Somalina
Nomads-
Content Count
7,672 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Somalina
-
Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha oo sheegay in xadhigiisa uu Wasiir Gaboose ka danbeeyay Written by Qaran news Mar 12, 2011 at 12:28 PM Hargaysa,(Qaran news)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Cali ayaa la xidhay, ka dib markii ay Ciidamada Boolisku uga yeedheen xarunta dembi-baadhista, waxaanu Agaasimuhu xadhiggiisa ku eedeeyay Wasiirka arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabboose. Agaasimaha guud oo xalay shir-jaraaíd ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in habeen hore ay Ciidamada dembi-baadhistu kala soo hadleen xaruntooda, isla markaana ay ka dalbadeen in uu tego xaruntoda, markii uu tegayna loo sheegay in uu xidhan yahay. "Markii aan waydiiyay inay Waaran maxkamadeed haystaan, waxay ii sheegeen in aanay haysan, sidoo kale markii aan waydiiyay cidda amartay xadhiggaygana, waxay igu yidhaahdeen, waad ogaan doontaan," ayuu yidhi Agaasimaha guud, waxaanu sheegay in subaxnimadii loo sheegay in uu Wasiirka arrimaha guduhu xadhiggiisa amray, taas oo uu sharci-darro ku tilmaamay, isla markaana uu sheegay in aanu awooddaas lahayn Wasiirku. Isaga oo si baán u weeraray Wasiirka. Hase ahaatee, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre oo isna shir-jaraaíd qabtay, ayaa beeniyay in amarka xadhigga Agaasimaha guud uu bixiyay Wasiirka Arrimaha guduhu, waxaanu sheegay in baadhis ay wadeen ay gashay Agaasimaha guud, isla markaana ay suáalo waydiiyeen Agaasimaha, hase ahaatee, cidda habeenkaas xidhay ay tahay Ciidamada Booliska, gaar ahaan uu isagu taliye ahaan habeenkaa ku sugnaa xarunta dembi-baadhista. "Wasiirku waxba kama ogayn xadhiggiisa ee aniga ayaabu I waydiyay oo uu I yidhi, ma jiraa in aad u yeedheen Agaasimaha guud, markaa side ayuu wax uga ogaa,"ayuu yidhi Taliyaha Ciidanku. Si kastaba ha ahaatee, Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland ayaan ka hadal arrintan, isla markaana waxay calaamad-suáal saaran tahay habka wada-shaqayneed ee Wasiirka iyo agaasimaha guud, maadaama ay yihiin labadii masuul ee u sarreeyay Wasaaraddaas, marka laga reebo Wasiir-ku-xigeenka.
-
Sabti, Maarso 12, 2011 (HOL) – Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cali Maxamed Cali ayaa la xidhay, ka dib markii ay Ciidamada Boolisku uga yeedheen xarunta dembi-baadhista, waxaanu Agaasimuhu xadhiggiisa ku eedeeyay Wasiirka arrimaha gudaha Dr. Maxamed Cabdi Gabboose. Agaasimaha guud oo xalay shir-jaraaíd ku qabtay Hargeysa, ayaa sheegay in habeen hore ay Ciidamada dembi-baadhistu kala soo hadleen xaruntooda, isla markaana ay ka dalbadeen in uu tego xaruntoda, markii uu tegayna loo sheegay in uu xidhan yahay. "Markii aan waydiiyay inay Waaran maxkamadeed haystaan, waxay ii sheegeen in aanay haysan, sidoo kale markii aan waydiiyay cidda amartay xadhiggaygana, waxay igu yidhaahdeen, waad ogaan doontaan," ayuu yidhi Agaasimaha guud, waxaanu sheegay in subaxnimadii loo sheegay in uu Wasiirka arrimaha guduhu xadhiggiisa amray, taas oo uu sharci-darro ku tilmaamay, isla markaana uu sheegay in aanu awooddaas lahayn Wasiirku. Isaga oo si baán u weeraray Wasiirka. Hase ahaatee, Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre oo isna shir-jaraaíd qabtay, ayaa beeniyay in amarka xadhigga Agaasimaha guud uu bixiyay Wasiirka Arrimaha guduhu, waxaanu sheegay in baadhis ay wadeen ay gashay Agaasimaha guud, isla markaana ay suáalo waydiiyeen Agaasimaha, hase ahaatee, cidda habeenkaas xidhay ay tahay Ciidamada Booliska, gaar ahaan uu isagu taliye ahaan habeenkaa ku sugnaa xarunta dembi-baadhista. "Wasiirku waxba kama ogayn xadhiggiisa ee aniga ayaabu I waydiyay oo uu I yidhi, ma jiraa in aad u yeedheen Agaasimaha guud, markaa side ayuu wax uga ogaa,"ayuu yidhi Taliyaha Ciidanku. Barkhad M. Kaariye, Hiiraan Online barqad@hiiraan.com Hargeysa, Somaliland
-
Waxaa magalada Muqdisho soo gaarey labadii maalmood ee la soo dhaafey 1000 askeri oo ka socda dalka Burundi, kuwaas oo u jooga Soomaaliya nabad ilaalin, waxaana ay qaybka yihiin ciidamada Midowga Africa ka jooga Soomaaliya, kuwaas oo ku hawlgala AMISOM. Tirada guud ee ciidamada Burundi ayaa hadda gaareysa 4400 oo askeri, sida uu sheegay afhayeen u hadley ciidanka Burundi. Tirada guud ee ciidamada Midowga Africa ka jooga Muqdisho ayaa hadda gaareyaa in ka badan 9000 oo askeri, waxaana ay ka kala socdaan laba dal oo keliya Uganda iyo Burundi. Lieutenant Colonel Jastace Ciza ayaa Reuters u sheegay “….Waxaan muqdisho u daabulney 1000 askeri oo dheeraad ah labadii maalmood ee la soo dhaafey, waxaana u dirney in aan ku xoojino ciidamada naga jooga Muqdisho…..”. Dhamaadkii bishii Feberaayo ayaa dagaal aad u kharaar dhexmaray ciidamada Burundi iyo kuwa Xarakada al-Shabaab, dagaalkaas oo ciidamada Burundi ay qirteen in looga diley asker, halka ay kuwo kalena aysan ogeyn halka ay ku sugan yihiin, waxaana dagaalkaas ay ku qabsadeen saldhigyo ay horey u lahaayeen Al-Shabaab. Horseed Media
