Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. Yeah! read the fine print carefully folks! Indhaha iyo caqliga ayaan la'nahay now indeed!
  2. Oba, these PL dudes are desperate as you can see. Shaqo kale ma haayaan oo aan ahayn iney jago u ooyaan. U fiirso markii wax la siiyo sidey isku bedelaayaan.
  3. Heshiiska wuu fashilmey. Maxaa yeeley dadka wixii laga gadi rabey meysan u dhadhamin.
  4. To fight jointly against any group or individual terrorist coming towards jurisdictions under Puntland and Galmudug control. Haha. So if Ximan iyo Xeeb attacks GalMudug, PL is gonna come and fight them? no wonder folks in N Galkacyo are furious with this fake heshiis. Waxay rabaan iney dadka ka dhaadhacsiiyaan waa qosol.
  5. haha...finally! he comes out of his cave. Good for you for refusing to shine shoes for Siilanyo.
  6. Firenze — Dibad bax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen Soomaalida ku dhaqan Magaalada Firenze ee wadanka Talyaaniga gaar ahaan dadka loo diidey in la siiyo Sharciyadda ay ku safraan oo loo yaqaano Titole Di Viagge ayaa wax uu maanta ka dhacay magaalada Firenze ee dalka Talyaaniga. Dibabaxayaasha oo watay boorar ay ku qoranyhiin halku dhigyo loogu soo horjeedoqaadashada Baasaboorka Soomaaligaoo ay ku tilmaameen in uu yahay mid aan lagu safri karin sidoo kala waxa ay ku hadaaqayeen hal ku dhigyo ay ka mid yihiin “waxaan xaq u leenahay in aynu helno Tilole DiViage micnihiisu yahayDucumitidag lagu safro”. Waxeyna sheegayeen amaba ay ku dhawaaqayeen ma dooneyno Bassbor aanan La’ aqoonsaneen islamarkaana sheegay in xitaa haddii ay qaataan aanan lagu dhax mari kari wadamada Yurub oo ay xuseen in dad badani horey loo soo celiyay lagu dhahay ma naqaano waxa aad wadataan. Dadkan dibad baxayaasha ah ayaa tibaaxay inay dadaalkooda sii wadi doonaan ilaa iyo inta wax laga bedelayo go’aanada laga qaatay oo ah diidmada Ducumentiyadda ay ku safri lahaayeen oo loo yaqaano TITOLE DI VIAGE,iyagoo dalbanaya in la tix galiyo codsigooda oo la siiyo warqadaha ay ku safrayaan. Ma ahan markii ugu horeeysay oo ay ka biyo diidaan in ay qaataan Baasaboorka Cusub ee Soomaaliya ,iyagoo muddo aanan saas u fogeyn ka dhigay magaalada Firenze ee Gobolka Toscana banaanbax ceynkan oo kala ah oo ay ku dalbanayaan in loo ogolaado Sharciga lagu safro(TITOLE DI VIagge), islamarkaan lagu qanciyay in wax laga badali doonno hasa ahaatee arrinta ayaa u egeyd mid lagu qancinyay banaanbaxayaasha Soomaaliyeed. Isha Warka:- Baledweyn Warbaahinta Xogsheeg Miiska Warqabadka E. xogsheeg@hotmail.com
  7. Prof. Cabdixakiim Yuusuf Kheyre oo ka mid ah Aqoonyahanka wax ka dhiga Jaamacadaha kala duwan ee Somaliland.
  8. Now Sharif owns Jowhar.com....wow... anything else. Posting pics of Mohamed Dhere's men aint gonna do jack for you. TFG soldiers are fighting AS today and kicking some jihadi behinds and you can wait for Santa to grant you your wishes. That's all I have to say to you.
  9. General Duke;696292 wrote: ^^^Yeah AMISOM should arrest them. After all AMISOM are the national forces protecting the government from its people. Ok Mr Beck! tell me this, why haven't they started to fight yet? your wishes along with Jowhar.com are not granted. Find another hobby, you really suck at predictions.
  10. lol... soo ninkan Tamaad la dhaho, waxuu la fadhiistey both the TFG and AS eh? c'mon now... how can that be? Maybe Farole and company are against the SSC but reer Waqooyi Bari support their inadeero, I don't know why someone would write that nonsense.
