Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Xaaji Xunjuf;685528 wrote: Somalina waxan maqlay Madaxweyne sh dalxiis wuxu ka safar badna Adan cabdula cismaan Aun iyo Siyaad bare Aun oo la isku daro ayuu labada sannoh u Madaxweyne aha ka safar badna maxa ka jira warkaas. Hadalkaas ma kaa runbaa? la yiri inaad dhageysato ma ogeen. Weerar ayaa laguu qaadey markaan kaa tagey, sidii Aweys ayaa dhinac walba lagaaga yimid...lol...wax kuu soo gurmadey ma jiraan xataa ee Xaji soo raac dhinaceena dee, waa lagaaga tagey meesha keligaa...loooool... Waa lagu aamusiiyey wallee... Shir jaraa'id qabso ee cimaamada bedalo dhaqso I will bring my camera, kuwaas waxba kuuma soo wadaane...
-
General Duke;685618 wrote: I think the US understands the importance of Puntland. The largest Somali Diaspora in America are those who hail and have deep ties to Puntland. Thus how can the secessionist inflaunce US policy, when they are but a minority here. Now their open support for terror groups has come to the fore, we shall see how it turns out. Do you have data to back up your claim that the largest Somali diaspora in America hail from PL, yaa Dukey? Waqooyi Bari or PL is a region in Somalia, laakiin I think you forget that malaha. Waan fahmi karaa karbaashin the qowdhans, but you are going too far walaalow ee is qabo bal. Wadan kale inaad ka hadleyso ayaa u maleeya sometimes. Waa maxay heesahaan dee? how old is your flag and your new "country "again? Soomali ayaa iska ba'dey wallee...war xishoo waryaa...
-
Xaaji Xunjuf;685524 wrote: Somalina my number one favourite is Sh dalxiis and second is Mr salaad cali jeele :D:D Dalxiis is no more. Wadanka uu ka dhoofo sannadkii hore ayaa ugu danbeysey...magac cusub in loo bixiyo waaye hadda... Abtiyaashey uun baad saaran tahay ee see camal... Dekeda Muqdishu weey duushey awoowe...Jowhar iyo Shirib Ha Noolaadaan!
-
lol... Xarardheere maa tiri? c'mon now awoowe, you can come up with better hiilis for Alin... Godane iyo Alin ayaad u caleemo saartey. Hadal maa la wadaa dee. Laakiinse, kee baad number 1 fan u tahay? lol
-
Muxuu sameeyey oo aad adiga keliya ogtahay? Waa ***** kaas. All he does is smile for the camera... kaluunka Hobyo laga keeno yaa wejiga uga dharbaxo oo hurdada ka kiciya madaxweyne isku sheega.
-
Xaaji Xunjuf;685505 wrote: ^^^^ looooooooooooool waxasi gabay maha wa wax waagacasub isku gey geysay. i am sure Amiirku can do better then that. Ileen wuxu ka so jeeda Ahlu gabay. i wanne hear it from the Amiir him self. cod ma haysin? LOL@ahlu gabay... Awoowe, we already discussed meesha ahlu gabaygu ka soo qulqulaan.... Jowhar Ha Noolaato...loooool
-
Sidee looga hortegi karaa waxyaabaha abaaraha Soomaaliya keeni kara: 1. Biyaha oo si wanaagsan loo maamulo. Biyo la’aantu(yaridu) waa waxyaabaha saldhiga u noqon karaa in ay abaari timaado,si biyaha loo ilaaliyo ama looga faa’ideeysto si habboon ayaa ah kuwo aan lagu soo koobi Karin qormo,balse waa moowduuc aad u balaaran,hase ahaatee waxaa loo baahan yahay in la sameeyo; a) biyihii roobka ee da’ay waa in la kaydsado ama la joojiyo oo meel lagu shubto( rainwater harvesting),si loo isticaalo xiliyada abaarta sidoo kale waa in la ururiyo macluumaad ku saabsan biyaha la isticmaalayo iyo dadka meesha ku nool qiyaastooda, tiro inteey le’eg yihiin ,si loo ogaado dadku biyaha ay haystaan iyo inta ku filan xiligaas. b) Hagaajinta biyo xireeno yaryar(biyo qabatino),si