Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Born in Somalia, the former Dutch MP Ayaan Hirsi Ali is a prominent critic of Islam. She has described the religion as 'like a 'mental cage', inhibiting freedom of thought and action across the Arab world. But events in Egypt and Tunisia have shown the watching world a Middle East in which old and young, religious and secular, Muslim and Christian, have united to press for genuine political change. So what does Ms Ali - currently a fellow at the Washington-based conservative think-tank, the American Enterprise Institute - make of recent events?
  2. Wyre- cunuga dhanka bidixda or waqooyiga odayga madaxa ka saaran dee!
  3. Canadian Somali Congress interviewed on the Journey for Justice Event in Ottawa
  4. Doorka Dhallinyarada ee Dhisidda Nabadda Talaado, 15 Feberaayo, 2011 (HOL) – Dhalinyarada oo ah udub dhexaadka bulsha walba, laguna tilmaamo ubaxa iyo hogaamiyeyaasha berrito ayaa ah kuwa qayb libaax ka qaata dhisidda nabadda iyo dhoowrista xaquuqaha aasaasiga ah ee dadkooda iyo dalkooda. Hadaba, ilaa iyo intii ay dhacday dowladdii hore ee kacaanka ahayd 20-sano ka hor waxaa dhallinyarada Soomaaliyeed lasoo darsay duruufo aad u adag oo ay dhexda u galeen, dhalinyarada intii aqoonta lahayd ayaa waayay tacliin sare iyo shaqo ay qabtaan, kuwoodii miyiga jirayna waxay soo galeen magaalada iyagoo ku kala biiray hoggaamiyayaal qabiil iyo jabhado Qaran dumis ahaa. Dhallinyarada ayaa waxay noqdeen kuwa laga dhigto xaabadda dagaallada lagu huriyo isla markaana qabqable waliba uu ku awr-kacsado magaca qabiil iyo qabiileysi tiiyoo uu ka dhigto jaranjaro uu ku gaaro mansabka siyaasadeed ee uu doonayo. Dhallinyarada waxbartay ayaa aad ugu yaraatay dalka, gaar ahaan Koofurta Soomaaliya oo colaaduhu ragaadiyeen iyadoo intii waxbaratayna aysan helin aqoon kororsi iyo shaqo, taasoo sababtay inay ku kala biiraan hadba cida ku hardameeysa siyaasadda magacay rabaan ha yeeshaane, waayo illaa muddadan 20-ka sano ah waxaa la qabanayay shirar dib u heshiisiin ah, iyadoo qaarkoodna lagu soo dhisayay dowlado KMG ah balse ma jiraan intaa oo shir ah mid lagu casuumay ama lagu martiqaaday dhallinyarada Soomaaliyeed iyadoo aan sinaba loo tixgalin doorka shariifka ah ee dhallinyaradu ka qaadan karto dhisida nabadda iyo is-dhexgalka bulshada. Haddii aan milicsano dhalinyarada kaalinta lixaadka leh ee ay ka qaadan karaan dhisidda nabadda ayaa ah inay yihiin kuwa kaliya ee abuuri kara jawi is-dhexgal kasoo ay u marayaan is deegaameysi, kulammo saaxiibtinimo, isboortiga iyo waxbarasha, kuwa maleeshiyaadka ahna waxay u baahan yihiin oo kaliya in la dhageysto lana tixgaliyo baahiyahooda aasaasiga ah ee ku qasabtay inay qolo ku biiraan kuna haligaan naftooda iyo tan dadka kaleba. Waxaa hubaal ah in dhallinyarada loo adeegsanayo qabiilka iyo qabyaaladda ay maanta ka dhargeen in waxay ka dhaxleen ay tahay