Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Coofle thank you for the correction. Trip Advisor misled me.
  2. Quick question Dr Osman, what's the title of Farole's doctoral thesis?
  3. Caano_Geel;802787 wrote: I see ham It's not ham.
  4. NGONGE;802776 wrote: PL will have a say but it'll be via the TFG (or whatever follows it). Still, it's wise of Faroole to put a marker in place and remind all that PL will not go quietly. Great fun at any rate. Great fun indeed.
  5. Raashiinka loogu talo galay Rakaabka Diyaarada Turkish Airlines.
  6. Mark Bowden iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho ku tagay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay Axad, Maarso 11, 2012 (HOL) — Wafdi uu hoggaaminayo xiriiriyaha Qaramada Midooabay u qaabilsan gargaarka bani'aadamnimo ee Soomaaliya, Mark Bowden ayaa shalay gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay, iyagoo kulammo la yeeshay maamulka iyo dadka deegaanka. Guddoomiyaha gobolka Bay C/fitaax Maxamed Geeseey oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in wafdigan ka socday Qaramada Midoobay ay u kuurgaleen xaaladda ka jirta gobolka iyo sidii ay dadka u caawin lahaayeen. "Hay'adaha yimid Baydhabo waxay ahaayeen 16-hay'adood waxaa ka mid ahaa: WHO, World Vision iyo UNOCHA, waxaana hoggaaminayay Mark Bowden," ayuu yiri Geeseey oo sheegay in hay'adahan ay xaaladda degmada ka jirta. Mark Bowden iyo wafdigiisa ayaa waxay socod ku mareen gudaha Baydhabo, iyagoo tagay xarumo ay hay'adaha UN-ku ku leeyihiin xarunta gobolka halkaasoo ay laga eryay markii Al-shabaab ay gacanta ku haysay. Hay'adahan ayaa waxaa lagu wadaa inay mar kale dib ugu laabtaan Baydhabo dhamaadka bishan markaasoo ay ka furi doonaan xafiisyadooda si ay u caawiyaan dadka deegaankaas ku nool. C/fitaax Geeseey ayaa sheegay in hay'adaha Baydhabo booqday ay ahaayeen kuwa samofalka oo aysan ku jirin kuwo siyaasadeed, wuxuuna sheegay in tani ay albaabbada u furayso sidii ay hay'aduhu dib uga howlgeli lahaayeen Baydhabo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  7. Sunday, March 11, 2012 The Turkish Red Crescent (Kızılay) aid organization is preparing to establish a foundation that aims to introduce and represent Turkish culture in Mogadishu, the capital of Somalia, under the auspices of the Turkish presidency. Humanitarian and development assistance from Turkey to famine and conflict-hit Somalia has been ongoing. Last week, President Abdullah Gül pledged to promote a Turkish foundation to be established in Somalia, in a meeting with Kızılay President Ahmet Lütfi Akar. Within the scope of the project, a mosque and a library will be built. On March 7, Akar told Gül about the plan to establish a Turkish foundation in Somalia and asked for his support for the project. Gül agreed, and the project will be established under the auspices of the Turkish presidency. Somali authorities have allocated five hectares of land to Kızılay for the foundation premises. A nursing and health vocational school will be established on the same piece of land as the foundation. Speaking to Today's Zaman on Saturday, Akar expressed his gratitude to Gül and Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan for their support of Kızılay's aid initiatives in Somalia. “The Turkish presidency's support [for the foundation] reflects how much importance Turkey has put on Somalia,” Akar asserted. Kızılay is the initiator of many aid projects in the country. A Turkish tent city, which the organization launched in December 2011, provides shelter for almost 10,000 Somalis in Mogadishu. A mobile bakery set up at the tent city produces 16,000 loaves of bread a day, and the charity also cooks and distributes hot meals to 10,000 people every day. Source: Today's Zaman
  8. Little things can be so much more meaningful than overblown displays. If you can't write a poem, instead tell her in simple words how she means everything to you, describe the best moments of the past 10 yrs with her and add little bit of honey and voila! p.s. Get an expensive paper to write on. hmm
  9. 1. Silk shawl 2. pair of earrings and If she doesn't wear them, then get her an engraved bracelet.
  10. Urur dhalinyaro oo Daljir la magacbaxay oo Cadaado ka wada mashruuc Layrar galin ah Urur dhalinyaro oo Daljir la magac baxay ayaa waxa uu sheegay inuu magaalada Cadaado ka bilaabay mashruuc Layrar lagu galinayo wadooyinka iyo xaafadaha magaalada Cadaado. Xoghayaha ururka Daljir Galad Cilmi Siyaas ayaa waxa uu Idaacada codka gobolada dhexe faahfahin ka siiyay sababaha ku ka lifay inay shaqadan qabtaan, waxaana uu sheegay in markii ay arkeen baahida loo qabo Layrar xilliyada habeenkii inay hawshaasi u istaageen. Siyaas waxa uu carabaabay inay ka miro dhalindoonaan mashruucan iyagoo la kaashanaya bulshada dagmada iyo maamulka, isagoo qaybaha kala duwan ee bulshada ka codsaday inay ka qayb qaataan sara u qaadida bilicda magaalada Cadaado. Dhagayso http://galobalnews.com/wp-content/uploads/2012/03/galad-cilimi-siyaas-2.mp3
  11. gooni;797588 wrote: Somalina Ka waran hadaad geelaas ila kaxayso oo geedihii sarmaanta, iyo daranta ahaa ee balad weyne ila gayso, markuu xasilona, aad geedihii dhuurta ahaa oo hooska qaboobaa, hoostooda ubax sii barkato, intaan caanaha kuusoo lisayo? Sarmaantu waa geed qodax sal buuran leh oo u eg qurac soo koraya marka dabayshu ku dhacdana sameeya foori sida clasic music oo kala ah Dhuurtu waa geedo aad u dheeraada sida baxar saafka oo kale oo hoos fiican kana baxa ku dhawaadka wabiyada Darantu waa geed gaab geelu ku dhanaansado ama milix ka dhito biyahana aad u cabsiiya Ximan waa dhulka loo yaqaan galgaduud waana balaaran yahay, farduhuna aadka ugu dhaqmi jireen qarniyadii hore sida dhulka nugaasha waana dhul aad u balaaran,,, ficlan. Cadaado waa magaalo yar oo cad iyo caano laga helo dad is yaqaanaa degan yihiin mana xuma hadii is maamul lagu sheego aan dawlad gaarin Intaas aan idinku kordhiyo maadaama aad swedan iyo ohio ku dhalateen ama ku korteen. Sheekada waa ka helay. Geelka iyo aniga isku meel ma istaagi karno. Lo' waa kula raaca laakiin. lol
  12. The state that controls the region? what region is that? lol.... " frameborder="0" allowfullscreen> 4 month title, enjoy.