Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Somalina

    2010

    See what JB ? Make a wish dee dhaqso.
  2. Somalina

    2010

    I wish for the same thing this year too! More food for the hungry folks in Somalia and every corner in the world.
  3. Press Release Thursday, January 06, 2011 Napsure supplied a modern and state-of-the-art river water treatment plant with a production capacity of 100m3/day to Furat Mineral Water in Beledweyn, Somalia. Naspure is a Sharjah (UAE) based and Somali owned company specialized in the design, manufacturing and installation of water treatment plants. The installation and commissioning of the treatment plant was made by local technicians following an Operation & Maintenance Manual written in Somali language without a single mistake. The treatment plant is very modern, fully automated, compact and operated by PLC (programmable logic controller). The treatment plant removes dirt, particles, disease causing bacteria (pathogens), and viruses and produces a high quality drinking water that far exceeds WHO standards. Naspure will heavy rely on local technicians for any future water projects in Somalia. The treatment plant is currently operated by Furat Mineral Water, a Beledweyn based company. Furat’s owner Abdulqadir Nuur Liiban is very pleased with the excellent services provided by Naspure. Mohamed Ahmed Salah, P.Eng. President & CEO Naspure Water Technology P.O.Box 8992, Sharjah, UAE E-mail: info@naspure.com www.naspure.com
  4. Malaayiin qof oo ay abaaro saamaysaysay Sooomaaliya Guddiga maaraynta iyo gurmadka xaaladda abarta ee ka taagan Puntland ayaa soo bandhigay qiimayn ku saabsan baaxadda iyo heerka waxyeellada abaarta ka jirta Puntland taas oo ay iska kaasshadeen guddi isugu jira maamulka iyo hay'adaha caalamiga.Qiimayntu waxay tilmaamaysaa in dad ka badan hal milyan ay abaartu saamaysay. Wariyaha BBCda Axmed M.Cali ayaa arrimahaas ka waraystay wasiirka qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga oo isagu guddoomiye ka ah guddiga gurmadka abaaraha. http://www.bbc.co.uk/somali/war/2011/01/110106_abaaro.shtml
  5. Dumarka ku nool xeryaha barakacayaasha ee Boosaaso ayaa ka cabanaya in raggooda ayna kaalmo ka helin, hagardaamana kala kulmaan Qaar ka tirsan haweenka ku nool xeryaha dadka barakacayaasha ee Maamul-goboleedka Puntland ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ay ragoodu kula kacaan oo ay ka mid yihiin gacan ka hadal joogto ah. Magaalada Boosaaso waxay ka mid tahay deegaamada ay dadka Soomaaliyeed sida aadka ah ugu soo barakaceen, waxaana ku yaal tiro kaamam ah oo ay ku nool yihiin dadkaasi. Warbixinta oo dhamesytiran hoosta ka dhageyso http://www.voanews.com/somali/news/Dumar-kacabanaya-Hagardaamooyinka-Ragga-.html
  6. LOL@afhayeenka... safiirka dawlada u fadhiya SOL ayaan ahay....lol..I'm on the payroll (jk)....:D Halaga doodo yaa diidan... p.s. Somaligeyga has improved, marka I aint complaining...
