirates. It should keep you entertained, enjoy... http://www.funtrivia.com/en/People/Pirates-8786.html Fat boy is behind it and you know it or maybe not. Farmaajo is on his case. Lets see how long he can enjoy his casiir.
  6. Warbixin ay soo saartay hay’adda Ecoterra international ayaa dalka Japan ku eeedeysay xaalufinta badda Soomaaliya. Warbixinta ayaa waxaa lagu sharraxay qaabka ay maraakiibta waa weyn ee kallumeysiga ee Japan laga lehyahay ay uga kaluumeystaan badda Soomaaliya. Dowladda Japan ayaa sidoo kale lagu eedeynayaa in ay ka howlgali jirtay badda Soomaaliya ka hor xitaa inta uusan bilaabanin howgalka ka dhanka burcad badeedda oo ay ka qeyb galayaan dalal fara badan oo caalamka ka tirsan. Maraakiibta waa weyn ee kalluumeysiga Japan oo ay la socdaan ciidamadda badda ee dalkaas ayaa ka kalluumeysta goobo ka tirsan badda Soomaaliya halkaas oo ay dhigtaan qalab lagu soo uruuriyo kalluunka iyo kuwa kaloo casri ah oo la socda dhaqdhaqaaqa iyo nolosha kalluunka badda ku jira. Ka sokow Jabaan dalal kaloo reer galbeed ah oo ay ka mid yihiin France iyo UK ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay kaluumeysi sharci darro ah iyo waliba xaalufinta kheyraadka badda ay ka wadaan guud ahaan bad weynta Hindiya. Dalalkaas ayaa waxaa ay weli si xoog ah ku haystaan jasiirado ku yaal bad weynta Hindiya kuwaas oo ay qabsadeen xiliyadii isticmaarka. Jasiiradahaas ayaa weli gacanta ugu jira dalalkaas reer galbeedka, waxaana ay ka sameysteen saldhigyo ay ciidamadooda leeyihiin gaar ahaan kuwa badda. Warbixinta ayaa waxaa sidoo kale lagu xusayaa in hay’adaha caalamiga ee ka dooda arrimaha sharci darada ah ay ka aamusan yihiin, waxaana hayadahaas ka mid ah hay’adda QM u qaablisan cunnada iyo wax soo saarka beeraha oo marka magaceeda la soo gaabiyo la yiraahda FAO iyo Guddiga kalluumeysiga bad weynta Hindiya ee loo soo gaabiyo IOTC.
  7. Awoowe Hanjab, Happy New Year! Warkaan hoose maxaa ka jira? Ciidamada Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ee jooga jiida hore ee Gambadha ee Sool fadhigoodu ahaa ayaa la sheegay inay shalay u ruqaansadeen tuulada Tuka-raq ee xuduuda Somaliland iyo Puntland, halkaas oo la sheegay in saldhig ay ka samaysteen. Ilo xogogaal ah oo aanu ka helay deegaanka gobolka Sool ayaa xaqiijiyey, in ciidamada Somaliland oo ku gaashaaman hubka culus ay isku balaadhiyeen xuduudaha bariga Somaliland iyo deegaanada xuduuda ku siman. Dhinaca kale ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo jooga degmada Buuhoodle ayaa xaqiijiyey in ciidamo ka socda Maamul goboleedka Puntland oo uu hogaaminayo Col. Dayr Iska Toos, ay soo gaareen shalay galab degmada Buuhoodle. Ciidankaasi aya la sheegay inay ka soo baxeen magaalada Garoowe ee Puntland, iyadoo dhinaca kalena la sheegay, in ciidamada Somaliland ee ku sugnaa deegaanka Maygaagle ee nawaaxiga Buuhoodle ay heegan culus galeen, ka dib markii ay ka war heleen ciidamada Puntland ka yimid. Wararka ka imanaya deegaanada bariga Sanaag ayaa sidoo kale sheegaya, in ciidamo ka socda Puntland ay soo dageen tuulada ceeleeyo oo qiyaastii dhinaca bari uga jirta magaalada Laasqoray 130-Km, iyagoo wararkuna intaa ku daraya, in xalay ay ciidamada Puntland iyo Kooxda Atam ee ka dagaalanta buuralayda Galgala ee bariga Sanaag ay hubka hoobiyaha isku adeegsadeen dagaal Madaafiica oo xalay dhex maray.