cuuryaanimo, dhimasho, nolol xumo, magac xumo, iyo aakhira la’aan, waxayna intooda badan oo aan la sheekeysanay aaminsan yihiin in haddii ay heli lahaayeen cid gacan kusiisa inay dhisto aqoontooda xirfadeed iyo middooda maskaxeedna ay door muhiim ah ka ciyaari lahaayeen dhisidda nabadda iyo is-dhexgalka bulshada. Sidoo kale dhillinta waxbaratay ayaa iyaguna aaminsan in haddii talada dalka wax laga siiyo ay soo dumi lahaayeen dhammaan dhalinta kale ee siyaabaha qaldan loo adeegsado. Isku-soo-wad-duuboo dhallinyaradu waxay rumeysan yihiin in la joogo xilliigii caqligu shaqeyn lahaa lana siin lahaa fursadooda dhallinyarada loona abuuri lahaa barnaamijyo waxbarasho oo heer walba ah iyo shaqooyin, lana tixgalin lahaa doorkooda wax ku oolka ah ee ay ku dhisayaan nabadda. Dhalinyaradu waa xoog furan oo haddii sida haboon loo jiheeyana wax badan dhisi kara, hadii si qaldan loo adeegsadana wax lagu dumiyo sida maantaba nahaysata. Waxaa odoyaasha dhaqanka, cuqaasha, siyaasiyiinta, hooyooyinka iyo aqoonyahankuba la gudboon inay u ololeeyaan sidii dhallinyarada loo siin lahaa fursado iyadoo ay xasuusan karaan in xorriyada maanta aan harsanayno ay dhaliyeen 13-kii dhallinyaro ee SYL iyo dhalintii ay abuureen ee iyaga ka danbeysay waxaana dhalinyarada hal-ku-dhigoodu uu yahay: 'Dhallinyaradu ma ahan kaliya hogaamiyeyaasha berrito ee waa badbaadiyayaasha maanta'. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  5. qofka madaxa ku jiifo is cute.
  6. 10 ka June 2011 Maalinka Kacdoonka Shacabka Somalia 10ka June 2011 Salaada Khudbo Jimco kadib waxaa Gobolada iyo Magaalooyinka Somalia ugu waa weyn ka dhici Doono insha Allah Kacdoonkii ugu weynaa ee abid Shacabka Somalia Sameeyaan, Kacdoon Shacabka Somalia ay ku ridayaan, ayna oga hortagayaan Dhamaan cid waliboo Somalia Qaska ka wada, Sida Dowlada, ururada Dagaalada Somalia ka wadaan, iyo Cid waliboo interest ugu jiray Dagaalada iyo dhibaatooyinka Somalia ka socda Facebook
  7. Anti Al Shabaab-TFG Demostration in Mogadishu 13 February 2011 Mogadishu — Mogadishu young people on Sunday made anti Al shabaab-Somali transitional federal government demonstrations in the Somali capital Mogadishu. Hundreds of youth marched in the long street between KM4 and Benadir junctions as they were holding placards and boards written with words expressing how they are against the continuing conflict in the horn of Africa nation for more than two decades. The demonstrators were chanting slogans defying the young Somalis to be recruited by TFG or Al shabaab to stoke the ongoing violence in the capital. Jama'a Sa'id Qorshel, one of the demonstrators, told the media that they started the protests and they will continue until they succeed as the Egyptians and Tunisians overcame their leaders. In a related incident, at least 7 of the demo organizers were seized by Somali government forces and took them to custody.