  7. Xukuumadda Soomaaliya oo la dagaallameysa Musuqmaasuqa. War-saxaafadeed. Muqdisho – Jannaayo 6, 2011) - Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta, Mudane Xuseen Cabdi Xalane ayaa sheegay in xukuumaddu si xooggan ula dagaallameyso musuqmaasuqa iyo maamuldarrada maaliyadeed, isagoo ku boorriyay shaqaalaha dowladda inay ka qeybqaataan ololahan. Wasiirka oo ka hadlayay aqoonis-weydaarsi hal maalin soconayay oo loo qabtay Agaasimeyaasha Guud ee dhammaan wasaaradaha, wuxuu ka codsaday inay ku shaqeeyaan miisaaniyadda 2011ka ee bishii la soo dhaafay ansixiyay Baarlamaanka Soomaaliyeed. Wasiirku wuxuu u sheegay ka-soo-qeybgalayaasha in musuqmaasuqa lagula dagaallami karo hufnaan iyadoo si adag loo raacayo waxyaabaha ku xusan miisaaniyadda iyo in si wanaagsan loomaamulo. Wuxuu qiray in maadaama uusan jirin miisaaniyad la meel-mariyay ay dhalisay dal-daloollo dhinaca nidaamka maaliyadda ah. Habka ugu wanaagsan ee lagula dagaallami karo musuqmaasuqa in haggaamiyeyaashu tusaale noqdaan, haggoomiyeyaashuna waxaa ugu horreeya agaasimaha guud. Nasiib wanaag, inaga oo ay na hoggaaminayaan Madaxweynaha iyo Raysal-wasaaraha waxaa siyaasad ahaan naga go’an inaan la dagaallano musuqa, waxaana la weydiisanayaa agaasimeyaasha inay go’aankaasu beddelaan ficil. Horraantii toddobaadkan ayaa Raysal-wasaaraha Soomaaliya waxa uu ka codsaday dhammaan wasiirrada inay mudaanta siiyaan arrimaha dowlad wanaagga iyo hufnaanta. Wuxuu Raysalwasaaruhu sheegay in la-dagaallanka musuq-maasuqa iyo dadaallada sare loogu qaadayo hufnaanta iyo dowlad wanaagga inay naga caawinayaan inaan si wanaagsan u bixinno dhaqaalaha awalba aad u yaraa, isla markaana loo duwo adeegyada iyo dadka u baahan. Golaha wasiirradu wuxuu sidoo kale isla oggolaaday dhammaan wasiirrada, wasiirudowlayaasha iyo wasiir-ku-xigeennada inay saxiixaan sharci anshaxeed iyo weliba inay Xafiiska Raysal-wasaaraha u soo gudbiyaan hantida ay leeyihiin. Jamhuuriyadda Soomaaliya Wasaaradda Warfaafinta, Boostaha & Isgaarsiinta Xafiiska Xiriirka Warfaafinta
  8. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka sheegay xaflad xil wareejin ah in wasiirradu la yimaadaan waxqabad muuqda Arbaco, 05 Janaayo, 2011 (HOL) − Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa ugu baaqay wasiirrada xukuumadda inay la yimaadaan howl wanaagsan, muddada yar ee u harsan xukuumadda. "Shaqo dowladeed, waa wax isbadal ah. Aniga waxaan xafiiska joogayaa muddo sideed bilood ah, waxaa la yaabaa markaas kaddib inaan shaqo kale hayo, sidaas daradeed waxaan weydiisanayaan wasiirrada iyo shaqalaaha dowladda in mudada ay xilka hayaan ay la yimaadaan howlkarnimo," ayuu yiri Farmaajo oo ka hadlay xaflad xil wareejin ah oo ka dhacay xafiiskiisa. Xafladdan, ayaa waxaa xilalka kula kala wareegayay agaasimihii hore ee xafiiska ra'iisul wasaaraha Suudi Siciid Suudi iyo agaasimaha cusub Abuukar Daahir Cismaan (Baalle), kuwaasoo iyaguna hadallo ka jeediyay goobta. Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, wuxuu kula dardaarmay mas'uulka cusub ee xilka la wareegayay inuu la yimaado howlkarnimo, isagoo ka codsaday xubnaha kale ee dowladda inay la shaqeeyaan si uu u guto xilka culus ee loo dhiibay. Mudane Siciid Suudi, oo ka hadlay goobta ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu xilka ku wareejiyo saaaxiibkiis cusub Abuukar Baalle, isagoo xusay inuu yahay mas'uul howlkar ah oo xilkan gudan kara, uuna la shaqeynayo. Agaasimaha cusub ee xafiiska ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, oo isaguna xafladda uu xilka kula wareegay ka hadlay, ayaa sheegay inuu kaga mahadcelinayo Farmaajo sidii uu ugu dhiirrigeliyay inuu dalka kusoo laabto una shaqeeyo dalalka iyo dadka. Ugu dambeyn, agaasimaha cusub, wuxuu sheegay inuu ku rajoweyn yahay inuu u guto howshiisa si waafaqsan sharciga dalka u dagsan, isagoo ka codsaday xubnaha kale ee dowladda inay gacan ku siiyaan sidii uu howshiisa u gudan lahaa. