Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Somali govt calls for more food for draught-affected people Monday, January 17, 2011 APA-Mogadishu (Somalia) The Transitional federal government (TFG) of Somalia has called for an emergency aid assistance from the international community for the needy Somali people especially those living in draught affected regions, APA learns here on Sunday evening from the TFG deputy minister of Agriculture Hassan Yaqub Ges Adde. The Somali deputy minister of Agriculture, Hassan Yaqub Ges Adde, told reporters in Mogadishu on Sunday evening that his minister is sending a particular request to the UN food agency-WFP and the world Food and Agriculture body-FAO to quickly assist hundreds of thousands of people who are on the verge of death because of lack of food. “People are dying and I am afraid that humanitarian disaster will happen in the draught affected regions in Somalia if life-saving food assistance doesn’t come on time,” Ges Adde said. Meanwhile, the minister accused the Al-Qaeda-linked Al Shabab militants of restricting the international aid organizations from reaching the needy people in regions under their control. “I call on the militants to lift the embargo they imposed on the needy civilians,” the minister said, adding that the militants are a major problem to the people in Somalia. Last week, the militants confiscated dozens of water wells from ordinary people in the southern Somali region of Lower Shabelle. Al Shabab militants, who claim they have links to Osama Bin Laden’s Al-Qaeda network, have been fighting the Somali government for the past several years in a bid to topple it and replace with an Islamic state. But, analysts say that Al Shabab wants an Islamic regime similar to the one that existed in Afghanistan before the fall of Taliban in late 2001. Source: Africa News
-
Aaheey, haddii kale waxaan lahaa! Intey nafta nagu jirto hope nagama dhamaanaayo.
-
Madaxweynaha Soomaaliya oo Jabuuti kaga qeybgalay xaflad tababar loogu furayay Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya (SAWIRRO) Isniin, 17 Janaayo, 2011 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kaga qaybgalay dalka Jabuuti xaflad tababar loogu furayay 500-askari oo ka tirsan ciidanka booliiska dowladda Soomaaliya. Xafladdan, oo ka dhacday dugisga tababarka booliiska ee Jabuuti, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa, madaxweyanaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ra’iisul wasaarihiisa Dileyti Maxamed Dileyti, ergayga xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya danjire Augustine Mahiga iyo xubno kale oo ka socday beesha caalamka. “Dowladda Soomaaliya, waxay u baahan tahay in gacan laga siiyo tababarka ciidanka, si ay ugu guuleysato soo celinta amamanka, runtiina waan ku faraxsanahay in ciidammada ka tirsan booliiska Soomaaliya tababar looga furo dalka Jabuuti,” ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif. Madaxweyne Shariif, wuxuu si aad ah uga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan dhinaca ammaanka, isagoo sheegay in dowladda ay u qorsheysan tahay inay dib u dhis ku sameyso ciidammada, si ay suurogal u noqoto inay dib u hanato ammaanka guud ee dalka. Ciidammada tababarka loo furay, ayaa waxay isugu jireen rag iyo dumar, iyadoo madaxweyne Shariif uu aad ugu ammaanay ciidanka booliiska inay soo celin karaan ammaanka, wuxuuna kula dardaarmay inay dhexda xirtaan inta ay tababarka ku jiraan. Madaxweynaha dalka Jabuuti, oo isna ka hadlay xafladda, ayaa ugu baaqay ciidammadii loo furay tababarka inay gacan ka geystaan soo celinta ammaanka Soomaaliya, wuxuuna xusay inay ka go’an tahay dalkiisa inuu tababarro