loo hubiyo in aad biyo hesho waa adigoo sameeya biyo qabatino,si ay kuugu joogaan biyuhu oo aad ka faa’ideeysato. c) biyo dhacyo cusub oo sameeysma ayaa imaan kara marka cimiladu isbedesho, sidoo kalana xaalufinta dhirta waxay sababtaa nabadguur dhulkii ku yimaada ,taasoo dhibaato u geeysata togagii iyo laagihii ay biyuhu mari jireen iyo dhul beereedkiiba,si aad taas uga hortagto waa inaad had iyo jeer la socotaa,wixii isbedel ah oo soo kordhay oo dhulkii ku dhacay,si meeshii u baahan waxqabad aad u sameeysid. 2) Daaq yaraanta (dhulka oo aad daraasadeeysid daaqiisa guud ahaa) Somaalidu waa dad reer guuraa ah 75% kii ,balse hada waaba ka yar yihiin oo magaaladeey soo galeen abaaro dartood iyo xoolihii oo dhamaadey,dhaqaalaha miyiga iyo magaaladuba waxuu ku xiran yahay xoolaha nool,hadii ay ku dhacdo abaarna,waxaa hubaal ah oo shaki ku jirin in ay magaalooyinkana abaari ka dhacayso,sidaa daraadeed waxaa khasab ah in dhulka laga ilaaliyo wixii nabadguurkeeni kara iyo waxii daaqa yareeyn karaba,lana helo siyaasad loogu noqdo miyigii oo lagu hayo xoolihii.Si taas loo sameeyana waa in la helaa dad aqoon u leh daaqa,maamulkiisa,iyo barashada cilmiga daaqa guud ahaantiisba (Botany and range management). 3) Nabadguurka ku dhaca dhul daaqsimeedkii oo lala socdo. Dalka somaliyeed waxaa aad u xoog badan oo si xaawli ah ku socda nabadguur aad u daran,waxaana dabar go’ ku jira noolaha iyo ma noolahaba.nabadguurka waxaa lagu sheega in ay hormuud ka yihiin arimaha ay ka mid yihiin;jaridda dhirta,dhirta dhuxusha laga dhigto oo aad loo gooyo,guurguurka reer miyiga iyi xoolahoodaba,dhaqaalo la’aan jirta awgeed oo aysan ku degi Karin meel cayiman, biyaha roobka sida daadka u socda oo aan laga faa’ideeysan oo keena nabadguur ciideeed(soil erosion),si looga hortago in ciidii nafaqada lahayd dhulkii ka dhamaatana waa in la helo habab lagu joojin karo,waxayna keeneeysaa arintaasi in wax soo saarka beeraha yaraadaan. Muxuu xalku noqon karaa: Maadaama ay soomaaliya horey u soo martey abaaro,sida ku cad qoraalada oo ay ka mid yihiin,Abaartii Koombaaley,Agoosto,Dabadheer iyo qaar kaleba,kuwaasoo galaaftey dad iyo duunyaba,si looga faa’ideeysto aqoonta iyo waayaha wixii ku soo marey,waxaan isleeyahay waxaa looga hortegi karaa; In la sameeyo khubaro cilmi u leh abaaraha iyo xaalufka dhulkaba si ay u soo diyaariyaan daraasadyo sheegaya habkii iyo xeeladii wax looga qaban karo. In la sameeyo oo la helo sharci adag oo lagu dhaqo ilaalinta deegaanka,laguna qaado qofkii ama kooxdii ku xadgudubta. In la hello waxyaabo bedela dhuxusha sida qoraxda,dabeeysha iyo kiriosinka iwm. In la helo iskoolo(dugsiyo) lagu barto waxyaabaha la xiriira barashada noolaha iyo deegaanka uu ilaahay ku abuurey ama xiriirka ka dhexeeya noole iyo mid kale iyo deegaanka ku wareegsan(Study of ecology). In la ilaaliyo waxyaabaha keenaya nabadguurka ciida(soil erosion,lana sameeyo ama la abuuro dhirta waaweeyn(forestry plantation) iyo beeritaanka dhirta abaarta u adkeeysata,isla mar ahaantaasna la abuuro dhir si degdeg ah ku bixi karta,si looga faa’ideeysto in la hakiyo dhirta dhuxusha laga shito,tiirarka kuwa laga dhigto,kuwa xabkaha laga goosto,isla markaasna dhirtaas la abuurey waxay daryeel u tahay ciida,roobabkana waa kordhin karaan. In la kala qorsheeyo dhulka beereedka iyo kan xoolo dhaqatada daaqsinka u ah(lakala saaro),sidoo kalana lakala saaro dhulka daaqsinta ah iyo dhulka laga cabbo ee xooluhu u soo biyo doontaan,si loo ilaaliyo nabadguurka ay reer miyiga iyo xoolahubu ku keeni karaan dhulka daaqsinta ah,markey xooluhu cabayaan,taasoo aan ula jeedo in lakala fogeeyaa ama in dheer leeysku jirsiiyo ceelasha( water point) iyo dhul daaqsimeedka. Ilaahoow Abaaraha,colaadaha iyo dhibkaba,soomaali ka saar. Ahmed Y. Madoobe Ahmedmahamoud31@yahoo.com Aqriso qoraalka oo dhan at http://horseedmedia.net/2011/01/04/abaaraha-soomaaliya-ee-soo-noqnoqdey/
