Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. lol...thank you gentlemen but we are dealing with You-Know-Who here. Maadeey: qudbadii jumcaha your Shababistan leaders aad sheegeysey aawey I don't go to radio AlFurqaan? Teeda kale, riyadii lagu dhisi lahaa Koonfuristan State goormey rumoobee?
  2. Actually is not 2KM, goormaa xisaab baranee? 6. Waxaa kaloo intaa dheer inay biyo kama dhibcaan tahay in Madaxbanaanidda iyo Midnimada dalka Soomaaliya aysan aheyn mid gorgortan geli karta cidna lagama yeelayo in ay meel kaga dhacdo . RW war fiican ayuu ku dhawaaqey. Good job Mr Prime Minister!
  3. MMA...haha...meel dheer ayaad wax ka aragtaa wallee. Toshiba again? Waa ku sii wadaa threadkaan markaan fufu land tago InshaAllah. Sida kale, goorma pictures of downtown iyo xaafadaha kale i.e South C soo gelinee? And speaking of ciyaal fay, kuwii koolada dhuuqaaye weli dadka ma boobaan in downtown? Waardiyo la ijaarto meequu qaadanaa bishii, what is the minimum wage there? Haddii la is boobaayo, Islii subaxdii lee la soo siyaaranaa. InshaAllah.
  4. Charles Bremner From: The Australian February 22, 2011 FOUR officers of the Congolese Army have been found guilty of crimes against humanity and sentenced to 20 years for leading the rape of 60 women in the town of Fizi on New Year's Day. The convictions, which included lesser sentences for five lower-ranked officers, marked a breakthrough in a country where armed men have long committed extreme acts of sexual violence with impunity. Lieutenant-Colonel Kibibi Mutware, the leader of the group, was also cashiered from the army along with his co-defendants, two majors and a second lieutenant, for rape and looting that the victims described at the ten-day trial in the town of Baraka. The mobile court of military judges and volunteer lawyers that tried the case was financed by the Open Society Justice Initiative of George Soros, the philanthropist billionaire, aided by the UN, international agencies and non-governmental organisations. Human rights workers welcomed the verdict in a country that the UN has called the rape capital of the world. Brutal attacks, such as the raid in Fizi, are almost routine in the former Belgian colony, aid workers say. "If word about the court is spread around the country, it could have an enormous impact on deterring future crimes, now that the rule of law is finally being enforced domestically," said Kelly D. Askin of Open Society Justice Initiative. "Lieutenant-Colonel Kibibi and his soldiers are more than a little stunned to find themselves on trial before this ground-breaking domestic mobile court." The rampage took place for more than nine hours after Mutware led a company of about 150 soldiers into the remote town in the unstable province of South Kivu, the scene of constant fighting among the army, militia and local and foreign rebels. The men had come to avenge the killing of a soldier who had been stoned by residents. The soldiers said Mutware ordered them to commit rape. Witnesses said that the soldiers broke down doors and went house-to-house, pillaging, beating and raping, until 7am the next day. Survivors told the court that they had been gang-raped. One mother of six threw herself to her knees and raised her arms, crying to God and the military judges to grant her some peace. Other survivors spoke so softly that it was hard to hear them. One woman testified that Mutware raped her for 40 minutes. Only those positively identified were tried and convicted. One soldier was acquitted for lack of evidence. One woman said: "Most of the rapists are still right here in our village. If we go to the river for water, we get raped; if we go to the fields for food, we get raped; if we go to the market to sell our goods, we get raped. There is no peace." Mutware, a former rebel, denied all the charges. His lawyers said that he was a "valiant soldier". Colonel Freddy Mukendi, the presiding judge, said: "He did not prevent his soldiers from carrying out these acts, so in consideration of the Treaty of Rome and the Congolese military penal code, Colonel Kibibi and the other soldiers have committed crimes against humanity by rape, by terrorism and by inhuman acts." Therese Kulungu, the lawyer for the victims, said that the case was an important step. "The untouchable has been touched," Kulungu said. Rape has long been used as a weapon of war in Congo - at least 8300 rapes were reported in 2009. The Times
  5. Haa, i weerar i weerar nooh Paltalk, YouTube, FB, IWM waxbaa laga helaaya soomaha...
  6. Rag caqli leh oo aqoonta badan dadka kuma xagxagtaan cyberspace, aflagaado iyo anshax xumana lama soo shir tagaan. But then again kuwa afka duubta waxa aduunka looga nacay waa caqli yaraanta iyo aqoon la'aanta. Aniga opinionkeyga ayaan dhiibtey, adigoo kalena ima aamusiin kartid, ee maxaa kaloo haysaa oo aan calaacal iyo Nina kadaba orod ahayn? haaheey nooh!
