Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
All I know is President Sheik Sharif told Farole "No visitor card for you"...loooooool Wallee wuu ka jaqjaqleysiiyey odeygii Farole ahaa... the TFG is looking good by the minute....lol The Chief! Noolow weligaa! cadawgaadana ha jabo! :D
-
Maxaa lagaa qoranaayaa. Last time Bari team ayaad lahayd iga qorta, we all know meeshii ay ku danbeysey. Haddana Farole ayaa madaxweyne noqonaaya ayaad leedahay. Naga daa dee. SLanderska are having a field day maanta. Waa aargudasho for the plane they hijacked...lol... Farole got rejected, miskiin. Xataa waxaa loo diidey a visitor card inuu qoorta gashto...InshaAllah he will get over it and accept his faith; sitting behind Sharif. lol
-
I didn't know you were a medical practioner. How is Sharif wounded? did you treat his wounds? lol As for Farole, he can come to TMZ hadduu doono, he aint gonna run Somalia. Let him go to Eyl iyo Garacad first markaa ha isa soo sharaxo. No one cares about little Farole and his sons. Nin caruurtiisa shago u dhiibaaya ayey doonaayaan inuu Soomali u taliyo, only in your dreams that will happen.
-
Iska riyoo. Farole aint nothing but qabiil maamule who wants attention. FACT: Sharif is the president of Somalia. Live with that, maanta, berri, saad danbe.
-
Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeybgalay Pakistan (SAWIRRO) Sabti, January 15, 2011(HOL): Wasiirka Waxbarshada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Soomaaliya Dr. Cabdinur Sheikh Maxamed Maxamud ayaa ka qeybgalay shir ay soo qaban qaabisay COMSTECH (Guddiga Wasiirrada waxbarashada, Sayniska, iyo Teknoologiyada ) oo ay ka soo qeyb galeen wasiirada waxbarshada ee dalalka ku abtirsada ururka OIC (ururka dowladaha Islaamka) iyo madaxda dalladaha waxbrashada ee adduunka, ururada ay ka mid yihiin Islamic Development Bank (IDB), Islamic Educational, Scientific and Cultural Organization (ISESCO) iyo kuwa kale. Wasiirku waxa uu warbxinno siiyey dhiggiisa ka socday dowladaha ka soo qeybgalay kulanka isagoo hoosta ka xariiqay horumarka waxbarasho ee ka socda Soomaaliya iyo caqabadaha horyaala dowladda si ay u gudato xilkeeda ku aadan waxbarshada ummadda Soomaaliyeed. Wasiirku wuxuu ku nuuxnuuxsaday in ay dowladdiisu muhiimad sarreysa siinayso dhaqan gelinta iyo tiigsashada himilooyinka caalamiga ah ee loo yaqaan Millennium Development Goals (MDG) gaar ahaan helitaanka waxbarasho tayo leh oo loo siman yahay oo gaarta Soomaaliya oo dhan. Inta uu ku sugnaa magaalada Islamabad, Dr. Maxamud wuxuu la kulmay madax kala duwan oo ay ka mid yihiin wasiiro waxbarasho, madaxda hay’adaha iyo dalladaha waxbarshada oo ay ka mid yihiin madaxda Islamic Development Bank iyo ururo kale oo muhiim ah oo taakuleeya waxbarashada dowladaha xubno ka ah ururka OIC. Dr. Maxamud waxa kale ee uu ka qeybgalay xaflad ay soo abaabuleen ardayda Soomaaliyeed ee wax ku barata dalka Pakistaan iyo madaxda safaaradda Soomaalida ee Pakistan. Dr. Maxamud isagoo la hadlaya ardayda ayuu wuxuu soo gaarsiiyey tahniyad uu ka sido dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheikh Ahmed iyo Ra’iisal Wasaare Mohamed Abdullahi Mohamed Farmaajo. Wasiirku waxa uu dhageystay warbixinno ku saabsan xaaladda waxbarasho ee dalka Pakistan, kuna guubaabiyey ardayda in ay dadaalkooda waxbrasho kordhiyaan oo ay ku soo laabtaan