-
Say what? is this for real?
-
UniversalTV has done a great job exposing the "mashruuc" called Somaliland. The Kulmiye water boy got owned by both UCID and UDUB reps, I gotta say it was embarrassing to watch that ordeal.
-
According to the UN, and the international community (US, EU, China etc), SL is one of the many regional administrations that exist in Somalia.
-
Som@li;701443 wrote: Somalia's sovereignty has precedence of other issues, Job well done by Minister.
-
Security Council on Somalia meeting- Video
-
MOHAMED ABDULLAHI MOHAMED, Prime Minister of Somalia - Remarks to the Security Council on Somalia He listed the Transitional Federal Government’s five priorities: improving security; enhancing reconciliation; completing the transitional tasks; addressing humanitarian crises; and promoting good governance. It was committed to defeating two common enemies —Al Shabaab and lawlessness such as piracy, he said, noting that Government and AMISOM forces were making tangible progress in reclaiming large territories in Mogadishu and throughout the country. Expressing confidence that most of southern Somalia would be brought under Government control, he said: “We are in the first line of defence against two evils — the scourge of piracy and the plague of terrorism.” To defeat them, cooperation and collaboration with the international community would be necessary, he said, emphasizing also the need for moral fortitude and strong political will. The root cause and breeding ground of terrorism and piracy was “lawlessness coupled with poverty and unemployment, and soaked with fanaticism and religious indoctrination”. The scourge of piracy could not be defeated on the high seas, he stressed, adding that the solution was to restore the rule of law in Somalia and to help coastal communities develop alternative livelihoods. It would not be surprising if Al-Qaida’s agents in Somalia started hijacking tankers on the high seas and using them as deadly weapons, he warned. He said that, during the past 100 days, his new Government of able technocrats had been changing the political landscape. It was fully engaged in implementing good governance, including by promoting accountability and transparency in financial management, establishing an anti-corruption taskforce, delivering services, providing security, developing a constitution, working for reconciliation, and ensuring access for humanitarian assistance. “We are winning the hearts and the minds of the Somali population,” he said, citing a recent study that showed 75 per cent of people in Mogadishu indicating “strong displeasure” with Al-Shabaab. About 70 per cent recognized that the Transitional Federal Government was making a great effort in reaching out to the regions and opposition groups, and some 75 per cent rated AMISOM as friends of the Somali people, he said. Noting that the transitional period would end on 20 August, he said the Executive Branch had approved: the formal closure of the Transitional Federal Government’s term; the election of the Speaker and Deputies in July; and the election of the President in August. The new Government should be given ample time to fulfil the remaining transitional tasks, including ratification of the constitution and the establishment of the Election Commission, he said. Parliamentary reform should commence immediately, and the new leadership must appoint a caretaker Government to move the country towards permanent statehood. Regarding security, the Prime Minister underlined the urgent needs to deploy the additional 4,000 African Union troops, adding that an equally important priority was to establish a credible and effective disarmament, demobilization and reintegration programme. “We will regain our land, our identity and our dignity from the extremists,” he said. “We will not compromise the interests of our nation or the future of our children,” he added, declaring in conclusion: “We will do what it takes to regain our status as a State that protects its borders from enemies, foreign and domestic, ends all forms of international piracy, protects its citizens, and produces a nation at peace with itself, and its neighbours.”