  7. Garowe ( RBC Radio ) Inkastoo magaalada garoowe asbuucyadaan ay kadhacayeen Banaan baxyo looga soo horjeedo Dagaalada kasocda gobolka cayn ayaa hadana dibad baxa maanta waxa uu kuduwanaa kuwii hore uga Dhacayay magaalada garoowe waxaana banaanbaxaani uu ahaa mid jawaab celin ah oo Ay Sameenayeen boqolaal dad ha oo isugusoo baxay magaalada gudaheeda kuwaas oo kasoo Horjeeday hadaldii maalintii shalay ahayd shir ay yeesheen qaar kamid ah haweenka magaalada hargaysa kaas oo ku aadanaa in puntland ay Duulaan kusoo qaaday deegaano ay gacanta kuhayso soomaaliland. Dad ka Banaanbaxaaaysha oo isugu jiray haween caaruur iyo dhalinyaro ayaa waxay socod kumarayaeen wadada weyn ee laamiga iyagoona ku Dhawaaqayay ereyo kadhan ah sida ay uga Xunyihiin hadaladii kasoo haweenka hargaysa. Dadka Banaanbaxaasyha ayaa sidoo kale waxay ku dhawaaqyeen ereyo ay kamid yihiin dooni Mayno Soomaali diide dooni mayno dagaal ooge dooni dal balaarsi iyagoo dhinaca kale ku Dhawaaqeyay Ereyo markale ay ku taageersanyihiin hadalkii kasoo baxay madaxweynaha Dawlada puntland Dr C.raxmaan sheikh maxamed macamuud faroole hadalkaas oo ahaa In Puntland ay diyaar utahay Difacaacida dalkeeda iyo dadkeeda lagu gumaadayao Gobolka cayn. Si kastaba ha ahaatee Banaabaxaani maanta kadhacay gudaha magaalada garoowe ayaa waxa Uu dabacsocday banaan baxyadii mudooyinkii ugu dambeeysay ka dhacayay magaalada garoowe Iyo meelo badan oo kamid ah Puntland Banaanbaxaasoo dhammaamtood looga soo horjeeday Dagaalada lagusoo qaaday gobolka cayn iyo deegaano hoostaga . Waxaa Noo Soo Diray C/wali Maxamed Sheikh
  8. Dumarka SL oo shirey : Qabiil ma ahan dagaalkan yaa yiri? "dhameeya dhameeya..weerarka gala" kulahaa http://www.zshare.net/audio/86998050347858f1/
  9. Kuwii Beledweyne iiga waran? AlFurqaan waxba maad ku soo qorin weli.
  10. lol@adi iyo adiga... sheekadii 600 boqol askari aan dilney ay u dhowdahay taas. Seriously though, waa la idinka sifeynaa Xamar yaa AlKebab sirdoon! mar horaan kuu sheegey, is qarxiya intaan la idin qarxin.
  11. Waxa dhabta ah waan aragney, waana arkoynaa.
  12. For all we know you made those videos JB! lol...
  13. Victim card cid walba ayaa haysta iminka, keligii victim days wuu dhamaadey.
  14. Ninac is me, I changed that to Somalina long ago before the forum facelift yaa bad Shababi sirdoon. Oba can speak for himself...lol...
  15. SNM and SSDF ayaa la barbar dhigooyaa peaceful civilian protests....lol.... Indha adkaa dadku...
  16. Che, waa qasab in la dhiibo, Zenawi wouldn't have it any other way. lol@XX
  17. Aniga hal shaati ayaa igu filan, adigase kalsoonidii ayaa kaa luntey marba hadaad seddex thread u baahatey. I'm guessing radio AlFurqaan ayaa kugu filnaan waaye. Meelaha aad qabsateen ku soo dheji halkaan. Aan aragno progress-ka aad sameysey.
  18. Meeqa thread ayuu bilaabey to convince himself in AlKebab cid wax ka qaadey...
  19. RedSea;697635 wrote: Somalina kiiska ha iska waalin bood boodka jooji. Buufiskaada bada cas kula dabaalo adna.
  20. The people of Muqdishu waxba ogid yaa bladland hogaamiye! say bye bye to Shababistan!