  8. Maybe one more wouldn't hurt...don't you agree! --------- Guddoomiyaha Arrimaha Dibada Wakiilada Oo Sheegay In Ay La Balansanyihiin Wasiirka Arimaha Dibada SL Written by Qaran news Feb 14, 2011 at 10:44 AM Waa Xaaraan In S/land Ka Qayb Gasho Shirarka Lagu Midaynayo Somalia, Marka Uu Wasiirka Khaarajigu U Baxayo Dibadaha Waa Inay Sii Raacaan Xubno Baarlamaan" Guddoomiyaha Arrimaha Dibada Wakiilada Xuseen Maxamed Cigge Hargeysa,(Qaran news)-Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibabada iyo iskaashiga caalamiga ah ee golaha Wakiilada Somaliland Xuseen Maxamed Cige ayaa sheegay in ka qayb galka shirarka lagu midaynayo Somalia ay yihiin arin xaaraan ah, isla markaana ka hor imanaya Xeerkii labada gole ee Baarlamaanka Somaliland ay 12-kii October 2003-dii ay ku xaaraantimeeyeen ka qayb galka shirarka loo qabto kooxaha Somalia. Guddoomiyaha arrimaha dibada Wakiilada Xuseen Maxamed Cige waxa kale oo uu sheegay in shirkii dhawaan lagaga hadlayay arrimaha Somalia ee lagu qabtay dalka Ingiriiska ee uu ka qayb galay Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/laahi Cumar, haddii lagaga hadlayay dib u heshiisiinta arrimaha Somalia, isla markaana lagu marti qaaday Somaliland gobol ka tirsan Somalia ay ahayd arin xaaraan ah, isagoo intaa ku daray inaanay xukuumadda Siillaanyo aanay isku koobin dadaalada siyaasada khaarajiga iyo hawlaha Ictiraaf raadinta, balse ay ka wada qayb qaataan Baarlamaanka iyo xukuumaddu marka uu Wasiirka Arrimaha dibada socdaalada dibada u baxayana aanu kaligii u bixin, balse ay sii raacaan xubno ka tirsan guddidooda arrimaha dibada ee Wakiiladu, taas oo uu ku tilmaamay arin lagama maar maan u ah aqoonsiga Somaliland, isla markaana miisaan u yeeli karta qadiyada gooni isku taaga Somaliland, waxaanu sheegay in Wasiirka Arrimaha dibada golahoodu u yeedhay si ay wax uga weydiiyaan qaabkii u uga qayb galay shirkaasi ay ka soo qayb galeen maamulada Somalia ee TFG, Puntland iyo Gal-mudug. Guddoomiyaha guddida arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ee golaha Wakiilada Xuseen Maxamed Cige oo Haatuf uga xogwaramayay aragtida guddidooda iyo doorka uga banaan siyaasada arrimaha dibada iyo aqoonsi raadinta, waxa uu yidhi "Halkii uun baanu ka taagan nahay , haddii dawlad iyo Baarlamaan Ictiraafka Somaliland la doonayo in Baarlamaanka iyo xukuumaddaba ay ka wada hawl galaan oo Wufud dibadaha la isku raaco oo marka Wasiirka Arrimaha Dibadu socdaalada dibada u baxayana ay xubno guddida arrimaha dibada ee goluhu ay sii raacaan, arintaasi oo aan u arko in wax badan ay ku soo kordhinayso, dadaalada qadiyadaa-na soona dhaweynayso aqoonsi aynu ka helno caalamka, maxaa yeelay, marka Wasiirku la shirayo masuuliyiinta dawladaha uu booqdo xildhibaanaduna wixii la kulmi karaan, xildhibaanada dhigooda ah oo ay ka dhaadhicinayaan qadiyadeena gooni isku taagana miisaankuna waxa uu ku jiraa, golayaasha Baarlamaanka oo kala qayb qaata xukuumadda siyaasada dibada, waxaan u arkaa in arintaasi si weyn u dheyelsaday, waanan kala hadlay Wasiirka arintaasi" Mar aanu weydiinay guddoomiyaha arrimah dibada Wakiilada sida uu u arko in wakhtigan xaadirka ah oo aan Somaliland wax aqoonsiya caalamku siinin, haddii Somalia beesha caalamku ku marti qaado shir ay fadhiyaan maamulada dawlada TFG ee Somalia, Puntland iyo Gal-mudug, waxa uu yidhi "Hadii aynu ka hadlayno dan guud oo Somaliland lagu casuumay, dawlad madaxbanaan oo aan lagaga wada hadlayn arrimaha dib u heshiisiinta Somalia, waxay ku xidhan tahay, hadba mawduuca la inoo casuumay iyo wax lagaga wada hadlayaa waxa uu yahay, hadii lagaga wada hadlay Somalia oo dib loo midaynayo, oo Puntland, Gal-mudug iyo Somaliland la yidhi ka soo qayb gala Somalia oo la midaynayo, anigu waxaan u arkaa inay xaaraan tahay oo qalad weyn ay ku tahay Somaliland, haddii se la leeyahay Somaliland ha ka soo qayb qaadato, ariminta mushkiladaha ka taagan Somalia, taasina waxaan u arkaa inay daw