Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. JB isbuucii guryaha la gubey wuu ka maqnaa magaalada! coincidence? eh! I think not...lol.... JB and Faysal (possible co conspirator) should be investigated (too much Criminal Minds lol) ASAP if this case is to be cracked.
  2. haha...you are a one to talk Mr Warabe, ALKebab fanatic...great! FYI: I don't want to run anything, not really power hungry like the animals you clap for daily so try again. Yeah! I think the UN should take over. What is your solution? err....more isqarxis, fatwas? kuwan indhashareerka Godane u sacbiya waa qosol miiran. Orodoo ismiiney...
  3. Tim Hortons afkaada ka daa marka hore, waan ku duceysanaa subax walbee. Afrikaanse waa tea drinkers anyways oo waa ku qasaareysaa. Soomaliya ayaa ku fiican Timmies in laga hirgaliyo, I will be stacking it up for sure. Everyday I will be like "double double for Abu Jr Shababi, triple triple for Havarti cheese, Double milk for Sheik swiss army knife"...lol...
  4. lol... SNM inspires et el....blah blah... I forgot... Meel walba wey taagan yihiin kuwaan knowing fully well inaan la aqoonsaneynin... don't be suprised at waxa ka soo yeera...
  5. JB, waxaad ku riyooto ayaa nin cadaan ah soo qorey miyaa? Aqoonsigii bada hoosteeda jasiirada (the shark ku jira Jaws keliya ku geyn karo) ku taal ayuu dhex yaalaa somewhere. Soo day dayo bal adigoon riyoon.
  6. lol@Musa Sudi... GD lol...first Mickey Mouse and now Sudi... you got jokes...
  7. Xoog sheegashada, xasuuqa, waalida iyo indha adeega marka la eego Siilanyo iyo Gaddafi waa isaga mid. Nin dhinteyna hadal hayntiisa ma fiicna. 2011 ayaa la joogaa let MSB rest in peace.
  8. Xaji, odaygan meesha fadhiya oo aan ka sugaayey inuu dadka isku keeno ayaan ka naxay xaasidnimadiisa iyo xasuuqa uu wado. Sidee baa SL loogu daydaa maanta? victim card kiina wuu dhacay koley ogaada. Wallee taariikh ayaa qormeysa.
  9. La la land aka "Xaasidland" (thats what they call it these days) still dreaming I see...
  10. Comparing MSB AUN to Gaddafi is laughable. Siilanyo is another Gaddafi in the making if anything.
  11. Maybe Farole is behind it, nah scratch that, Jabhada ayaa ka danbeyso, or is it Xaglatoosiye. lol...could be Godane or Farmaajo...who knows eh. Seriously though, why are they burning down these homes? koley jinni ma ahan.
  12. Hargeisa(Waaheen)-Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan Xaafada New Hargeisa ee Bariga Magaalada Hargeisa ayaa saaka banaan balaadhan isugu soo baxay jidadka waaweyn ee Xaafadaasi dhex mara,kuwasoo dhagaxan ku Xidhay wadooyinka,isla markaana ku gubay Taayiro. dadka Mudaharaadka samaynayey saaka oo si weyn uga gadooday amaan daro la soo deristay Xaafadahaasi,ka dib markii Muddo bil gudahaheed ah ay xaafadaas ku Gubteen dhawaad 22 guri , oo isugu jira sandaqado iyo guryo dhagaxaan ah ayaa ku dhawaaqayey Ereyo ka dhan ah Xukuumada Somaliland,iyaga oo ku dhaliilay wax qabasho la,aanta Amaan darada xaafadaasi ka jirta oo ay dadweynuhu ku tilmaameen mid maraysa halkii ugu xumayd, lana eegan karin. waxaanay dadweynuhu gabi ahaanba Xidheen jidka dheer ee Magaalada Hargeisa uga baxa dhinaca barri,iyaga oo ku gubay Taayiro iyo walxo kale oo la mid ah,inkasta oo markii dambe lagu Guulaystay in Jidkaasi la furo,mudaharaadkana la soo afjaro, ka dib markii ay goobihii Mudaharaadku ka socday soo gaadheen Masuuliyiin ka socda Hay’adaha amaanka ee Xukuumada iyo qaar ka mid ah madaxdhaqameedka Somaliland. Suldaan Yuusuf Maxamed Xiiray, oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolkan Hargeysa oo ka mid ahaa Masuuliyiintii dadkaasi la hadlay ayaa mudahaaradayaasha u sheegay in ay isdejiyaan isla markaana nabad geliyada ilaaliyaan, waxaanu Suldaanku tilmaamay in xukuumadda ay gaadhsiin doonaan cabashadooda isla markaana laga filayo in wax qabato arintaasi amaan darada ah iyo falalka lagu gubayo Guryaha. Taliyaha