  11. General Duke;696139 wrote: Farmano came yesterday and he needs to earn his stripes. No one cares for men and their desires. We are talking about Peace in Somalia. This is a good step, it's not an emergency meeting to arrest an old warlord. Ask Galmudug who Farmajo is, they will tell you about him. They will also say Annagu dowladda federaalka ayaan ka tirsanahay, maalin keliyana kama leexan
  12. My opinion counts, you just don't know it yet! If PL wants something it has to show some respect to Farmajo and Co. Otherwise as my friends say "peace in the Middle East". You can't be something that you are not, a government. Maamul gobol is maamul gobol, accept that and maybe we will consider your demands. Know your place is what I mean. Shir aan AS ku jirina natiijo ka soo baxayso malaha. I can't keep repeating it for you. You want something to be done about this messy situation we are in, sit down with Farmaajo, bring in your military power and join the fight. "Hadal yar iyo hawl badan" ayey shuuciga Chinese-ka dhahaan.
  13. You live in fantasy world. Capital la wareejinaayo ma jirto and certainly it aint gonna be Garowe of all the places in Somalia. AS wareejista oo la dagaalama first haddii kale stop the bs, it aint helping no one.
  14. Muqdisho is the capital of Somaliya last I checked, and it doesn't need your permission awoowe! Your leader keeps bringing little boys whom he abducted to Xamar as if they gonna capture the Villa. It has been how many years now and you leader has yet to capture Muqdisho. I feel sorry for the parents who lost and/or are losing their children over Godane's bs fake jihadi war. Kuwan PL waxay gaareen heer ay dhahaan Muqdisho ma ahan magaalada madaxda Soomaliya, markaas ayey rabaan iney shir iyo waxyaabo aan loo joogin ka hadlaan. Dream on!
  15. This is great for Mudug! Ceelasha wadaaga and be good neighbours. Waa wax wanaagsan. Assassination will hopefully stop and maybe the two clans will share the airport revenue (if PL is feeling generous that is). Somaliya waa la ogyahay dhibaatada taal, qofkii rabo inuu wax ka qabtana wuu ogyahay meesha uu ka bilaabaayo period!
  16. lol@Garaad Cali Ciid.... Anyone else but him. He doesn't know the truth even if it hit him in the face. Poor old man should just shut it!
  17. We are talking about Somalis here bro. There is no comparison whatsoever. Keep dreaming from your comfortable couch in Minnesota though. Why don't you do a survey and find out how many Somalis actually want Garowe as the capital of Somaliya. It is really that simple Dukey.
  18. GD, AS is major security concern whether you admit it or not. Hadaad Mudug ka hadleyso waa gooni, laakiin ha ka hadlin Soomaliya ayaa la soo celinaa adigoon AS xal u hayn. We all know waxa laga hadlaayey this meeting, heesaha raqiiska ah naga daa. Soomaliya ayaa shir loo qabanaa, AS lagama hadlin waa wax aan soconayn.
  19. MMA...lol... Great to hear from you bro. Kuwa busta iska ilaalinaayo aan ku jiraa (I don't do indha-shareer, it aint my thing) Okey. Bal waxaad noo sheegtaa gabdhaha yaryar ee gaajada awgood ku rafaadsan the streets of Nairobi, ma jiraan hay'ado caawiya? community-ga ma ka warqabaan oo arrintooda wax malaga qabanooyaa? My aunt got back from Nairobi recently and was really concerned for them. Xaalada Islii sideeda kale nooga waran? dadka dhibaateysan ma badan yihiin? wax tuugsanaayo oo rafaadsan indhahaaga ma qabteen? Warka na sii inboow!
  20. "The Future is Mudug" miyaa heeskaada cusub. Ha heshiiyaan oo nabada ha ku soo celiyaan Mudug. That's definitely great news. Did they talk about AS? alrighty then!
  21. Now he wants to compare Somalia to Turkey. Dukey! Dukey! slow your roll brother! Alshabaab needs to be dealt with first and foremost. Everything else is malayacni.
  22. General Duke;696035 wrote: ^^^lol indeed Mr Farmaajo kind of like Siyaad Barre, using force to arrest Mohamed Dheere whos is now like Salad Gabayre. History sure repeats itself. Let the good times roll. Did you just write that? You have lost it now, Glen has nothing on you. AUN dheh atleast when you mention a dead person.
  23. The garbage that you support are the filth aka qashin al-xayawaan! get it right!