u qabto ciidammada DKMG ah. Danjire Mahiga, oo isna xafladda ka hadlay ayaa sheegay, in dhaqaalaha lagu tababarayo laguna qalabayenayo ciidammadan ay bixisay dowladda Jabbaan, ayna u rajeynayaan ciidanka inay ku guuleystaan tababarka loo furay, isagoo intaas ku daray in caalamku uu isha ku hayo Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Somali Government strengthening its Security Sector with the aid of Japan and UN partners For Immediate Release PRESS RELEASE 01/2011 Djibouti, 17 January 2011 – Special Representative of the United Nations Secretary-General for Somalia, Augustine P. Mahiga, today thanked the Government of Japan, UN partners and regional organizations for their support to the Transitional Federal Government at an inauguration ceremony for the training of 500 Somali police recruits. Somali President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed and Ismail Omar Guelleh, President of Djibouti, were also in attendance for the event which took place at the Djibouti Police Academy. “Restoration and sustainability of security is one of the key pillars on which the Djibouti Agreement is based. It is also one of the priority transitional tasks of the Transitional Federal Government (TFG) for promoting stability, creating a wider space for political outreach and reconciliation, supporting the constitution-making process and facilitating reconstruction and development,” Ambassador Mahiga said. Commending the Government of Djibouti for its partnership and cooperation with UNPOS, Ambassador Mahiga held up Djibouti as “an outstanding example of support by regional actors--providing a conducive political environment for the Djibouti Agreement to be implemented, including the building of institutions as well as having the unique advantage of being near Somalia, with the same culture and a common language.” He expressed his gratitude to the Government of Japan for “its significant contribution of 10 million dollars to the UNPOS Trust Fund for security sector institutions, without which this new project and training would not have been possible.” In addition to providing stipends and salary for six months, funding from the Japanese-sponsored UNPOS Police project is helping to meet the cost of equipment such as specialized police vehicles, communications equipment and the reconstruction and rehabilitation of police infrastructure in Mogadishu. The Ambassador acknowledged the support of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) Civil Police Unit and the Somali Police Force Senior Management Team for their efforts in making the training possible. “Security in Somalia is one of the main challenges and we need a well-trained, disciplined force with high morale, to be able to provide sustenance to our security forces and their families and to motivate them with regular stipends,” Ambassador Mahiga said. He said that UNPOS will continue to step up efforts to mobilize resources to pay the Somali security forces and that the UN’s international partners, including bilateral organizations such as the African Union (AU), the European Union (EU), Intergovernmental Authority on Development (IGAD) and the United States will continue to provide support to the TFG for the development of the Security Sector in Somalia, but responsibility ultimately lies with the Government. “The security process is a long-term one. It is one of the essential tasks of the TFG to gain legitimacy, trust and credibility of its citizens as well as the international community. At the end of the day, it is up to the TFG to take up the ownership and the responsibility for its own country.” Source: UNPOS
-