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  9. Wasiirku ku xigeenka arrimaha Gudaha: "Si caddaalad ah ayaan u qeybineynaa Deeqda na soo gaartay" Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay Kaalmo ka soo gaartay Dowladda Imaaraadka Carabta oo loogu talo galay dadka Abaarahu saameeyeen dhawaan la qeybin doono. Mudane Ibraahim **** Yarow ku Xigeenka wasiirka wasaaradda arriamah gudaha iyo amniga qaranka Xukuumadad Federaalka KMG-ka ee Soomaaliya oo maanta shir jaraa’id u qabtay qaar kamid ah saxaafadda ayaa sheegay in ay wasaaradda arrimaah Gudaha iyo amniga qaranka guddoontay Deeq macaawino ah oo ka kooban qaar kamid ah nuucyada raashinka islamarkaasna ay Dowladda imaaradaka Carabta ugu talo gashay inay ku cawiso shacbiga Somalaiyeed, waxa una tilmaamay in deeqdaasi ay tahay mid aad u yar oo aan daboli Karin baahida Shacbiga Soomaaliyeed,isago carabka ku dhuftay inay wasaaraddu ku gaarsiin doonto shacbiga qaab cadaalad ah lana marsiin doono nidaam sharcoi ah. Deqdaasi ayaa ka koobneyd 149 Ton oo ay waday doon yar kuwaasoo kala ahaa 25 Tonn oo Sonkor ah, 29 Ton oo bariis ah , 10 ton oo caano ah, 62.5 Ton oo Bur ah, 20 Ton oo baasto ah iyo 2.5 Ton oo Timir ah, waxa uuna hosta ka xariiqay inay lagama maarmaan tahay inay shacbiga Soomaaliyeed ay si sinnaan ah ku gaarto deeqdaasi. Wasiir ku xigeenka ayaa ahoosta ka xariiqay inay sugayaan Dowlado kale oo ballan qaaday inay gurmad degdeg ah u fidinayaan Shacbiga Soomalaiyeed ee ku dhibaateysan abaaraha ka jira gobollo faro badan oo ka tirsan dalkani Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Bulshada caalamka, jaamacadda Carabta iyo Dowladaha islaamka in ay deeq lasoo gaaraan dadka Soomalaiyeed ee dhibaateysan. Waa deeqdii ugu horreysay ee ay Dowladdu ka guddoonto dalalka Carabta taas oo loogu talo galay Shacbiga Soomalaiyeeed ee abaaruhu saameeyeen tan iyo markii ay Xukuumadda Soomaaliya guddi ay hormuud ka tahay wasaaradda arrimaah Gudaha iyo Amniga qaranka u saartay inay gurmad la gaaraan dadka Soomalaiyeed ee ku dhibaateysan dalka.
  10. Marxism has been accused by its critics of misunderstanding race and downplaying the struggle against racism. Keeanga-Yamahtta Taylor sets the record straight. January 4, 2011 FOR REVOLUTIONARY Marxists, there is an inextricable link between racism and capitalism. Capitalism is dependant on racism as both a source of profiteering, but more importantly as a means to divide and rule. Racism is necessary to drive a wedge between workers who otherwise have everything in common and every reason to ally and organize together, but who are perpetually driven apart to the benefit of the ruling class. Thus, any serious discussion about Black liberation has to take up not only a critique of capitalism, but also a credible strategy for ending it. For Marxists, that strategy hinges on the revolutionary potential of a unified, multiracial and multi-ethnic working class upheaval against capitalism. Marxists believe that the potential for that kind of unity is dependant on battles and struggles against racism today. Without a commitment by revolutionary organizations in the here and now to the fight against racism, working class unity will never be achieved and the revolutionary potential of the working class will never be realized. Read the rest at http://socialistworker.org/2011/01/04/race-class-and-marxism
  11. Ururka Mustaqbalka 2:39 Somali ayaa lagu hadlaayaa
  12. Saan maa idinka run ah? Mid Soomali ah markii la sameeyo ayaan daawan doonaa InshaAllah. lol
  13. Fazliyah;685838 wrote: how can I upload Image From my Computer? to post it here need help Get an imageshack account marka hore... http://imageshack.us/ Upload your pics there, markaas ka dib SOL ku soo dheji. I hope that helps. Cheers!