-
Secretary-General Ban Ki-moon - Remarks to the Security Council on Somalia Somalia urgently needs our help. It faces levels of violence, damaging weather conditions and insecurity that would shake even strong countries. AMISOM and the TFG have made some progress. But they need more support. If we reinforce the military gains, provide humanitarian relief and achieve political progress, we can set Somalia on course for greater stability and peace. If we fail, we risk a growing humanitarian crisis, a deteriorating security situation, and a worsening threat to regional peace and stability. I welcome the Security Council’s decision to authorize more troops to Somalia, and the Council’s focus on the situation today. But AMISOM and the TFG need more than authorized troop levels – they need actual troops, equipment and enhanced capacity. And the Somali people need to see real, tangible improvements . They need humanitarian assistance, political stability and a constitutional process that offers hope. Let us do all we can to make this possible. By working together and thinking ahead, we can establish the conditions in which Somalis can steer their country out of violence and into a future free from want and free from fear. Read the full speech at http://www.un.org/apps/news/infocus/sgspeeches/statments_full.asp?statID=1101
-
Will do thanks. ------- Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay booqashadii Danjire Mahiga ee Muqdisho iyo muhiimadda kulanka Golaha ammaanka ee Q/Midoobay Jimco, March 11, 2011(HOL): Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka arrimaha dibadda Maxamed Cabdullaahi Oomaar oo ay garab fadhiyeen Wasiirrada Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka Cabdishakuur Sh. Xasan iyo Wasiirka warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta C/kariim Xasan Jaamac ayaa faah faahiyay booqashada halka maalin ah ee uu magaalada Muqdisho ku joogo wakiilka xoghayaha guud ee Q/midoobay Ambassador Augustine Mahiga isagoo sidoo kalena faah faahiyay muhiimada kulanka Golaha Ammaanka ee Q/midoobay ee diirada lagu saaray arrimaha dalka Soomaaliya. Mr. Oomaar ayaa ugu horeynta mahadnaq ballaaran u jeediyay safiirka China ee xilligan madaxweyne ka ah kalfadhiga golaha Amniga (Security Council) maadaama buu yiri uu casuumaada shirkan u soo diray dowladda Soomaaliya isla markaana uu codsaday shirkan in la qabto loogana hadlo arrimaha dalka Soomaaliya isagoo si gaar ah u tilmaamay in marka laga tago 15 ka xubnood ee golaha ay ka soo qeyb galeen in ka badan 40 xubnood oo matalayay dowladdaha caalamka, halka qaarkoodna ay heer wasiiro u soo direen shirka sida dowladda Ingiriiska. “Midda koowaad Kalfadhigani wuxuu ahaa mid aan hore u dhicin, mida labaadna waxay cadeyn u tahay in aragtida adduunweynuhu ay aad isu bedeshay ayna doonayaan in maanta arrimaha Soomaaliya xal dhameystiran laga gaaro” ayuu yiri Kusimaha Ra’iisul wasaaraha Mudane Oomaar oo xusay in miraha ka soo baxay kalfadhigan ay si faah faahsan uga hadli doonaan wefdiga uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane MaxamedCabdullaahi Farmaajo. Sidoo kale, wuxuu ka hadlay in beesha caalamku ay soo dhoweysay howlgalada dowladdu wado iyo qorshaha dowladda ee xilliga kala guurka ah ay aad u soo dhoweeyeen “Ka sokow howlgalada dowladda beesha caalamku waxay aad u soo dhoweeyeen qorshaha dowladda soo bandhigtay iyo waxyaalaha ay qabatay inay yihiin qaab aad loola cajabay laguna heshiiyay in ambaqaad iyo horuwadid lagu sameeyo”. Mr. Oomaar ayaa dhanka kale faah faahiyay kulan ay maanta ku wada qaateen magaalada Muqdisho wakiilka xoghayaha guud ee Q/midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambasasdor Augustine P. Mahiga iyo xubno wasiiro ah oo uu h ogaaminayay Kusimaha Ra’iisul wasaaruhu, isagoo xusay in socdaalka Mahiga uu soo bilowday shalay