Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. You are funny. Anywho, don't fret my friend, this issue (if it is an issue at all) will be dealt with ASAP.
  2. U.S. Condemns Feb 15 Attacks, Appluads TFG and AMISOM Reaction US Embassy, Nairobi Press Release The United States condemns the February 15 attack on the Peace Festival in Mogadishu. Our thoughts and prayers go out to the victims and families. We applaud the reaction to the attack by the Transitional Federal Government and the African Union Mission in Somalia with today’s arrest of several suspects. The Somali people have the right to live, work, and assemble peaceably without fear. The Transitional Federal Government’s swift response to yesterday’s attack is a signal to the people of Somalia that it is serious about challenging the culture of impunity that has plagued Somalia for the last years. Source: US Embassy
  3. Shir aan caadi aheyn oo ay maanta golaha Wasiiradu isugu yimaadeen kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa waxaa xubnaha golaha Wasiiradu diirada ku saareen Dhacdadii foosha xumeyd ee shalay 15.02.2011 ka dhacday barxada Ex. Foyoore. Xafiiska Afhayeenka Xukuumada media@opm.gov.so
  4. Somalia: Puntland, Galmudug State to Discuss Security Related Issues Garowe — As the security situation in the areas under the control of Somalia's semi-autonomous state of Puntland and self styled administration of Galmudug state are to meet today on security issues in Garowe town, the capital of Puntland administration, reports said on Wednesday. Abdidamad Nur Guled, the vice president of Galmudug state and Abdurrahman Mohamoud Farole the president of Puntland are said to focus on how to curb the rampant insecurity that increased in the territories run by the two administrations during their meeting in Garowe. Clan warfare and assassinations against the officials of both authorities would also be mooted in Garowe meeting. Galmudug and Puntland are to talk about how they together assure the tranquility of their territories. The meeting, which is said the first of its kind, is crucial the cooperation of the two authorities. Galka'yo is town that joins Puntland and Galmudug state as it became a place where repeated planned killings and expositions are routine in the last few months.
  5. Muqdisho, Soomaaliya (Calanka.com) - 13-Febraayo -2011 Wafdi balaaran oo uu horkacayay madaxweynaha maamul goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug State Maxamed Axmed Caalin ayaa maanta barqadii waxa ay kulan la qaateen guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Kulanka ayaa waxaa lagu qabtay xarunta maamulka G/Banaadir halkaasoo ay si diiran ugu soo dhaweeyeen dhamaanba masuuliyiinta kala gadisan ee heer gobol iyo heer degmo iyo dadweyne ka kala socday 16-ka degmo ee gobolka oo ay wehliyeen fanaaniinta Waabari. Xubnaha wafdiga madaxeyne Caalin ayaa ugu horeyntii waxa ay shir la qaateen guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxa ayna uga warameen ujeedada socdaaalkooda Mudisho ay ku joogaan iyo abaaro baahsan oo ka jira gudaha deegaanada Galmudug. idoo kale Tarsan ayaa dhankiisa sheegay inuu aad usoo dhaweynayo wafdiga madaxeyne Caalin islamarkaana uu ku faraxsan yahay imaantinkooda Gobolka Banaadir, wuxuuna carrabka ku dhiftay in dadka dhaha DFKG waxa ay ka talisaa degmooyin yar ay tahay qeyb kamida Barobogaanka dowladda ka dhan ah, wuxuuna ku nuux xuunsaday in maamul goboleedyada Soomaliyeed ee Galmudug, Puntland iyo Ximin iyo Xeeb ay intaba katirsan yihiin DFKG. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale farriin dheer u diray shacaka iyo dhalinyarada Soomaliyeed iney sameeyaan kacdoonkii ka dhacay dalka Masar oo kale isagoona ugu baaqay dhalinta reer Muqdisho in la joogo waqtigii ay codkooda dheer kusoo bandhigi lahaayeen wax uu ugu yeeray (Enough is Enough) oo macneheedu tahay waa nagu filantahay 20-sano oo dib udhac ah. Tarsan ayaa sidoo kale waxa uu hambalyo kal iyo lab ah u diray shacab weynaha reer Masar sida geesinimada leh oo ay usoo bandhigeen rabitaankooda dhabta ah wuxuuna ugu hambalyeeyay dhlintii kacdoonkii dalkaasi ka dhacay isagoona ugu dambentii u rajeeday dhalinyarada Mudisho iney sameeyaan kacdoon ka dhan ah dhibaatooyinka caasimadda Soomaliya kajira. Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaliyeed ee Galmudug Maxamed Axmed Caalin oo isna hadal ka jeediyay xafladii maanta ka dhacday gudaha xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay soo dhaweynta ay maamulka Gobolka usameeyeen wafdigiisa islamarkaana wuxuu sheegay in taa mid la mida ay iyaguna usameyn doonaan shacabka Muqdisho iyo maamulka Gobolka Banaadir. Waa markii ugu horeysay xaflad noocan ah uu maamulka Gobolka Banaadir u sameeyay masuuliyiinta Galmudug waxaana ugu dambeyntii gunaanudka xaflada ayaa kusoo idlaatay jawi dagan oo ay farxadi ku dheehneyd.