Another sports event that Shangole and hebelow Dheere can't stop. http://jowhar.com/news.php?readmore=2748
-
Jacaylbaro;688146 wrote: I told u 2000yrs ago ,,,, Qarax is not what u think he is ,,, Horta, kii yaraa a Max suuqa ayuu ka saarey. Asagoo reer Xamarna wuu yimid iminka. Hada waxaan haynaa asagoo Jabhada ka soo jeedo, reer Xamar, SL. Asagoo PLander ah wuu iman mar dhow. Asaga madaxweyne haloo doorto, marba meeshu booqdo ayaa lagu soo dhaweyn doonaa si gacmo furan...lol... p.s. it was obvious from the getgo
-
Shiribka maanta Xassan daahir Xassan cabdulle xirsi (Turki)
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in General
Waxaan soo xasuustey for no apparent reason the famous saying: Afwayne raac Ama Afgooye aad Ama afkaada hayso (or maybe there is a reason, yaa kuu sheegaaye hee) -
Abwaan;688135 wrote: lol...Adna Warfaa u kaadso wax weyn ma keenayee...Haddiiba isbeddel la rabo waa in dhinaca dadka da'da yar loo badiyaa odayaashii dalka sidaan u galay warkooda naga daaya. lol...Warfaa is smart man, wuuna u qalmaa. Teeda kale, magacyo ayaa la tuurtuuraaye meeshan, marka waa isaga darsadey. lol ---------------- Dood: Mustaqbalka DFKMG ee Somalia Dhageyso. http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Mustaqbalka-DFKMG-ee-Somalia.html 1- Xildhibaan Daahir Maxamuud Geelle 2- Dr. Maxamuud Maxamed Culusow (wax walba wuu ka soo horjeedaa! lol) 3- Danjire Cumar Idiris (smart man) 4- Xildhibaan Xareed Xasan Cali (caqli lix saac aka Farole mouth piece)
-
Once again Hormuud oo dadkeeda u istaagtey Hormuud oo biyo dhaamin ka bilaawday deegaano ka tirsan Wanlawayn Wanlawayn: (Sh. M. Network) Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom ayaa biyo qeybin u samaysay dad abaaro ku waxyeeleeyay degaano ka tirsan Wanlawayn. Tuulooyinka ay shalay Shirkadda Hormuud biyo dhaaminta ka samaysay ayaa waxaa ka mid ah Tuulo la yiraahdo sagaaroole halkaasi oo ay degan yihiin dad beeralay ah oo la ildarnaa abaaraha ku dhiftay qeybo gobolka Sh/hoose. Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degaanka Sagaaroole ayaa Idaacadda Shabelle u sheegay in biyo ay soo garsiiyeen Shirkadda Hormuud, iyagoo intaasi ku daray in halkaasi ay biyo la’an darteed ay ugu barakaceen qoysas la il darnaa abaaraha ka taagan Tuulooyinkaasi. Sidoo kale waxaa la sheegay in dadka markii ay maqleen in Shirkadda Hormuud halkasi ay ka bilaawday biyo qeybin, ay dad badan oo horey ugu barakacay deeganada ay dib ugu soo laabteen kuwaasi oo markii hore u barakacay Tuulooyin kale oo aan sidaasi ugu fogayn halka ay abaartu ku dhiftay. Ma’ahan deegaanka sagaaroole oo ka mid ah degmada Wanlawayn oo kaliya halka ay biyaha gaarsiiisay shirkadda isgaarsiinta Hormuud ee waxaa jira maagalooyin kale oo shirkadaasi biyo qaybin ka samaysay, halkaasi oo ay abaar kula dhinteen dad iyo duunyo. Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa ah shirkadda kaliya ee iminka u istaagay sidii ay wax ugu qaban laheyd dadka dhibaataysan, iyadoo shirkadda ay gar gaarkeedu ku fidisay qeybo badan oo ka mid ah gobolada dalka oo ka imaanaysa cabashooyin kala duwan.
-
Yaa rabo inuu basketball nala ciyaaro? just give us the cup ahead of the tournament kick off, waxba ha is ceebeynina. You have been warned (any gobol that want take on Banadir that is). Karate tournament xataa la imaada, trophy-ga unukaa leh....:D:D
-