xalayna uu ku hoyday magaalada Muqdisho si uu uga qeyb qaato inta kalfadhigaasi ka socdo New York inuu hambalyo soo gaarsiiyo madaxda dowlada iyo ciidamada Qalabka sida iyo kuwa AMISOM ee kaabaya kuwaasoo todobaadyadii la soo dhaafay guulo la taaban karo ka keenay difaaca iyo dib u soo celinta nabadda dalka. Sidoo kale, wuxuu sheegay in Ambassadorka ay ka wada hadleen arrimo ku aadan marxaladda kala guurka ah iyo qorshooyinka dowladdu qabto iyo sidoo kale firkaddaha ay qabaan adduunweynuhu, maadama ay jiraan shirar is daba joog ah laga soo bilaabo shirkii African Union ee Addis ababa welina socdaan shirar kale. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo amniga Qaranka Cabdishakuur ayaa sheegay in gobolada ay dhowaantan gacan ku heynteeda la wareegtay dowladda ay si deg deg ah ugu dhisi doonaan xukuumado (Maamulo goboleedyo) si loo helo amni iyo kala dambeyn. “Waxaa kale oo aan dowladdaha deriska ah iska kaashan doonaa sidii xuduudaha iyo howlgalada amniga loo sugi lahaa, waxaana ka rajeyneynaa inay nagala shaqeyn doonaan dowladdahan deriska ah” ayuu yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha. Garad Salad Hersi Press Officer of the OPM media@opm.gov.so +252-615536608
-
Thanks MMA.
-
General Duke;701386 wrote: If Ceel Buur falls, so does all of the Central regions. Indeed.
-
Liqaye;701002 wrote: ^^^ And that is the nub of the issue, when Somalis say a bad government is better than a poor government, it is because a poor government either through very small incremental steps can be improved such as in Kenya from a full blown kleptocratic and dictatorial government in 1992 to a new enlightened constitution in 2010, even in the absence of political development, an environment of security and governmental investment can change the largest slum area in the world to an example of a model city development project in africa i.e Addis Abbaba [tell me that city is not an improvement from the first time I saw it in 1995]. Indeed even the TFG has evolved from a warlord based bloated government in 2004 to a slim technocratic apparatus today I.A in august 2010 we will get another capable technocrat as president. Or it can be improved with a short sharp shock in terms or revolution even in the most stagnant[Egypt], dictatorial[Tunisia] and divided societies[Lebanon]. But nothing of the sort can happen with al-shabaab, this are just emissaries of jahiliya and cruelty, meting out on Somalis something worse than anything they have ever seen, namely the squashing of dissent, even during the worst war lord years one could stand on the streets of galkacayo and abuse Yusuf yeey or Caydiid at will, and your tongue would not be cut out of your head [if you are lucky enough to keep your head]. Indeed no one parliamentarian in the TFG or in the garowe assembly or in Hargeisa's guurti has ever been shot or family killed for opposing state policy or personalities, the exactly opposite of the reign of abject terror al-shabaab have been practicing now and in the Future. Ibtisam respectfully sometimes it is a good thing to realize when the situation has moved on from benevolent neutrality, when it moves on from prudence or farsightedness to just pure cowardice to be sitting on a fence when it is stained with blood. For me your views in this day and age are just fifth columnist rumbling akin to when people ask " did AS really bomb hotel shamo?". The honest thing is that bad government will and can be improved, and AS will only improve you permanently by giving you a one way ticket to heaven. P.S I do not mean you personally are a fifth columnist just mean you are putting you as deep in danger as reverend neimoller. Well put.
-
the worst bombardment of Mogadishu in its history and how many died? 7? how many kids? what demo? Khasaaro wuu ku khasaaray qoraalkan.