Somalina

Nomads
  • Content Count

    7,672
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Somalina

  1. The Zack;701207 wrote: That is not good at all. It sounds like these pirates are pretty strong. Oh yeah! they are heavily armed and can basically capture Hargeysa (watch XX and Landers) within minutes without so much sweat if they wished to. AUN intii maanta Soomaaliya ku dhimatey. lol@Jacpher
  2. I see what you're doing. Zubeyra laakiinse kalax xun uma aqaan. Niqaabkiisana waa fulaynimo, waayo his leader Osama Bin Laden shows his face, Abu Mansour shows his face, and Shangole shows his face marka I know what I'm on about brother!.
  3. The Zack;701194 wrote: ^Culimada habaarkeeda sookama baqeysaan. Habaaarka North America masoo gaadho miyaad maqasheen? Nin rag oo jihaadaaya shows his face and doesn't need to hide behind ninja costumes. Wixii habaartamaay ha soo tuuraan waxay tuuri karaan. Waalidkey haddii uu duceeyey yaa kale habaarkiisa i qabanaa bal? ajaajah!
  4. Cali Dheere meel oo dhoolotus ku sameeyo ama jir jaarid ku qabto ma haysto, Zubeyrana wey aamusantahay, probably Dubai ayey Shisha ku caboysaa.
  5. He is an Ethiopian why would he know anything about Somalia. AMISOM and the newly trained troops will take over Kismayo soon. Law and order will be restored after the AS, the terrorist organization is dismantled.
  6. Jacpher;701137 wrote: Since when AS start caring if Moqdisho is bombed and people die? Since Ali Dheere can no longer hold press conferences there.
  7. Daciifnimo ayaa keentey in waayeel loo hanjabo. Shaley ayey ahayd markii ay waayeelka warkooda la dhageysan waaye, maantana waxaa la rabaa in ay ka qayb qaataan dhiig daadinta ay ku jiraan. Ha idinka saarto dheh! qurunka xayawaaniinta ah meel ay galaan ayey waayeen markaan. Meel walba ayaa laga karaahiyeystey habaar qabayaashaan. Uff
  8. Kuwa muslimka raba iney qarxiyaan maxaa loogu duceeyey bal? ------------- Beledweyne: Shabaab Miino la Qaraxday Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan 5 ruux ay ku dhinteen qarax xooggan oo xalay ka dhacay gudabaha magaalada. Goob joogayaal ku sugan magaalada Beledweyne ayaa VOA-da u sheegay in qaraxu uu ahaa miinada dhulka la geliyo, dadka dhintayna ay ahaayeen rag ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kuwaasoo miinada si farsamo xumo ah kula qaraxday agagaarka Buundada Koowaad ee bariga magaalada oo ay ku aasayeen. Dadka qaarkii ee deggan agagaarka goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in tirada dhimashadu ay intaasi ka badan tahay, oo ay u dhaxeyso 9 ilaa 14 ruux oo dhammaantood ka wada tirsan kooxda al-Shabaab. Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegayaa in miinadaasi dhulka la geliyo ay la damacsanaayeen ciidamada dowladda KMG ah oo ku sii durkaya magaalada, iyadoona mas’uuliyiintii ugu sar sarreysay ee al-Shabaab la sheegayo inay isaga baxeen magaalada Beledweyne, dhowrkii cisho ee u dambeeyay. Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dagaal culus kaga qaaday kooxda al-Shabaab meelo kala duwan, taasoo keentay in kooxdaasi ay lumiso gacan ku haynta magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo iyo goobo muhiim ah oo ka tirsan magaalada Muqdisho.
  9. Intey dad muslim qarxi is dhahaayeen, ayagaa isqarxiyey. ----------- Beledweyne: Shabaab Miino la Qaraxday Arbaco, 09 March 2011 Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ugu yaraan 5 ruux ay ku dhinteen qarax xooggan oo xalay ka dhacay gudabaha magaalada. Goob joogayaal ku sugan magaalada Beledweyne ayaa VOA-da u sheegay in qaraxu uu ahaa miinada dhulka la geliyo, dadka dhintayna ay ahaayeen rag ka tirsanaa kooxda al-Shabaab, kuwaasoo miinada si farsamo xumo ah kula qaraxday agagaarka Buundada Koowaad ee bariga magaalada oo ay ku aasayeen. Dadka qaarkii ee deggan agagaarka goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegaya in tirada dhimashadu ay intaasi ka badan tahay, oo ay u dhaxeyso 9 ilaa 14 ruux oo dhammaantood ka wada tirsan kooxda al-Shabaab. Kooxda al-Shabaab ayaa la sheegayaa in miinadaasi dhulka la geliyo ay la damacsanaayeen ciidamada dowladda KMG ah oo ku sii durkaya magaalada, iyadoona mas’uuliyiintii ugu sar sarreysay ee al-Shabaab la sheegayo inay isaga baxeen magaalada Beledweyne, dhowrkii cisho ee u dambeeyay. Dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa dagaal culus kaga qaaday kooxda al-Shabaab meelo kala duwan, taasoo keentay in kooxdaasi ay lumiso gacan ku haynta magaalooyin ku yaalla gobolka Gedo iyo goobo muhiim ah oo ka tirsan magaalada Muqdisho. Source: VOA
