Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Qudhac;690804 wrote: atleast they getting some kind of help and looking after, where as the savages in somalia are busy murdering maiming and masacaring them...... be gratefull Savages in Somalia? markaad is dhiibeysey soo savage maadan ahayn? some folks are funny! sii socda idinkoo qarweysaan haddaba...ta-ta!
  2. Clap for your clan. Nothing wrong with that. JB and GD do it proudly everyday. Ku dayo, ku dayo. Have a good one.
  3. STOIC;690873 wrote: Somalina, I'm sorry that I can't help intentional ignorance ......google can help you with that.... Funny how you go from "do you want me to bore you with obvious like that" to "Google it". Miskiin, learn to back up your claims with evidence. Again, what developments where you referring to? it is a straight up question, I don't really see what is so hard about answering a simple question like that.
  4. Sensei;690867 wrote: Yaa Xamar yimid waa su'aale ? Yaase ku dhacay waa su'aale ? In any case, anigu waxaan leeyahay wax laga fiican yahay weeyaan markuu tuugu dadkii uu dhacay uu tuug yiraahdo. Ilaah baan kuhu dhaariye Jimcaale Nur, Diriye iyo dalabeey ma xaq baa inay yiraahdaan waa nala dhacay. Runta haddii aad isku sheegi weydaan waa nilii shegaa. Runta lagama xishoodo, dhibka ayaa laga xishoodaa. BTW, there isnt much to be done in VA today. Icy roads, dish problem etc. Aniga Dalabey kama hadlin, and he aint from Xamar. Yaase la hadloysaa markaad leedahay "niila sheega" ? run haddaad wax ka ogtahay waxyaabaha aad ku hadleyso kuma aadan hadleen. Qabiil dhan ayaad meel uga dhacooysaa because of some tuugo iyo qashinka kale. Qashina qabiil walba ayey ku jiraan, ileen qof walba si gaar baa loo abuurey. Intaas haddaad fahamto wax walba wey hagaagaayaan. Ciao. @Awoowe, Xamar Faroole ma imaan karo wuuna ogyahay taas. Sharif ma loo ogola Garowe. Isbaaro ayey isku dhigteen. Waa "unukaa leh" oo run ah!
  5. STOIC;690868 wrote: Somalina, do you want me to bore you with the obvious like that? Please do, enlighten me.
  6. Kindly share the "developments" you are so impressed with?
  7. Mahadsanid Positive. Su'aal: waa maxay murdisada?
  8. Sensei;690851 wrote: I hope not, I sincerely hope not. PL presidency or premiership would only give voice to ****** like Dalabeey & Ahmed Dirie. These people have gone as far as to suggest reer Puntland looted and murdered innocent Xamar folks. Not quite so, if memory serves me right it was the vice versa. Now, instead of moving forward these numbnuts insist on placing blood libel(yes, I said it) on others in a cheap effort of equalizing guilt. Nimanyahow, PL dan baa ugu jirta inay Xamar hagaagdo, kuwa Xamarna(Shariif & Co.) dan baa ugu jirta inay la hishiiyaan PL. Wax kale oo meesha yaala majiraan. Buuqa & rabshadda iska dhaafa oo reerka dajiya. Haddii aan wax yar kugu darsado, kuwa Xamar imaadey oo dadka deegaankaas dhacay meysan ahayn reer Xamar. Weligoodna Xamar sidey u taalo meysan arkin. Haddaad qabiil ahaan wax u sooceysidna waa sheeko kale. Xamarna cid aan la dhicin ma jirto. Our houses were looted as well and my own cousins were killed. Tuugo laga keeney Ethiopia oo magaca jabhad wato ayaa dhacay cid walba. Marka hadal qiimo leh la imoow fadlan. Gracias. Reer Xamar= qof ku dhashay Xamar. Xaji, naga daa odeygan isku yaacey hadalkiisa.