  6. Isbitaal Martiini oo dib loo howl-galiyay Muqdisho, Soomaaliya (Calanka.com) - 14-Febraayo -2011 Masuuliyiin farabadan oo ka tirsan DFKG Soomaaliya ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay furitaanka Isbitaal Martiin ee magaalada Muqdisho. R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhiga C/xakiin Xaji Fiqi, wasiirka Caafimaadka Dr. Aadan X Ibraahim Daud, wasiirk ku xigeenka Caafimaadka Cumar Libaax iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa kasoo qeyb galay xaflad loo sameeyay dib u howlgalinta Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Qudbado kala gadisay oo ay soo jeediyeen madaxdii halakasi maanta ka hadashay ayaa dhamaantood u mahadceliyay shaqsiyaadkii xafiday qeybo badan oo ka mid ah dhismaha Isbitaalka Martiini kaasoo hoy u ahaa 20-kii sano ee lasoo dhaafay qaar katirsan ciidankii naafada xoogga dalka Soomaliyeed ee ku wax-yeeloobay dagaalkii 1977- dhex maray Soomaalia iyo Ethiopia. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ayaa ku dheeraaday muhiimada uu Cusbitaalkan maanta lahowl galiyay ee Martiini u leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada, wuxuuna sheegay in maamulkiisu uu qeyb weyn ka qaatay dib usoo nooleynta Cusbitaal Martiini. Guddoomiye Tarsan ayaa sidoo kale kula dardaarmay masuuliyiinta gacanta ku haya Cusbitaalka in ay ku dadaalaan ilaalinta badqabka Isbitaalka kasoo uu sheegay iney kawada faa`iidayaan dhamaanba dadweynaha, wuxuuna carabka ku dhiftay in loo baahanyahay in si wada jir ah loo ilaaliyo dhismaha iyo qalabka Cusbitaalka kuwas oo ah danguud. Sidoo kale Guddoomiyahah Gobolka Banaadir ayaa waxa uu tilmaamay in maamulkiisa uu garab taagnaan doono sii socoshada iyo ka warqabka Cusbitaalka kaasoo uu ku tilmaamay in dib u howl galintiisa 20-sano kadib ay ka faa`iideysan doonaan si lacag la’aan ah qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaliyeed islamarkaana sidoo kale uu Isbitaalku qeyb xoogan ka qaadan doono caafimaadka Ciidamada qalabka sida ee Soomaliyeed. “Sidaad ka warqabtaanba Isbitaal Martiini 20-kii sano ee lasoo dhaafay waxaa dhex daganaa ciidankii naafada xoogga dalka iyo qoysaskooda, waxaan ku howlanahay inana siino guryo inagoo tiro koob rasmi ah ku sameynay caddadka Qoysaska dhex dagan Isbitaalka, waana ka saari donaa gudaha Isbitaalka si habsami usocodka howlaha caafimaad ee uu Isbitaalku bixininayo ay habsare oo caalami ah u noqdaan", ayuu yiri gudoomiye Tarzan. Wuxuu sheegay in aan meel cidlo ah looga tagi doonin qoysaska gudaha