dalkooda marka ay dhameystaan waxbarshadooda kaasoo u baahan aqoontooda iyo khibradahooda si loo haqabtiro baahida ba’an ee ka jirta dalkooda hooyo. Wasiirku waxaa kale uu la kulmay madaxda wasaaradda waxbrashada ee dowladda Pakistan iyo Jaamacadda Islaamka ee caalamiga ah oo arday Soomaliyeed oo badan ay wax ka bartaan. Dr. Maxamud waxa uu la qeybsaday madaxdaas caqabooyin hortaagan waxbarshada arday badan oo Soomaali ah oo ay heshiis ka gaareen sidii loo xalin lahaa. Ali Sheikh Abdullahi Safaaradda Soomaaliya Islamabad, Pakistan
-
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Soomaaliya oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee Pakistan Sabti, January 15, 2011 (HOL) - Kulankan oo uu soo qaban qaabiyey Ururka Guud Ee Ardayda Soomaaliyeed Ee Pakistan (UGAS) ayaa waxaa uu iskugu jiray mid soo dhaweyn ah iyo mid kala xog qaadasho ah. Kulankan, ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey wasiirka wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sarre ee DKMG Soomaaliya, mudane Prof/Dr. Cabdinur Sheekh Maxamed iyo waliba siihayaha safaaradda Soomaliya ee Pakistan, mudane Cali Sheekh Cabdullaahi oo isna ka mid ahaa marti sharafta kulankan. Soo dhaweyn ka dib, ayaa waxaa kulanka hadalka u furay guddoomiyaha ururka guud ee ardayda Soomaaliyeed mudane Mursal Cabdillahi, oo dhammaan u mahad celiyey marti sharafta guud, iyo gaar ahaan wasiirka iyo siihayaha safaaradda. Wasiirka ayaa labadii maalmood ee ugu dambeyse waxa uu ku sugnaa magaalada Islamabad, ee caasimadda wadanka Pakistan, sidii uu u xaliyo dhibaatada heysata ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata wadankan Pakistan. Dhibaatada ayaa waxa ay tahay, ka dib markii ardayda Soomaaliyeed ee wadankan wax ka barta ay dawladda Pakistan weydiisay in ay la yimaadaan warqadda la yiraahdo (EQUIVALENCE LETTER) oo ay macnaheedu tahay “Warqad cadeeneyso shahaadada ay wataan ardaydaan in ay u dhiganto shahaadada wadanka Pakistan”, taas oo u keentay arday fara badan in ay ku waayaan waxbarashadoodii lagana buriyo jaamacaddii ay dhiganayeen. Siihayaha safaaradda Soomaaliya ee wadanka Pakistan, mudane Cali Sheekh Maxamed, ayaa faah faahin dheer ka baxshay arrintan iyo dhibkeeda, kadibna waxaa uu hadalka ku soo dhaweeyey Wasiirka waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sarre, mudane Prof/Dr.Cabdinur Sheekh Maxamed, oo sifiican uga mahad celiyey sida wanaagsan oo ay Soomaalinimadu ku jirto oo ay usoo dhaweeyeen ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata wadankan Pakistan. Wasiirka ayaa hadalka qaatay asagoo ka warbixiyey, intii uu ku sugnaa Islamabad, waxa u suurto galay iyo waxa u qabsoomay arrintan. Wasiirka ayaa waxaa uu ardayda Soomaaliyeed ee wadankan Pakistan wax ka barta u sheegay in asaga iyo dawladda Pakistan ay arrinkan ka wada xaajoodeen iskuna afgarteen in ardayda Soomaaliyeed ee hadda waxbarashadooda wadata loo sameeyo waxa la yiraahdo (ENDORSEMENT) oo ah in ay si fiican iskugu ayideen labada dawlad, arrintana mar dambe aysan kusoo noqon aradyda hadda waxbarashadooda wadata. Sidoo kale, wasiirku waxaa uu sheegay in dawladda Soomaaliya ay midayndoonto shahaadooyinka kala duwan ee kasoo baxa wadanka gudihiisa, wasaaradda waxbarashadana hawshaas mar dhaw ay ku dhaqaaqi doonto. Intaas, markii uu yiri wasiirka ayaa waxaa is qabsaday casab masraxii uu