  9. Xaaji Xunjuf;690821 wrote: Somalina faroole wa inad ku so dhaweysid vila somalia wa madaxweynaha mustaqbalka;) Villa Morgan ku soo dhaweeya marka hore, idinka ayuu idin dhawyahayee! he is not welcome in Villa Somalia these days! he is banned until further notice! lol
  10. Somalina;687939 wrote: Prof Warfaa for president. Prof Axmed Muumin Warfaa oo isu Sharaxaya Jagada Madaxweynaha Soomaaliya
  11. Somalina

    hello all

    Jacaylbaro;690774 wrote: Ohhhhhhhh ,,,, not again Kaaley, meesha ma adigaa isbaaro kuu taal? soo dhawey aan ku idhi or else...
  12. Oxfam: Somali Drought Could Be as Serious as 1992 VOA new Thursday, January 27, 2011 Below average rainfall in Somalia has pushed nearly 500,000 people to the brink of starvation. International aid-group Oxfam is warning that more will be affected unless immediate action is taken. Somalia is in desperate need of aid, says British-based Oxfam International. Reports indicate decreased rainfall in the arid region, and the situation is critical in areas such as Gedo and Juba. The aid group reports that 25 percent of people in the Gedo region and nearly 30 percent in the Juba region are malnourished due to crop failure and the death of livestock. The group also worries the death of livestock will promote raiding and violence as the crisis deepens. According to Oxfam Humanitarian Programs representative Peter Kamalingin, the international community does not realize how serious the situation is becoming. "The crisis is big, it is probably something that is similar to or worse than what we saw in 1992," added Kamalingin. "The rains for October to December period were low and there is the likelihood that the next rains, if they come, will be towards the end of March or April. So you have, actually, a period of six months low rain, and for Somalia that is serious." Oxfam reports that some areas in central and southern Somalia have received less than 15 percent of their typical rainfall in recent months. An estimated two million people are living off food aid in Somalia and as the drought continues that number is likely to rise. Speaking at the United Nations earlier this month, Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed warned that 2.5 million people were on the verge of starvation unless given immediate support There have been relatively few reported deaths as a result of the situation. But Oxfam's Kamalingin says the crisis is far from over. "The worst of it is yet to come, and that is where the fear is," added Kamalingin. "We know that so far there have been deaths of livestock. We know that in some parts there have already been reports of limited deaths, not yet as bad. But if you consider that this is still January and the next rains are only expected in March, I think the next two months are going to be serious." For those in the south, their only reprieve maybe the war-torn capital, Mogadishu. The U.N. High Commissioner for Refugees recently estimated as many as 12,000 people had recently arrived on the outskirts of the Somali capital in search of food and water. Source: VOA