  8. WRITTEN BY ALEX NEWMAN THURSDAY, 30 DECEMBER 2010 American proponents of government secrecy are calling for WikiLeaks founder Julian Assange to be assassinated or imprisoned, even if it means creating a new law to do it. And that is exactly what anti-WikiLeaks activists in the federal government are working on right now. People calling for the prosecution of Assange and WikiLeaks — mostly Western officials, government apologists, and media talking heads — have generally advocated indictments for conspiracy and even espionage. A few, who may not have realized Assange was an Australian national, actually called for charges of treason. Former House Speaker and establishment Republican Newt Gingrich wants him classified as an “enemy combatant.” Others called for outright extrajudicial murder. U.S. Attorney General Eric Holder has been intentionally vague about what is going on within the Justice Department in terms of charging WikiLeaks. But he did say "there's a predicate for us to believe that crimes have been committed here and we are in the process of investigating those crimes." Holder acknowledged several weeks ago that an investigation was ongoing and that he had "authorized significant steps" in the leak probe, but he did not offer any details. Analysts are unsure of what U.S. charges would or even could be aimed at Assange. The most likely candidate right now would appear to be “conspiracy,” especially if accused whistle-blower Pfc. Bradley Manning can be prodded into fingering Assange as a co-conspirator. Manning is currently being held in solitary confinement, as the United Nations and human rights groups around the world continue to express concern over the conditions of his detention. And experts suspect the allegedly harsh treatment could be leading to a mental breakdown, making it easier to coerce him into helping bring charges against Assange. Another option for the prosecution that has received a lot of publicity recently is the Espionage Act of 1917. Under that statute, individuals can be prosecuted for publishing or even “willfully” keeping information related to national defense or anything that could be "used to the injury of the United States or to the advantage of any foreign nation." Democrat Senator Dianne Feinstein is one legislator who was calling loudly for an espionage prosecution. She took to the pages of the Wall Street Journal, calling Assange an “agitator intent on damaging our government” and saying that, because Assange “intentionally harmed the U.S. government,” he should be “vigorously prosecuted for espionage.” She also wrote that she thought such a prosecution would be successful. But there are a few problems with that. First of all, the Espionage Act is normally applied to spies working for foreign governments or leakers within the U.S regime — not journalists exposing secret wars, climate espionage and bribery, and war crimes, such as the use of illegal cluster bombs by U.S. forces in Yemen. And that is one reason legal experts have consistently dismissed calls for charges of espionage, even during recent congressional hearings on the matter. But legislators are already moving to modify the 1917 statute to make it easier to prosecute Assange and others like him. Earlier this month, neoconservative Senators Joseph Lieberman (I-Conn.), John Ensign (R-Nev.), and Scott Brown (R-Mass.) introduced a bill to amend the Espionage Act. The proposal would purport to criminalize the disclosure of any information “concerning the human intelligence activities of the United States or any foreign government.” Naturally, all of the Senators responsible for the bill thought it was a great idea. “Julian Assange and his cronies, in their effort to hinder our war efforts, are creating a hit list for our enemies,” fumed Senator Ensign in a statement. “Let me be very clear, WikiLeaks is not a whistleblower website and Assange is not a journalist.” Read the rest at http://www.thenewamerican.com/index.php/usnews/constitution/5700-wikileaks-leads-to-calls-for-new-infringements-on-speech-press