  14. What Makes a Healthy Country? By Adrian Leeds This year’s winner in the health category is France. I’m not surprised. Between the cost of health insurance and the quality of care, there is no contest. Sure, the World Health Organization ranks France number one in their World Health Report, but that doesn’t tell you what day-to-day care is like. You can call SOS Médecins for an at home visit by a doctor who arrives within 30 minutes of your call all for the cost of a normal office visit. Or, call SAMU to be rushed to the nearest hospital and no one asks to see your proof of medical insurance prior to treatment. And the doctors actually use their knowledge and experience to treat their patients rather than over-prescribing tests because their malpractice liability isn’t so great. Drugs are so inexpensive, it’s a joke by comparison. So, all in all, it’s a pleasure to get sick! Editor’s Note: To read more from Adrian about life in France, see: Adrianleeds.com/parlerparis. At first they all lived together in one big house while they found their own homes and the ideal property for their business-to-be: Seven self-catering holiday apartments right in the old town overlooking the Gave de Cauterets River simply called ‘Mulcares’ (See: Mulcares.com). I asked James Mulcare, who runs the business with his sister Louise and wife Ruth, how the family had benefited from the move to Cauterets and what the main difference between life today and life three years ago: “Everyone’s lives have changes vastly,” he says. “Our parents are now retired and enjoy walking in the mountains and visiting the region. I have more time with my family and can pursue my passion for outdoor sports. It is the perfect place to raise a family; there’s an inexpensive but very good crèche, great schools, skiing lessons as part of the school day, there are endless outdoor activities and it’s a safe, small town where everyone knows each other.” “The pace of life is so much slower here. At first it was hard to adjust to the long lunch hours with the shops closed. Far more emphasis is placed on family life and making the most of living on a beautiful mountain.” If living part time in a French mountain town appeals to you there are plenty of small, lock and leave, pied-a-terre apartments. For instance, I saw a stone-clad, one-bedroom studio with wooden interior, in a quiet residential area with big mountain views for $66,000.
  15. See http://internationalliving.com/2010/02/quality-of-life-2010/ for more information on the 2011 International Living Quality of Life Index, along with http://www1.internationalliving.com/qofl2011/ for complete ratings for all countries and an explanation of how Quality of Life Index scores are calculated. Somalia is the last country on the list.