tahay, Wasiirka Arrimaha Dibada-na waanu la balan sanahay gole ahaan inuu na hor yimaado". Mar aanu weydiinay sida uu arko Xeerkii labada gole ee Baarlamaanku ku xaaraantimeeyeen, ka qab galka shirarka lagaga wada hadlayo hidisayaasha Somalia, waxa uu yidhi "Haddii shirkaasi ahaa wada hadal siin Somalia oo dhan oo inaguna aynu ka mid nahay waa xaaraan, sharcigaasina waa kii laga soo saaray, Wasiirka Khaarajiga ee dawlada TFG ee Somalia ee yidhi Somaliland waxay shirkaasi kaga soo qayb gashay maamul goboleed Somalia ka mid ahna, waxaan qabaa inay tahay gef uu ku muto ciqaab adag, waxaan qabaa inuu dambigaasi ku mutaystay dil, Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland waxay ahayd inuu ka jawaabo hadalkii quudhsiga ahaa ee ka soo yeedhay Wasiirka Khaarajiga Somalia, oo uu yidhaahdo kama mid nihin Somalia ee qaran madaxbanaan baanu nahay, aniguna kama iman gobol Somalia ka tirsan, ee waxaan ka imid dal madaxbanaan oo Somaliland la yidhaahdo". Haatuf
  9. Ok. Mr Ayoub. Lets say Mr Wolf is the leader of the Shah Party. Is that what we are discussing here though? the answer is no. Adigu bal enlighten us a bit. Explain to us why SL was at that meeting. Why now after 20 yrs? and why was the meeting not advertised to the folks in Hargeysa (usually there is a red carpet at the airport and lots of halagaa sheego articles, JB knows what i'm talking about since he is in Hargeysa... )? Let us enjoy Qarannews for now...err eh...I meant while we wait for you to get back to us... (the gullible bunch need entertainment ) ------------ Somalia: "Building Stability, Accepting reality" Written by Maxamud Cawale Feb 14, 2011 at 07:49 PM AYAAN BADANAA DHULKEYGU AQOON DARANA DHASHIISU! Waxaan dhamaan war baahinta u howlan jiritaanka iyo sharafta Somaliland,maanta war baahintu waa ka masuul iney ilaaliso qaranimadda iyo qaynuunka Somaliland,una sheegto wixii xaqiiqa ee xukumadda Somaliland wado ee sax ah ama qalad ku ah jiritaanka iyo sharaftaba. Waxaana socda arin Shirka London iyo Somaliland sidey u khuseyso,horta arintu maaha mucaarad iyo muxaafad ee waa wadniyad kuwa dowladda ku jira iyo kuwa taagersan iyo kuwa diidan intaba waxaan leeyahay arintu waa arin khuseysa jiritaanka Somaliland Shirkan London ka dhacay Somaliland wax aan khasaaro iyo dib u dhac ahayn oo ugu jiraa ma jiro. sababtuna waa tan 1-Shirku wuxuu ahaa sidii mustaqbalka Somalia dowlad adag loogu dhisi lahaa sida ka muuqata cin waank shirka. " Somalia: Building Stability, Accepting reality" Horta waa kasi arinta shirka lagaga hadlayey kolka adigu yaad tahay, Somalia ayaa lagu arkaa inaad tahay oo caalamka iyo dowladahan shirka ka soo qayb galey kuma aqoonsana dal gaara dhismahan iyo daganaashan Somalia loo sameynayana ka mid ayaad tahay u jeedadda shirku waa sidii Somalind,Bugland iyo Galmudugland iyo Juboland loogu soo dabaali lahaa dowladda mustaqbalka loo dhisayo Somalia,kolka iska daah wax aad ka faa'idee waxaad ku khasaartey 100%. 2-Waxaa aad GUD-MADOW ku ridey wixii aad 20 Sano aad soo wadey dib ayaad ugu noqotey kolku CALI MAHDI somali xukumayey ee lagu lahaa shirka ka soo qab gal. Waxaad la socoto in caalamku lahaa hadaad doorashadda ka baxdaan in leydun aqoonsado ayaa la arkii,tii waad weydey oo dowladdii Ayaaba la ogaadey in ayna rabin gooni isku taaga Somalia,taasina waxay dhalisey in Ithoipia wasiirkii arimaha dibadda uu yidhaa oo isla goobta.waa in ay Galmudug,Bugland iyo Somalind ay distoorka la sameynayo bisha sideedad ka soo qayb gala,waa dowladii ugu cusleyd. Dawlada Itoobiya wasiirka khaarajigu ka dhawaajiyay ee u ila hada leeyahay ama la soo taagan yahay waa in Somaliland qeyb ka qaadata sida loo dajinayo dastoorka dawlada Somaliya ee mustaqbalka taasi macnaheeda soo maaha waar imikaba arimaha distoorka qeybtiina ka dajiya is aydaan hadhow u odhan waa nala khiyaameya iwm. Waa inoo iyo qaybta la tabaad Maxamud Cawale mccawale@hotmail.com -------- Looking forward to part 2...