  9. Somalia keen on cooperation with Iran's private sector Tehran - Somalian Parliament Speaker Sharif Hassan Sheikh Aden said on Wednesday that his country calls for the Iranian private sector to play active role in his country's economic projects. The Somalian parliament speaker made the remarks in a meeting with Iran's Commerce Minister Mehdi Ghazanfari. Highlighing Iran's significant role in regional and global developments, he said level of trade between the two countries should keep up with the current political ties. Civil war in Somalia has created a very tough situation for expansion of economic cooperation but Somalia under the current circumstances seeks to broaden relations with the Islamic Republic of Iran, he said. The Iranian commerce minister said for his part that Iran would help develop economic cooperation, banking cooperation, support the private sectors, prepare the ground for active presence of Iranian contractors, set up exhibitions, and sign memorandums of understanding in agriculture and fisheries with Somalia. IRNA 2010 Zawya.com
  10. Mahmoud Ahmadinejad : Iran waxay noqotey wadan Nuclear haysta. TEHRAN(OWN) Madaxweynaha dowlada islamiga ah ee Iran Mahmoud Ahmadinejad ayaa sheegey in Iran ay tahay wadan leh quwada Nuclearka isla markaasna ayku difaacayaan nabadgelyada shacabka Iran. Wadanka mareykanka iyo xulufadiisa ayaa cadaadis saarey qaraarka lagu xakameynlahaa sameysashada quwada nuclearka ee dalka iran laakin arintaasi waxay noqotey mid dhicisey kadib markii ay Iran dhag jalaq u siinweydey waxkastoo probaganda ah iyo cadaadis kasta oo ay la maaganaayeen Iran oo noqota wadan leh quwada nuclearka,sikastaba ha noqotee Iran waxay noqotey wadan Nuclear leh. hadalkan oo Press tv kasoo xigtey axmed najaad ,ayaa intaas ku darey in wadashaqayn iyo iskaashi lalayeesho Iran ay aad uga fiicantahay in laga horyimaado mashruuca sameysashada Nuclearka ee ay Iran sheegtey iney u isticmaaleyo tamar ahaan. “waxaanu fureynaa albaabka wadashaqaynta aasaaskeeduna yahay xuquuqdayada” ayuu axmedinejad ku darey hadalkiisii. madaxweyne Ahmadinejad wuxuu digniin culus u jeediyey wadamada reer galbeedka taas oo ay Iran kala kulmi doonaan ka qoomameyn iyo shalaad cidkasta oo niyeysata iney ka joojiso Iran iney hesho xuquuqdeeda. Sidoo kale madaxweyne Ahmadinejad wuxuu waxbakama jiraan kasoo qaadey qaraarkii cunaqabateynta ahaa ee jimciyada qurumaha ka dhaxaysaa kaga soo horjeedsatey mashruucan sameysashada hubka ee Iran oo ay ku tilmaameen inuu yahay sharcidarro wuxuuna intaas ku darey in cunaqabateyntii ay sii xoojisey uun qaranimada Iran waxaaney talaabo kor ugu sii qaadey mashruuca sameysashada hubka Nuclearka ah. Sidoo kale wararka hordhaca ah ee ka imanaaya wadanka mareykanka iyo midowga yurub iney diyaarinayaan iney dul dhigaan cunoqabateyn cusub oo lagaga soo horjeedo Iran sanadada fooda inagu soo haya haddii dowlada Tehran diido iney joojiso sameysashada hubka Nuclearka ah ee lagu muransanyahay. Sidoo kale wadamada reer galbeedka ayaa ku eedeeya dowlada Iran iney si sir ah oo qarsoodi ah ay u sameysaneyso hubka sida ba’an wax u baabiiya ee Nuclearka loo yaqaano ,inkastoo ay dowlada Iran beeniso arintaas. maxameddeeq muuse ibraahim xafiiska oodweynenews.com ee barriga caalamka/china