  16. International Living has just published its annual Quality of Life Index for 2011. The Index ranks most countries in the world (192) in nine different categories to come up with overall ratings for their comparative qualities of life. Topping the Index this year is the United States of America , followed by New Zealand, Malta, France, and Monaco. The nine Quality of Life Index categories are: cost of living, culture, economy, environment, freedom, health, infrastructure, safety and risk, and climate. According to Eoin Bassett, Editor of International Living magazine, the criteria for this year’s Quality of Life Index has been revised and updated. “Over the 30 years we’ve been producing the Quality of Life Index, we’ve adjusted our categories and data sources several times as technologies, infrastructure, and other factors have changed. The numbers tell their story. On a macro level, it’s this: The U.S. has more paved roads than anywhere else, more airports and a lot of cell phones, It’s got good Internet access, the world’s biggest economy (though not necessarily the best), and it’s got tens of thousands of doctors and hospitals (if you can afford them). The numbers say: The United States has a convenience that’s hard to match. Of course, thousands of satisfied expats are living proof that, in return for sacrificing a little of that convenience, a truly healthy, happy and more affordable life overseas is possible. But, said Bassett, the Index isn’t just about numbers. “If like us, you eschew convenience for opportunity, then study our Quality of Life Index with your priorities in mind, and you’ll find out a lot of what you need to know. “Our 2011 Quality of Life Index can’t tell you where to find a midnight steakhouse, a 24-hour convenience store or a mall with everything under one roof. What it can tell you is that with a warm, dry Mediterranean climate, low crime rates, good medical facilities and English-speaking population, Malta is a good place to start looking for a life overseas. “Or that New Zealand is a first-world retirement haven. It tells you that you can find an amazing climate in Mexico, and that it’s one of the culturally richest countries in the world in addition. It shows you that Uruguay, 22nd this year, earns solid marks in infrastructure and health (which is partly why more and more wannabe expats consider it an attractive option).” “And for the record,” said Bassett, “we’re biased. Our sources, staff, and contributing editors are all influenced by a Western bias. We have definite, preconceived ideas about what constitutes a high or low standard of living, what constitutes culture and entertainment, and what climate is the most enjoyable. We also consider the world from the point of view of the majority of our readers—Americans spending U.S. dollars. So there definitely is a subjective factor to the Index that, I hope, makes it more meaningful and accessible to the majority of our readers and subscribers.” :D
  17. AUN marxuumka. Sabar iyo iiman Allah ka siiyo reerkiisa.
  18. UN Envoy Calls On Government to Help Droughts Affected People Mogadishu — Augustine Mahiga, the United Nations' special envoy for Somalia on Tuesday called the officials of the transitional federal government of Somalia to act quickly to help those who severely affected by the droughts hit many regions in the nations. After a surprise trip to Mogadishu on Tuesday, the UN representative to Somalia, noted that it is important for the government to enhance and assure the overall security atmosphere of war-ridden horn of Africa nation, adding if the security gets better and better the international community will have the ability to come to the nation and assist the needy Somali internally displaced people. Ambassador Mahiga told the media that he and the prime minister of Somalia discussed how the government can do more about the droughts struck the south-central Somalia as TFG are not able to reach all those places where Al shabaab, which declared its allegiance to Al Qaeda network. he statement of UN comes as severe droughts hit parts of Somalia and many people fled from the mainly ethnic Somali region in eastern Ethiopia on Friday reached at parts in Galgudud region in central Somalia. Witnesses in the region told Shabele that hundreds of families displaced from the regions in eastern Ethiopia because of water shortages. Reports from Somalia's semi-autonomous state of Puntland say that hundreds of rural people had been affected by water shortages. People say that a lot of their domestic animals died of thirst and that had impelled them to flee from their villages looking for water and food. Most of southern and central Somalia, where Al shabaab controls, are experiencing severe droughts. Shakir Ahmed, a local elder, said that about 500 domestic animals died from lack wet hay to graze and water to drink, adding local people in southern Somalia are, right now, facing both shortage of water and food. "The drought affected places are the makeshift sites of thousands of people who displaced from ongoing violence in Mogadishu," Ahmed told a local radio station. Some of Somali parliamentarians called for aid agencies to act quickly to assist droughts affected areas in Somalia. However, Somalia's Al shabaab has already banned more that 20 international relief agencies from operating in regions they control.
