Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. lool...yes...waa garatey si fiican Adiga bal duqnimada waa ku soo socataa ee bal ka faaiideyso dhallinyaranimada.... kkkk
  2. Dadkaani oo ay Shabelle la dhexqaaday Makarafoonka ayaa waxaa ay si isku mid ah u soo dhaweeyeen talaabadii dowladda Federalka ay kusoo qab qabatay dad lagu eedeeynayo inay ka dambeeyeen falkii 15-kii bishan ka dhacday aga gaarka guriga Hooyooyinka taasi oo lagu laayay dad rayid ah oo ka qeyb galayay banaanbaxyo uu soo qab qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir. Dadkani ayaa waxaa ay sheegeen in loo baahanyahay talaabada nuucaani oo kale ah inay sii wado dowladda KMG si askarta dowladda looga qabto dadka ay dhibaataynayaan, iyagoo dad weynahaan ay tilmaameen inay qeyb ka ahaayeen dadkii ka qeyb galayay banaanbxii dadka lagu laayay. Shabelle Media
  3. TFG...TFG!!! in your face! What a glorious day! nice weather, great leaders!...loooool a historic day indeed!
  4. GD, I wasn't talking about Maxamed Dhere's first arrest. Learn how to read
  5. General Duke;695752 wrote: Are these the fighters? I feel for their parents.
  6. lol@thread... I'm one year older than Husni Mubarak.
  7. It is funny how you don't mention the Sheydaans you support that kill their own brothers daily. I think you are def preaching to the wrong audience. Duke and I understand each other when it comes to AS (Somalia's enemy number 1). Now lets all go for coffee.
  8. Roobab ay ku diirsadeen Dadka iyo Duunyada oo ka curtay deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose Khamiis, 17 Feberaayo, 2011 (HOL) – Roobab lixaad leh oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ayaa ka curtay qaar katirsan deegaanada galbeed ee gobolka J/hoose, kuwaas oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada ay abaaruhu saameeyeen eek u dhaqan deegaanadaasi, waxaana lagu soo waramayaa in roobabkaasi ay biyo dhigeen qaar katirsan harooyinka ay xoolaha ka cabaan ee gobolka Jubbad hoose. Deegaanada ay roobabka ka da’een ayaa waxa ka mid ah Deegaanka kaamjaroon, Beerxaani, Baqdaad, Duriyo, Buuloxaaji, Hoosingow iyo Degmada Afmadow oo dhamaantood katirsan gobolka J/hoose, waxaaana ay deegaanadaasi kamid ahaayeen deegaanada ay sida ba’an u saameeyeen abaaraha ka jira dalka Soomaaliya, iyadoona dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaanadaasi ay ka cabanayeen kuleylo ba’an iyo Biyo la’aan. C/laahi Xasan Odowaa oo kamid ah dadka ku dhaqan deegaanka Hoosingow ee gobolka J/hoose oo aan qadka teleefonka kula xiriirnay ayaa inoo sheegay in roobabka ay bilowdeen shalay gelinkii danbe ilaa iyo saakana ay ka da’ayeen, waxaana uu sheegay in roobabkani ay heleenxilli ay xaaladooda aad u adkeyd oo ay heysatay xaalad biyo la’aaneed. “Xilligan lagu jiro waa xilligii jiilaalka oo aan uga barannay xilli kuleylo balse nimcada Ilaah mar walba waa la fishaa, ilaah ayaana ugu shukrineynaa oo na waraabiyay waqti ay xaaladeena aad u adkeyd,” ayuu yiri C/laahi Xasan oo u waramayay HOL. Roobabkan ka curtay qaar katirsan deegaanada ku yaal galbeedka gobolka Jubbad hoos e ayaa kusoo beegmaya xilli ay abaaro ba’ani ka jireen gobollada Jubooyinka kuwaas oo ay ku le’deen dad iyo duunyo, waxaana mudooyinka danbe ka socday deegaanada galbeed ee gobolka Jubbada hoose dadaalo biyo dhaamin ah oo ay iska kaashanayeen maamulka degmada Kismaayo iyo qaar ka tirsan shirkadaha ganacsiga ee magaalada kuwaas oo loogu gurmanayay dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan gobolka J/hoose, waxaan roobabkani si diiran u soo dhaweeyay dadka ku dhaqan deegaanada gobolka Jubbada hoose oo ay daashadeen oonka iyo daaqsin la’aanta ka jirtay gobollada Jubooyinka. Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya
  9. The TFG made history today! don't be mad about it, embrace it. FYI: The president's men are in Villa Somalia along with the AMISOM troops.