  10. Ok ok! one more though ok! lol ------ Somaliland's SSC Occupation is a Threat to Peace in the Horn Northern Somalia Unionist Movement Feb 14, 2011 The SSC people are not only fighting for their inalienable rights and land but above all to defend Somalia's unity and territorial integrity. It is a cause that calls on all Somalis, irrespective of their region or clan to play their part . Even if no such help materializes, the SSC people, true to their Derwish heritage, are determined to defend the unity of Somalia on their own, knowing that the longer the struggle in the SSC continues, the more Somaliland's position on the ground becomes untenable. There is no doubt that the SSC regions will be the graveyard for secession. Once defeated here in the SSC, it will never rear its ugly head again in Somalia or for that matter anywhere else in the rest of Africa. Wardheernews
  11. Kenya: The 28th anniversary of the Wajir Massacre Kenya Somali Community of North America Press Release Monday, February 14, 2011 Today, February 14, 2011, is exactly 28 years since the horrific massacre that took place when the Kenyan security killed over 400 Somali men. Today, we are submitting a memo to the Kenya High Commission in Ottawa at 415 Laurier Avenue East Street from 11:00 am - 12:00 pm. This is to mark the 28th anniversary of the Wajir Massacre. This act of genocide occurred in 1984 in Wagala near Wajir. The massacre itself occurred following the rounding up of five thousand Somali men and their removal to the Wagala air strip, while their homes were being burnt to the ground. The men were detained within a barbed wire enclosure over a four day period, forced to strip and denied food and water. The massacre has been devastating to the morale of Somalis, the majority of whom are too intimidated to take any action in case of further reprisals. To the Somalis, the Wajir Massacre is one of the gravest in a sad history of brutal massacres, including Malkameri in 1996, Garissa in 1980, Madogashe in 1982 and Bagala in 1989. Since none of these massacres has ever been investigated, the pattern of repression of the Kenyan Somali people continues. Hundreds of families of victims of the Wajir Massacre are in the Bula Jogoo area of Wajir and are still in a state of destitution depending solely on relief aid. They have never been compensated for the massacre by the Kenyan government. At the time of the Wajir Massacre there was an international outcry and many western countries showed their concern and protested to the Kenyan government. Among them were Canada, Britain, United States of America, Sweden, Denmark, France, Germany, Norway, Finland, Australia, Austria, Ireland, Switzerland, Netherlands and Belgium. The Kenyan government has, for the first time, admitted that the horrific Wajir Massacre occurred sixteen years ago and that hundreds of ethnic Somalis were killed in the Wajir district in the northeastern province of Kenya during this massacre. Soon after the independence on Dec 12, 1963 the Government of Kenya introduced an Emergency laws in North Eastern Province which unfortunately remain in place even today practically. The Government of Kenya implemented a policy of economic, social and political repression in the region, thus subjecting the inhabitants to dire poverty and social decadency. As we write many people in North Eastern Province are dying as a result diseases and prolong droughts. The Government of Kenya continually committed and still commits ethnically motivated genocide against the people of North Eastern Province. The Garissa, Madogashe, Malkameri, Wajir and Bagala massacres that claimed thousands of lives are a concrete living testimony. In many ways, these massacre were carried out in a fashion that was in form and substance similar to the Nazis style of perfecting genocide against defenseless civilians. Although number of the victims in North Eastern Province remained a lot smaller than the Nazi victims, they are still lost human lives One of these inhuman