  19. Barakacayaal ka soo cararay Shabaab oo ku soo laabtay Muqdisho. Muqdisho: (Sh. M. Network) Qoysas barakacayaal ah oo horay ugu cararay dagaalada ka jira Magaalada Muqdisho islamarkaana gaaray deegaanada loo barakacay ee duleedka Muqdisho ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada kadib markii ay dhibaatooyin kala kulmeen Xarakada Al Shabaab. Afartii sano ee la soo dhaafay ayaa dadka reer Muqdisho waxaa ay marti u noqdeen barakac lixaad leh oo ay sameynayeen qoysaska reer Muqdisho oo ku kala sugan xaafadaha iyo degmooyinka gobolka Banaadir kuwaasi oo badankooda u barakacay dhabaha xariiriya Muqdisho iyo Afgooye. Iyadoo taasi ay jirto ayaa hadana waxaa jira qoysas aad u farabadan oo saacadihii la soo dhaafay ka soo noqday deegaanada loo barakacay xili wali magaalada ay ka socdaan dagaalo la mid ah kuwii 4 sano ka hor ay uga barakaceen magaalada. Qoysaskaani ayaa soo laabashooda waxaa ay ku macneeyeen inay u adkeysan waayeen dhibaatooyin ay sheegeen in ay ku hayeen AL Shabaab iyo iyagoon mudo 2 sano ah aan wax gargaar ah ka helin hay’adaha samafalka kagadaal markii xarakada Al Shabaab ay ka mamnuuceen hay’adihii samafalka ee caawin jiray dadka danta yar. Qoysaskaasi dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay deegaansadeen xaruntii hore ee Ruushka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka muuqday diif iyo dhibaato xoogan iyadoona qoysaskaasi ay wateen caruur da’doodo ay aad u yartahay. Qaar ka mid ah qoysaska Barakacayaasha ee saacadihii la soo dhafay ka soo cararay deegaanada duleedka Muqdisho oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen in dhibaato xoogan ay heysato, iyagoo hay’adaha gar gaarka iyo dadka Soomaaliyeed ee wax heysta ka dalbaday in ay dib u dajin u sameeyeen Maalmihii u dambeeyay ayaa Magaalada Muqdisho waxaa soo gaaray qoysas qaarkood xoolo dhaqato iyo kuwa Barakacayaal ah oo ka soo cararay deegaanada ay Maamulaan Xarakada Al Shabaab waxaana dadkaasi dantu ay biday inay dib ugu soo laabtaan magaaladii ay markii hore dagaalada uga carareen, kagadaal markii ay Al Shabaab ka hor istaageen hay’adihii gargaarka u fidin jiray.
  20. Hay'adda ICRC oo sheegtay inay kordheen dadka Soomaaliyeed ee u baahan gargaarka bani'aadamnimo Arbaco, 05 Janaayo, 2011 (HOL) − Hay'adda ICRC, ayaa warbixin ay maanta oo Arbaco ah soo saartay ku sheegtay, in dagaallada ka sii socda Soomaaliya ay xaaladda kasii dareen, ayna ku qasbeen in ka badan hal milyan oo qof inay u baahdaan gargaar bani'aadamnimo oo caalami ah. Warbixinta, ayaa lagu sheegay in hay'adda ICRC oo kaashanaysa hay'adda bisha cas ee Soomaaliyeed, ay soo gabgabeeyeen gargaar ay u qaybiyeen 540,000-qof oo ka mid ah barakcayaasha ku nool jidka isku xira Muqdisho iyo Afgooye, kuwaas oo la siiyay raashin iyo maacuunta guryaha. "Dagaallada ka socda Soomaaliya, muddada labaatanka sano ah, xaaladda ayay ka dareen, waxayna sii adkeeyeen nolosha dadka," ayuu yiri madaxa guddiga ICRC ee Soomaaliya Pascal Mauchle. "Tobanaan kun oo shacab ah, ayaa dagaallada awgood uga barkacay Muqdisho bilihii ugu dambeeyay. Wax-soo-saarkii beeraha hoos ayay u dhaceen, qiimaha lagu iibsado raashinka sare ayuu u kacay, dadkuna ma heli karaan lacago ay ku gataan waxay u baahan yihiin, xitaa haddii ay suuqyada ku arkaan. Sidoo kale xaaladda dhaqaalaha waa mid liitada, dadkuna waxay la tacaalayaan sidii