  10. Awoowe, waan is gararenaa by now ayaan u maleynaayaa. Kii SL ka hadlo si fiican waa your hero, kii AS habaarana waa your enemy. Waxaad supportgareysaa 2 fikradood oo habeen iyo maalin isku ah. Mabda' ma lihid awoowe, and it is unfortunate runtii.
  11. Ahmed Diiriye is a nonsense peddler, cid uu matalo oo aan calooshiisa ahayna ma jirto. Shalay ayay ahayd markaad aflagaadeyneyse Imaamkii AS habaaraayey, maxaa yeeley your Zubeyra ayuu ka soo horjeedaa, maantana halkaanad ka qudbeyneysaa in odeyaasha la respect gareeyo. You really are one confused Ethiopian sirdoon wallee.
  12. Thankful;701047 wrote: Like they did in Buhoodle last year right? LOL.
  13. oba hiloowlow;701015 wrote: Adeer Shacabka Dayniile iyo Yaaqshid degenaa 2007dii sey uu qaxeen waaye......................... Dad aan Xamar waxba ka ogeen hala murmin. Shacabkii waxay u qaxeen dawlada dhinaceeda sidaad sheegtey, AS daraadeed ayaana looga cararay, laakiin marabaan iney ka hadlaan taas. These water boys waxay u qaadaan biyaha ayey waayeen beryahan, ee ha is wareerin.
  14. General Duke;701035 wrote: Siilanyu will do what ever the international community wants. True dat!
  15. Man Oh man! what a load of horse manure! AS water boys are getting crazier by the day.
  16. China vows to promote Somali peace process Wednesday, March 09, 2010 UNITED NATIONS (Xinhua) -- China supports the Somali peace process and would help to promote the political process of the war-torn African country, Chinese UN Ambassador Li Baodong, who holds the rotating Security Council presidency for March, said here Wednesday. At a meeting with Mohamed Abdullahi Mohamed, Prime Minister of the Somali Transitional Government, at the UN headquarters in New York, Li briefed him the preparatory work of a Security Council open debate on Somalia scheduled for Thursday. Li said China has always supported the Somali peace process, and supported the transitional government to promote the political process and national reconciliation under the framework of the Djibouti Agreement, a UN-facilitated peace process that began in 2008. He said the Security Council debate will focus on seeking an appropriate solution to the Somali issue through a comprehensive strategy. Abdullahi spoke highly of Somalia-China relations and China's initiative to hold the open debate. He also expressed the hope that China could continue to play a key role in the process of promoting the resolution of the Somali issue. Source: Xinhua
  17. Ismahaan;700955 wrote: Banned from revealing truth or what? Probably because Kulmiye was embarrassed and ridiculed on there last month.
  18. Weli waad jiidoysaa miyaa, bal berri ayaan kula hadlaayaa markey ka baxdo systemkaada. IA..
  19. Zack, I think haddii la rabo wejigiisa in arko waa la keeni karaa. The US wey ogtahay ninkaan sida uu u yaalo, laakiin ma rabaan in la arko. Sida dhaqsaha badan uu ninkaan Zubeyra (cuz he likes wearing niqab) ku noqdey the head of AS after Ceyroow laga taqalusey ma is weydiisey? I hope iney isqarxiyaan kuligood hal mar. BOOM!
  20. Colour patterns ayaa laga hadloyaa, waxa meesha yaala maba loo jeedo. Cajiib. Dadkaan waxay iloobeen in Somalida intaan ka ahayn koox yar ay ka soo horjeedey Ethiopia in 2006, and in 2011 Somalida Xamar iyo dibadaba jooga iney ka soo horjeedo AS. Any rational person understands that, but then again 5ta farood isku mid ahan.
  21. lol... c'mon now. If it is true, Yacquub is looking to change shirts. Shangole, Mansoor and company will soon fight Zubeyra me thinks.