There is nothin Cali Dheere can do to stop this tournament Kooxda Kubadda Koleyga Heegan oo taagan Final-ka Koobka Koobabka Jen. Daa’uud (SAWIRRO) Kooxda Kubadda Koleyga Heegan oo taagan Final-ka Koobka Koobabka Jen. Daa’uud (SAWIRRO) Isniin, January 17, 2011 (HOL): Koobka koobabka ee Jen. Daa`uud oo galay Semi-Final ayaa si habsami leh uga socda Muqdisho, ciyaar kulul oo xiiso badan ayaa waxaa isku haleelay kooxaha Heegan iyo Nationlink. 60-39 guusha waxay ku raacday kooxda Heegan oo tiigsatay Final. Ciyaartan ayaa ahayd mid aad u xamaasad badan oo labada kooxood ay ku soo bandhigeen ciyaar aad u adag oo si weyn la isku jilbo murxay, ka hor inta aysan bilaaban ciyaarta waxaa warbaahinta qaar ka mid ah ciyaaryahanada Heegan ka cabireen in ay si weyn ugu durdurin doonaan kooxda Nationlink, waxaana arinkaas caro weyn ka muujiyay Nationlink xiddigaha u ciyaara oo soo bandhigay ciyaar aad loo jeclaystay iyagoo qeybihii ugu horeeyay ciyaarta si weyn ula qeybsaday kooxda Heegan oo ay ka muuqdaan ciyaaryahano waayo arag ku ah kubadda koleyga. Kooxda Heegan oo ka faa`ideysanaysa xiddigahayda waayo aragga ah ayaa qeybihii ugu danbeeyay waxay la yimaadeen qibradooda tuurashada saddexda dhibcood [3 points] waxayna shabaqa ku hubiyeen tiro dhibco oo quusisay waqtigii ugu danbeeyay xiddigaha Nationlink oo wacdaro iyaguna ka muujiyay ciyaartan. Guud ahaan ciyaartan ayaa waqtigii loogu talagalay ku soo idlaatay 60-39 oo ay guusha ku raacday Heegan oo iminka xaqiijisay ciyaaraha kama danbeysta waxayna sugaysaa cidda soo baxda kulanka Dekedda iyo Plasma University oo dhacaya 18/1/2011. Guddoomiyaha Xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Koleyga Ibraahim Xuseen Cali [Roombo] ayaa warbaahinta u sheegay in Finalka uu dhici doono 21/1/2011 oo ku beegan maalinta Jimcaha ah. Daawashada Ciyaarta ayaa waxaa ka soo xaadiray madaxda GOS iyo XSKK, Guddoomiyaha GOS Aadan Xaaji Yabaroow [Wiish], Guddoomiye ku xigeenka Xasan Axmed Cabdi [Xasan {Elman}, Guddoomiyaha XSKK Ibraahim Xuseen Cali [Roombo], Abanuur Abati Abanuur oo xubin ka ah guddiga fulinta XSKK, Guddiga Olambikada Gobolka Banaadir Md. C/xakiim, Kaaliyaha Xoghayaha guud ee GOS Maxamed Cabdoow, Xoghayaha guud XSKL Cawil Nuur Magan iyo taageerayaasha Kubadda Koleyga. Said Ibrahim Hussein (BUUNA) buuna@isboorti.com Isboorti.com Managing Editor
-
UN relief wing allocates $84 million for 15 neglected emergencies worldwide Tehran, Jan 16, IRNA - United Nations humanitarian chief Valerie Amos has allocated some $84 million to assist people affected by hunger, malnutrition, disease, displacement and conflict in 15 neglected emergencies around the world. According to a press release issued at UN Headquarters in New York last weekend Humanitarian actors in Somalia received the largest single allocation of some $15 million, followed by some $11 million for those working Ethiopia. Agencies working in Chad will receive $8 million, while humanitarian partners in Kenya will receive $6 million to start up programs for 2011. Programs in the Central African Republic (CAR), Democratic People’s Republic of Korea (DPRK), Sri Lanka, and Zimbabwe have each been allocated some $5 million, while programs to assist people in Burundi, Madagascar, and the occupied Palestinian territory will receive $4 million apiece, a press release issued by the UN Information Center (UNIC) here on Sunday said. Humanitarian agencies in Colombia, Djibouti, Iran and Myanmar will each receive $3 million to bolster their emergency programs, as part of this first round of allocations for 2011 from the Central Emergency Response Fund (CERF). Launched in March 2006, CERF is managed by the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA), which is headed by Ms. Amos, and aims to speed up relief operations for humanitarian emergencies and make funds available quickly after a disaster, when people are most at risk. It is funded by voluntary contributions from member states, non-governmental organizations (NGOs), local governments and individual donors.