kulanka ka socday ama (Auditorium) ee jaamacadda, taasoo sii farxad gelisay wasiirka. Kadibna, xoghayaha ururka guud ee ardayda Soomaaliyeed (UGAS) mudane Cabdifitaah Ahmed Sheekh (Baardheere) ayaa waxaa uu wasiirka uga warbixiyey waxyaabaha uu qabto urukaan iyo sabaha loo aas aasay. Warbixin dheer ka dib, xogyahaya uruka UGAS ayaa mahad aanan lasoo koobi Karin uu u mahad celiyey wasiirka iyo sida uu isugu soo hawlay hawshaan, muddo dheer taagneeyd. Ugu dambeeyntii Mudane, Prof/Dr. Cabdinur Maxamed Sheekh, ayaa waxaa uu noqonayaa wasiirkii ugu horeeyey ee isku soo hawla, kana daqnada dhibaatada heesato ardayda masaakiinta ah ee Soomaaliyeed waxna ka baranayo wadanka Pakistan. Ardayda ayaana waxa ay bogaadin u jeediyeen dawladda DKMG Somaliya ee uu raysul wasaare u yahay Maxamed Cabdullahi Farmaajo, dadaalada ay ka wado wadanka, ayagoona fariimo iyo dardaaranba u jeediyey wasiirka mudane Prof/Dr. Cabdinur Maxamed Sheekh. Khadar Axmed Shire Islamabad-Pakistan kadar51@hotmail.com
-
President Sheikh dalxiis jets off to Djibouti and Egypt.
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
:D:D Wax ka maqan malaha. Villa Soomaliya ayuu ku haystaa wax walba (mall, hospital, police station, ceel biyo etc). Aduunka ayaa laga aqoonsan yahay asaga iyo dawladiisa. Ah! that reminds me, ma la idin aqoonsadey weli, South Sudan wey duusheye! better inaad ilkaha hoose iska siibtaan si aad isugu ekaatiin...lol Amin reads SOL. lol -
Xaaji Xunjuf;687959 wrote: waayoo Maxammad dhere kaadidisa bu u so cabay Muqdisho gaar ahaan gobolada koonfureed eeh somalia. wa in madaxweyne laga dhiga i think salaad cali jeele or maxammad dhere labada mid wa ina madaxweyne laga dhiga. Meel dheer haka eegin the definition of BUHU BAHA....waxaad qorto uun aqriso awoowe. Zack durbadiiba wey bilaabeen calaacalkooda (Suulweyn)... Sharif is the man, waa runtaa...
-
President Sheikh dalxiis jets off to Djibouti and Egypt.
Somalina replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
It is funny that the title is in English, qoraalka intiisa kalena oo Af Somali ku qoran yahay. Spare us your cantarabarash awoowe, TFG ayaad ku qafiiftey. Too bad your president meel ma aadi karo. Kinda sad really...no red carpet at all! Intaas ayaa ka gubaneysaa, however keep up shaqada fiican aad hayso. Sharif Ha Noolado! Huraaaaay!:D -
The Zack;687969 wrote: Somalina, I say give Shariif an extension. We don't need someone that has no idea again all over. Sharif was clueless when he came to the office but now with the two year experience he has had and with the help of the new PM and cabinet, I can see him being successful in restoring some kind of peace. Sharif dad badan baa hortaagan oo neceb. Taasina xal uma aha shacabka Soomaliyeed. Maalin walba is jiijiid kuma jiri karno. A new face oo dhinac walba ku kalsoon yahay ayaa ka fiican wax walba. I see your point though. Hadduu helo extension kaba fiican laakiin kuwan Waqooyi Bari jooga ayaysan u dhadhameyn taa ma garatey.
-
Go’aankaan deg deg ah ee kasoo baxay Wasiirada Puntland ayaa yimid saacado kadib markii Shir ka dhici lahaa Jabuuti oo Dawladda Puntland lagu casumay uu ishor istaagay Madaxweynaha Soomaaliya Sheikh Shariif,waxaana shirkaas Puntland uga qaybgali lahaa Madaxweyne Dr.Faroole iyadoo ay soo qaban qaabisay Hay’ada UNPOS. Interesting. Sharif v Farole match miyaa?
