Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Double Discrimination - Gender Violations of Minority Women
Somalina replied to Che -Guevara's topic in Politics
:mad: Hopefully that day will come sooner! -
Dhallinyarada qaarkood waxay ku hanjabeen iney webiga Shabelle isku tuuraayaan intey AS dagaal u geli lahaayeen. Kuwan foreign backers-kooda wey u qabteen oo wax horumar ah lacagtooda kumeysan sameynin. Weli the Somali Mall aka Villada meysan qabsanin. Caruur badan ayaa naftooda ku waayey, wax faaiido oo Aweys soo kordhiyey malaha. Btw, have you seen Aweys on Dalkatv? odeyga waxay ku sameeyen ma ogi, caadi ma ahayn.
-
Kuwaan iney ku jabeen 4tii maalmood ee la soo dhaafey shaki kuma jiro. Su'aasho waxay tahay meeqa qof ayey isku qarxin doonaan?
-
Waa maxay micnaha ereyada Guraab iyo Meerane?
-
Source? wadanka...
-
I want to hear it from our Eastleigh blogger. Thank you. Meesha naf ayaan ka raadineynaa adigana waa naga nixineysaa...
-
Yeah! caqliga waxuu ku jiraa inaad wejiga duubato oo aad shacabka layso. (qofka ay u socota wuu garan karaa) Haddii aan ismaamuli karin waa in nala maamulaa. Zack, well said. Taleexi, waa kula soo socodsiin dee. InshaAllah. Awoowe, thanks for your contribution.
-
Malika, bs buug ayaan ka qorooya, when I am done you can read about it for $29.99. Bal intaan ka soo fikir in the meantime: Dadkeena inay guryahooda ka cararaan oo tuugsadaan ajnabi for saxan soor iyo a cup of water maxaa keeney? Maxaa keeney laba walaalo ah oo deris ah iney AK47 isku rasaaseeyaan? Hubkan la isku garaacayo xagguu ka imaadaa? Lacagta hubka lagu iibinaayo maxaa cunto loogu gedi waayey dadka gaajada u dhimanaaya? Lacagta hubka loo aruurinaayo maxaa hospital ama school loogu dhisi waayey? Saalax, awoowe hakuu hadlo. Waxa laga hadlaayo dhan ayaa kuu ganbiyey.
-
Malika;697107 wrote: Somalina it would be ; Somalis vs UN It won't be Somali v Somali kow. Tan labaadna Soomalida wax iskuma ogola, marka let the UN take over while we learn to co exist with one another peacefully. Soomalida dhiigooda raqiis ayuu noqdey, xalna ma ahan inaan is laaynaa maalin walba over bs.
-
Muslim Brotherhood Cleric Calls for Fatwa on Gadhafi February 22, 201 A cleric called for a fatwa Tuesday against embattled Libyan leader Moammar Gadhafi, saying fighting his citizens “is not heroism.” Sheik Yusuf Qaradawi, head of the International Union for Muslim Scholars, issued a fatwa on live television, urging the Libyan army to kill Gadhafi, the Los Angeles Times reported. “It is not heroism to fight your people and to hit them with missiles,” Qaradawi said on al-Jazeera.
-
Markii AS suuqa bakaaraha laga saaro ayuu iskiisa u dhaqaaqaaya oo magaca soo bedalanaayaa ee haka welwelin.
-
Wadankan ha lagu wareejiyo UN-ka.
-
MMA, maqaayad walba aad tagtid menu-ga ii soo sawir fadlan. Teeda kale ma leeyihiin delivery service? Gurigaada adoo joogtid mooto cunto ma lagugu keenaa? Askarta Kenyatiga ma ku qashqashaadeen weli? Kanadeeska malaga danbeeyaa? Djibouti waa la jecelyahay koley p.s. su'aalo aan kugu wareeriyey...iga raali ahow inboow.
-
Saalax;697091 wrote: lol Ma ruunta ka xanaaqday? Of course it's somali vs somali everybody knows that however there is foreign mercenaries involved in the side of South Somalia such as Uganda, Burundi . Soomalida is laynaya ayaa laga hadlooyaa meeshaan oo uu dhiigooda u daadanaayo maalayacni. Dadka aan waxba galabsan ee u dhimanaayo nacaybka ay Soomalida isku qabta awgeed ayaan point gareynaayey. Laakiinse adigu hadalada raqiiska ayaad la soo shir tagtaa. Orodoo awoowe la tasho intaadan wax soo qorin. FYI: there are foreigners on AS side as well, but then again it is YOU of all nomads that i'm debating with. Ah!