-
Warbixin iyo muuqaalo si dhab ah uga hadlaysa xaalada abaareed ee taagan gobolka Hiiraan (SAWIRRO) Axad, 16, Jauary 2011, (HOL) Maalmihii ugu danbeeyay waxaa jiray warbixino iyo qoraalo inta badan warbaahintu ay sameysay xaalado nolol xumo oo ka dhalatay abaar ku dhuftay deegaanno badan oo ka mid ah dhulka Soomaalida, ayaa haddana goballka Hiiraan waxaa uu ka mid yahay deegaannada ugu sii darran goballada bartamaha Soomaaliya oo ay abaartu siweyn u saameysay. Hadaba si aynu u ogaano baaxada abaarta iyo xaqiiqda nolasha ka jirta deegaannada cabashada ugu badan ka timid ayeey HOL kormeer ku tagtay dhulka Miiga ah oo qoysaskii ku noolaa intooda badan dhaafeen xoolihii ay dhaqanayeen. Cel-celis ahaan dhul gaaraya ilaa 170-km oo ay HOL ku safartay, dhulku waxaa uu ahaa mid qalalan, geedehu malaha caleen la goosto, waana dhif iyo naadir in aad aragto tiro xoolo ah oo socda hareera wadada, waxaase mar marka qaar dhici karta in aad aragto xoolo isugu jira Geel, Lo, iyo Ari soco waayay oo iska taagan hareeraha wadada. Waxaa intaa sii dheer dhimashada xoolaha oo ah mid xadkii dhaaftay, kuwaasoo aad ku arkeyso meel kasta oo aad marto, gaar ahaan waxaa ugu sii darray Lo'da iyo Ariga, oo qaarkood la ii sheegay in dadkii lahaa ay kala baxeen haraga si ay u sii iibiyaan. Inta badan Tuulooyinkii ay HOL booqatay waxaa ay ahaayeen kuwo cidlo ah oo aan cidina jooga, laakiin meelaha qaar ayaad ku arkeysaa dad isugu jira rag iyo haween marka ay maqlaan Shanqarta gadiidka ku soo yaacaya wadada bal si ay ogaadaan in gadiidkaasi yahay mid deeq u sida iyo in kale. Biyaha waa dhibaatada ugu weyn ee heysta dadka ku dhaqan dhulka Abaartu ku dhufatay, waxaana taa laga garan karaa muuqaalka Ceelka deegaannka Moqokori oo ay ku xoonsan yihiin dad xoolo dhaqato ah oo kala yimid meelo kala duwan. 'Saacad kasta waxaan xerada ka saarnaa Neef dhintay, maxaad u maleyneysaa haddii saacad kasta Neef dhintay xerada laga saaro waxa soo hari kara ayeey tiri,'' Hooyo xoola dhaqato ah oo aan kula kulmay deegaann lagu magacaabo Suubo oo ka tirsan goballka Hiiraan. Warbixin iyo muuqaalo ku saabsan xaalada Abaarta ka jirta goballka Hiiraan. Maamulka Xarrakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa hadda meelaha qaar ka bilaabay Biyo dhaamin iyo bixinta raashin la siinayo dadka kuwooda ugu sii liita, waxaana ay dadka reer Miiga ah kuu sheegayaan in biyaha kaliya oo ay hadda isticmaalaan yihiin kuwa ay keenaan Booyadaha ay ku deeqaan maamulka xarrakada Al-shabaab ee goballka. Runtii ma'aha wax sahlan nolasha ka jirta dhulka Miiga ee gobolka Hiiraan, waxaana hubaal ah in haddii 2 bilood ee soo socta xaalku sidan sii ahaato, laga yaabo in la arko dad u dhimanaya xaalada nolol xumo ee taagan, waayo nolasha dadkaasi waxaa ay ahayd mid ku xiren xoolaha oo ah kuwo gabi ahaanba hadda meesha ka baxay. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiraan.com Beledweyn, Soomaaliya
-
Muuqaalo ka tarjumaya abaaraha Muqdisho Abaaro ba`an oo galaaftay nolosha dadka iyo duunyo badan ayaa waxaa ay ka taagan yihiin gudaha dalka Soomaaliya, waxaana abaarahan si weyn looga dareemaya gobolada dhexe iyo kuwa koonfureed ee dalka. Shacab badan oo kasoo qaxay gobolada dhexe iyo deegaanada ay gacanta ku hayaan kooxda Al-Shabaab ee gar-gaarka laga mamnuucay ayaa waxaa ay soo buux dhaafiyeen degmooyinka Madiina iyo Dharkenley. Barakacayaashan ayaa iyaga iyo xoolohooda waxaa laga dareemayaa gaajo, iyadoona xoolaha ay wataan yihiin uwo aad u caatooban. Qaar ka mid ah barakacayaashan ayaa shabakadda Calanka u sheegay in ay wadada uga soo dhinteen xoolo iyo caruur ay wateen. Roob la`aan ayay sheegeen in ay tahay dhibaatada ugu weyn ee abaarahan. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ku dhawaad 50% shacabka Soomaaliyeed qarka u saaran yihiin abaaro, iyagoona ka digay in gar-gaar deg.deg ah la gaarsiiyo. Kooxda Al-Shabaab oo inta badan deegaanada ay abaaruhu ka jiraan ee koonfurta gacanta ku haya, waxaana ay diideen in gar-gaar la gaarsiiyo shacabka ku dhaqan deegaanadaasi.