Isbitaalka dagan oo ay siinayaan qoys kasta boos ay dagaan kaasoo ay kala kaashanayaan hayada caalamiga ah si loogu dhiso qoys waliba booska la siinay. Wasiirka Gaashaandhiga oo halkaas isna qudbad gaaban ka jeeday ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay dib u howlgalinta Martiini Hospital muddo dheer kadib, wuxuuna mahad balaaran ujeediyay madaxdii iyo masuuliyiintii kala duwaneyd ee gacanta ka geesatay . Dr. Aadan Xaaji Ibraahim Daauud wasiirka caafimaadka DFKG ayaa isna dhankiisa sheegay iney aad ugu faraxsan yihiiin dib u holwgalinta Isbitalka Martiina isagoona sheegay in Isbitaalku uu fulin doono dhamaanba adeegyada caafimaad ee ala duwan si lacag la’aan ahna uu ugu adeegi doono shacabka Soomaliyeed, wasiirka caafimaadka ayaa sidoo kale xusay in Isbitaal Martiini uu yahay halka uu ku dhashay R/wasaaraha hada talad haya ee Maxamed C/laahi Farmaajo. Ugu dambeyntii xaflada dib uholw galinta Isbitaalka Martiini ayaa kusoo gaba gaboowday jawi nabadeed, waana markii ugu horeysay ee DFKG ay suurto galiso Isbitaal si lacag la’aan ah ugu adeegi doono shacabka Soomaaliyeed kuwaasoo ay ragaadiyeen dagaalo aan dhamaad laheyd tan iyo burburkii dowalddii dhexe ee Maxamed Siyaad Barre horaantii sagaashimaadkii.
  7. "Haween ayaan ku dareynaa Garsoorka dalka" Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Xukuumadda FKMG Soomaaliya Mudane C/llaahi Abyan Nuur ayaa sheegay in wasaaraddu ay qorsheynayso tababarro la siiyo haweenka si ay hay’daha garsoorka dalka uga qaataan kaalintooda. Wasiirka oo ka hadlay xaflad ay shalay dhigteen haweenka ku jira barlamaanka oo Muqdisho ka dhacday ayaa sheegay in haweenku aysan helin xuquuqda uu siiyay dastuurka dalka, ayna muhiim tahay in ay qeyb ka noqdaan dhammaan hay’adaha dastuurka dalka. Mudane C/llaahi Abyan Nuur wuxuu ballan qaaday in wasaaraddu ay fulin doonto qorshe dhow oo haween ay uga mid noqonayaan Garsoorka dalka, taas oo muhiim u ah haweenka Soomaaliyeed. Xildhibaan Khadija Diiriye oo kulankaasi ka hadashay ayaa ayana sheegtay in haweenku aysan wada helin xuquuqda ay ku leeyihiin Dowladda, waxay sheegtay in toban iyo laba boqolkiiba uu dastuurku siiyay haweenka hase yeeshee hadda ay heystaan kala bar tiradaasi, waxayna sheegtay in ay muhiim tahay in dadaal badan lagu bixiyo sidii loo heli lahaa xaqaasi. Xildhibaano badan oo qaarkood ay xilal muhiim ah dalka ka soo qabteen ayaa ka qeyb galay kulankaasi, sida R/wasaarihii hore Xasan Abshir Faarax, R/wasaare ku xigeenkii hore C/waaxid Cilmi Goonjeex iyo xubno kale.