  10. What show? It was the president who ordered the arrest of M Dheere. Now what does that tell you? hmm... Why AMISOM is involved? if you don't know, I feel sad for you. Enjoy your cantarabarash haddaba.
  11. Who ordered his arrest? where is he at? and what really matters here? AMISOM ayuu ku waashey uun, keep your eyes on the prize ayaan ku idhi. -------- Khamiis, 17 Feberaayo, 2011 (HOL) – Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay tallaabadii ay dowlada KMG ah ee Soomaaliya ku xirxirtay dad lagu tuhmayo inay ka dambeeyeen xasuuqii lagu dilay 15-kii bishan dad shacab ah oo ka qaybqaadanayay mudaaharaad nabadeed oo uu soo qabanqaabiyay maamulka gobolka Banaadir ee DKMG ah. Warsaxaafadeedkan oo kasoo baxay safaaradda Mareykanka uu ku leeyahay Nairobi ayaa lagu sheegay in jawaabta deg-degga ah ee ay DKMG ah ka bixisay falkaas uu shacabka Soomaaliyeed tusayo sida ay dowladda uga go'an tahay inuu dalka ka baxo isla xisaabtan la'aanta soo jirtay muddada 20-ka sano ah. Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay xaq u leeyihiin inay ku noolaadaan kuna shaqeystaan ayna si nabad ah uga qaybqaadan karaan bannaabaxyada iyadoo aanay cabsi ku jirin. Dowladda Mareykanka ayaa cambaareyn xooggan u jeedisay falkaas, iyadoo tacsi u dirtay ehellada dadkii lagu dilay dhacadadaas oo ay ku tilmaameen inay ahayd mid fool xun oo laga naxo. Hadalka xukuumadda Washington ayaa imaanaya iyadoo dowladda KMG ah ay xalay shaacisay inay shan qof oo uu ku jiro mas'uulkii hore ee gobolka Banaadir u soo xirxirtay dhadadii Talaadadii lagu dilay afarta qof ee shacabka ah, tirada intaas ka badanna lagu dhaawaacay. Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxay taageero ka heshaa dowlado uu Mareykanka ka mid yahay, waxaana Washington ay noqonaysaa dowladdii ugu horreysay oo ka hadasha dhacdada iyo dadka loo xirxiray. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  12. Last week, a PL soldier fired at 3 students, how would you describe the PL soldiers? Yeah! that is what I thought. Don't lose your day job.
  13. Where do you think he is held at? Yesterday you were asking for justice and today you are worried for one of the suspects... Maxamed Dheere this and that, oh please!...stop your nonsense, it is embarrassing. Xaji, sharciga aad ku matageysaan wax ka qabta marka hore intaadan halkan imaan. TFG minister ayaan xirney ayaad news ka dhigateen. What a weak move on your part.
  14. G/Gobolka Banadir Tarzan: “Waa La Yaqaana Dadkii Laayay Rayidkii Bananbaxayay” February 16, 2011 Gudoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tarsan ayaa ka hadlay falkii shalay magaalada Muqdisho Ciidamo ka tirsan Dawladda Federaalka ku laayeen dad shacab ah oo dhigaayay banaanbax usoo qaban qaabiyey maamulka gobolka Banaadir. Mr.Tarsan oo la hadlaayay Saxaafada ayaa sheegay in falkaas ay ka dambeeyeen dad la yaqaano oo kamid ah Saraakiisha Ciidamada Dawladda oo caan ah,waa siduu sheegay. Gudoomiyaha ayaa sheegay in ragaas ay kusoo wargeliyeen maamulkiisa kahor banaanbax oo ay socdeen qaban qaabada in la hakiyo isla markaana aan la dhigin,balse ay ka biyo diideen waa siduu sheegay. Gudoomiyaha gobolka Banaadir ayaa nasiib daro ku tilmaamay falkaas ay ku dhinteen afar qof ayna ku dhaawacmeen inka badan 10-ruux. Dadweynaha ku dhaqan Muqdisho ayaa aad ula yaabey sababta keentay in Ciidamo ka tirsan Dawladda ay rasaas bareer ah ku furaan dad rayid ah oo ka qaybgalaayay banaanbax ay soo qaban qaabisay isla Dawladda loogana soo horjeeday kooxda kasoo horjeeda ee Al-Shabaab.