  13. Sarkaal Sare Oo Ka Tirsan UDUB Oo Sheegay In Xukuumadda Siillaanyo Hayso Dhabihii Rajiimkii Siyaad Barre "Waxaan U Arkaa Qoraalkaa Siyaasad Cusub Oo Xukuumadda Ku Soo Korodhay, Waa Inay Cadayso Gooni Isku Taagii S/Land Ee Muqadaska Ahaa Laga Noqday” Guddoomiyaha UDUB Ee Komishanka Kanadiid Khaawi Hargeysa, January 27, 2011 (Haatuf)- Guddoomiayaha UDUB ee Komishanka doorashooyinka Kanadiid Maxamed Khaawi aya xukuumada madaxweyne Siillaanyo ku eedeeyay inay hayso dhabadii rajiimkii Siyaad Barre uu ku xidhi xidhi jiray muwaadiniinta, ugana digay xadhiga iyo cabudhinta ay ku hayso Saxaafada xorta ah iyo madaxdhaqameedyada, uguna baaqay in si dhakhso ah ay xoriyadooda ugu soo celiso Tifaftiraha Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) iyo Boqor Raabi Yuusuf C/laahi oo ku xidhan xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa, kaas oo uu ku tilmaamay hab dhaqanada ay caanka ku yihiin kaligii taliyayaashu. Waxa kale oo uu Guddoomiyaha xisbiga UDUB u qaabilsan Komishanka doorashooyinka Kanadiid Maxamed Khaawi khiyaamo qaran ku tilmaamay qoraal uu Saxaafada qaarkood uu ku soo saaray xoghayaha Komishanka ADIS-ka C/kariim Axmed Xinif oo sheegay in hogaankii SNM ee dalka xoreeyay ay jabhadihii USC ee uu hogaaminayay Gen. Maxamed Faarax Caydiid iyo jabhadii SPM ee uu hogaaminayay Axmed Cumar Jees ay heshiis kula galeen in marka Siyaad Barre xukunka laga tuuro Somalia loo dhiso dawlad loo dhan yahay oo la isla ogolyahay uu ahaa heshiishkaasi mid SNM oo dhami isla ogayd, kaas oo uu ku tilmaamay mid khiyaamo qaran xambaarsan oo khilaafsan gooni isku taagi Somaliland, uguna baaqay xukuumadda Siillaanyo inay jawaab cad ka bixiso qoraalkaa ka soo baxay xoghayahaasi. Kanadiid Khaawi waxa uu sidaa ku sheegay mar uu xalay khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay wargeyska Haatuf ,ayaa sidoo kale xukuumada ugu baaqay inay Ixtiraamto nidaamkii Dimuquraadiga ee lagu soo doortay, kana baydho hab dhaqanadii rajiimkii Siyaad Barre ee dalkii Somalia ku burburay, isagoo arrimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi “Saxaafada madaxbanaanideedu waa lama tabtaan oo Distoorka ayay ku cadahay, iyada oo Saxaafada Somaliland ay leedahay Xeer Saxafadeed oo la ansixiyay ayaa waxa la yaab leh Tifaftiraha Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ee xabsiga weyn ee caasimada loo dhaadhiciyay Xeerka ciqaabta ee lagu qaaday, iyadoo Xeer Saxafadeed dalka u yaalo, xukuumadana waxa looga baahnaa maadaama lagu soo doortay hanaan Dimuquraadiya in Saxaafada xornimadeeda tixgaliso oo shuruucda dalka u yaala ay u hogaansanto tacdigana ka days, laakiin markaad eegto sida loola dhaqmayo Saxaafadii ama madaxdhaqameedyo ha noqotee ama mushtamaca kale ee aragtoyahooda ku saluuga talaabooyinka ay qaadayso xukuumadii ayaa waxay u muuqataa, in xukuumadda Kulmiye ay ku socoto dariiqii ay xukuumaddii Siyaad Barre ay dalka ku baabisay, taasina waxay keeni kartaa in kala dan baynta, nidaamka sharci iyo Dimuquraadiyadeed ee aynu haysanaa u burburo. Read the rest at http://www.haatuf.net/2009files/1582256.html
  14. lol@refugees... DhulSoomaliyeed aka SL sidee uu qof Soomali ah ugu noqon karaa a refugee? IDP yes, refugee nah...