  8. The guy is still in his country chilling at the beach. Waa raggeedi wallee. Libaax iga dheh!
  9. Stratex discovers epithermal gold in Djibouti Wednesday, February 09, 2011 by Ian Lyall Stratex International (LON:STI) this morning said it has discovered epithermal gold in the Asal exploration licence area, effectively proving the Afar gold district extends into the Republic of Djibouti. The company has already found epithermal gold across the border in Ethiopia at its Megenta and Mille projects. Initial field-work on the 35-square kilometre Asal licence has defined an epithermal quartz vein float, which is essentially fragments of rock detached from the outcropping mineralisation. The best gold values returned were 2.5 grams, 5.07 grams and 7.8 grams per tonne of the precious metal. Executive director David Hall said: "The discovery of epithermal gold mineralisation at Asal is significant and confirms our belief that the Afar gold district extends into the Republic of Djibouti. “The Asal rift is a structure of intense tectonic activity in the zone of crustal divergence in the Afar and the interplay of rhyolite bimodal volcanism with gold mineralisation here is exciting. “The presence of gold values in a rhyolite dome shows a possible driver for the gold system and the priority now is on detailed mapping and sampling to fully evaluate this exciting new discovery. "Having already discovered epithermal gold mineralisation at our Megenta and Mille prospects in the Afar Region, this confirmed discovery at Asal further substantiates our view that this is an emerging new gold district. “We look forward to more discoveries as our reconnaissance exploration work continues and anticipate commencing the 3,000 metre diamond drill programme at Megenta in the near future." Stratex has an agreement with Thani Ashanti, an AngloGold Ashanti and Thani Investments joint venture company, to fast-track the development of eleven licences collectively known as the Afar Project, located in the Afar Depression of eastern Ethiopia and Djibouti. The Afar Project includes five exploration licences in Ethiopia and six in Djibouti. Thani Ashanti has the option to earn a 51 per cent of the project by spending US$3 million.
  10. Danjire Maxamed Cali Ameerika oo maxaabiis Soomaali ah ka sii daayay Xabsi ku yaalla Mombasa Arbaco, 16 Feberaayo, 2011 (HOL) – Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur (Amerika) ayaa ku guuleystay inuu xabsi ku yaalla magaalada Mombasa ee dalka Kenya ka sii daayo dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xirnaa. Safiirka oo la hadlay HOL ayaa sheegay in maxaabiista lasii daayay oo dhallinyaro u badan berri subax aroorta hore loo qaadi doono xeryaha qoxootiga ee Dhadhaab, isagoo xusay in hay'adda UNCHR ay ogolaatay inay siiso kaararka qoxootinimada. "Waxaan saakay la kulmay taliyaha ciidanka booliska Mombasa, kaddibna waxaan la kulmay dhalinyaradii Soomaaliyeed ee la siidaayay, waxaan u soo diyaariyay baabuurtii lagu qaadi lahaa," ayuu yiri danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya. Ambassador Amerika, wuxuu sheegay in taliyaha booliiska Mombasa uu ka codsaday in lagu daro gaadiidka dhallinyarada galbinaya ciidammo gaarsiiya xeryaha qoxootiga si aysan mar kale u dhicin in lagu qabto jidka. Safiirka ayaa sheegay in muddo dhowr casho ah uu ku sugnaa Mombassa si uu u sii-daayo maxaabiistan Soomaalida oo u badan dhallinyaro aad u da' yar, kuwaasoo ciidamada Kenya ay qabqabteen iyagoo dalkaas ku galay si sharci darro ah. Ma ahan markii ugu horreysay oo danjiraha Soomaaliya ee dalka Kenya uu ka sii daayo maxaabiis ku xiran dalka Kenya, waxaana dhawaan sidoo kale uu ku guuleystay inuu xabsiyo ku yaalla Mombasa ka sii daayo tiro maxaabiis Soomaaliyeed ah. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  11. Hay'adda DBG oo maanta deeqa dawo ah ku wareejisay Isbitaallada Madiina iyo Banaadir ee Muqdisho Arbaco, 16 Feberaayo, 2011 (HOL) – Hay'adda Daryeel Bulsho Guud (DBG) ayaa maanta deeq dawo ah oo ka timid dalka Jarmalka ku wareejisay isbitaallada Madiina iyo Banaadir, iyadoo ay sheegeen mas'uuliyiinta hay'adda inay dawooyinkan qaybta ka harsan ku wareejin doonaan isbitaallada Dayniile iyo Keysanye toddobadka soo socda. "Deeqadan dawada ah oo culeyskeedu yahay 14-mitric-tone waxaa soo dhiibtay wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Jarmalka, waxayna ku kacday 400,000 Euro, iyadoo loogu talogalay in lagu taakuleeyo isbitaallada Madiina, Banaadir, Dayniile iyo Keysaney, hay'adda DBG ayaana loosoo marsiiyay," ayuu yiri agaasimaha hay'adda Daryeel Bulsho Guud Cumar Colaad Axmed. Mr. Coalad wuxuu sheegay in maanta ay dawadan qaybteedii ugu horreysay ku wareejinayaan isbitaallada Madiina iyo Banaadir oo ku yaalla qaybaha ay dowladdu ka maamusho Muqdisho, maalinta Sabtida ah ee soo socotana ay qayb kale oo ka mid ah dawadan ku wareejin doonaan isbitaallada Dayniile iyo Keysaney oo ku yaalla qaybaha ay Xarrakatul Shabaab ka maamusho Muqdsiho. "Hay'adda DBG waxay Soomaaliya ka-howl-billowday sannadkii 1992-kii, tan iyo xilligaasna maalin kama aysan bixin dalka, waxayna bishii Jannaayo sannadkii 2004 ay isku badashay hay'ad maxalli ah oo ay maamulaan dad Soomaali ah," ayuu yiri Cumar Colaad. Xafladda lagu wareejiyay dawadan oo ka dhacday hoteelka Saxafi ee Muqdisho, ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas'uuliyiin ka socday maamulka gobolka Banaadir iyo wasaaradda caafimaadka xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, iyadoo ay soo dhaweeyeen xubnahaas dawada ay DBG ku wareejisay isbitaallada Muqdisho. "Cid walba oo shacabka waxtarta waan uga mahadcelinaynaa, markhaati ayaana ka nahay in DBG ay gargaar u fidiso shacabka Soomaaliyeed sida biyo dhaamin," ayuu yiri Warsame Maxamed Joodax oo ka socday maamulka gobolka Banaadir. Sidoo kale, mas'uulkan wuxuu ugu baaqay hay'adaha kale inay ku daydaan DBG oo ay dadka gargaar u fidiyaan, isagoo sheegay in hay'addii dadka taageerta ay u mahad-celinayaan kuwii aan taageerinna ay taariikhdu xusi doonto. Wasiirk ku xigeenka wasaaradda caafimaadka DKMG ah Cismaan Libaax oo isaguna ka hadlay xafladda ayaa sheegay inay soo dhaweynayaan deeqda dawada ah ee ay DBG ku wareejisay isbitaallada Muqdisho, isagoo sheegay in hay'ad walba oo Soomaali ah looga baahan yahay inay shacabka taageerto. Agaasimaha isbitaalka Banaadir Dr. C/risaaq Cali Xasan oo isaguna hadal kooban ka jeediyay xafladda ayaa sheegay inay ka guddoomeen hay'adda DBG deeqda dawada ah, isagoo sheegay in dawo oo keliya aanay isbitaalladu u baahnayn, balse sidoo kale ay u baahan yihiin gargaar intaas ka badan. Duniyo Cali Maxamed oo u hadashay isbitaalka Madiina ayaa iyaduna sheegtay inay uga mahadcelinayaan hay'adda DBG dawada ay ku wareejisay, waxayna xustay in dawadan aysan ahayn markii ugu horreysay oo DBG ay soo gaarsiiso isbitaalkooda. Ugu dambeyn, waxaa saxaafadda la tusay afar gaari oo ay saarnaayeen dawooyin kala duwan, kuwaasoo loo kexeeyay dhinaca isbitaallada loogu deeqay, waxaana xubnaha u hadlay labada isbitaal ay isla qireen in dawadan la soo gaarsiiyay xilli ay baahi weyn u qabeen. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. Atleast they don't claim to be the queen's orphans. ---------- DJIBOUTI: Challenges remain, despite nutrition gains Tuesday, February 15, 2011 DJIBOUTI (IRIN) - In a region with some of the world's worst indicators for malnutrition, Djibouti is making gains and ensuring mothers and their children have access to life-saving interventions, say officials. "We are making progress in the fight against malnutrition but much remains to be done; I applaud the government of Djibouti for its efforts to ensure that children have access to the help they need," Josefa Marrato, the representative of the UN Children's Fund (UNICEF) in