-
600 ayey dileen soo ma ogid... Wey jabeen si xun weliba, why else ay u wacdeen kuwa Kismaayo jooga for support.. ------- Talaado, February 22, 2011(HOL): Maamulka xarakada Alshabaab ee degmada Kismaayo ayaa manta kulan qado sharaf ah isugu yeeray odyaasha dhaqanka degmada Kismaayo, kaasoo uu maamulku sheegay in ujeedadiisu ay ahayd wada tashi maamulka iyo odoyaasha iyo weliba in looga wada hadlo marxaladda uu hada wadanka marayo. Kulanka ayaa waxa kasoo qeybgalay masuuliyiin katirsan maamulka degmada Kismaayo oo uu kamid yahay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali, Madaxa dacwada iyo Tacliinta degmada Kismaayo Sheekh C/raxiin Cali muudeey iyo masuuliyin kale oo katirsan maamulka xarakada Alshabaab ee degmada Kismaayo, waxaana uu kulankani ka dhacay xarunta Jaamacadda C/dalla Cazaam ee magaalada Kismaayo. Qaat katirsan odoyaasha dhaqanka degmada Kismaayo oo kulanka qudbado kooban ka jeediyay ayaa ka hadlay marxaladda uu dalka marayo iyo dagaalada ka socda dalka Soomaaliya waxaana ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in ay ka qeybqaataan dagaalada ay Xarakada Alshabaab kaga soo horjeedo jiritaanka Dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo joogitaanka ciidamada AMISOM ee gudaha dalka Soomaaliya. Waxaa gabagabadii halkaasi ka hadlay gudoomiyaha degmada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali oo isagu u mahadceliyay odayaashii kulanka kazoo qeybgalay, isagoona ugu baaqay in ay garab istaagaan maamulka islaamiga ah ee Degmada Kismaayo islamarkaasina ay ka hortagaan dagaalada iyo abaabullada ciidan ee ka jira qaar katirsan xuduudaha ay soomaaliya la wadaagto wadamada deriska ah Xasan Nuur, Hiiraan Online hnur@hiiraan.com Kismaayo, Soomaaliya
-
Correction- Banaadir : TFG v AS Waxa laga hadlaayo maadan fahmin ee ka soco ama aabaha u yeer ha kuu fasiree.
-
AUN. Somalida iney is laayaan ayaa caado u noqotey unfortunately. Lacag ayaa loo aruurinaa in hub lagu iibiyo laakiin shilin looma quuro dadka gaajeysan oo u baahan lacagtaas.
-
3 nin ayaad ka disheen ee meeqa Soomali ayaad disheen the last 72 hours? caqli fiicanaa...diin marmarsiyoodkiina wuu dhamaadey... Meeqaase idinka dhimatey? haha...jabkiina sida aad u qarsataan is admirable. Qaraxii baabuurka your leaders waxay dhaheen 600 ayaa ku dhimatey. lol....been waa la sheegaa laakiin taas waa ii dhineed. Villa Soomaliya riyo uun baad ku qabsaneysaan ma ahinee xoog kuma qabsaneysaan. Xayawaanada Kismaayo xooga ku haysta soo wata haddaad doontaan, Ugandhees uunbaad idin sugi oo madfac idinku garaaci. Masaakiinta dhiigooda aad xalaaleysateen u naxariista lee, cid aad wax ka qaadeysaan ayaa iska yar. Wadankana waxaa la yiraah Soomaliya not Shababistan. Xasuusta marwalba taas, the blue and white ayaa la ogolyahay keliya.
-
Shababistan are weak now. They're running around like headless chickens. Tick tock! Prepare for fumigation.
-
Banadir - TFG v AS Gedo- ASWJ v AS Hiiran- HS v AS Sool n Cayn- SSC and PL v SL --------- Kii soo hara Zenawi ha waco. Ethiopia is ready to take over Somalia.
-
SL-ku reerkaan dhulkooda maay u daayaan, how hard is to do that? Somalida iney is laayaan ma ahinee wax cusub ma haayaan. Waran isku qaata intaad AK47 iyo bazuuka isku qaadaneysaan. Qabiil v qabiil, cid guuleysaneyso ma jirto, dhiig Soomaliyeed uun baa daadan.
-
Talaado, February 22, 2011(HOL): Waxaa weerar lagu hayaa muddo 24 saacadood ka badan Adeegaha Website-ka Idaacadda Codka Mareykanka ee VOA, waxaaney qolada weerarkan geysatay oo la baxay magaca Iranian Cyber Army ay soo dhigeen index-ka ama halkii wararka VOA-da laga aqrisanayay sawir wata calaamad la dareemayo in koox iiraaniyiin ah ay weerarkan geysteen, waayo calanka Iiraan ayaa sawirka ka muuqda. Sawirka dushiisa ayaa waxaa digniin loogu diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Hillary Clinton, taasi oo looga digayo in ay faraha kala baxdo arrimaha dalalka Islaamka, iyadoo sidoo kale sawirka dushiisa ay ka muuqato oraah dhaheysa “Waxaan caddeynay in aan kari karno sidan”. Website-ka ayaa mar mar hawada ka baxaya, haddana ku soo noqonaya, iyadoo ay taasi muujineyso in howl-wadeennada qeybta website-ka VOA ay dagaall kula jiraan qoladaas soo weerartay, ayna ku dadaalayaan sidii ay website-ka ammaankiisa u sugi lahaayeen. Waxaa kaloo ku xusan qeybta hoose ee sawirkan shabakado badan oo ay kooxdan sheegtay ay weerartay, isla markaana ay hawada ka saartay. Xafiiska Wararka Hiiraan Online
-
MMA, thanks for the info. Markaad maqaayada joogtid sawiro ka soo qaad qaad ok. p.s. qofwalba business ayuu ku waashey. Great
-
Sawirada saldhigyo muhim ah oo shabaab laga fara maroojiyay.
Somalina replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Yes, Che's leaders should be fumigated from East Africa.