-
The Zack;687955 wrote: He is a freaking gobolist dheh. Waa qashiin waa runtaa. He just doesn't have what it takes to lead a whole country. He is good at his governor job as he has his tol on his side. Stay there haloo sheego. We need a new face. Someone who doesn't have enemies who wish him harm. Faroole, Sharif etc naga daaya...qof cilmi dheer u leh siyaasada hala keeno, oo gobol walba lagu soo dhaweynaayo gacmo furan. Xaji naga yareey gabayga aan la daabacin fadlan.
-
I dont know if you forgot, but dude kicked Koonfurians out of PL. Can he show his face in Mogadishu? remains to be seen...
-
Waxaa u roon inuu fadhiyo meeshu hadda fadhiyo oo faatadhugtiisa laga dhegeysto. Yuusan is ceebeynin haddii uu caqli leeyahay, Koonfur will not accept him. Prof Warfaa for president.
-
Low-profile mentoring program gets results David B. Allen, Sadiq Alihashi, Abdifatah Warsame and Abdi Bare, from left to right, volunteer their time working with Somali-Canadian teens through the Centre for Youth Development and Mentoring Services in Toronto. Raveena Aulakh Staff Reporter Sunday, January 16, 2011 Sadiq Alihashi is a good guy but don’t tell him that — he thinks it’s patronizing. “My friends and I do what we believe is right . . . not because we want any recognition or money,” says Alihashi, his brow furrowing. “And this is right.” This is the gymnasium at York Humber High School near Weston Rd. and Jane St. It’s about 8 p.m. on a Friday and some three dozen teenagers, mostly Somali-Canadians, are playing basketball. They are quick on the floor, darting from one side of the court to the other. Two coaches watch the players, use their whistles liberally and every minute or so yell out rapid instructions. “Move it . . . faster, faster.” “Don’t lose that ball.” So it goes for three hours — yes, on a Friday evening. It’s one facet of Centre for Youth Development and Mentoring Services, a non-profit organization that works with youth, to help them avoid a life of drugs and gangs by keeping them busy. Started by four friends — Alihashi, Abdifatah Warsame, Ali Sheikh and Abdi Qami — in 2006 with just a dozen teens, the group now has as many as 80 registered at any one time. Between the ages of 12 and 18, they come from north Etobicoke and North York. On Tuesday and Friday evenings, they meet for some slam-dunk basketball while Thursday and Saturday evenings are reserved for help with homework and mentoring. Attendance is mandatory. The program has carried on quietly for five years, keeping a low profile; but its results have been miraculous. None of the 300-odd teens who participated in the program have dropped out of school. Their grades have gone from low C’s and D’s to high B’s and, in some cases, A’s. And many have gone on to college and university. But most of all, the teens have stayed out of trouble — away from the street crime that has plagued the community. It’s a well-documented fact that children from Somali, Arab, Iranian, Portuguese and Vietnamese communities have a dropout rate two to three times greater than the national average. (Somali children have a 36.7 per cent dropout rate, Toronto District School Board figures show.) The four Somali-Canadian friends, in their 30s, could never wrap their heads around those numbers. Back in 2006, they chatted about how they could help teens in their community. “They (teens) faced the same problems as we did,” says Alihashi. “Poor neighbourhoods, low-income families. We made it through school and based on our experiences, we wanted to help other kids.” Soon after, the Centre for Youth Development and Mentoring Services was born. Hassan Abdi, 15, joined the centre two years ago. When Warsame, who works at a high school in Mississauga, first asked Abdi to bring his report card, the teen’s mouth fell open. “What for?” he remembers asking defiantly. “To keep a check on your grades,” he was told. The lanky teen with a wide smile wasn’t too happy but complied. When his grades started creeping up from low B’s to middle A’s and math became his favourite subject, Abdi realized that Warsame and the others had designed a homework plan focusing on his weak subjects. “I realized they were looking out for us,” says Abdi sheepishly. If needed, the mentors will talk to a teen’s teachers. Not only have 17-year-old Ismail Mohamoud’s