Djibouti, told IRIN. The rate of global acute malnutrition in Djibouti has dropped from 17 percent three years ago to 10 percent today, according to UNICEF. Marrato said serious challenges, such as funding, remain, with almost 70 percent coming from emergency monies. "The problem with emergency funding is that you cannot plan for, say, next year," Marrato said. "You cannot plan for non-life-saving interventions which are critical to the fight against malnutrition.” Emergency funding is "to respond to a crisis, it is not for prevention and we need that here". Lack of statistical data to facilitate proper planning and adequately trained staff were the other challenges, Marrato said. "In all of Djibouti, we have one pediatrician," she said. Djibouti’s neighbours in the Horn of Africa have large populations and experience frequent conflict; its tiny area and population mean it is often overlooked by donors. "People look at the Horn and see a small country, in peace and [with] a growing economy, and say Djibouti has no problems," Marrato said. Possible progress However, Marrato said she was confident that further progress against malnutrition is possible. "If we continue the way we are today, malnutrition will be under control in 2015 in Djibouti." A sentiment echoed by Mohamed Aden Ahmed, the medical doctor in charge of nutrition in the Ministry of Health, who said the government was working with partners such as UNICEF to eradicate malnutrition by 2015. "It is extremely important for the government and the ministry to not only reduce, but eradicate, malnutrition," said Ahmed. At present, only 70 percent of malnourished children are reached, Ahmed said. "Our aim is to reach 100 percent by 2015." In 2010, he said, with the help of UNICEF, a community-based surveillance system was established throughout the country. "What this does is alert us to problem areas and enable us to know what the situation of malnutrition is in any given area." The system involves local communities participating in the fight against malnutrition. "We train them to identify malnourished children and provide them with the medicine and the food they need." Ahmed said the government had deployed nutrition specialists to all six regions of the country to treat the most vulnerable. He said the national nutrition surveillance system aims to collect data continuously, to follow up on interventions and to identify problem areas and give early warnings; "basically, it allows us to be proactive instead of reactive". Through such strong community-based health networks, mass media education and support from partners, "we will achieve our goal of total eradication of malnutrition", said Ahmed. Reaching more children According to Aristide Sagbohan, a nutrition specialist for UNICEF, since the introduction of these systems, coverage of malnourished children had improved dramatically. "Two years ago, we were covering 40 percent of the children in need, now our coverage is over 70 percent," Sagbohan said. "This, in large measure, is due to improvements in the management of therapeutic supplies, such as milk and Plumpy’nut [a high-energy peanut paste]. We have decentralized the storage of supplies where now you have stocks in different regions for easy delivery to where they are needed, instead of coming to Djibouti city." Another component in the fight against malnutrition is the promotion of infant and young child (younger than five) feeding, which involves educating mothers on better family nutrition. "At this level, we promote exclusive breastfeeding for the first six months and adequate complementary feeding," said Sagbohan. Mohamadou Bachir Mbodj, head of UNICEF's child survival and development programme section, said Djibouti had also recorded some success in its maternal and child health programmes. He said immunization coverage was up to 89 percent via the expanded programme on immunization (EPI), the introduction of new vaccines and campaigns, as well as improving the cold-chain by replacing and maintaining refrigerators to ensure vaccine storage at correct temperatures. Djibouti is also introducing the pneumococcal and pentavalent vaccines. Source: IRIN