rules, which was an integral part of the colonial policy of divide and conquer, was to restrict the movement of different communities in this province. The freedom of movements of these communities was limited within smaller grazing areas. After independence all colonial rules were repealed except Northern and Eastern provinces inhabited by Somalis and Borans, and the right of movement of Kenyans was enshrined the constitution. Today, we commemorate a black spot in the history of independent Kenya, when the government conspired and committed a massacre against its own people at Wagalla in Wajir County. Our country now has a new constitution and we pray that this new constitutional dispensation will guarantee basic freedoms and provide a relief to the victims of past atrocities and injustices. Wagalla massacre without doubt happened at hands of GOK. Some may argue about numbers, but Wagalla massacre is entrenched in the living memory of many a victim , and that the government is still in denial is a fact. We remember tragic events of the Wagalla Massacre that happened 28 yrs ago to this date and remind the government of its obligations to its citizens, both living and dead.We would like to remind that that time is of the essence. As each year passes, the victims and witnesses are slowly dying without ever getting justice for the atrocity committed against them and their families. Similarly, as each year passes, and perpetrators pass on without retribution for the crimes they've committed against humanity. The government's commissioning of the Truth, Justice and Reconciliation Commission has been rejected by the victims and civil society as not credible. We urge the government to use this moment of the 28th anniversary of the commission of this crime and take this matter seriously. We ask the government reconstitute a credible commission to expeditiously bring the perpetrators of Wagalla to justice. We remind them that justice delayed is justice denied. For more information contact: Abdi Omar Chairman Kenya Somali Community of North America. abdidadai2000@yahoo.com
  12. Bloomberg Monday, February 14, 2011 An international commission should be set up to assess whether Somali government soldiers, African Union peacekeepers and insurgents of al-Shabaab have committed war crimes in the capital, Mogadishu, New York-based Human Rights Watch said. “The world has for too long ignored the appalling cost to civilians of the fighting in Mogadishu,” Rona Peligal, deputy Africa director at Human Rights Watch, said in a statement today. “An international commission of inquiry is urgently needed to investigate war crimes committed in Somalia by all sides.” AU Peace and Security Commissioner Ramtame Lamamra and his special assistant Braham Khellaf did not respond immediately to e-mailed and telephone requests for a comment. Calls to AU chairman Jean Ping’s spokesman, Noureddine Mezni, did not connect. The Horn of Africa country has been without a functioning central administration since 1991, when ruler Mohamed Siad Barre was ousted. Al-Shabaab, which the U.S. accuses of having links to al-Qaeda, controls most of southern and central Somalia, while the transitional government, led by President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed, holds parts of Mogadishu. The conflict worsened in August and September when rebels launched an offensive to bring down the government, leading to “indiscriminate attacks of rocket and mortar fire by all parties” and “tens of thousands of civilians” fleeing the capital, Human Rights Watch said. The peacekeepers and government forces regularly respond to rocket attacks by insurgents with a “sustained bombardment” of civilian areas, Human Rights Watch said, citing interviews with refugees at a camp in Daadab in northern Kenya. To contact the reporter on this story: William Davison in Addis Ababa via Johannesburg atpmrichardson@bloomberg.net. To contact the editor responsible for this story: Antony Sguazzin at asguazzin@bloomberg.net.