grades gone up, he is already planning his future: he is interested in architecture or law. “Do you think I would have even started thinking about my life if I hadn’t been here,” says Mohamoud, a gangly teen who can win a slam dunk contest hands down. “No way. . . . I would have been out doing something I shouldn’t be.” Stories like these make the time spent at the gym worthwhile, says Warsame, who lost a young friend to gun violence in 2008. He and his friends have never approached any government or agency for help. “We feel we don’t have to be paid to bring a change,” he says. “It’s what we want to do.” Interestingly, there are no girls enrolled in the program. “Because they do well at school. The problem is with the boys,” says Alihashi, shaking his head. “If we can help a few dozen kids at a time, it’s a start.” Source: Toronto Star
-
Dowladda oo dagaalka Afka kaga Guuleysatay Mucaaradka
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Don't forget MSB's stooges oo madexweyne ka dhigateen. -
Conventional wisdom has it that 'terror' in the Arab world is monopolised by al-Qaeda in its various incarnations. There may be some truth in this. However, this is a limited viewpoint. Regimes in countries like Tunisia and Algeria have been arming and training security apparatuses to fight Osama bin Laden. But they were caught unawares by the 'bin Laden within': the terror of marginalisation for the millions of educated youth who make up a large portion of the region's population. The winds of uncertainty blowing in the Arab west - the Maghreb - threaten to blow eastwards towards the Levant as the marginalised issue the fatalistic scream of despair to be given freedom and bread or death. Whose terror? The gurus of so-called 'radicalisation' who have turned Islam into a security issue have fixed the debate, making bin Laden a timeless, single and permanent pathology of all things Muslim. It is no exaggeration to claim that since 9/11 so-called radicalisation has replaced new Orientalism as the prism through which Western security apparatuses view Middle Eastern youth and societies. Guantanamo Bay, profiling, extraordinary renditions, among others, are only the tip of the iceberg. The policing, equipment, funding, expertise and anti-terror philosophy being fed to the likes of Algeria, Libya and Morocco are geared towards fighting the 'bearded, radical salafis' whose prophet is Osama bin Laden. But, the tangible bin Ladens bracing suicide in its entirety have emerged from the ranks of the educated middle classes whose prophet is Adam Smith. Al-Qaeda, literally "the base", may today be the swelling armies of marginals in the Middle East, not the 'salafis'. It is not the Quran or Sayyid Qutb - who is in absentia charged with perpetrating 9/11 despite being dead since 1966 - Western security experts should worry about. They should perhaps purchase Das Kapital and bond with Karl Marx to get a reality check, a rethink, a dose of sobriety in a post-9/11 world afflicted by over-securitisation. From Tunisia and Algeria in the Maghreb to Jordan and Egypt in the Arab east, the real terror that eats at self-worth, sabotages community and communal rites of passage, including marriage, is the terror of socio-economic marginalisation. The armies of 'khobzistes' (the unemployed of the Maghreb) - now marching for bread in the streets and slums of Algiers and Kasserine and who tomorrow may be in Amman, Rabat, San'aa, Ramallah, Cairo and southern Beirut - are not fighting the terror of unemployment with ideology. They do not need one. Unemployment is their ideology. The periphery is their geography. And for now, spontaneous peaceful protest and self-harm is their weaponry. They are 'les misérables' of the modern world. http://english.aljazeera.net/indepth/opinion/2011/01/201111413424337867.html
-
Just wondering if you gave this much attention to Triton International?
-
Maxaa shisheeyaha loogu ogolaadey iney kaluunka ka baadan the local fishermen of Zeylac? Investigate this yaa Landers. Tan ayaa u baahan attention kiina...
-
Dowladda oo dagaalka Afka kaga Guuleysatay Mucaaradka
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Dagaalka sanka dheh! Wixii dhacaayaba iska daawo. Xaabsade haddii jago loo magacaabey wax walba waa la filan karaa...
-
Popular Contributors