-
Qodax Qorax;688120 wrote: Signorina Somalina, se si può cucinare per me, farò di te una probosal matrimonio. E allora io vestire la maglia che mi vuoi indossare. Se ti piace, non vorrei nemmeno indossare una camicia. Have some decency waryaa! cunto kuuma karinaayo maxaa kale haysaa, keep your shirt on ya hear!
-
Ka daawo more pics at http://www.calanka.com/warka/article1460.htm
-
Waxaa lagu soo gabo-gabeeyay caasimadda dalka Norway ee Oslo shir laba maalmood socday kaasoo ay soo qaban qaabiyeen daladda (Nordic Union of Somali Peace and Development Organisations) oo ah dalad ay ku mideysan yihiin afar urur oo Soomaaliyeed kuwaasoo ka kala dhisan dalalka Norway, Swedan, Denmarka iyo Finland. Shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya sida wasiirka arrimaha dibadda Maxamed C/laahi Oomaad, Safiirka Soomaaliya ee Yurub Nuur Xassan Xuseen (Nuur Cadde), Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duwa magaalada Maxamuud Axmed Nuur Tarzan iyo wasiiru dowlaha xafiiska ra`iisal wasaaraha Sahra Maxamed Cali Samatar. Sidoo kale madaxda dowladda ee kasoo qeyb galay shirkan ayaa waxaa ay kulamo la qaateen masuuliyiin ka socda dowladaha Nordiga, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo soomaaliya khuseeya. Qodobo ay ka mid yihiin in loo gurmado shacabka Soomaaliyeed ee abaaraha ku haysta gudaha dalka iyo la dagaalanka xagjirnimada ayaa kasoo baxay shirkan, waxaana madaxda dowladda ay baaq cod dheer iyo mid gaabanba u dirtay beesha caalamka kaasoo ay gurmad ugu dalbeyso shacabka abaaruhu soo food saareen. Gabo-gabadii shirka ayaa waxaa ay madaxda dowladdu la qaateen kulan qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida ee magaalada Oslo, kuwaasoo ay warbixino iyo talooyin ku siiyeen jaaliyadda Soomaalida ee Norway. Ugu dambeyn waxaa shirka loogu mahadceliyay ururka G-10 oo u matala jaaliyadda Soomaalida Norway daladda "Nordic Union of Somali Peace and Development Organisations", waxaana lagu amaanay sida kartida leh ee ay u raadinayaan mideynta qurbajoogta Soomaaliyeed ee shakigu kala dilay. Waa shirkii labaad ee ceynkan oo ka dhaca dalka Norway, waxaana kan kiisa xiga marti galin doona dalka Finland, sida ay ka dhawaajiyeen masuuliyiinta daladda "Nordic Union of Somali Peace and Development Organisations". Wariyayaasha: Deeq C/laahi Xuseen Madoobe deeqow25@hotmail.com
-
SHIR KA DHACAY NORWAY (14-15 JANAAYO 2011)
-
Kulmiye;687865 wrote: ^I like when people say "haybad waxad ku leedahay dhulkaaga hooyo" waa beautiful and true:) :D:D Qodax, reer WG don't know muufo Baraawe ee maxaa ku baray? maxaase kugu kalifey inaad marba shaati cusub soo gashato? Paltalk group-kaada la soo tasho, markaasna talo fiican halkan keen oo Shababis lagu sagootin karo. Gracias senor.