-
Xaji, adigu in Somalida is dagaasho ayaad ku riyootaa miyaa, waa yaabee?. Qeybdiid shaqo fiican ayuu qaboonooyaa haddii uu warkaan run yahay. Kudos to him, atleast Mr. useless Alin ayuu dhaamaa...
-
Abaaraha ka jira Deegaannada Puntland Madaxa Hay'adda Arrimaha Bani'aadaminimada iyo Maareynta Musiibooyinka Dabiiciga ah, Cabdullaahi Cabdiraxmaan Axmed (Ceyroow) ayaa sheegay in roobabkii Dayrtu ayna ka di'in meelo badan oo Maamul-goboleedka Puntland ka mid ah, iyadoo meelihii koobnaa ee ay roobabku ka da'eenna ay dadka iyo duunyadii ay abaartu saameysay ku xoomeen taasoo goobihii roobka yari ka da'ay culays dheeri ah saartay. Madaxa Hay'adda ayaa sheegay in xiligii Dayrtu uu hadda dhamaaday. Wareysiga oo dhameystiran, hoosta ka dhageyso. http://www.voanews.com/somali/news/Abaaro-Baan-oo-ka-jira-Puntland-112861264.html
-
The governor of Pakistan's Punjab province has been shot dead by one of his bodyguards. Pakistan's Interior Minister Rehman Malik says Salman Taseer was gunned down in the Pakistani capital, Islamabad, early Tuesday because of his outspoken opposition to Pakistan's controversial blasphemy law. The minister says Taseer's killer is in custody and has confessed. Taseer was a high-profile member of the ruling Pakistan People's Party, and a close ally of Pakistan's President Asif Ali Zardari. His position was largely ceremonial but his killing is the most high-profile assassination in Pakistan since former Prime Minister Benazir Bhutto was killed in December 2007. Pakistan's government announced three days of official mourning following Taseer's killing. Taseer opposed Pakistan's blasphemy law, and the attack on him comes days after religious parties staged protests against any government plans to change the law. Officials say the government has no plans to change the law. The blasphemy law received international attention after a Christian woman was sentenced to death in November by a court on charges of insulting Islam. Taseer's killing comes as the ruling party is struggling to form a new government following the defection of a coalition partner several days ago. Former Prime Minister Nawaz Sharif, who heads the opposition Pakistan Muslim League party, said he would not call for a vote of confidence in parliament because to do so would add to instability in Pakistan. Sharif said he would give the government three days to agree to a set of demands, including a rollback of controversial fuel price hikes. Meanwhile, police in southwestern Pakistan say a remote-controlled bomb has ripped through a school bus, wounding at least five children. Authorities say the blast happened Tuesday in Turbat, a town in Baluchistan province near the Iranian border. The bus was carrying children of paramilitary soldiers, and police said several of the children were seriously hurt. Baluchistan borders both Iran and Afghanistan, and has been hit by violence from separatist insurgents.