  13. Golaha wasiirrada DKMG ah oo kulan ay yeesheen diiradda ku saaray falkii lagu xasuuqay bannaanbaxayaasha Arbaco, 16 Feberaayo, 2011 (HOL) – Shir aan caadi ahayn oo golaha wasiirrada Soomaaliya ay maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa waxaa looga hadlay dhacdadii foosha xumayd ee shalay ka dhacday barxada ex-fiyooraha, waxaana shirkaas guddoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka KMG ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo). Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ka hadlayay arrintaas ayaa ku tilmaamay fal naxariis-darro ah oo lagu xasuuqay dad aan waxba galabsan oo halkaasi isugu yimid inay muujiyaan dareenkooda wadaninimo iyo nabad jaceylka ah, wuxuuna carabka ku adkeeyay in arrintaasi ay tahay mid tiiraanyo iyo murugo leh taariikhdana baal madow ka gashay. Mudane Farmaajo ayaa intaas kaddib wuxuu hadalka siiyay ku xigeenkiisa ahna wasiirka gaashaandhigga C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo warbixin ka siiyay golaha wasiirrada dhacdadii foosha xumayd ee shalay, wuxuuna cadeeyay in raggii geystay falkaasi ay ahaayeen ciidamo beeleed sitay labiska ciidanka xooga dalka. Waxaa kale oo kulanka ka hadlay, wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka oo isna shirka ka sheegay in dhacdadaasi foosha xun baaritaankeeda gacanta lagu hayo sida ugu dhaqsaha badana golaha wasiirrada loo hor-keeni doono. Intaa kaddib, waxaa ka hadlay dhacadadaas dhowr wasiiro oo soo jeediyay talooyin iyo tallaabooyin looga hortegi lahaa falal noocaas oo kale, waxaana wasiirrada shirka ka qaybgalay oo dhan ay cambaareyn adag u jeediyeen kuwii ka dambeeyay falkaas lagu xasuuqay dadkaas biri-mageydada ah ee aan waxba galabsan. Golaha wasiirradu waxay kaloo dhageysteen warbixin ku aadan siyaasada arrimaha dibadda ee xukuumada federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo iskaashiga kala dhexeeya beesha caalamka, iyadoo arrintaas ka hadlay ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Oomaar. Wasiirku wuxuu u sheegay golaha wasiirrada in dowladda federaalka KMG ah laga sugayo barnaamijkeeda dhow iyo midka fog inay si dar-dar leh uga howlgasho si marxaladda kala guurka ah looga gudbo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  14. Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in kuwii ka dambeeyay dhacdadii shalay la horkeeni doono cadaaladda Arbaco, 16 Feberaayo, 2011 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta saxaafadda kula kulmay xafiiskiisa Muqdisho ayaa cambaareeyay falkii shalay lagu dilay dadka shacabka ah ee dhidhigayay mudaaharaadka lagu taageerayo dowaldda Soomaaliya, isagoo ku tilmaamay fal naxdin leh. "Waxaan tacsi u dirayaa ehelladii dadkii ku dhintay falkaas iyo dowladda Soomaaliya oo ay ku dhinteen, waxaana kuwii ka dambeeyay sida ugu dhaqsiyaha badan loo horkeeni doonaa cadaaladda," ayuu yiri madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuu sheegay in dowladdu ay daweyn doonto dadkii dhaawacyadu ay soo gareen, isagoo xusay in falkaas aysan u haysan inuu yahay mid qabiil, balse ay u haystaan dambi ay ay shaqsiyaad gaar ah galeen, ayna tahay in cadaaladda sida ugu dhaqsiyaha badan lagu horkeeno. "Shacabkaan waxay soo mareen 20-sano oo jahawareer ah, lamana aqbali karo in qof shacab ah dhibaato loo geysto haddana sharciga la fakado, dhiig shacab ayay daadiyeen waana lagama maarmaan in cadaaladda la horkeeno oo ay helaan abaal-marintooda, caaladduna qof walba ayay dan u tahay," ayuu shirkiisa jaraa'id ku yiri madaxweyne Sheekh Shariif. Madaxweynuhu wuxuu sheegay in arrintu ay tahay tuhmo oo kelia, balse ay sida ugu dhaqsiyaha badan kusoo caddaan doonto, wuxuuna xusay inay saxaafadda u soo bandhigi doonaan wixii kasoo baxa baaritaanka socda. Falkan oo lagu dilay dad rayid ah kuwo kalena lagu dhaawacay ayaa ka dhacay shalay meel ku dhow Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana hadalka madaxweynuhu uu qayb ka noqonayaa hadallo ay ay jeediyeen guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan iyo ra'iisul wasaare Maxamed C/llaahi Farmaajo. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  15. Wednesday, February 16, 2011 MAPUTO (AFP)— Fifty-one illegal Somali immigrants died after a boat transporting them sank off the coast of northern Mozambique 10 days ago, police said on Tuesday. "There were 51 deaths, 50 Somalis and the captain of the boat," police spokesman Pedro Cossa told journalists, saying the boat sank off the Suhavo Island in Cabo Delgado. He said the Tanzanian-owned boat was coming from Somalia carrying 129 illegal immigrants, 89 Somalis and 40 Ethiopians, when it sank on February 5. The survivors were sent to a refugee centre in Nampula, northern Mozambique, said Cossa. Last week authorities "repatriated 123 Somali illegal immigrants who had landed on that island (Suhavo)," he added. Last year a boat carrying illegal immigrants from Somalia sunk off the coast of Cabo Delgado province, killing nine people. The country has seen a continual stream of Somali, Ethiopian, Bangladeshi Indian and Chinese migrants enters northern Mozambique and most are believed to be headed for South Africa. Promises of a better life in South Africa, the largest economy on the continent, attract scores of immigrants every year, mostly from Africa. Source: AFP
  16. @XX... Look at title of the thread awoowe. Haka laabanina hadalkiina iminka. Beenta badana xooga iska yareeya. It is unhealthy. FYI: Sheik Sharif dalxiiskii badnaa wuu joojiyey markuu Farmaajo ku hubsadey kursiga RW.
  17. lol@Ayoub...look at my signature and then read the following... “Waxaanu diyaar u nahay in sida Jabuuti iyo wadamada kaleba uga qeybqaadano dhexdhexaadinta kooxaha Soomaaliya oo Hargeisa shir aanu ugu qabano” Wasiirka arrimaha dibada ee maamul goboleedka SL Source: Waaheen ------ Bal lets hear it from Bellingham. http://www.bbc.co.uk/somali/war/2011/02/110214_bellingham_wareysi.shtml ---------- Confused landers http://www.voanews.com/somali/news/Faaqidaadda-Kaalinta-Somaliland-ee-Shirarka-Soomaalida.html
  18. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo magaca guud ee Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, ayaa waxaan halkan uga soo wada hambalyeynayaa dhammaan Duuliye-yaashii, Ingineerradii, Farsama-yaqaannadii Askartii iyo dhammaan Qoysaskoodii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed meelkasta' ay kala joogaanba, Maanta oo ay ku beegantahay (Febraayo - 15 keedii), ahna Maalintii la' aasaasay Ciidankii Cirka Soomaaliyeed una dabbaaldagi jirnay, ee Sannad-guuradii 41 aad ee ka soo wareegatay (Febraayo - 15 keedii 1960 kii). Duuliye Asli Xasan Cabaade oo u Hambalyeyneysa Dhammaan Duuliya-Yaashii, Ingineerradii, Farsama-Yaqaannadii, Askartii iyo Dhammaan Qoysaskoodii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Munaasabadda Maanta Ku Aaddan Ee (Febraayo 15 Keeda), kana Soo Wareegatay Sannad-Guuradii 41 Aad Ee Assaaskii Ciidanka Cirka Soomaaliyeed. General Ali Matan Hashi was the first Somali ever to fly and is therefore regarded as a Somali Hero. The first flight between Mogadishu to Hargheisa was named "Ali Matan Airways" in honour of Gen. Ali Matan Hashi, the first Somali man to fly and the one who personally built and nurtured the Somali airforce. The first and only Somali Female Pilot in the history of Somali Aviation. Asli Hassan Abade ( Flag bearer) General Ali Matan Hashi in the middle DUULIYEYAASHII HORE EE CIIDANKA CIRKA SOOMAALIYEED
  19. laaaa, laaaa yaa Gattuso...lol