-
Kan waqti ha isaga lumin, me thinks waa Cowke oo Kebabi supporter ah. lol ------- Somali women say Islamists becoming more draconian By Sahra Abdi Saturday, January 15, 2011 NAIROBI (Reuters) - Women living in areas controlled by Somalia's Islamists say they are increasingly the target of more draconian rules meted out by the rebels bent on enforcing their ideologies. In the latest decree by the al Qaeda-linked al Shabaab group that governs most of southern Somalia, women in the seaside town of Kismayu have been banned from carrying out barter trade with the male crews of ships calling at the port. The women have also been told they cannot shake any male's hands in public, travel on their own, sell anything or work in an office. "A woman cannot be seen with a man from another country at the port. The punishment for any woman caught near the port or foreign vessels will be arrest," a senior al Shabaab commander said in a statement this week. The al Shabaab group -- which means "the youth" in Arabic -- have in the past banned movies, musical ringtones, dancing at wedding ceremonies and watching soccer. Many Kismayu women, mostly widowed or divorced, have survived for years solely from selling or bartering vegetables and fruits for fuel and other commodities from ship crews. "I have three children and raise them from the little I earn from exchanging goods at the seaport, but now I can't do my job," Hawa Olow told Reuters in a telephone conversation. Al Shabaab has also prescribed that the women must buy and wear uniform robes that only it supplies. PUBLIC WHIPPING It has banned khat, a mild stimulant popular with men in the Horn of Africa. Dozens of women in Kismayu caught smuggling khat have been sentenced to 20-day jail terms and fined one million Somalia shillings. "During the war we used to have a life and a little peace. Now Islamists control much of the south and mete out punishments for the slightest thing. They say women should do nothing," one khat seller told Reuters. "Some women have no husbands, they are single or divorced or their men died fighting. It is totally destroying life." Women cannot sit next to a man in a bus and have to be accompanied by a male relative when travelling. "We have been born and raised as Muslims and we don't know where Islam says women can't work. They have taken these ideologies from outside Somalia, from the Taliban and other militants," said Abdiwahab Abdi Samad, professor of history at the University of Nairobi in neighbouring Kenya. "If al Shabaab do not want women to work, they have to pay them money so that families depending on them can survive. Another rebel group, Hizbul Islam, is taking a harsher ideological stance, bringing it more in line with the larger al Shabaab by imposing a strict form of sharia law. Initially, Hizbul Islam had been seen by many Somalis as less severe in its interpretation of Islam than al Shabaab. Hizbul Islam and al Shabaab, which used to be rivals but often fought together against the government in Mogadishu, agreed to merge in December. In Afgoye, just south of Mogadishu, one old woman said she was publicly whipped by young men the age of her grandchildren for not donning the tent-like robes demanded of females. "They said I cannot wear my old clothes," said Fatuma Ahmed. "I am an old woman over 60 and there is no man looking at me, why do they force me to have those heavy clothes?" (Writing by Helen Nyambura-Mwaura; Editing by David Stamp). Source: Reuters
-
Jacaylbaro;688057 wrote: Isagaa burburiyay ,,,,, and for sure he is coming to make it a hideout now ,,, Malaha gabadhiisa ayaa dooneysey iney aabaheed aragto...or Xamar qofkii rabo inuu wax u qabto ayaa imaan kara, either way wuu joogaa, waana nin yaqaana shaqadiisa, taasi laba jaamac isma weydiineyso. Saraakiisha kale ee u shaqeysey MSB, waxa keliya looga baahan yahay waa xirfadooda which is vital in defeating the kebabis. All the best to them.
-
Sharif has bigger fish to fry than worry about odeyga Farole calaacalkiisa. Shariif oo Jabuuti gaaray iyo berri oo uu Masar u sii gudbayo Safarkan oo aan horay loo sii shaacin ayuu Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa ay ku gaareen wadanka Jabuuti, halkaas oo uu kula kulmay dhigiisa wadankaasi Mr Geelle. Madaxweynaha iyo wefdigiisa oo haatan ku sugan Hotel Kaambeski ayaa la filayaa inay kulamo halkaasi kula qaataan Madaxweynaha Jabuuti, waxaana si rasmi uu uga qeyb gali doonaa tababar loo furayo ciidamada Soomaaliya ee ku sugan wadankaasi. Xafiiska Madaxweynaha ayaa war ka soo baxay lagu sheegay in Madaxweynuhu uu kaga sii baqooli doono dhanka magaalada Sharma-Sheekh ee wadanka Masar, halkaas oo uu kaga qeyb galayo shir ay yeelanayaan Hogaamiyaasha dalalka ku jira Jaamaacadda Carabta. :D Wadanka Jabuuti waxaa ku sugan, isla markaana kuwa badan tababar ciidan loogu soo gaba gabeeyay Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG ah, kuwaas oo sida warar hoose sheegayaan ka qeyb qaadan doona weerarka dowladu qorsheyneyso inay kaga hortagto Ururka Al-shabaab.