  15. Jacaylbaro;690655 wrote: Interesting Interview with Ina Maygaag. SL has nabad, yes. Nothing else is there, is it?
  16. Xoolo Sucuudiga laga soo Celiyey Xoolo gaaraya 13,000 oo neef oo loo iib geeyey Sucuudiga ayaa Dekedda Berbera lagu soo celiyey, iyada oo xoolaha xanuun lagu sheegay Mas'uuliyiinta iyo ganacsatada Somaliland ayaa sheegay in cuduradii heshiiska lagu galay in xoolaha Sucuudiga loo dhoofinayo laga baaro dhamaantood laga baaray, hase yeeshee xoolaha hadda lagu soo celiyey xanuun aan horey looga heshiinin. Warbixinta oo dhameystiran hoosta ka dhageyso. VOA
  17. Aqoon-isweydaarsi looga hadlayay nabadda iyo joojinta colaadaha oo Muqdisho lagu qabtay Arbaco, 26 Janaayo, 2011 (HOL) – Aqoon-isweydaarsi hal-ku-dhiggiisu ahaa doorka nabadda ee odayaasha dhaqanka, joojinta colaadaha iyo gargaaridda dadka ay abaaruhu waxyeelleeyeen, ayaa maanta hoteelka saxafi ee Muqdisho loogu qabtay 150 oday dhaqameed. Waxaa soo qabanqaabisay aqoon-isweydaarsigan hay'adda UYS, waxaana furay guddoomiyaha hay'addaas Ciise Xasan Diinax, wuxuuna si kooban uga hadlay doorka ay odayaashu ku leeyihiin bulshada dhexdeeda, loogana baahan-yahay inay soo celiyaan kaalintii ay bulshada ku dhex lahaayeen. Mr. Diinax, wuxuu sheegay in aqoon-isweydaarsiyadan oo saddex qeybood ahaa uu midkan yahay kii ugu dambeeyay ee loo qabto odayaasha dhaqanka. Waxaana odayaashu oo koox-koox ah ay uga doodayeen qodobbada uu ku saleysnayaa iyagoo soo gudbinayay fikaradahooda ku aadan qaabka loo nabadeyn karo dalka, loona joojin karo colaadaha, isla dadka loogu fidin karo gargaarka ay u baahan yihiin. Sidoo kale, aqoon-isweydaarsigan waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan dowladda Soomaaliya, waxgarad, siyaasiyiin, aqoonyahanno, iyo marti sharaf kale, waxaana xubnihii khudbadaha ka jeediyay ka mid ahaa xildhibaan Cali Maxamed Seeko, oo ugu horreyntii u mahad-celiyay hay'adda UYS oo suuro-gelisay inay isku keento dadka waxgaradka ah, si ay u soo celiso doorkii ay ku lahaayeen bulshada iyo dhalinta nabadda. "Dad badan oo aan aniga ka mid ahaa, waxay aamin-sanaayeen in hay'addani aysan waxba u qaban bulshada, laakiin maanta waxaa caddaatay kaalinta ay ku leedahay arrimaha nabadda, waxaana ka codsanayaa inay 15-kii maalmood oo kastaba ay mar qabato aqoon-isweydaarsigan oo kale," ayuu yiri xildhibaan Cali Seeko, oo ku daray intaas in waddanka uu burburay una baahan yahay in nabaddiisii lasoo celiyo, sidaasi daraadeedna odayaasha halkaasi isugu yimid looga baahan yahay inay iyagu door muuqda ku yeeshaan ka miro-dhalinta yoolka la hiigsanayo. Dhinaca kale, odayaasha halkaas ka jeediyay khudbado, ayaa waxaa ka mid ahaa: caaqil Xasan Cilmi Yaxye, C/llaahi C/lle Wehliye, Nabadoon Maxamed Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha guddiga beesha Habar-gidir Abuukar Sheekh Cusmaan "Abuukar Ganey", waxayna dhammaantood siyaabo kala duwan uga hadlay fikradana lasoo jeediyay mudadii uu socday aqoon-isweydaarsiga, waxayna ka codsadeen hay'adda UYS, inay kordhiso seminaarrada odayaasha dhaqanka iyo nabadoonnada si loo xoojiyo doorka ay ku leeyihiin dib u soo celinta nabadda bulshada. Odayaasha, ayaa ka hadlay xaaladda abaaraha ee ka jirta dalka Soomaaliya, iyagoo ka codsaday dhinacyada isku haya Soomaaliya, inay ogolaadaan inay furaan jidadka si gargaar loo gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameynta ku yeesheen ee ku nool gobollada fog-fog iyo kuwa dhow ee Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  18. Drinking shaah with the neighbourhood elders after school! funny, even now I hang out with 40 and 50 yr olds. lol