  11. Thursday, December 30, 2010 Kampala (dpa) - Security staff at the entrances of hotels in Uganda are being asked to thoroughly screen women's bras after recent threats by terrorists to use “bra bombs,” The New Vision newspaper said Thursday, quoting police officials. “We don't always allow men to check women's breasts but we have now got reports that terrorists have devised bra bombs,” the paper quoted a police counter terrorism expert, Lodovick Awita, as telling a security briefing with hotel owners on Wednesday. “We appeal to women security personnel to thoroughly check women's bras,” Awita said. The appeal comes amidst a nationwide security alert recently issued by the chief of police who warned that Somali terrorists linked to al-Qaeda were planning attacks in Uganda during the Christmas season. Last July 11, Somalia's Al-Shabaab militants claimed responsibility for the twin blasts that rocked the Ugandan capital Kampala while crowds of people were watching the World Cup finals, killing 76 and injuring scores of others. The group said it was punishing Uganda for sending soldiers under the African Union peace-keeping mission to guard the weak transitional government in the battered Somali capital Mogadishu. Amid continuous terrorist threats, Uganda has embarked on a rigorous security program. Officials are urging the proprietors of public places including hotels, bars, hospitals, bus and car terminals, markets and shopping malls to deploy security guards and install bomb-detection machines at the entrances. Source: dpa
  12. Xukuumadda Soomaaliya oo ururinaysa xogo ku saabsan himilooyinka kun-guurada horumarka Soomaaliya Khamiis, 30 December, 2010 (HOL) − Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay si rasmi ah u billiowday dadaal lagu soo ururinayo xog ku saabsan horumarka illaa iyo haatan laga sameeyay sidii loo gaari lahaa himilooyinka horumarka ee Kun-guurada Soomaaliya. Barnaamijkan lagu ururinayo xogaha ku saabsan horumarka Soomaaliya, ayaa waxaa looga dhawaaqay xaflad loo qabtay agaasimeyaasha guud ee wasaaradaha xukuumadda Soomaaliya Arbacadii shalay ahayd. Ujeeddada howshan loo qabanayo, ayaa lagu sheegay inay tahay sidii loo qiimeyn lahaa heerka aan ka taaganahay himilooyinka la higsanayo, isla markaana loo ogaan lahaa caqabadaha lala kulmay. arrimahan waxay himilooyinka ka dhigi doonaan ubucda bar-tilmaameedka ee horumarka ay sameynayaan dhammaan dhinacyada ku shaqada leh oo ay ka mid tahay Xukuumadda KMG ah. Ra'iisul wasaare ku xigeenka, ahna wasiirka qorsheynta iyo xirirka caalamiga ah C/weli Maxamed Cali, ayaa yiri: "Iyadoo, sanadka 2015 ee loo asteeyay in la gaaro himilooyinka uu soo dhow yahay, ayaan waxaan bilowday ururinta xogo ku saabsan horumarka laga sameeyay himilooyinka, waxay muhiim u tahay tallaabo kasta oo la qaadayo. Marka aan helno xogtaas, dhinacyada ay khuseyso oo dhan waxay dowladda kala shaqeyn doonaan sidii himilooyinka wax looga qaban lahaa." "Tallaabadan, waxay marqaati u tahay sida ay xukuumadda Soomaaliya uga go’an tahay inay ka shaqeyso sidii loo gaari lahaa himilooyinka iyo ujeeddooyinka Qaran, gaar ahaan himilooyinka kun-guurada," ayuu wasiirku hadalkiisa raaciyay. Himilooyinka horumarka ee kun-guuradu, ayaa ah ballanqaadyo ay sameeyeen dhammaan dalalka caalamka, sidii ay isaga kaashadaan lahaayeen hirgelin is-taraatiijiyado looga gol-leeyahay in sare loogu qaado tayada nolosha muwaadiniinta. Waxaa himilooyinka lagu sheegay inay kala yihiin: 1.Cirib-tirka saboolnimada iyo baahida xad-dhaafka ah 2. In la helo waxbarashada aasaasiga ah ee caalamiga ah 3. Dhiirri-gelinta sinnaanta ragga iyo dumarka 4. In la yareeyo dhimashada carruurta 5. In sare loo qaado caafimaadka haweenka 6. In lala dagaallamo HIV/AIDS, duumada iyo cudurrada kale 7. In la dhowro deegaanka 8. In la sameeyo iskaashi caalami ah ee dhinaca horumarka. Warbixin looga hadlayo horumarka la sameeyay, buug-yare ka hadlaya xaqiiqooyin iyo tirooyin ku saabsan koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya iyo dokomintiyo kale ayaa laga qeybiyay xafladda. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  13. Khamiis, 30 December, 2010 (HOL) − Tababarkan oo lagu baranayay qaabka loo sameeyo galaangalka (Advocacy) oo uu soo qabanqaabiyay Ururka Haweenka saxafiyiinta Soomaaliyeed ee SOMWA ayna ka qeyb qaadanayeen 35 xubnood oo ka kala socday ururada iyo xarumaha warbaahinta iyo ururada bulshada rayidka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho. Siminaarka oo ay gacan ka geysatay hay’adda IREX waxaa lagu bartay casharo ay ka mid yihiin: sida loo sameeyo Advocacy (u doodis) iyadoo la adeegsanayo warbaahinta, qaabka loo dhiraandhiriyo dhibaatooyinka (Problem analysis), sida loo dhiso koox wadareed (Net-working), sida loo sameeyo dhaqaale ururin (fund raising) iyo sida loola xiriiro warbaahinta la marinayo farriinta. Waxaa kaloo casharadii seminaarka ka mid ahaa xirfada wadahadalka (negotiation skills), waxaana casharada seminaarka bixneysay Khadiija Ahmed Abuukar oo ka mida tabarayaasha heer qaran ee dalka. Gabagabadii seminaarka waxaa magaca ka qeybgalayaasha ku hadashay Yaasiin Mayow oo sheegtay inay si weyn uga faa’iideysteen casharadii seminaarka oo ay sheegtay inay ahaayeen kuwo aad loogu baahnaa iyadoo uga mahad celisay hay’adda SOMWA qabashada seminaarka, waxayna kula dardaarantay ka qeyb-galayaasha kale inay casharadii ay qaateen ay uga faa’iideeyeen bulshada iyo saaxiibadood ay wada shaqeeyaan. Agaasimaha radio Tusmo ee magaalada Muqdisho Sheekh Cumar Xerow ayaa isna mahad-celin weyn u jeediyay ururka haweenka saxafiyiinta ee SOMWA seminaarka qiimaha leh ee uu soo qabanqaabiyay wuxuuna intaas ku daray inay warbaahinta la gudboon tahay dhaqan gelinta casharada laga kororsaday seminaarka si loogu doodo umadda dhibaateysan ee u baahan waxqabadka. Gabagabadii xafladda, ayaa waxaa hadal ka jeediyay guddoomiyaha guddiga qaranka ee dastuurka Prof. C/llaahi Xasan Jaamac oo sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay haween intaas la eg oo saxaafadda ku jira maata iyadoo buu yiri xilligii hore ay aad u yaraayeen haweenka saxafiyiinta ah. Mudane C/llaahi Xasan Jaamac, wuxuu ku bogaadiyay ururka SOMWA sida ay isaga xil saareen tababarida haweenka saxafiyiinta iyo kuwa bulshada rayidka ku jira, isagoo dhinaca kale u mahad celiyay IREX, wuxuuna caddeeyay inay la kaashan doonaan warbaahinta howlaha ay wadaan ee qabyo qoraalka dastuurka ah. Siminaarada Media Advocacy, oo soo bilowday bilowgii bisha November waxaa iska kaashaday Somali Media Women Association (SOMWA) iyo International Research and Exchange Board (IREX) waxaana ka faa’iideysay in ku dhow 100 qof oo u badan haween. Maxmaed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  14. Wargeysa Dalka oo ah joornaalka dawladda Soomaaliya (cadadka 8aad). Akhriso wanaagsan. http://radiomuqdisho.net/news/images/stories/barnaamijyo/Dalka_27-12-2010.pdf
  15. Baarlamaanka oo Dalbaday in la joojiyo Heshiisyada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xukuumadda Farmaajo ka codsaday inay joojiso heshiisyada lala galay shirkaddaha caalamiga ah ilaa inta laga sameynayo baadhitaanno rasmi ah oo la xiriirra heshiisyadaasi. Baarlamaanka ayaa hadalkan u sheegay R/Wasaare Farmaajo kaddib markii uu baarlamaanka hortagay si uu sharaxaad uga bixiyo heshiisyada xukuumaddu la gashay ilaa 6 shirkadood oo ajanabi ah oo ay ka mid yihiin Saracen iyo Black Water. Farmaajo, wuxuu baarlamaanka u soo bandhigay warqad uu ra'iisul-wasaarihii hore Cumar C/rashiid Sharma'arke u qoray shirkadda Saracen International, taasoo qeexaysa sida ay xukuumaddii hore u ogolaatay inay heshiis lagasho shirkadda Saracen. Ra'iisul-wasaare Farmaajo ayaa gaba-gabadii kulankaasi ka dalbaday baarlamaanka inay siiyaan 4 toddobaad oo uu macluumaad rasmi ah ku uruurinayo si uu baarlamaanka faahfaahin rasmi ah uga siiyo heshiisyada la galay iyo wali cidda sida rasmiga ah u saxiixday. Baarlamaanka ayaa ka ogolaaday codsigaasi. VOA
  16. General Duke;684066 wrote: Garowe hosting the national peace conference will end the war and create a stable government. Insha Allah that will be the case. destroying AS will end the war, not some conference. Get real...