guud ee ciidamada Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre (Cilmi Kabaal) oo ka mid ahaa Madaxdii soo gaadhay goobtaas mudahaaradku ka socda ayaa dadweynaha u sheegay in ka boolis ahaan ay wax badan ka qaban doonaan cabashadan ka soo yeedhay ee la xidhiidha amaanka , waxaanu isla goobtaas xilkii kaga qaaday taliyihii Saldhiga Booliska ee New Hargeysa Mr. Lixle oo ay dadku ku eedeeyeen in aanu wax badan ka qaban amaanka Degmada iyo xaafadooda,waxaanu Taliyuhu intaasi ku daray in ilaa hadda falalkan gubista guryaha loo qabtay ku dhawaad afar qof, kuwaas oo looga shakiyay in ay iyagu ka dambeeyeen,isla markaana ay hayaan walxo ay sidoo kale uga shakiyeen in falalkaasi lagu fuliyey. Mudaharaadkan oo aan wax dhibaato ah keenin,isla markaana markii uu bilaamay ay soo gaadheen goobtii uu ka socday Ciidamada Booliska ee Magaalada Hargeisa ayey dadweynuhu si weyn ugu soo bandhigeen sida ay uga warwarsanyihiin falalkan amaan Xumada ah ee lagu Gubiyo Guryaha,iyada oo ilaa hada Xaafadahaasi lagu gubay 22 guri oo aan cid gubtay la garanayn. Falalka Gubista Guryaha oo ah kuwo ku Cusub Somaliland oo aan hore uga dhici jirin ayaa sidoo kale waxa warwar iyo walaac weyn ka muujiyey dadweynaha ku dhaqan Xaafadaha kale ee Magaalada Hargeisa,kuwasoo cabsi ka qaba in falalkan oo kale la soo dersaan,waxaanay dhacdooyinkan gubista Guryuhu ku soo beegmaysaa Xili ay Magaalooyinka Somaliland ka aradan yihiin Gadiidka Dab damiska ah,taasina ay fududaysay in Guryaha Gubta ay si fudud ugu shuf beelaan gurmad la,aan. Wariye: Saleban Cabdi Cali Hargeisa/waaheen Deska Email: scc.mustafe.uk@hotmail
  13. Arbaco, 23 February 2011 (HOL)- Ilaa 28 Guri ayaa toddobaadkan ku gubtay magaalada Hargeysa, kuwaas oo qaarkood ay maanta shuf-beeleen, ka dib markii Dab aan la aqoonsan sida uu u kacayo iyo cidda shidaysa toona uu ku fidayo xaafadaha Hargeysa qaarkood. Toddobaadkan bilowgiisii ayaa ilaa saddex Guri ay ku gubteen xaafadda dhinaca bari ee magaalada Hargeysa ee Degmada Gacan-Libaax, halkaas oo ay ku baabaéen, isla markaana la bakhtiin kari waayay. Dabkan oo aan la arkayn, isla markaana aan la ogaanin cidda shidaysa ayaa ku fiday dhinaca bari ee magaalada, isla markaana gubay ilaa 24 Guri oo isugu jira Buulal iyo Guryo Daar ah, "Anaga oo dibedda Guriga fadhina ayuun baanu aragnay Guriga dusha sare ka qiiqaya, markaanu is-nidhi bakhtiiyana, waanu damin kari waynay," sidaa waxa HOL u sheegay Cabdirisaaq Axmed oo ka mid ah dadka ay Guryahoodu gubteen, waxaanu intaa raaciyay oo uu yidhi, "Arrinta la-yaabka lehi waxa weeye, dabku maaha mid fidaya ee Guryaha gubtay mid waliba gaarkiisa ayuu u gubanayaa, Duhur cad oo maalinimo ah ayaanu gubanayaa, walise lama garanayo cidda gubaysa ama waxa gubaya," Guryaha saaka gubtay ayaa tiradoodu maraysaa 5 Guri oo ku kala yaala isla degmada Gacan-libaax ee magaalada Hargeysa. Xasan Cali oo isna ka mid ah dadka Xaafaddaa degan ayaa HOL u sheegay sidan, "Maadaama aan la arkayn waxa wax gubaya, maalinimo cadna ay guryuhu gubanayaan, dadka qaar ayaa leh waxa wax gubaya Sixir, dadka qaarkoodna waa Jin ayay leeyihiin, sababtoo ah lama arkayo cidda wax gubaysa." Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre, ayaa sheegay in hawlgal oo uu ciidanku sameeyay lagu soo qabtay afar qof oo la aaminsan yahay in ay ku lug lahaayeen Guryaha gubtay, waxaanu xusay in gubista guryahaas loo adeegsaday walxo isugu jira kiimiko iyo Baatrool, taas oo wakhtiga maalintii oo ay cadceedu kulushahay Olol samaynaysa. Waxaanu ku baaqay in ciddii looga shakiyo Ciidamada lala socodsiiyo. Dhanka kale, Culimada qaarkeed ayaa xukuumadda u jeediyay in ay tallaabo qaaddo. "Guri yar oo Jiingadda dabayli ka qaadday ama laba Xaafadood oo islaayay ayay Xukuumaddu Gaadhi Ciidan ah dul geysaa oo ay u gurmataa, waa in Xukuumaddu ay doorkeeda ka qaadato masiibadan magaalada ku fidaysa, sababtoo ah, ma jirto belaayo ka wayn Dab,"sidaa waxa yidhi Sheekh Cabdiraxmaan Yaasiin oo ah Iimaamka Masjid-Jaamaca wayn ee Hargeysa, waxaanu habaaray cid kasta oo lug ku leh dabkan. Gubashada Guryaha ayaa isa-soo-taraysa, iyada oo dhegaha dadweynaha ku dhaqan magaalada Hargeysa ay daashadeen dhawaaqa Gaadiidka dab-demiska oo gurmad ku jira, kuwaas oo laf ahaantoodu ku yar magaalada. Barkhad M. Kaariye, Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeisa, Somaliland