  15. XX waa sidaad sheegtey. Kan xilka laga qaadeyna waxaa looga qaadey ma ogi but if I were to guess waxaan dhihi lahaa hawshiisa ayuu kasoo bixi waayey oo jab weyn ayaa soo gaarey, Villada agteedana ma gaarin marka sababtaas waaye waxuu ugu faraxsanyahay in laga qaado xilka, asagu ma rabo inuu dhaho haleyga qaado xilka maxaa yeeley waa la qaarajinaa haddii kale.
  16. Earlier today Sheik Sharif said Madaxweynaha Soomaaliya, wuxuu sheegay in dowladdu ay daweyn doonto dadkii dhaawacyadu ay soo gareen, isagoo xusay in falkaas aysan u haysan inuu yahay mid qabiil , balse ay u haystaan dambi ay ay shaqsiyaad gaar ah galeen , ayna tahay in cadaaladda sida ugu dhaqsiyaha badan lagu horkeeno.
  17. Xukuumadda oo xabsiga dhigtay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay M-Dheere Muqdisho: (Sh. M. Network) Xukuumadda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ay shaaca ka qaaday inay gacanta kusoo dhigeen dadkii ka dambeeyay falkii foosha xumaa ee raasaasta loola beegsaday dad banaanbax ka sameynayay nawaaxiga guriga Hooyooyinka degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir. Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda KMG Soomaaliya Max’ed C/laahi Max’ed, Wasiirka gaashaandhiga dowladda C/xakiin Xaaji Fiqi iyo wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ee dowladda C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo si wad jir ah shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa waxaa ay sheegeen inay gacanta kusoo dhigeen dadkii ka dambeeyay dhacdadii ka dhacday aga gaarka guriga Hooyooyinka taasi oo lagu laayay dad rayid ah oo ka qeyb galayay banaanbax uu soo qaban qaabiyay Maamulka gobolka Banaadir. Magacyada dadka dowladdu ay gacanta kusoo dhigtay ayaa waxaa ay Mas’uuliyiintaan ku sheegeen in ay kala yihiin Max’ed Cumar Xabeeb Max’ed Dheeere, Cabdi Qeybdiid, Nuur Cali Yalaxow, Max’ed Raage Tifoow iyo Cali Nuur Max’ed, wuxuuna wasiirka gaashaan dhiga uu sheegay in 5-taasi qof ay gacanta kusoo dhigeen iyagoo la kaashanaya ciidamada nabad ilaalinta ee AMISOM, waxaana uu intaasi ku daray in rag kale oo ay ku tuhmayaan inay ka dambeeyeen dhacdadaan ay ku raadjoogaan. Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga ee dowladda KMG Soomaaliya C/shakuur Sheekh Xasan Faarax oo isna shirkaasi jaraa’id ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in dowladda KMG sida ugu dhaqsiyaha badan ay sharciga horkaynayso dadka ay gacanta kusoo dhigtay islamarkaana lagu qaadayo dambiyada ay galeen. Ra’iisul wasaare Max’ed C/laahi Max’ed (Farmaajo) oo isna gaba gabadii ka hadlay shirkaasi jaraa’id ayaa uga tacsiiyay ehaladii iyo dadkii ku geeriyooday dhacdadii ka dhacday aga gaarka guriga Hooyooyinka oo ay ciidamo ka tirsan kuwa dowladda si bareer ah ay rasaas ugu fureen, wuxuuna Farmaajo balanqaaday in dowladiisa ay sharciga horkeynayso dadkii ka dambeeyay dhacdadaasi. 15-kii bishan ayay aheeyd markii ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG Soomaaliya ay rasaas ku fureen dad shacab ah oo ka qeyb galayay banaanbax oo uu soo abaabulay Maamulka gobolka Banaadir kuwaasi qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ay kasoo gaareen dadkii dibadbaxa dhigayay, iyadoo dhacdadaasi ay cambaareeyeen Mas’uuliyiin kala duwan kuwaasi oo intooda badan eeda dusha kaga tuuray Maamulka gobolka Banaadir. Hase ahaatee talabadaan ay qaaday dowladda KMG ayaa waxaa ay noqonaysaa mid ka duwan sida ay dadka u hadal hayeen maadaama ay gacanta kusoo dhigtay 5-nin oo kamadax banaan Mas’uuliyiinta Maamulka gobolka, kuwaasi oo dowladda ku eedeeysay inay ka dambeeyeen falkii ka dhacay nawaaxiga guriga Hooyooyinka ee magaalada Muqdisho.