-
Where are the Shabaabis or AlSheydaan, I don't see them in the pics? Ururka dhallinyarada SYL II, oo tartan kubadda cagta ku qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguduud (SAWIRRO) Sabti, 15 Janaayo, 2011 (HOL) – Munaasabad ciyaareed kubadda cagta, ayuu ururka SYL II ku qabtay degmada Caabduwaaq ee gobolka Galguduud maalin ka hor, taasoo loo qabtay laba kooxood oo lagu kala magacaabo Badbaado iyo Hordoor, iyagoo ku kala baxay rigoorayaal. “Ciyaartan, waxaa soo qabanqaabisay SYL II, waxaana loogu talogalay in bulshada la isugu keeno si ay isku dhexgalaan, waxaana ciyaarta fuliyay ururka dhallinyarada gobolka Galguduud ee GAYDO,” ayuu yiri Yaxye Nuur Cali oo ah guddoomiyaha SYL II oo la hadlay HOL. Guddoomiyaha SYL II, wuxuu sheegtay in ciyaartan hal-ku-dhig looga dhigay ‘MIDWOGA DHALLINYARADA TAAGEERTA NABADDA IYO KALA QOQOBNAANTA’, isagoo intaas raaciyay in kooxdii ku guuleysatay ciyaarta uu ururkoodu ku abaalmariyay koob. Munaasabaddan, ayaa waxaa ka qaybgalya daweyne fara badan, kuwaasoo aad u soo dhaweeyay ciyaarta loo qabtay labada kooxood, waxayna sheegeen in ciyaaruhu ay yihiin kuwa isku keeni kara bulsho muddo dheer kala maqnaa ama aanan is-arag. Saraakiisha maamulka culummaa’uddiinka Ahlusunna Waljamaaca ee gobolka Galguduud, gaar ahaan ee degmada Caabud-waaq, iyagoo sheegay in ciyaartan ay tahay mid wanaagsan loona bahnaa in degmooyinka lagu qabto. Masuuliyiintii ka hadlay munaasabadda, ayaa waxaa ka mid ahaa wakiilka arrimaha bulshada ee degmada Caabudwaaq Mahad Khaliif Rooble, guddoomiyaha Isboortiga ee gobolka Galguduud Bashiir Warsame Jaamac (Afgooye), Madaxa Isboortiga ee maamulka Ahlusunna Waljamaaca Durraan Cali Fareey, guddoomiyaha Isboortiga degmada Muxyadiin Cabdi Geelle iyo gudoomiyaha ururka haweenka (TAAKULO) Marowa Fardowsa Yuusuf Ciid, waxaana dhammaantood ay mahad iyo bogaadin u jeediyeen ururada dhallinyarada SYL II iyo GAYDO. Sidoo kale, waxaa xafladda khudbado gaagaaban ka jeediyay xubno ka socaday ururka SYL II, iyagoo u mahad-celiyay dadweynaha reer Caabudwaaq, sida diirran ee ay u soo dhaweeyeen ururka iyo dhammaan mas’uuliyiinta kala duwan ee kasoo qaybgalay iyo weliba kooxahii tartanku dhexmaray ee soo bandhigay ciyaarta wanaagsan. Ugu dambeyntii, waxaana kooxdii tartanka ku raysay oo ahayd Badbaado, la guddoonsiiyay koobkii uu bixinayay ururka SYL II, waxaana munaasabadda ay kusoo gabgabowday jawi farxadeed iyo rayn-rayn. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Popular Contributors