  14. Washington State's Faisal Aden Making Early Case for Pac-10 Newcomer of the Year By Kip Arney (Correspondent) on November 17, 2010 Really? Two games into the season and someone is already giving out awards? No. That would be unfair and irresponsible for anyone to make the case for any player to win an award at this point in the season. But it's never too early to starting creating a resume. Washington State's Faisal Aden (pronounced Phase-el Aid-in) through two regular season games, is averaging a team high 22 points to go along with four-and-a-half rebounds in 30 minutes of play per game. He also leads the team in steals with six. The 6'4" transfer from Hillsborough Community College in Tampa, Fla. has been the scoring leader in both of the team's first two games against Southern University and last night when the Cougars hosted Idaho and won 88-71 to improve their record to 2-0. As a freshman at HCC, the native of Somalia, averaged 20 points, three-and-a-half rebounds, and just over two assists and steals a game. He entered his sophomore season as a preseason All-American and saw statistical improvement across the board. Now at Washington State, his numbers have not dropped off. From afar. people might notice these early numbers and say he's a benefactor of preseason Wooden award candidate Klay Thompson's presence but if you watch the games as I have, I can honestly say that's not the case. Aden, has more shot attempts than Thompson and a better field goal percentage including being more efficient from three point territory with both having equal shot attempts. While Thompson has grown into a player who shoots better when he receives the ball and is able to set his feet, Aden has shown the capability to create off the dribble and pull up and knock down a jump shot from anywhere on the court. In an exhibition game against Lewis-Clark State back on November 5, Aden poured in a team high 22 points in just 19 minutes coming off the bench. Due to an injured left wrist for point guard Reggie Moore, which has him labeled as day-to-day, Aden has found himself in the starting lineup the first two games. When Moore comes back, it will be interesting to see how head coach Ken Bone adjusts his lineup. Will Aden stay in the starting lineup which would most likely mean taking the place of Marcus Capers? Or leave Capers in who despite his offensive deficiencies, is a terrific defender and currently team leader in rebounds averaging just under ten a game. Aden gives the Cougars something they lacked last year. Another pure scorer to help relieve Thompson of trying to carry the team offensively. The Cougars have not had a duo of scoring threats in a long time if ever. Even during their back-to-back NCAA tournament appearances in 2007 and 2008, Derrick Low and Kyle Weaver only averaged 14 and 12 points respectively. But much of that could be attributed to the team's style of play back then when scoring wasn't exactly No. 1 on their priority list. It's easy to scoff and look at the Cougar opponents and try and diminish Aden's early performances, but I just want to throw his name out there and put it on your radar. Aden and the Cougars travel to Seattle next week for their annual Cougar Hardwood Classic where they will host Portland at Key Arena on Tuesday, November 23 at 7:30 PM
  15. lol@Mickeymouse, Duke...lol..ka xishoo odeyga walaal. He is calling for peace which is a good thing.