-
Ku dhawaad 5 qof oo abaaro iyo Macluul ugu geeriyooday Galgaduud Cadaado: (Sh. M. Network) Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ku dhawaad 5 qof abaaro iyo macluul darteed ay ugu geeriyoodeen qaar ka mid ah deegaanada uu ka taliyo Maamulka Ximan iyo Xeeb, iyadoo dhinaca kalana abaartaasi dad kale ay la ildaranyihiin. Sida uu ku waramayo Cumar Max’ed Diiriye oo ka mid ah masuuliyiinta Maamulka Ximan iyo Xeeb deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud gaar ahaan kuwa hoostaga Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa waxaa ka taagan abaar xoogan oo saameeyay nolosha dadka iyo duunyada. Waxaa uu sheegay in abaartaasi iyo macluul halkaasi ka jirta oo isbiirsaday ay u geeriyoodeen ilaa 5 qof oo isugu jira haween iyo Caruur kuwaasi oo intooda badan ka soo jeeday qoysas xoolo dhaqato ah oo dunyadoodii ku waayay abaaraha xiligaan ka jira bartamaha dalka Soomaaliya. Deeganada laga soo sheegayo abaarahaani ayaa wali waxaa ku dhibaateysan qoysas farabadan oo la ildaran xanuuno kala duwan oo loo sababeynayo in ay ka dhasheen baahida ka dhalatay abaartaasi. Qoysas farabadan oo ka soo cararay abaaraha ka jira deegaanada mayiga gobolka Galgaduud ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa ay ku dhawaaneyeen magaalooyinka waweyn ee gobolka Galgaduud si ay nolol wanaagsan u raadsadaan. Waxaa jiray baaqyo ka soo yeeray maamulada ka jira dalka Soomaaliya oo hay’adaha samafalka looga dalbanayay inay ku caawiyaan qoysaska abaaruhu ay saameeyeen ee ku dhibaateysan koofurta iyo bartamaha Soomaaliya walow aysan jirin ilaa iyo hadda cid baaqyadaasi ka jawaabtay.
-
WFP oo raashin farabadan ugu deeqday Somalida Yemen. Cadan: (Sh. M. Network) Hay’adda Cuntada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa raashin qiimo ahaan gaaraya 53 milyan oo doolarka Maraykanka waxaa ay ugu deeqday qaxoootiga Soomaaliyed ee ku nool dalka Yemen. Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Cuntada ee WFP ayaa shaaca ka qaaday in raashin mucaawano ah oo qiimo ahaan gaaraya ilaa 53 milyan oo doolarka Mareykanka ay ugu tala galeen qaxootiga Somaliyeed ee ku dhibaateysan dalka Yemen. Agaasimaha xafiiska raashinka ee hey’adda qaxootiga aduunka UNHCR ee dalka Yemen Cabdi Qani Nuuriin ayaa hadalkaasi ka sheegay kulan gaar ah oo uu la qaatay guddomiya gobolka Laxaj ee dalkaasi, isagoo carabka ku dhuftay in WFP ay ugu tala gashay qaxootiga Soomaaliyeed ee ku sugan Yemen islamarkaana ka cararay dhibaatooyinka ka taagan Soomaaliya 66 kun iyo 300 tan oo gaalmo bani’aadannimo ah. Waxa uu hoosta ka xariiqay agaasimaha UNHCR Cabdi Qani Nuuriin in kaalamadaasi la gaarsiin doono Somalida ku nool ilaa 21 gobol oo ku yaala gudaha dalkaas Yemen. WFP ayaa sheegtay in ay kaalmo bani’aadannimo ay siiyo ilaa iyo 30 kun oo qaxooti Soomaali ah kuwaasoo ku nool deeganada Aden, Abyan, Laxij iyo Shabwah.