quutul-yoonkooda ku heli lahaayeen, tanina ma ahan mid ku eg deegaannada ay dagaalladu ka jiraan, ee waa dalka oo dhan, oo ay ku jiraan qaybaha waqooyi," ayuu Mauchle hadalkiisa ku daray. ICRC, ayaa warbixinteeda ku sheegtay in todobaadyadii lasoo dhaafay, in iyadoo kaashanaysa bisha cas ee Soomaaliyeed ay siiyeen barakacayaasha tiradoodu gaarayso 240,000 oo qof raashin isugu bariis, saliid iyo digir ay isticmaali karaan laba bilood, baco ay ku dataan guryaha macmalka ah ee ay daggan yihiin, sanaadiiq ay digaagado ku jiraan. Sidoo kale, hay'addu waxay sheegtay in 300,000-qof, oo isugu jira barakacayaal, agoon iyo haween guri-joogto ah, ay siiyeen gargaar kala duwan, kuwaasoo ku kala nool: gobollada Shabeellada hoose, Gedo, Bakool iyo Bay oo ku yaalla koonfurta Soomaaliya, Hiiraan iyo Mudug oo bartamaha ku yaalla iyo Puntland. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  21. Arbaco, 05 Janaayo, 2011 (HOL) − Taliyaha saldhiga Baargaal C/qaadir Xaaji Cumar ayaa si rasmi ah u shaaciyay in la afduubtay gaari nooca xamuulka qaada ah oo u rarnaan Hay’ada Qaramada Midoobay u qaabilsan cunada aduunka ee WFP. "Gaariga waxaa lagu afduubtay Taageer ,isaga oo u soo socda Baargaal,lamana garanayo sababta keentay afduubashadiisa " ayuu yiri taliyaha oo maanta la hadlay Horseed. Waxaa kaloo taliyaha uu sheegay in arintan ay ka danbeeyaan labo shakhsi oo horay xilal kala duwan degmada Baargaal uga soo qabtay,isagoo intaa ku daray in ay soo bandhigi doonaan warbixino ku saabsan habkii arinta ay u dhacday. Gaarigan la afduubtay oo ahaa nooca waaraadka loo yaqaan ayaa ka tagay Bosaaso ,waxaana la sheegay in uu waday raashin aad u badan iyo qalab kale,iyadoo wararka qaar ay sheegayaan in gaarigaasi uu xalay xilli danbe galay Baargaal ,isaga oo faaruq ah ,isla markaana lagala dagay dhamaan raashinkii saarnaa. "Dowlada waxaan ka codsanaynaa in arinta ay faragalin ku samayso si aysan mar danbe u dhicin arintan oo kale " ayuu hadalkiisa ku daray taliyaha. Maamulka degmada Baargaal ayaa canbaareeyay falka lagu dhacay raashinkii gaarigaasi uu waday ,waxaana uu qayb ka ahaa kaalmooyin ay WFP ugu tala gashay dadka abaaruhu ay saameeyn ee ku nool degmooyinka hoostaga gobolka Bari Ugu danbayntii ma jiro masuul sare oo dowlada ka tirsan oo arintan ka hadlay ,hase ahaatee odayaasha degmada Baargaal ayaa wada dadaalo ay ku soo celinayaan raashinka la dhacay. Faisel Maxamed Hassan,Hiiraan Online boston@hiiraan.com Bosaaso, Soomaaliya
  22. The Zack;685649 wrote: Duke is stating the truth when he said Somalilanders have very few number of their community in the US. Just like in Somalia, there aren't that many Khaldaanis in this country. However, Somalina has a point and Duke is dead wrong on claiming Puntlanders are the majority here. If anyone argues about those facts, I will come back and kick their *** with figures and official data. LOL. Zack, just do it now, ha noo soo noqonin, bring the figures hadda, waxna ha soo reebin (graphs, immigration figures, tahriibayasha doonta ku yimid, flight 13s, flight 21s etc)... Duke wuxuu gaarey heer uu dhaha "our new country", bal ii sheeg meesha hal qabiil noqon karo a country? Inuu intaas ka roonyahay ayaan u maleeyey. Somalia is the size of the state of Texas, markaasey rabaan iney sii kale googooyaan... dadkaan maxay aqristaan, xageese ku soo koreen waa yaabe...