  16. Dagaal xooggan ayaa ka bilowdey degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo taas oo dhacda xadka dalka Kenya. Kooxda al-Shabaab oo halkaas ka talinaayey ayaa saaaka goor hore ka baxay magaalada waxaana dagaalku ka dhacay duleedka magaalada Beled Xaawo iyada oo wararku sheegayaan in dagaalku hadda soo gaarey magaalada gudaheeda. Maalmihii la soo dhaafey ayaa laga dareemaayey deegaanka Doolow oo ay ku sugnaayeen ciidamada Dawladda iyo kuwa Ahlu-Sunnah dhaq-dhaqaaq ciidan. Dhanka kale waxaa dhaq-dhaqaaq ciidan laga dareemayaa magaalada Beledweyne, wararka aan halkaas ka helayno ayaa sheegaya in ciidamada al-Shabaab ay isaga baxaeen magaalada kadib markii ciidamo ka tirsan dawladda kumeelgaarka ah ay soo fariisteen meel u dhaw garoonka diyaaradaha ee Beledweyne. Dagaaladan ayaa u muuqda kuwo qorsheysan iyada oo ciidanka Burundi ee AMISOM ay maanta dagaal aad u xooggan ku qaadeen Xarakada al-Shabaab ee ku sugan Mudisho, waxaana ay dagaalkaas kula wareegeen saldhiyo waaweyn oo ay iska lahaayeen Shabaabku. Horseed Media
  17. Ciidamo ka tirsan kuwa Dooxada shabelle oo soo gaaray afaafka hore ee magaalada Baladweyne iyo Al-Shabaab oo difaac ka gaalay qeybo ka mid ah Degmadaasi Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay halkaasi ay ka socdaan dagaallo xooggan oo u dhaxeeya ciidamada doxada shabelle iyo kuwa Al-Shabaab, iyadoo dhinacyada dagaalamaya ay isu adeegsadeen wixii hub ee ay heli kareen, ayaa la soo sheegayaa in gudaha magaalada ay isaga barakaceen dadkii degenaa. Ciidamada Dooxada shabelle iyo kuwa Ahlu Sunna Waljameeca ayaa la sheegayaa in saakay aroortii hore ay soo galeen halka loo yaqaan Jante Kundishe, waxaana la sheegayaa in ciidamo ka tirsan Al-Shabaab ay halkaasi isaga baxeen, kaddib markii is rasaaseyn socotay muddo kooban ay dhex mareen labada dhinac. Wararku waxay intaasi ku darayaan in ciidamada Al-Shabaab ay saakay u soo gudbeen dhinaca bari ee magaalada Baladweyne oo kala qeybisa buundada, halka ciidamada Dooxada shabelle ahna la sheegay inay iyana haatan ku sugan yihiin garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif. Dagaalada ka socda magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan oo ilaa iyo haatan si xowli leh u socda, wixii warar ah ee ku soo kordha waxaad kala socon doontaan hiiraanweyn online
  18. (Reuters) - Somali militants freed pirate gang leaders detained last week after agreeing on a cut for future ransoms as well as a deal to have hijacked ships anchor at the port town of Haradhere, pirates sources said on Tuesday. The Al Shabaab rebels, who profess loyalty to al Qaeda, said they had settled a multi-million dollar deal to receive a 20 percent cut in all future ransoms paid to the pirates, and opened a marine office at Haradhere to liaise with the pirates. The rebel group controls major sea ports in southern Somalia, including the port of Kismayo, and seized Haradhere after merging with rival insurgents Hizbul Islam late last year. "After negotiation we signed the 20 percent ransom share to Al Shabaab and they released our leaders today. Now our relationship with Al Shabaab has improved," a pirate who identified himself as Ali told Reuters by phone from Haradhere. "They have opened the marine office to improve security and coordination between us. We are happy because we have no other alternatives than agreeing with Al Shabaab demands for us to maintain Haradhere as our base." Pirate gangs are making tens of millions of dollars in ransoms, and despite successful efforts to quell attacks in the Gulf of Aden, international navies have struggled to contain piracy in the Indian Ocean owing to the vast distances involved. Ahmed Wardhere, who attended the negotiations as a representative of the local community, confirmed the agreement. "Pirates who previously belonged to Al Shabaab signed the agreement first and then the other pirates agreed. Only a small group of pirate gangs who refused the agreement moved away with their ship towards the deep shores of Hobyo, he added. A yacht with four Americans on board is believed to have been hijacked in the Arabian Sea, the U.S. embassy in Nairobi said on Saturday. Western officials have long worried that some of the money from piracy is making its way into the hands of extremists to fund violence in Somalia. Shipping industry associations have warned that over 40 percent of the world's seaborne oil supply passing through the Gulf of Aden and the Arabian Sea is at risk from Somali pirates, who are able to operate ever further out to sea and for longer periods, using hijacked vessels as mother ships. (Reporting by Mohamed Ahmed; Editing by James Macharia and Maria Golovnina)
  19. Asaga koley tooshkii saarnaa wuu iska dejiyey. Tartiib inuu u dhuunto ayuu rabaa u fiirso, ileen wuu arkey inuu waxba ka helaynin sheekadaan. Koley XI waxba kuma soo kordhin cidaan. Reerkaasna AS sheekadadoo kuma jiraan. They simply don't want to be bossed around by foreigners and qowdhans. lol