-
Tarzan Champions in Garowe.. remmeber this moment: PIC
Somalina replied to General Duke's topic in Politics
Abwaan;685435 wrote: Wixii la rabo ayaa la isku sheegayaa....All I used to hear was this Tarzan this, Tarzan is that....maantana waxaan arkaa. This is Historic and BS. Why would some1 post nac nac over here not knowing they will say the opposite everyday? Very Cheap! Is someone doubting that some parts of Somalia are more peaceful than other parts? What is the politics behind mentioning that again and again? I am more than pleased to see stability in Garowe, Hargeysa or elsewhere. Let us just post other useful information than stating the obvious all the time. Well said. Haddii ay ku celcelyaan malaha ayaga ayaa believe garaynaya waxay ku digrinaayaan. Yey ate his words too, mise wey iloobeen...Faroole ate his words too mise wey iloobeen, Garaadkooda goosanaaye dhulkiisa ate his words mise wey iloobeen. Tarzan wuxuu u aqriyey wuxuu rabo, his team just won the championships! muxuu kale oo dhihi lahaa bal..lol... yaa la qarxinaa...lol..waa nin naftiisa jecel wallee... GD n Co like iney digriyaan "look at us, we are the world, we are the children"... -
-
Maxaa kala heysta Somaliland iyo Puntland oo isku mindiyo soofeysanaaya
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Awoowe Hanjab you should post news like the following http://www.bulshoweyn.com/news.php?readmore=5391 Saalax, daddy beel. Everytime awoowe Hanjab oo wax soo qoro waad ogtahay waxaad ka daba qorto; "yes, yes daddy"...lol...naga xishoo uncle Saalax dee... -
Thanks for sharing!
-
gooni;685130 wrote: somalina meeshan nal baad ka tahay ha u joojin u yara ilka cadee kii kaa xanaajiya rag gogoshiisu waa nabad baa la yiri cheers Soo dhowoow. Waad ku mahadsantahay advice-kaada... Computerka gadaashiisa ayaa ku ilka cadeeyaa...
-
Maxaa kala heysta Somaliland iyo Puntland oo isku mindiyo soofeysanaaya
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Saalax;685411 wrote: ^^^ Well said. See, I told you. He is your father indeed! loooool Xaji, sannadka cusub waxaad ku soo dhaweysen fadeexo. PL looks good right now marka xooga yar break iska qaata, tani wey idinka kor duushayee. Ceeb badanaa. One day xabsi baad ku xukunteen Ruushkii, maalintii danbena airport-ka ku sagootiseen. Guddi sameysta hadda oo sumcada idin soo celiya...loooool -
lol...you forgot awoowe's son (I should call him uncle darn it)...
-
Hadduu Hargeysa booqan lahaa, meeqa thread ayaa la bilaabi lahaa I wonder?
-
Axmed-InaJaad;685103 wrote: horta somalina, adiga maxaa siyaasad ku dhex galiyay? dumarka siyaasad loogo ma talo galin.
-
Dhageyso http://www.voanews.com/somali/news/Madaxweyne-Faroole-oo-looga-digay-inuu-Muddada-Kordhisto-112790809.html
-
Popular Contributors