  17. General Duke;684200 wrote: ^^^Adeer I know Tarzan, well myself from my days in London. However I welcome him on his trip and for getting to know Puntland. Once you have seen its beauty, there is no turning back. loooooool@the beauty...can you not see the qurac... Mayaani, naga yareey kiyaakaraha fadlan, Mudug iyo Banadir are shaking hands, no RPGs or AK47 la isku qaatey. Qanda said it best. Don't mind odeygan Duke hadalkiisa, he forgot his Somali medicine maanta...faanka waa lagu yaqaan oo wax cusub ma aha...lol...
  18. Dhadhaab: Xaaladda Qaxootiga Soomaalida Dadka Qaxootiga ah ee sugan xeryaha qaxootiga ee ku yaalla Dhadhaab ayaa ka cabanaya xaaladoodda nololeed. xeryahaasi ayaa waxaa bil walba soo gaadhaya qaxooti ka badan 800 oo qof. Qaxootiyadan cusub ayaa ayaa culays dheeraad ah waxay ku noqonayaan qaxootigii horeba u joogay xeryahaasi ee noloshoodu ay aadka u liidatay. Abaaraha ka jiro meelo badan oo geeska Africa ah ayaa sidoo kale saameyn ku yeeshay xeryaha qaxootiga ee dadka Soomaalidu ku jiraan. Weriyaha VOA ee Waqooyi Bari Kenya Max'ed Faarax Shire ayaa sheegaya in qaxootigaasi ay haysato xaalad hoy la'aan ah iyo waliba caafimaad darro. UNHCR ayaa wada qorshe ay ku dhisayso xero kale oo loogu talagalay inay degaan ilaa 80 kun oo qaxooti Soomaaliyeed ah. http://www.voanews.com/somali/news/Xaaladda-Qaxootiga-ku-sugan-Xerada-Dhadhaab-112553594.html
  19. Duqa Magaalada Muqdisho Oo Soo Gaarey Puntland (Sawiro) Gaalkacyo (RBC Radio):- Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa maanta ka soo degay Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Duqa Magaalada Muqdisho iyo wafdiga uu horkacayo ee gobolka Banaadir ayaa ku wajahan magaalada Garowe ee caasimada Dowladda Puntland halkaasi oo uu ka soconayo tartanka kubada cagta ee gobolada dalka Soomaaliya. Wafdiga Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ku soo dhoweeyay Gudoomiyaha gobolka Mudug Mudane Axmed Cali Salaad iyo Saraakiil kale oo katirsan maamulka gobolka iyo kan degmada Gaalkacyo. Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa warbaahinta u sheegay in uu ku faraxsan yahay imaatinkiisa Puntland, isagoo mahad celin u diray mas’uuliyiintii ka qeybgashay soo dhoweynta wafdigiisa, wuxuuna intaa ku daray in safarkiisu ku wajahan yahay degmada Garowe ee caasimada Dowladda Puntland. Mudane Tarsan ayaa sheegay in uu rajeynayo in uu ka qeybgalo ciyaaraha kama dambeysta ah ee Final-ka ee dhexmari doonta xulalka kubada cagta ee gobolada Banaadir iyo Bari, ciyaartaasi oo ah tii ugu dambeysay ee koobka 18aad ee ay ku baratamayeen xulalka 15 gobol oo Soomaaliya gudaheeda ah. Gudoomiyaha gobolka Mudug Mudane Axmed Cali Salaad ayaa dhigiisa gobolka Banaadir ku soo dhoweeyay magaalada Gaalkacyo, isagoo warbixin guud ka siiyey amniga iyo horumarka ka jira degmada Gaalkacyo iyo guud ahaan gobolka Mudug, wuxuuna sheegay in maamulka Puntland uu yahay maamul u taagan isku keenista Soomaaliweyn, isla markaana uu hoostago Dowladda FKMG Soomaaliya. Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan ayaa ku farxay soo dhoweynta iyo marxabeynta uga imaneysa dhiniciisa, wuxuuna Duqa Muqdisho ka dhawaajiyey si kaftan leh in ay tahay markiisii ugu horeysay ee uu yimaado gobolada Waqooyi Bari ee dalka Soomaaliya ee uu haatan ka dhisan yahay maamulka Puntland, isagoo intaa ku daray in ay Puntland ku nool yihiin Ardey farabadan oo saaxiibo ay ahaayeen bariisamaadkii. RBC Radio.