  23. Timur;685643 wrote: My Puntland brethren, do not waste your time with people like Abwaan and Somalina whose brutish uncles and heroes notoriously tore the republic down to its bones. We know what we have in Puntland, we know what we've built and created for our people. Its not necessary to compare state-builders to state-looters. Mr matag in the house, go eat some expired tuna from Thailand. Odey mercury ka buuxa intestine-kiisa cantarbarashkiisa lama dhegeysto...lol... kan ku daba socda ayaan ku qoslaa sida mukulasha gaajo daraadeed restaurant-ka chinese-ka gadashiisa meesha qashinka lagu daadiyo lafaha kaluunka la soo tuuri rabo ku sugo. Wax idinla nacnac leeya raadsada reer baadiyaal caqli lixsaac-yaashaa tihiin maxaan dhahaa... go run along to the health store yaa rijaal bilaa nutrition.
  24. General Duke;685628 wrote: Ahh my wonderful Somalina comes in guns blazing. Pardon me, but you are wrong in this case, and your anti Puntland BS is couding your judgment, go drink some Cofe and calm down. Yes the largest Somali Diaspora are those who hail from the state of Puntland. Thats a fact. The secessionist link with Al Shabaab will be exposed and they can cry and deny all they like, we know how they benefit from the mayhem and murder. :D Dee goormaa la tiro koobey qabiilada degan America? Walaalow, bring me some numbers, fact or fiction waan kala saari karnaa markaas ma garatey. I like Waqooyi Bari, because Somaliya ayey ku taalaa dadkeedana waa Somali. PL iyo hebalow Land adiga ku duko haddey meel ku geyneyso...lol...aniga Soomaliya uun baan aqaan maxaa yeeley waan ku dhashay, calankeygana waa kii qurxoonaa ee baluuga ahaa, you know the one Abdi Bile uu babiyo mar walba...lol... Bax smoothie cab, vitamin-ka ayaa kugu yar. As a matter of fact, I recommend a 3-day fruit diet to cleanse your clannish system..
  25. Xaaji Xunjuf;685627 wrote: Somalina awoow anigu waxan ahay nin lugu beegi jiray boqola ninkisiye , Somalina dhinicinu wa halkee ma dhinaca sharif sakiin:D, Qolyaha Mamuuulka budhcad badeedka waxay jecelyihin inay yara faan faanan , Ana faanka ma jecli. Horaan uu naaquusa , Ka waran duul ku leh cabdilahi Yusuf ba ciid wax ka dhigay;) Ilahay igu ogyahay meel aan istaagay cidi iga ma dabo hadasho , kow dhe awoow adna war ma inooga haysa odaygi Koofiyada weyna eeh Madaxweynaha aha. wuxu la kulmay ki africaanka aha eeh somaliya masuulka ka aha ba la yidhi eh gacayarihisi farmaajo na wa ag tagna Sharif Sakiin warkiisa naga daa, waa nin maxkamad la soo saari doono. Kuwan kale iney faanaan anigaa kaaga marqaati ah, laakiin idinkuba waad faantiin si saa'id ah oo ayaga ka daran, oo meeshan dhan ee SOL loogu magac darey ayaa labadiina magaca Lander-ka wata isugu faantiin maalin walba oo wax cusub ma aha. Madaxweynahayaga oo ku magac dheeraa sannadihii la soo dhaafey "Sheik Dalxiis" wuxuu doonaayaa in dastuurkii la dhameystiro muddo 30 cisho ah. Maantana kii Mahiga ee labadiina Landers-ka aad ka danbeysiin ayuu ku qaabiley Villa Somaliya. Inkastoo shir hooseed u ahaa haddana waxaan u maleynayaa in Saracen iyo shirkadihii shisheeye la soo hadal qaadey iyo afaare kale oo SL iney ogaato loogu talo galin...lol... Iiga waran diyaaradii duushey iyo uniform-kii la socdey? guddi ma la sameeyey weli? warka ii sii dee, I'm out of the loop beryahan...