  18. Press Release 008/2011 Ministry of Information Wednesday, February 16, 2011 Mogadishu – 16 February, 2011 The Somali Government have arrested five who are suspected to be involved in Tuesday’s attack on Peace Festival in Mogadishu, in which three civilians and a soldier were killed. The Prime Minister, H.E. Mohamed Abdullahi Mohamed, the Deputy Prime Minister and Minister for Defence, H.E. Abdulhakim Mohamud, Minister for Interior and Internal Security, H.E. Abdishakur Sheik Hassan, and Minister for Information, Posts and Telecommunications, H.E. Abdulkareem Hassan Jama, jointly told Radio Mogadishu on Wednesday night that the Government forces with the help of AMISOM peacekeepers placed behind bars the following suspects: 1. Mohamed Omar Habeb (aka Mohamed Dhere), former mayor of Mogadishu 2. Abdi Qeybdiid (not General Abdi Hassan Awale Qeybdid, former Police Commissioner) 3. Mohamed Raaghe Tifow 4. Ali Nur Mohamed 5. Nur Ali Yalahow The Government confirmed that the arrested suspects will be brought before justice as soon as possible. It has also stressed that this is one of the steps it is taking to end impunity in the country so that the citizens can live in peace and stability.
  19. lol...I don't understand unrecognized lingo... Yeah, I hear you.
  20. @Fight N.O.R.F;695501 wrote: ^ Somalina, if the Djiboutawis actually OWN half of the new investments you mentioned then great. Djiboutawis are just fine, because they live in a recognized country.
  21. 2KM? I laugh every single time I hear that! Blame game is caadi in Somalia. Lots of rumours flying around at the moment, can't tell which one to take serious. Koleyba banaanka ayey wax walba imaanayaan, marka have patience.
  22. NEW YORK — CBS News correspondent Lara Logan was recovering in a U.S. hospital Tuesday from a sexual attack and beating she suffered while reporting on the tumultuous events in Cairo. Logan was in the city’s Tahrir Square on Friday after Egyptian president Hosni Mubarak stepped down when she, her team and their security “were surrounded by a dangerous element amidst the celebration,” CBS said in a statement Tuesday. The network described a mob of more than 200 people “whipped into a frenzy.” Separated from her crew in the crush of the violent pack, she suffered what CBS called “a brutal and sustained sexual assault and beating.” She was saved by a group of women and an estimated 20 Egyptian soldiers, the network said. The Associated Press does not name victims of a sexual assault unless the victim agrees to it. She reconnected with the CBS team and returned to the U.S. on Saturday. The scene last Friday in Tahrir Square — ground zero of 18 days of protests that brought down Mubarak — was primarily one of celebration — people wept, jumped for joy, cheered and hugged one another. Some soldiers stationed at the square ran into the crowd, and the protesters lifted them onto their shoulders. Other troops stayed at their posts, watching in awe. There were fireworks, the sound of car horns and even some shots fired in the air. Sexual harassment of women is an all-too-common occurrence on the streets of Cairo. But many women noted a complete absence of it in the early days of protests in Tahrir Square, where demonstrators made a point of trying to create a microcosm of the society without many of Egypt’s social ills. However, in the final days, and especially after the battles with pro-Mubarak gangs who attacked the protesters in Tahrir, women noticed sexual assault had returned to the square. On the day Mubarak fell, women reported being groped by the rowdy crowds. One witness saw a woman slap a man after he touched her. The man was then passed down a line of people who all slapped him and reprimanded him. The attack on Logan, CBS News’ chief foreign affairs correspondent, was one of at least 140 others suffered by reporters covering the unrest in Egypt since Jan. 30, according to the Committee to Protect Journalists. An Egyptian reporter died from gunshot wounds he received during the protests. A week before Friday’s attack, Logan was detained by the Egyptian military for a day, along with a CBS producer and cameraman. They returned to the U.S. after their release, and Logan went back to Cairo shortly before Mubarak left. Logan joined CBS News in 2002. She regularly reports for the “CBS Evening News” as well as “60 Minutes,” where she has been a correspondent since 2006. She has reported widely from Iraq and Afghanistan, and other global trouble spots. CBS said it had no further comment on Logan’s assault. Source: The Star