  20. Dad dhibaateysan oo gaajeysan ayaan ka hadleynaa. Aamiin Isma. Naxariista is part of our deen and helping the needy is part of our deen. Marka, I guess you get the picture. Waxa uu wadanka u gubanaayo waxaa waaye half of the pop is starving qaxootis. Intaad ku caawin kartin oo tabartaada ah ku caawi, haddii kale ka jeeso and don't bother. Very simple really. p.s. Juxa, great idea laakiin feasible ma ahan (not trying to be negative) haddaan run isku sheegno. Waxaa fiican in la supportgareyo the charities already there. 5 quid or 10 dollar goes a long way.
  21. Stop hating, and enjoy the games. Wax walba waad ka ganuunaceysaa. You never been a team player I guess. Faanka xoogaa naga yareey. He is lucky if he doesn't get kidnapped. Afkaada ka leexi Tarsan. Oh! and there is no 4KM sheeko anymore, that's what the cadaan man and the Somali wannabees (real enemy) maalin walba ku celceliyaan to mislead ppl. Get your facts straight Duke (verification n such) and ku noqo mar labaad. Anywho, lets all be happy that Muqdishu's Mayor will be watching the finals tomorrow. InshaAllah! It is historic (Tarsan in erm...hmm..eh! Garowe).
  22. General Duke;684120 wrote: “Waan ku Faraxsanay In Dhulka Puntland Aaan Soo Gaaro” Godomiyaha Gobolka Banaadir. Kudos to Sharif for sending the mayor of Banadir to PL. Tarsan sheekooyinkaan wuu ku fiican yahay. Hal markab ransom-kiisa ma loo haayaa loooool (jk)? Go Banadir! Great tournament !
  23. RBC waxay tiri! lol Qorshe Weerar ah oo ku Wajahan Kismaayo [Warar Hordhac ah oo Soo Baxay] Sida ay noo sheegeen ilaha wararkan na siiyey magaalada Kismaayo ayaa ah meel istiraatiiji u ah ciidamada, waxaana ayleedahay deked hadda ay maamusho xarakada Al Shabaab, sidaasi darteed waxay DKMG dooneysaa in la horitaago dhaqaalaha Shabaab ay ku wadaan dagaaalada kaasoo xoogiisa ka yimaada dekeda Kismaayo. Amisom oo qayb weyn kuleh qorshaha duulaanka ayaa sida la sheegayo waxay codsi u dirsatay ciidamada Midowga Europe ee maraakiibtooda dagaalka ku suganyihiin xeebaha Soomaaliya ay ay gacanuga siiyaan duulaanka dhinaca xeebta si ay u fududaato in ciidamo dhinaca xeebta ay ka galaan Kismaayo iyo magaalooyinka ku teedsan xeebta. Sidoo kale saraakiishan xogwaranka aanu ka helnay waxay cadeeyeen in Al Shabaab hubkeeda xoogiisa aanu oolin gobolada koonfureed marka laga reebo magaalada Kismaayo oo xoogaa ciidamo ka joogaan balse hubka iyo ciidanka Shabaabka ayaa intiisa badan waxay ku sugan yihiin Muqdisho iyo gobolada dhexe oo ay dagaalo ugula jiraan Ahlu Sunna. Sidaasi awgeed waxaa saraakiishu sheegayaan inay fududahay duulaanka Kismaayo lagu qaadayo http://www.raxanreeb.com/?p=76212
  24. One of my fav Somalis of all time. Welcome back to the motherland Abdi. p.s. Farmaajo's speech worked, qurbajoogtii wey soo laabanooyaan!