  13. Maxaa la oran karaa kan daawada YT videos-ka la soo dhajiyo oo weliba ka commentgareeyo? What was that saying, danyeer dibkiisa....blah blah...I'll let you finish it. p.s. FYI, In NA we can actually access YT at work (not all workplaces, and we don't use dial-up either lol). --------
  14. Siminnaar looga hadlayay dhibaatooyinka lagu hayo haweenka Soomaaliyeed oo Muqdisho lagu qabtay Isniin, 14 Feberaayo, 2011 (HOL) – Siminaar ay soo qabanqaabisay hay'adda CCD ayaa 150-haween ah maanta loogu qabtay Muqdisho, loogana hadlayay dhibaatada ay haweenka Soomaaliyeed qabaan, ayaa haldhig looga dhigay 'aan raacno quluubteenna toosan'. Haweenkii ka qaybgalay siminaarkan ayaa waxaa ka mid ahaa haween xildhibaanno ah, kuwo ka socday urrurada haweenka Soomaaliya, haweenka gobolka Banaadir, dalladda ururrada bulshada rayidka ah gobolka Banaadir iyo marti sharaf kale. Xildhibaan Caasho C/llaahi Ciise oo ka mid ahayd haweenkii ka socday baarlamaanka ayaa hadal ka jeediyay furitaanka siminaarka, waxayna isweydiisay su'aal ahayd: "Dhibaatada haweenka Soomaaliyeed haysata mala qabaan haweenka ku nool dalalka Islaamka?", waxayna xildhibaanaddu sheegtay in dhibaatada haweenka Soomaaliyeed lagu hayo ay ka hortegi karaan haddii ay isku duubni muujiyaan. Sidoo kale waxaa halkaas khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedisay guddoomiye ku-xigeenka ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed, ahna ku-simaha guddoomiyaha ururkaas Canab Xasan Cilmi oo sheegtay in maanta oo ku beegan 14-ka Febraayo kuna beegan maalinta isa-salaanka adduunka ay ku bedelanayaan "Maalinta nabad jacaylka". "Anagu jacaylkeena waa nabad," ayay tiri Canab Xasan Cilmi oo sheegtay in maanta haweenka Soomaaliyeed waxay ugu jecel yihiin ay tahay dalkooda oo nabad ah, iyadoo sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay ahaayeen gabdhaha ugu qaalisan adduunka, sidaasi daraadeedna loo baahan yahay in doorkaas dib loo soo celiyo, iyadoo waalidiinta, gaar ahaan hooyooyinka ugu baaqday inay gabdhahooda ka ceshadaan kuwa ku ciyaaraya mustaqbalkooda. Guddoomiyaha haweenka hay'adda CCD, Sahra Maxamuud Amiin oo iyaduna hadal kooban ka jeediyay siminaarka ayaa ugu horreyntii u mahad-celisay madaxda iyo maamulka hay'adda CCD dadaalka ay ku bixinayaan sidii ay haweenak Soomaaliyeed isugu keeni lahaayeen si ay aayahooda uga hadlaan, sidoo kalena ay uga tashan lahaayeen sidii dalkooda iyo dadkooda looga saari lahaa dhibaatada haysata, iyadoo sidoo kalena u mahadcelisay haweenka siminaarka ka qaybqaaadanayay. Madaxdii halkaasi khudbadaha kala duwan ka jeediyay waxaa ka mid ahayd xildhibaan Caasho C/llaahi Qayaad oo sheegtay inay welwel ku heyso dhibaatada lagu hayo haweenka Soomaaliyeed, waxayna haweenka ugu baaqday inay u istaagaan sidii ay isaga kaashan lahaayeen ka hortagga dhibaateynta haweenka. Muddadii ay socdeen khudbadaha furitaanka siminaarka ayaa waxaa halkaasi qaar ka mid ah haweenka ay ku soo bandhigeen gabayo, buraan-burro, hal-ku-dhigyo ka tarjumayo sidii haweenku ay uga bixi lahaayeen dhibaatada u gaarka ah, nabad la'aanta iyo boobka gabdhaha aan qaan-gaarin, Waxayna suugaantooda ku cabireen sida looga hortegi karo arrimahaas foosha xun ee bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan haweenka lagu hayo. Ugu dambeyn, ka qeyb-galayaasha siminaarka oo isu qaybiyay lix kooxood, ayaa si gooni-gooni ah uga jawaabayay hal su'aal oo ahayd sida ugu habboon ee haweenka ay uga bixi karaan dhibaatada lagu hayo. Khudbaddii xiritaan siminnaarka ayaa waxaa jeedisay Canab Xasan Cilmi oo ku hadlaysay ururrada haweenka kasoo qaybgalay siminaarka, iyadoo ammaan iyo bogaadin u jeedisay ka qaybgalayaasha siminnaarka iyo sida ay fikiradahooda ugu jeediyeen sidii ay dhibaatada uga bixi lahaayeen. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  15. For the people of SSC, stopping secession to maintain Somali unity and territorial integrity is a sacred right ; and therefore they will not shirk from their obligations of safeguarding national unity . Thus, opposing secession has a profound legal basis both in the international law and in Somalia`s Constitution and/or Charter. Biyokulule
  16. I just gotta have it i reach out and grab it your love is like magic baby (uh uh oh)